Barnaamijka Qaraaxo Caawa Waxaa Gaariga Saaran Hani Maya | Astaan HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 558

  • @yahyeabdirisakmohamed6500
    @yahyeabdirisakmohamed6500 3 ปีที่แล้ว +855

    Inta gabadhan hada baratay like ha iladhaafin✌️

  • @xamdicabdulayiahme9396
    @xamdicabdulayiahme9396 3 ปีที่แล้ว +793

    Dadka waxa ugu wangsan ugu sharaf badan nabigenA Muhammad scw❣🥺

    • @inarobla3990
      @inarobla3990 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan ognahay maxa kale marka ish

    • @nasrimohamed5563
      @nasrimohamed5563 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @foosxuseen4947
      @foosxuseen4947 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @maankaal1268
      @maankaal1268 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw

    • @guulwadetv5946
      @guulwadetv5946 3 ปีที่แล้ว +1

      th-cam.com/video/2YrpR_c_ENUO/w-d-xo.htmlGEEYSIIS
      OGEEYSIIS
      ENGLISH-KA WAXAAN IDINSOO GUDBIYAA ASBUUCI 3 MAALMOOD OO KALA AH:-
      KHAMIIS, JIMCO IYO SABTI.
      AFSOOMAALIGANA WAXAA IDIN SOOGUDBIYAA 2 MAALMOOD:-
      ISNIIN IYO TALAADO.
      ARBACADA WAA SHEEKO TAARIIKHI AH AMA VLOGS.
      AXADA WAA NASASHO.
      FADLAN JANAALKA KUSOO BIIR HADDAAD JECESHAHAY INAAD KAFAA'IIDEEYSATO WAXBARASHO FREE AH.
      MAHADSANID.

  • @mahbuubaj9046
    @mahbuubaj9046 3 ปีที่แล้ว +385

    Inta gbdhaan cwda ugu horeyso aragtideyda ama Magaceyda 👉 👍

  • @cabdirisaaqaxmad3993
    @cabdirisaaqaxmad3993 3 ปีที่แล้ว +162

    gabadhaan magaceeda haduu kugu cusubyahay like👍

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

  • @aftahkaramah5368
    @aftahkaramah5368 3 ปีที่แล้ว +555

    Yaa qaba cudurka loo yaqaan comment aqris sidayda oo kale 😂😂
    From Spain 🇪🇸

    • @Peysoney
      @Peysoney 3 ปีที่แล้ว +4

      Kkkk ani ❤️❤️

    • @mahbuubaj9046
      @mahbuubaj9046 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😅 adiley qaba 😂

    • @Peysoney
      @Peysoney 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mahbuubaj9046 kkkk

    • @xamdixurmo3747
      @xamdixurmo3747 3 ปีที่แล้ว

      Lol me

    • @cawilcumar4612
      @cawilcumar4612 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkk walahi bro anaqabo

  • @shakoofficial2054
    @shakoofficial2054 3 ปีที่แล้ว +122

    Inta jiif ku Daawanaysa like dhac

  • @sacdiyaademosmaan6618
    @sacdiyaademosmaan6618 3 ปีที่แล้ว +75

    Wilka gaariga wadah casaaam mnsha alaah wiiil edeb leh af gaaaban inta ila argtay is muujiya team casaaaam

  • @Sports_channels7
    @Sports_channels7 3 ปีที่แล้ว +72

    Wlhi gabadha way adag tahay dhoola cadeenteeda inta ila jaclaatay like💯💯💯♥️💪

  • @shnti5592
    @shnti5592 3 ปีที่แล้ว +47

    Darawalka yaa ka dhaafay fees maska ayuu furey hhhhhh walalka saan aya qurux ku tahay oky odeey qasaye wan salaama dhamaan astaan tv 😍😍😍😍😍😍

    • @kamaalahmed8667
      @kamaalahmed8667 3 ปีที่แล้ว +1

      Adiga ninkan miyaad ku mashquulaysaa iskaabulnimo u dhimatayee😂😂

    • @shnti5592
      @shnti5592 3 ปีที่แล้ว +10

      Hhh walalka aniga gabar laqabo ayaa ahay wayo labo ciyaal aya ijooko ee iskaabulo adiga lee ku heesa aniga wiilka aan dhahoyo waa walkey okale marka hadalka siqaldan haa ufahmin ee aftan lee iga tahay ee wax fahan oky

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 3 ปีที่แล้ว +31

    MashaAllah gabadh qurux badan oo dagan
    Reer muqdisho dad dagan oo ilbaxa wlh from Djibouti

