- 355
- 152 328
GURI GURI CHANNEL
เข้าร่วมเมื่อ 28 ส.ค. 2021
Siradd abdulle TH-cam
วีดีโอ
SIDII WADANKEENU KU BURBURAY WAX KA OGAADA.
มุมมอง 3294 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SIDII WADANKEENU KU BURBURAY WAX KA OGAADA.
REER SOMALIYA ISKA JIRA CUNTOOYINKA DEBEDA LAGA KEENO
มุมมอง 27914 วันที่ผ่านมา
REER SOMALIYA ISKA JIRA CUNTOOYINKA DEBEDA LAGA KEENO
SHEEKADA DHAMAADKEEDU WAA TAFSIIRKA SURAD CAMMA.
มุมมอง 20614 วันที่ผ่านมา
SHEEKADA DHAMAADKEEDU WAA TAFSIIRKA SURAD CAMMA.
DAYMO GAARA U YEELO AYROONKA JIRKAAGA
มุมมอง 17214 วันที่ผ่านมา
DAYMO GAARA U YEELO AYROONKA JIRKAAGA
ISAGA ILAALI QALABKAAN ISTAROOGA OO LASOCO XAALKA DHIIGAAGA.
มุมมอง 27621 วันที่ผ่านมา
ISAGA ILAALI QALABKAAN ISTAROOGA OO LASOCO XAALKA DHIIGAAGA.
DUCADII NEBIGU KU DUCEYSAN JIREY KAFAA'IIDEYSTA.
มุมมอง 5021 วันที่ผ่านมา
DUCADII NEBIGU KU DUCEYSAN JIREY KAFAA'IIDEYSTA.
DUCADA KURBADA IYO DHIBKA KA FAA'IIDEYSTA.
มุมมอง 21921 วันที่ผ่านมา
DUCADA KURBADA IYO DHIBKA KA FAA'IIDEYSTA.
DUCADAAN ALE KAGA MAGAN GAL MASiiXi TIJAAL IYO CADAABTA.
มุมมอง 20321 วันที่ผ่านมา
DUCADAAN ALE KAGA MAGAN GAL MASiiXi TIJAAL IYO CADAABTA.
FAA'ii DADA MOOSKA DIIRKIISA BAL ILA ARKA
มุมมอง 5828 วันที่ผ่านมา
FAA'ii DADA MOOSKA DIIRKIISA BAL ILA ARKA
WAA WERDI QALBI TAABAD AH EE KA FAA'IIDEYSTA.
มุมมอง 187หลายเดือนก่อน
WAA WERDI QALBI TAABAD AH EE KA FAA'IIDEYSTA.
KU SOO DHAWAADA highway 401 TORONTO ONTARIO.
มุมมอง 49หลายเดือนก่อน
KU SOO DHAWAADA highway 401 TORONTO ONTARIO.
WAR GABDHAHA SOMALIYEED GAARSIIYA WARKAAN.
มุมมอง 235หลายเดือนก่อน
WAR GABDHAHA SOMALIYEED GAARSIIYA WARKAAN.
somali isdilaay sidaan wax u sameysta.
มุมมอง 1272 หลายเดือนก่อน
somali isdilaay sidaan wax u sameysta.
DUCADA MURAADKAAGA MID AAKHIRO IYO MID ADUUNBA COOBTAY.
มุมมอง 2432 หลายเดือนก่อน
DUCADA MURAADKAAGA MID AAKHIRO IYO MID ADUUNBA COOBTAY.
WAR BAL ILA ARKA GEEDKAAN LAYAABKA LEH OO ISTICMAALA.
มุมมอง 2472 หลายเดือนก่อน
WAR BAL ILA ARKA GEEDKAAN LAYAABKA LEH OO ISTICMAALA.
Meeshaa ka duulay siin waa la og yahay Sheekada waydiin waa la fahan san yahay dab baad rabaan inaad huriyaan iska qaada heeryada Axmed madoow
Sheekada joojiya dadka is dilay iyagaa wada dhashay joojiya tuba raaca islaamayahoow shaqa la aanta
Allhamdulillah ❤🤲🏿☝🏿
Subxaana Allah
Gurigan waxaa Qurxin karaa xabiibul malaayin dabcan waa Qof naxariis leh wa qof dadka jecel wa qof dalkiisa jaceyl
❤
Hooyo naga xishood pls smli ayaa laga helaa qof asagoo qaldan raba inuu wax saxo waanada waan kaa qaadanay lkn yaa dhulka hada gatay icafi
Edo wan ku salamay lkn ma mareexaan ayaad tahay tankale runtii ciyaal inaad usheekaynasid ayaad moodaa illaahow smli caqli shaqeeya sii
Allaha u naxariisto madaxweynahii hore Siyad Barre ,sheekada waxa ku cad in uu ahaa hogaamiye fiiro gaaban ,oo qatarta looga digey qiyasan karin. Caalamka 100- kii sano halmar aya nidam la dajiya, marka somali wey ka hartey iney aqli & xerlad kula shaqeyso hoganka /. Quwada caalamka hogamiso. Natiijadana watan midi calool kutagtey😔
SCW❤❤
Asc❤❤
Jasa kallahu khayr
Habaryar Suuban 😍🌹
Waaaw mashallaah ❤❤❤
Meel music iyo qaawanaan taalo ma fiicno. Waayo Allah raali kama ahan naftana lama garanayo meel eey noosoo jirto.
