ABESADANI WAXAY BADASHAY QOYS DHAN NOLOSHODA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe #qisoyinka #sawdaqaalib

ความคิดเห็น • 651

  • @ZakariyeBarre-sr7mf
    @ZakariyeBarre-sr7mf 21 วันที่ผ่านมา +2

    maasha Allah wlhi waa qiso wax ku qaadasho mudan reerkaa waa la imtaxaamay shugran wll sawda❤❤❤❤❤

  • @HodanQodax
    @HodanQodax หลายเดือนก่อน +18

    Walahay waa la imtixaamay rerkaas illahay carurtaas kuwa khayr qabayaal ah haw dhigo
    Khaarina illahay abaalkooda haku siiyo
    inakana sabir haynagu arsaaqo aaamiin

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 หลายเดือนก่อน +16

    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤
    Salallahu calayhi wa salam ❤

  • @ixsaanmaxamed1990
    @ixsaanmaxamed1990 หลายเดือนก่อน +32

    Scw scw scw scw scw
    Scw scw scw scw scw
    🎉🎉🎉❤❤❤❤
    Wcs wr wb alxmdulillah
    Calaa kuli xaal salam dare dhaman Asxaabta Sowda Qalib

  • @SalmoCabdulahi-cl7ud
    @SalmoCabdulahi-cl7ud หลายเดือนก่อน +13

    Sowday shekoyinkaga wan jeclhy wax badan ka faiday qisoyinka noso gudbisid wax kudhibo illahay kuma tuso keep going my queen 👑❤

  • @Rocco-v7h
    @Rocco-v7h 29 วันที่ผ่านมา +2

    Waa qiso cajiib ah oo mudan ku cibro qaadasho 😮😮 Masha allah, allaha u barakeeyo xoolahiisa iyo caruurtiisaba

  • @nasrixasanNasri
    @nasrixasanNasri หลายเดือนก่อน +9

    Abayo sawda wlhi la anta shaqadu wayba igu aday tahay Allah hanokadayo sharafey❤❤❤❤

  • @Ixsaan
    @Ixsaan หลายเดือนก่อน +21

    😭إنا لله وإنا إليه راجعون
    Belaayo intay kaa maqan tahay qayrkaabay ku maqana tahay.
    Waa qalbi xanuunki oo qiso ah subxanallah. Dhagaysigedi ayan xamili kariwaye iyadoo run ah qofkay ku dhacday imtixan uma hadhin😢 Ilaahayow hana tusin wxaso kle anaga iyo umada muslinka ahba🤲

  • @ssabnaahasam2868
    @ssabnaahasam2868 หลายเดือนก่อน +5

    Alhamdulilah waa la fiican yhy Alhamdulilah ❤

  • @حليمه-عل
    @حليمه-عل หลายเดือนก่อน +5

    اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 หลายเดือนก่อน +6

    Zubhanallah ❤❤wallaahi waa laba mucjiso oo is garab taal labadaba rabi baa keeney Awoodisa Laguna cibro qaato Naxdin iyo farxad balse Aniga waxan Ad uga calool xumadey Ninka la dhashey ee iskadaa in uu deyn siiyo e An xataa galaas biyo siin iyo seediga wanagsan ee baad iyo biyoba siiyeye iyo waliba xoolo soona kaxeeyeye

  • @ifraaxcismaan1077
    @ifraaxcismaan1077 หลายเดือนก่อน +7

    M. A wa qiso itabaty allh ka abal mariyo abyo wa marking ugu horesay comanti ku so qoro malin aa qisadada dhagesan majirto ❤

  • @KhadijaShariif-j9d
    @KhadijaShariif-j9d หลายเดือนก่อน +5

    صل الله عليه وسلم

  • @MaxamuudMadaxkanool
    @MaxamuudMadaxkanool หลายเดือนก่อน +2

    انا لله وانا اليه راجعون ان اخذ لله وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى ❤