  • @duulmedia3736
    @duulmedia3736 3 ปีที่แล้ว +99

    Inta gabadhan waligeed maqal like dhac ku sii

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 3 ปีที่แล้ว +5

    Hani Maya waa qof dabeecad fiican, sido kale reer magaal ah qosol ayey kudhaaftay wax walbo. Masha'allah 😊

  • @ta.aw9918
    @ta.aw9918 3 ปีที่แล้ว +101

    Hadad sidayda gbdhn astan ku baraty🤘😂

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

    • @ta.aw9918
      @ta.aw9918 3 ปีที่แล้ว

      @@socdaalfilmsvlogs wnku sry

  • @sacdiyocalsow8894
    @sacdiyocalsow8894 3 ปีที่แล้ว +43

    Intii ruux ee laso dhaafay
    Gabadhaanaa kasiiye biladda
    Dabecad wanaga❗Hani maya💪

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 3 ปีที่แล้ว +58

    Allow dulmigiyo xumaanta balaayada naga dul qadoo allow dalka noo hagaaji
    🤲

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว

      Amiin

    • @sharaxjr8012
      @sharaxjr8012 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

  • @abdulhakemaditya
    @abdulhakemaditya 3 ปีที่แล้ว +167

    Alle hadafkaaga iyo ula jeedkaaga haku rumeeyo waliba 24 saac gudahood ee like+Subscribe iisara wax wayn maaha
    Mahatsanid ...

    • @maxamedbmstudio
      @maxamedbmstudio 3 ปีที่แล้ว

      Suscribe ii sar sharaf ayaya ii tahay

    • @safiyoabukar555
      @safiyoabukar555 3 ปีที่แล้ว

      wan kuu saaray wall

    • @guulwadetv5946
      @guulwadetv5946 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2YrpR_c_ENUO/w-d-xo.htmlGEEYSIIS
      OGEEYSIIS
      ENGLISH-KA WAXAAN IDINSOO GUDBIYAA ASBUUCI 3 MAALMOOD OO KALA AH:-
      KHAMIIS, JIMCO IYO SABTI.
      AFSOOMAALIGANA WAXAA IDIN SOOGUDBIYAA 2 MAALMOOD:-
      ISNIIN IYO TALAADO.
      ARBACADA WAA SHEEKO TAARIIKHI AH AMA VLOGS.
      AXADA WAA NASASHO.
      FADLAN JANAALKA KUSOO BIIR HADDAAD JECESHAHAY INAAD KAFAA'IIDEEYSATO WAXBARASHO FREE AH.
      MAHADSANID.

    • @guulwadetv5946
      @guulwadetv5946 3 ปีที่แล้ว

      Dhamaanten

  • @motoronto3762
    @motoronto3762 3 ปีที่แล้ว +32

    Waa gabadh ilaa xad dagan oo allah dabeecad siisayay masha allah

  • @abdirahmanmoktar423
    @abdirahmanmoktar423 3 ปีที่แล้ว +6

    فلا تخضعن بالقول فيطمع الذي في قلبه مرض وقلن قولا معروفا
    صدق الله العظيم

  • @abshirabdi7608
    @abshirabdi7608 3 ปีที่แล้ว +108

    12k views haduu gaaro liketa ha ila dhaafin🙏

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

    • @guulwadetv5946
      @guulwadetv5946 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/2YrpR_c_ENUO/w-d-xo.htmlGEEYSIIS
      OGEEYSIIS
      ENGLISH-KA WAXAAN IDINSOO GUDBIYAA ASBUUCI 3 MAALMOOD OO KALA AH:-
      KHAMIIS, JIMCO IYO SABTI.
      AFSOOMAALIGANA WAXAA IDIN SOOGUDBIYAA 2 MAALMOOD:-
      ISNIIN IYO TALAADO.
      ARBACADA WAA SHEEKO TAARIIKHI AH AMA VLOGS.
      AXADA WAA NASASHO.
      FADLAN JANAALKA KUSOO BIIR HADDAAD JECESHAHAY INAAD KAFAA'IIDEEYSATO WAXBARASHO FREE AH.
      MAHADSANID.