يا بني ادم خذو زينكم..... الأية Farxad / music 🎶 ayat quraan oo xarimeysa majirto. Qalad ayaa u fahantey sharreecada Rabbi 😊
❤❤❤❤❤❤❤
Gaalada cad cad ayay aamisanyihiin.
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Jasakallahu khayr
Masha allah❤❤❤
War somaliyeey maad gabadhaan subcarabe u saartaan
Anigu eedo waaba kuxirnahay waa hore ayaan u saaray from buurtinle
Hye walaal qaali ee like la ogoow
Mashallaah illah hanixafido ❤❤
Mashallaah 😍
Jasa kallahu khayr
Asc siraad iyo xalwa . Laba gabdhood oo qiima badan❤❤❤
Jasakallahu khayr
Habaryar Suuban kheer Allaha ku siiyo ,wa runta cusbadi xita meel (Jabal Ali) la dhaho oo Imaaraatka ku taal oo qanuunka dawligi ka baxsan aya loogu soo walaqaa sun🤐 Xoolahoodi & sisintoodina iyaga jumla ah aya laga rarta. Shacabki cuduro aan la aqoon aya kuwada dhacay ,oo barar wato😢
🌹
Habaryar Siraad Muqdisho wa dalkagi hooyo, maantana wa nabad , Allaha ku nabadgeeyo🤲 Ducadaadi Allah wa u ajiibey ,dalkeeni ,wana soo hagagayaa😊 🌹
Xalwa Aadan Soodhowoow
Sibxaanallahi
Waxaas waxaa ka daran ilmahaga ayaa lacag la siinaya oo la leeyahay hooyada daawo sii oo meesha wayeelka keen si aad lacag badan u hesho oo isku dayaaya in ay masaxda kaa dhawacan dad ugu daran waa kuwa soomaalida oo meesha wayeelka furtay ilnmaha darago ha lasiiyo oo nolosha halaga tuuro bey leeyihiin hooyadiina darbiyo jiif iyo tuugo lacag la siina oo la daba dhigaaya suuqa ma aadi kartid iyo dukaankaayadooaan lagu daba socan hadad istiraahdid dadka dariskaga u sheeg ama soomaalida kale waxaa suuqa laguu sii galinaya weey waalantahay ka sheeke
Hamdi ali Hasan Abaayo xagee joogtaa ? Sheekadaanse ma soo gudbin Karaa si dadku uga faa'iideystaan Si an dadka uga digo dhibkaan. Mana sheegayo qofka ii sheegay iinsha allah.hadaad rabto isoo wac +16475682428 siraad abdulle.
Abaayo hadaad isoo wacdo Talo ayaan ku siin iinsha allah.
@@GurriGurrichannel inshaa Allah
🎉🎉❤
Jasa kallahu khayr 🎉🎉🎉
Allahuma salli wa salim calaa nabiyina Muxamad ❤ ❤❤🤲🏿🤲🏿🤲🏿
Subhana ALLAH.ALLAH ha no gargaro.❤❤❤❤
Nin ku qarsaday nin mustaqbal kaa leh ma ahan.
Haa inta badan dan mustaqbal kama laha
Waa runtaa nin sharaf kula raba Ku qarsan maayo. Shugran walaal.
Weli way soo galaan wadaadada e ma meelo kale ayaad ku mashquusheen?
Waa ku salaamay Macaan badan, ee nambar maka haysaa laymankii lasoo geli jirey,
@ waa kaa qaaday Walaal mid la mid ahna waa ku salaamay Hadii aad qolka 114 google garayso waad heli
Asc hooyo
Waa caykuma salaam Waa raxmatullahi waa barakaatu.
Illaahow dhiig Islam hanagelin😢😢😢, waa xanuun wlhi arinkaasu
Jasa kallahu khayr. For your comant.🎉🎉
Xalwa welcome qaali aragaagu waa noo abshir.
Gabdheheena waan idin salaamay.
Abaayo waa ku salaanay oo waa Kaa qaadnay salaanta. Shugran abaayo.
Waa qiso xanuun badan
Haa abaayo waa qiso yaabkeeda leh.
BIG MAMA IYO XALWO sheekooyinka caadimaaha
Waxa ka faaiidey in qofka tasbiixda badsado Ilaahow noo kaalme
Waa sax, qofwalba meeluu u noqdo Waa inuu ka sameeysto ilahay agtiisa.
Ilaahow ku xifdi walaahi runbaad ka hadashay ee ilaahay ha u kaso iney qaatan taladada
Waa saa ilmaha ku korisid. Ilmaha diinta hadii lagu xiro kheeyr ayaa ka danbaysa. Hooyaday 2003 ayaay Canada ka guurtay. Mashallah faaidooyin badan ayaa ku jira arimaha aad ka hadasheen. Qosol baad igu dishay markaad tiri alloow wax san iga yeersii.😂
Jasakallahu khayr walaasheey Kharka allow nawaafaji.
Waan kahelay isla sheekaysigiina wacdigana ah illaahow jannatul fardowso nageeh Aamiin Aamiin
Jasa kallahu khayr ❤❤❤❤❤
Waa sax illaahow qaatumo San nagu dil Aamiin Aamiin
Ilahow aamiin Allow qaatumada noo hagaaji.
Waa runa
waa mahadsan tahay waa Talo Fiican ❤🤝
Maama jooqeysan maasha allah
Masha Allah ❤
Asc eedo
Maamo qaali ❤❤❤❤❤