  • @AyaanAbdi-w1u
    @AyaanAbdi-w1u หลายเดือนก่อน +6

    Sowda qaali Abaayo xlay wan ku waayay wax masoo dhigin hadda markaa wax soo dhigtay sida u farxay Allaha kaa raali noqdo Abaayo,❤❤❤❤

  • @najiibmaxamed-c2b
    @najiibmaxamed-c2b หลายเดือนก่อน +10

    Sowdayy wll xage kala soo xiriirna wlshy mcn aad baan kuu taagera Allah jannatul fardowsa hakugu casuumo❤❤

  • @farhiaali3121
    @farhiaali3121 หลายเดือนก่อน +7

    A s c Sowda Qurux waa Masiibo Rerka waxa ku dhacday lkn Al Xamdulilah ILAAH Badal Kheir qabo siiye Al Xamdulilah ❤❤❤❤

  • @SALIM-e1l7v
    @SALIM-e1l7v หลายเดือนก่อน +2

    آللهم صل وسلم على نبينا محمد 🎀 💖 🎀

  • @RahmagadidGedi
    @RahmagadidGedi หลายเดือนก่อน +6

    Alxmdulila habaryar mcn adi sethy mama mcn wan ku jelnahay m.a hooray usoco shafay iyo karama ❤❤❤❤❤

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n หลายเดือนก่อน +3

    Asc dhamantin Drs sawda. Subxanalah Walhi adban ula cajaibay qisada ilahay Waa naxaris badane ❤❤❤❤❤

  • @nasteexoibraahim442
    @nasteexoibraahim442 หลายเดือนก่อน +8

    Allxmdulilaah wll sawda qaalbi

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah illaahayow adigaa weyne cìdhiiga aduunka iyo cadaabka, aakhirba adigaanu kaa magan galeynaa❤❤❤❤❤❤

  • @NasraAbdiraxmaan
    @NasraAbdiraxmaan หลายเดือนก่อน +5

    Wcs scw scw scw scw scw scw scw
    Sawda quruxey ale hakuxafido 🎉❤🎉❤
    Bismilaah Walaahi way dhibaatoben lkn ale baa uqadaray ee ale saqiir ale hauga dhigo aakhiro

  • @safiyaxuseen97
    @safiyaxuseen97 หลายเดือนก่อน +4

    Wankuu salaamay sawda quruxeey abaayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gift973
    @gift973 หลายเดือนก่อน +13

    Wllhie sawdoy ma garanayo sababta lkn kalmad walbo oo wanaag ah oo ad tidhaah saxibtey kuso xasuusta mararka qaar waxan darema inad isku qaab fikir tihiin❤
    I love u sawda

    • @ur_mommyy-j2x
      @ur_mommyy-j2x หลายเดือนก่อน

      masha Allah wllo subeyday waxan rajenya inad so kabatay naftadana cafisay ilaahay qalbiga ha ku qaboojiyo wllashey🥲

  • @AzmaMuuse-g2r
    @AzmaMuuse-g2r หลายเดือนก่อน +5

    Sawda qalpi wanage ❤ Alle haku barakeeYo 🥰sidan ku jeclanahy Alle haku jeclado qli 🥰 farxad wartaa ku rajeyN i.a 🥰🤍🖤 wadna mahadsanthy sharafyy🥰😘

  • @Luul-ps7ym
    @Luul-ps7ym หลายเดือนก่อน +3

    Wankufiicanahay walashey sowda bilan❤ illah haku barakeeyo sheekadada wahel bey ii tahay codka iyo reerka Rabi haku barakeeyo

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 หลายเดือนก่อน +6

    Subxanallh Waa qiso aad u cajiib ah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn หลายเดือนก่อน

    AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 หลายเดือนก่อน +4

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ilahayoow masiibo naga haay inaalillhi wainaa ileehi raajacuun alla maxaan qisadaan qalbigeeyga taabatay oo ilmeeyey ilaahayoow nagahaay