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 ปีที่แล้ว +11

    Hanna maye sxbtey qaali wa qof ilaaxad dagan inta an ka aqaano dulqaad badan o afgaaban nollow abayo ❤🌷

  • @mohamoudibrahim2730
    @mohamoudibrahim2730 3 ปีที่แล้ว +12

    Ani gabadhan aad baan uuga helay sida aysan uxanaaqeeyn mansha allah

  • @munoahmedhussein2825
    @munoahmedhussein2825 3 ปีที่แล้ว +19

    Wiilka gaariga wado masha allah wuu qurux badan yahay

  • @Hotupdate1
    @Hotupdate1 3 ปีที่แล้ว +73

    khadar keyow inu udambeyo hda ogtahay like ireeb kk

    • @xariirbwoy281
      @xariirbwoy281 3 ปีที่แล้ว +5

      in La sugayo aye arkeen we udanbeysinayan sidu ugu views bato

    • @boqoraddiamond8938
      @boqoraddiamond8938 3 ปีที่แล้ว

      @@xariirbwoy281 haa dadka ayee rabaan video walbo inee fiirsadaan dadka ayee ku cashanaayan ramadantii hore shadiyo sharaf ayee dadka sugiweysnaayeen sidaan kale ayee sameeyen.

    • @Hotupdate1
      @Hotupdate1 3 ปีที่แล้ว +1

      @@xariirbwoy281 aad io aad wx grd

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 3 ปีที่แล้ว +19

    Waxaa soo raadsaday fikrado, falcelin iyo bogaaadin program ka kusaaabsan nasiib daro waxaa arkaa dad aaanba program ka waxba kadhihin ee dhahaayo like haleysiiyo sorry 🙏🏽!
    Mahadsanidiin astan TV madadaalintiina!

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +11

    Daraawalkii maanta yaa ila arkay qofta wuu iska dhisayaa no face mask 😂😂😂

  • @Chocolatepieil4730
    @Chocolatepieil4730 3 ปีที่แล้ว +13

    Hana Maya fashionist model girl Mashalah🥰🥰🥰✌🏻horaa uaqane ani videowgan kumabaran 🥺🥰🥰🤣✌🏻

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 3 ปีที่แล้ว +30

    TH-cam hadii uusan Comments lahayn lama daawadeen anigoo Comments aqrin waxba ma daawan karo😛

  • @yuusufshanleste914
    @yuusufshanleste914 3 ปีที่แล้ว +15

    Gabadhu waa gabar very clever ah intaan soo arkay oo prank lagu sameyey lkn magaceda caawa ayaa iigu horeyso horay umaan aqoon lkn waa gabar asuub badan mansha allh xafidu alllh NO💘 maya💞

  • @manchesterunitedfan5252
    @manchesterunitedfan5252 3 ปีที่แล้ว +23

    Dulqaad iyo Quruh Masha Allah ❤️ no 🧢

  • @feyfleofficial1859
    @feyfleofficial1859 3 ปีที่แล้ว +3

    War wxan gabar wa dhaaftay wllhi waapa fanny qosl bayba wx wlpa ku dhafty wxn siyey qofti ugu dul qaata badnyd inta ka horaysay 😂😂☝️☝️☝️

  • @ahmednazirmalin7676
    @ahmednazirmalin7676 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wan kahelay gabdhaha somaliyed adey u dulqaad badanyihin

  • @abdifatahabdullahi5588
    @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว +22

    yaa igu raacsan qaybta xamar ayaa ka xiiso badan qaybta hargeysa

    • @Asmaabukar225
      @Asmaabukar225 3 ปีที่แล้ว +1

      🅠︎aybta xmar baa xiiso leh

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว +3

      Haa kkkk hadl kooda waa isku dar dar indha fara galis🤣🤣🤣

    • @abdifatahabdullahi5588
      @abdifatahabdullahi5588 3 ปีที่แล้ว

      @@deqoali5101 wlh waa ila aragtay xalay tii qamar sugaani wax kama fahmin

    • @deqoali5101
      @deqoali5101 3 ปีที่แล้ว

      @@abdifatahabdullahi5588 🤣🤣🤣

    • @KY-vu9yq
      @KY-vu9yq 3 ปีที่แล้ว

      Waxaa keenayo kamirada meeshan waasic waaye brotha

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +6

    Gabar dabee cad wanaagsan maleysia yaan kasoo salaama abaayo🤙

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 3 ปีที่แล้ว +53

    Captan bara nin gaaadho lawaa😅😀

  • @xidigahmed5843
    @xidigahmed5843 3 ปีที่แล้ว

    Dabeecada wanaagsan waa shey qaali ah runtii gabadhaan waxan leeyahay masha Allah ayaa tahay she’s very social ,and happy waxba lagama qaban karo! much RESPECT 👊🏾