  • @LaFamilia-v1k
    @LaFamilia-v1k หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah Sawada Waan ku salamay abaayo adiga iyo family oo dhan qali

  • @xalimomaxmed9726
    @xalimomaxmed9726 หลายเดือนก่อน +3

    اللهم صل وسلم علي نبينا محمد وعلى آله

  • @DeeqoMoalim-h4g
    @DeeqoMoalim-h4g หลายเดือนก่อน +5

    Alla huma sali cala nabiyina muxamad❤❤❤

  • @Xamdicabdiwali-k3d
    @Xamdicabdiwali-k3d หลายเดือนก่อน +3

    Mnsha allah jazakallah xbbti wadno dadashay alle haku xifdiyo

  • @AmalXurshaw
    @AmalXurshaw หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw subxana Allah Wllhi wa qiso cajiiba 😢

  • @FarhiaAhmed-nd8rq
    @FarhiaAhmed-nd8rq หลายเดือนก่อน +3

    Sawdaay allaha ku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 หลายเดือนก่อน +29

    Qiso xanunbadan waye oo ku cibri qadasho mudan markey ilmaha ka wada dhinten wan murugoday hadana marka ilahay sabarkoda kusoyay sadex laba kadhimate sadex dagdaga wan farxay ❤

  • @Xafsa-maxamed.24
    @Xafsa-maxamed.24 หลายเดือนก่อน +5

    mansha alah bedel wanagsan bay heleen❤

  • @adenfatma8280
    @adenfatma8280 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, sad story but a good ending. May Allah grant us Sabar

  • @Ali-eb6xz
    @Ali-eb6xz หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku xafido iyo familkaaga, si xiiso leh ayaad u soo tabisaa sheekooyinka. Mashaa Allah.

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين

  • @IkranSalax-yg6ys
    @IkranSalax-yg6ys หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa allh abayo wan fcn markan ku arko wan farxa xita han xanqasathay mar ku arko ada yan u farxa ❤ abayo ❤

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 หลายเดือนก่อน

    Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shafiyusuf3919
    @shafiyusuf3919 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaaah walaashay sawda qalib alle hakuubarakeeyo carabkaangan faseexa ah iyo diintaadaba wlle waan kujeclagay

  • @IfraxaxmedCdulle45
    @IfraxaxmedCdulle45 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah ❤

  • @Layaaany
    @Layaaany หลายเดือนก่อน +5

    Wcs scw❤❤❤sowda qurux ❤❤❤❤

  • @Faisafilsan-l4l
    @Faisafilsan-l4l หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakumullahu qaran jasaa abaayo ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ZuziAhmedMohamud
    @ZuziAhmedMohamud หลายเดือนก่อน +5

    Anaa uhoreyah mnta m.a wn kuu wngsnhyy anakana sawda quruxeyyy ❤💋

  • @axlamqodaxDiriye
    @axlamqodaxDiriye หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh alx wan ku ficanahay alx adiga seitahay kawaran xaladada kawaran cafimaadkaaga abaayo

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i หลายเดือนก่อน +5

    صلي الله عليه وسلم

  • @HamzaAbdiwali-r3g
    @HamzaAbdiwali-r3g หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah

  • @UgbaadSiyaad-m5g
    @UgbaadSiyaad-m5g หลายเดือนก่อน +7

    Wanu ficnhay habo sawda qaliyy❤❤❤

  • @SaynabAhmed-q1z
    @SaynabAhmed-q1z หลายเดือนก่อน +1

    الحمد الله حبيبتي جزءاك الله خيرا

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 หลายเดือนก่อน +4

    Aaammiin sowday nuuna dey da aamiin dhahday mash allah hadey warka bara neysaa

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah abaayo qaaalia ❤

  • @abyaninacalishire7220
    @abyaninacalishire7220 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alh sowda qurux alh kuxifdiyo walshy ❤