  • @munoabdi7672
    @munoabdi7672 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh ganacsatada xitaa barnaamijka waaku jirta hani qof alle dabeecad siiyey❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdimohamed7010
    @abdimohamed7010 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan wa happy and so talented masha allah wa boqorad Gob ah dulqad badan🥰🥰😍

  • @mrliicaaye1093
    @mrliicaaye1093 3 ปีที่แล้ว +24

    Gabar inee xanaaqdo hadaad rabto dhoocil lee dheh inta iku raacsan😂😂😂

  • @fatimaaxmed5003
    @fatimaaxmed5003 3 ปีที่แล้ว

    Rer kl waa idin salamay qofkan wlhi wuxu isoo xasusiyay xafadaheygi iyo rashinki malaysianka 🥺🥺😍🥰😍

  • @gyayt7162
    @gyayt7162 3 ปีที่แล้ว +22

    Gabadhan waa gabdh farxaanada wali ma arag qof la Mida
    Inader ii dhisa 😅😂😅😂

  • @ibrahinkahin35
    @ibrahinkahin35 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allh inan Aad u dabeecad wacan oo Qosol iyo Farxad badan Mansha Allh

  • @2pacyt980
    @2pacyt980 3 ปีที่แล้ว +10

    ما شاء الله
    Allow Inoo Xafid Hablaheena Somaaliyeed🇸🇴 ❤
    Wax Dhaama lawaay Habalheena Soomaaliyeed 🇸🇴❤
    Hani Maya Waa Gabadh Dulqaad io Deganaan io Qurux Intaba Waa Gabadh Uu Allah U dhameeyay
    ما شاء الله
    Mideda Kale inta uu so socday Barnaamijka Qaraaxo Waa Shaqsi Ugu degnaay Ee lagu sameeyo Prank Ama Qaraaxo Astaan Tv
    Hani Maya Wlshyda Mcn Allah Haku xfido Aduun io Aakhiraba Adiga io Dhmn Ummada Muslimiinta ah
    أن شاءالله بإذن الله الكريم

  • @duvacandy5673
    @duvacandy5673 3 ปีที่แล้ว +28

    Inta fahantay intee soosocden iney baqeysay o marki la imaaday e iswashay😅😅😅😅😅

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 3 ปีที่แล้ว +25

    Astaan waxaan idinka codsaa codka dheereeye

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

      Fadlan TH-cam keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan oo ku raali galiya mahadsanid .

    • @haashimyare1466
      @haashimyare1466 3 ปีที่แล้ว

      @@socdaalfilmsvlogs ok

    • @aawowjinaay3264
      @aawowjinaay3264 3 ปีที่แล้ว

      Nasiib xumo soonka kahor ayey duubeen.

    • @Muhsin_Ciiltire
      @Muhsin_Ciiltire 3 ปีที่แล้ว

      𝙒𝙃𝘼𝙏😃

  • @mustafeabukarmahamedmustaf5622
    @mustafeabukarmahamedmustaf5622 3 ปีที่แล้ว +1

    Hani walahy wn kuhysta runti wa inan midabki rabi siyay wadada mnsha allah azxapey iso qabda wlahy jak ban ku ahaye xaqiq

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 3 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka darawalka hala ii raadiyo🥺

    • @daauusofficial4253
      @daauusofficial4253 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan ka helay miyaa idhihi rabtaa anigoo joogo 😂😂😂😂

    • @qiimobadan4681
      @qiimobadan4681 3 ปีที่แล้ว

      @@daauusofficial4253 hhhhh

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว +22

    inta ila fahantay In ay Reer xamar tahay gabdhaan weliba shaanshi reer xmar weyne ah 😂😁😁 Not ceeb ismuujiya Liketa 👇

    • @maandhis9361
      @maandhis9361 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhh

    • @zakariyeyahye5255
      @zakariyeyahye5255 3 ปีที่แล้ว +2

      Jaahil nimadaada walhi wajigay kaaga taal duli qabiil iskadaa waa waxa ku foolxumeeyaye

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว

      @@zakariyeyahye5255 Adeer Ganaha ha i goosan Qoraal si fcn u so aqri Una fahan intaa Caaac iila so dihi laheed. don,t
      pre judge me

    • @zakariyeyahye5255
      @zakariyeyahye5255 3 ปีที่แล้ว

      Oky libaxayga lkn wabiilks iskadaa dee iyo yaska anagaa shaanshi ahe

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 3 ปีที่แล้ว

      @@zakariyeyahye5255 🥰 Yasma aaa Ay Ay Wlhi gob gob dhaaftay ba ka dhaltay Dabecad wang iyo qurux alle u dhameyey idinka ka sukow wlhi cidna somali ah ma yaso ani Oo wxba laguma kala duwan.