  • @umusalma9288
    @umusalma9288 หลายเดือนก่อน +2

    Salallahu Aleyhi Wasalam❤❤❤

  • @rooziinaa-ne8rh
    @rooziinaa-ne8rh หลายเดือนก่อน +48

    gabadhaan sheekoyinkeeda wey iigu baxdaa wlhi marwalba dhageesto hurdaa iqabara waba ku seexdaa❤😍

    • @asmaidil8235
      @asmaidil8235 หลายเดือนก่อน +1

      Sidoo kale anba habeenkii waan ku seexdaa❤😂

    • @SafaIbrahim-b7s
      @SafaIbrahim-b7s หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi sdkle odaygii wuuba ila yaaba ❤😅

    • @amiirah762
      @amiirah762 หลายเดือนก่อน +1

      Iskumidnahy sowda io farhiya tawakal waa ku seexda qisooyinkoda😂❤

    • @yurubjiiqale1936
      @yurubjiiqale1936 หลายเดือนก่อน

      Wlhi sido kale jawi dagan in aan dhagaysto ayan jeclahay wan ku sexda

  • @Muxiyodiin-y3w
    @Muxiyodiin-y3w หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤ wayab walahi ilahey cajib sana❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sumuuesse
    @Sumuuesse หลายเดือนก่อน +1

    Scw maalin walba saliga nabiga adiga I xasuusiya anigana waan aqriyaaa in badan m.a waan Ku tagera keep going abyo macaan maalinta aan kusoo biiray ila hadda video waan dawada best TH-camr ❤❤❤❤😊

  • @Naima-43
    @Naima-43 หลายเดือนก่อน +1

    Alx xppti wanku fiicanahay mararka qar waxan isdaha habo aya kaga habon abayo wayo gabdhaha yaryar ee dhalinyarada ah ee kugu xiran baan kamid ahay aadna wan ku jeclahay Allah haku jeclade abyo walashay iga weyn o kalaad ii tahay horay u soco ❤

  • @FarxiyaHaaji
    @FarxiyaHaaji 29 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wll allah haku barakeyo

  • @DeeqaMohamed-l2r
    @DeeqaMohamed-l2r หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waa qiso cajiib ah allah akbar yaa rabbi yaa raxiim yaa waduud yaa shakuur yaa allaha

  • @ilhaamaden4320
    @ilhaamaden4320 หลายเดือนก่อน +2

    Alhamdulilah habo may Allah bless you and your family xxx

  • @DrsdeesanKayse
    @DrsdeesanKayse หลายเดือนก่อน +2

    Xppti Alle haku xafido wll murad leeyehe iso ducaya

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اختي الغاليه أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤Salallaahu caleyhi wasalam

  • @IqraAli-f5s
    @IqraAli-f5s หลายเดือนก่อน +2

    Sawdo cdey illahey cimriga haku dhereyo la aanta abaar❤

  • @MandeqAli-rq5fs
    @MandeqAli-rq5fs หลายเดือนก่อน +3

    Salalhu caleyhi waslm❤❤❤

  • @HananAbdirahman-h2l
    @HananAbdirahman-h2l หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته ❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 หลายเดือนก่อน +2

    Wacaleykum salam waraxmatullahi wabarakaatuhu sawda qurux wakusalamay macanto wanab qabna qaali

  • @ikraam28
    @ikraam28 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs alx scw wll sowda alle dartii ayan kujeclahay janada alaha inagukulmiyo i.a amiiin❤❤❤

  • @iNaMuttHe
    @iNaMuttHe หลายเดือนก่อน +3

    Allahayow imtixann walbo aduunya samirkiisa nasii ❤

  • @anabmuhammed523
    @anabmuhammed523 หลายเดือนก่อน +3

    Waanu wanagsananahay adna sidaas oo kale baan kuu rajaynaynaa sawdaay❤❤

  • @xamdacali606
    @xamdacali606 หลายเดือนก่อน

    Masha allah adna inta wax nagu so kordhisay ajar allaha ka siyo san ku jeclahay marka hol qabsa adi lee ku darta san ku jecelnahay alle haku jeclado wll

  • @NuuroTahliil-i1d
    @NuuroTahliil-i1d หลายเดือนก่อน +2

    Wan wanaag sanahay sawdaaay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😊

  • @deqamuhamed
    @deqamuhamed หลายเดือนก่อน +1

    ❤allahuma sali cala muxamad❤

  • @filsonsulaiman912
    @filsonsulaiman912 หลายเดือนก่อน

    Love you Sawda❤ you're amazing and inspiring🥰

  • @farxiyojurdhug5445
    @farxiyojurdhug5445 หลายเดือนก่อน

    Wacaleykum wasalam waraxmatulaahi wabarakaatu ♥️

  • @LaFamilia-v1k
    @LaFamilia-v1k หลายเดือนก่อน +4

    Sallahu cayihi walaaam❤️❤️❤️❤️

  • @ZamzamMaxamudisaaq
    @ZamzamMaxamudisaaq หลายเดือนก่อน +2

    آللهم صل على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما ❤❤❤

  • @alexanderisak4022
    @alexanderisak4022 หลายเดือนก่อน

    صلي الله عليه وسلم ❤

  • @Shuraim721
    @Shuraim721 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @FARTUUNAWEYS-z5w
    @FARTUUNAWEYS-z5w หลายเดือนก่อน +2

    Salalahu calayhi wasalam ❤

  • @KahaHusein
    @KahaHusein หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah mashaallah

  • @NouraRam-ge7jg
    @NouraRam-ge7jg หลายเดือนก่อน +7

    Scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Luul-ps7ym
    @Luul-ps7ym หลายเดือนก่อน

    Salallahu caleyhi wasallam

  • @nasrahoodo5748
    @nasrahoodo5748 หลายเดือนก่อน +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @XaawomaxamudMaxamed
    @XaawomaxamudMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw scw❤ alx anina wanu wanagsanu❤

  • @NimcoAxmed-u3v
    @NimcoAxmed-u3v หลายเดือนก่อน +2

    الحمد الله على كل حال

  • @xalimomaxmed9726
    @xalimomaxmed9726 หลายเดือนก่อน +2

    ان الله مع الصبرين
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HaniBillow04
    @HaniBillow04 หลายเดือนก่อน +2

    Anauxoreya manta ❤❤ sawdo sharafey saa kjcla lee😊

  • @mustafeabdirahman-dv6rm
    @mustafeabdirahman-dv6rm หลายเดือนก่อน +1

    Allahu akber

  • @HafsaAbdirahman-g7d
    @HafsaAbdirahman-g7d หลายเดือนก่อน +2

    الـلهـم صـل عـلـى مـحمـد وعـلـى آل مـحـمـد❤❤

  • @hawowarsame1536
    @hawowarsame1536 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah kuwas wala,itxamay balse waa Sam reen allah ayaa mahadas,ikale allxamduliaah❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaibrahimfatimaibrahim3214
    @fatimaibrahimfatimaibrahim3214 หลายเดือนก่อน

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YaasminYaasmin-rq2cw
    @YaasminYaasmin-rq2cw หลายเดือนก่อน +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    صلى الله عليه وسلم 🌸
    يا سوده نحن بخير

  • @MushtaqCabdi-re2oo
    @MushtaqCabdi-re2oo หลายเดือนก่อน

    Ala maxan sawda shekoyinkeda Ku sheqeyya Allah Ku xafido habo qali ❤❤❤❤

  • @AsmaCabdi-g8s
    @AsmaCabdi-g8s หลายเดือนก่อน +3

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 หลายเดือนก่อน

    M.a allah waa qiso wax kuol ah m.a wlhi❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