  • @mohamedHassan-of9cv
    @mohamedHassan-of9cv 3 ปีที่แล้ว

    astaan tv waa tvga kaliye kashaqeya hormarinta dhalinta hormarinta shaqadoda iyo noleynta wadaninimo horey usocda adban idin tagerna somali hdan nhyba

  • @yuucade603
    @yuucade603 3 ปีที่แล้ว +5

    Caawa Barnaamijdka Qaraaxo wuu shidan yahay sidaan ku wada Astaan tv Mahadsanidiin

  • @abdikafiabdullahi1164
    @abdikafiabdullahi1164 3 ปีที่แล้ว +12

    Ayaa inla Arkay 🥰Qasaaye inoo naagaha ka Adag yahy 🤣🤣Raga ka baqaayo
    #Isku muuji
    #like

  • @sundusmaxamed8504
    @sundusmaxamed8504 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta ila aragty inuu hablaha ku qadhaabto waad na habsaamisay😂
    Liketa ha ila dhaafina

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +6

    Ninka xaga danbe fadhiya Xasan Top ayuu u eegyahay.

  • @thuglife3774
    @thuglife3774 3 ปีที่แล้ว +11

    Allow soonka naga aqbal🤲afur wngsn😍

    • @naimo3372
      @naimo3372 3 ปีที่แล้ว

      Allahuma amiin amiin yaa rabii 🤲🤲🤲

    • @abdikadirmohamed6760
      @abdikadirmohamed6760 3 ปีที่แล้ว

      Aaamin. Thuma Aaamin Yaa Allah

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah waa gabar dulqad badan 👍👍👍😍😍💯💯👑👑🤩🤩🤩

  • @xamdigobaad5792
    @xamdigobaad5792 3 ปีที่แล้ว +49

    Dulqaad badanaa gabadhu 😂😂😂

    • @2pacyt980
      @2pacyt980 3 ปีที่แล้ว +1

      ما شاء الله
      Dheh wllo Xamda Gobaad

    • @2pacyt980
      @2pacyt980 3 ปีที่แล้ว +1

      ما شاء الله

    • @latashoxidigachenal5837
      @latashoxidigachenal5837 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah

  • @korneylamiir5623
    @korneylamiir5623 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta ku muransan wexey qabato hani love dhac kusii

    • @umumuna170
      @umumuna170 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa fashion designer 😍

  • @abdifatahgiire2408
    @abdifatahgiire2408 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhan dabeecad fiicanaa mashaa Allah weeye walahi kuwana weyka badbadiyeen

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhan waan ka helay walaahi way dabeecad fiicantahay masha’allah qof dagan waaye

  • @kingrasha2773
    @kingrasha2773 3 ปีที่แล้ว

    Quftaan hadii leydugu tagay xatee waa laga xanaajin waayay quf adag waaaye

  • @duniahuseinhajji5851
    @duniahuseinhajji5851 3 ปีที่แล้ว +6

    Qeybtan nah maleh wlh caajis 🥱🥱🥱

  • @khadijomar1003
    @khadijomar1003 3 ปีที่แล้ว +1

    Say wallahi maxa waye 😂

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 3 ปีที่แล้ว

    Shaqo fiican ayaa nooheysan astaan guul 👌🙏

  • @zuniil1439
    @zuniil1439 3 ปีที่แล้ว +11

    Inta malinta ay khadar keyow dawato aan dib barnamujka u dawandonin like sar

  • @abdiqaniabdikarimali2400
    @abdiqaniabdikarimali2400 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah aad ayey u dulqad badantayay wa gabar farxaanada o qosol badan uma umaleynayo mid lamida inay jirto

  • @mohamud-geney7451
    @mohamud-geney7451 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoftann wa qofti ugu deganayd intii programkani socday, Somaalidoo dhammi inay sidaan udeganadaan aya wangsanaanlahayd.

  • @sucdi_bella3805
    @sucdi_bella3805 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabar faraxsan masha allah💗

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 ปีที่แล้ว +2

    Taman Melati magaalo maaha ee waa xaafad ka tirsan Magaalada Kuala Lumpur ee Caasimadda Malaysia. Nasi Gori Ayam, Nasi Ayam iyo qaar kaloo badanba waan u xiisay 🙂

    • @mohaiskalaaji8531
      @mohaiskalaaji8531 3 ปีที่แล้ว +1

      PV yada hadu shegaN laha xita wax waaye Odayga wa wareeraY😆

    • @warbaahintadhacdo7560
      @warbaahintadhacdo7560 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohaiskalaaji8531 PV4 iyo PV6 inay sheegto ayay ahayd miyaa? 😀

  • @khaalidmaxamed6872
    @khaalidmaxamed6872 3 ปีที่แล้ว +9

    Inta barnaamijkaan uu fashil uu noqday is muujiya astaan dad shactiro badan maheestaan miyaa odaygaan wax mayaqaano wllhi uf😂🙏🙏✅

  • @nimcoomar7637
    @nimcoomar7637 3 ปีที่แล้ว +6

    Darawalka gabdha numberkeeda u qoranayaaa telka mrku qadaY u qortaY like iisar😂

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 ปีที่แล้ว +1

    She is funny wllhy and she’s soo pretty 😍

  • @sabariinxuseen2448
    @sabariinxuseen2448 3 ปีที่แล้ว +4

    Waligeey ma arkin naagtaan caawa ugu roreeso

  • @mahuran8369
    @mahuran8369 3 ปีที่แล้ว +4

    Seatbelt u xidha markad wadan gadhiga Iyo inta idin la Saran waa fikir ila qurxubadan 😍

  • @wllakbar2539
    @wllakbar2539 3 ปีที่แล้ว

    Gbrtii ugu dawecada io farxada badneyd waaye intii barnamishkn socdo

  • @harrisgamer9177
    @harrisgamer9177 3 ปีที่แล้ว +6

    Caawa magaaladu dab badan haysaa
    Wuu ilaway😁😁

  • @mohamedsharif4863
    @mohamedsharif4863 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah Number 1 Ayaan Siyeey 🥰

  • @hassanaddow7350
    @hassanaddow7350 3 ปีที่แล้ว +22

    Gabadhan Caadi Maaha Wlhi Qof 100 Geel Laga Bixin Karo Waaye

  • @wadania932
    @wadania932 3 ปีที่แล้ว +1

    bubur danbe ma fiicna,carurteena iyo caruraha ay sii dhalan ilaa jiilka oogu danbeeya nabad ayaan u rabna. dhibka hala joojiyo🇸🇴🙏somaliyay toosa

  • @cadeahmed4462
    @cadeahmed4462 3 ปีที่แล้ว +16

    Inta carabiga marti ku ahayd😂😂😂✌

    • @suho7712
      @suho7712 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣anaa idiin jooga dhamaantiinba hawarwarina

  • @mgame7671
    @mgame7671 3 ปีที่แล้ว +7

    Inta ku xiran barnaamijka qaraaxo like dhac igu zii

  • @dhaqankaabe4566
    @dhaqankaabe4566 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta darawalkii maskiga wuu iska furay inta ila arag tay like

  • @RealAbdif
    @RealAbdif 3 ปีที่แล้ว +6

    Yaa ila arkey inaa comment soo qory 😂😂

  • @yusufosman3280
    @yusufosman3280 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu dabeecad wanaagsanaa Masha Allah

  • @abdirahmanmohamed4210
    @abdirahmanmohamed4210 3 ปีที่แล้ว +6

    inta ku caajistay like 👍

  • @farhiyamohamud4992
    @farhiyamohamud4992 3 ปีที่แล้ว +14

    Ar darawalki afku iska fure hadad ila argte hailadhafina

  • @wehlieofficial6261
    @wehlieofficial6261 3 ปีที่แล้ว +2

    Cawa inuu cazaam maska afka ku xiraan inta laa yaabtay like 👍 ku sii shaLeemo

  • @mshire3995
    @mshire3995 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gabadhaan way dabeecad fiicantahay

  • @cadnaanapdirahmanmaal2124
    @cadnaanapdirahmanmaal2124 3 ปีที่แล้ว

    Ramadaan kariim dhamaana zxapta ku xidhan barnamijka qaraaxo✨

  • @abdiabdullahi9189
    @abdiabdullahi9189 3 ปีที่แล้ว

    Gabadhaan waan kaheleey wllhi

  • @sosmanahmed2155
    @sosmanahmed2155 3 ปีที่แล้ว

    Maa shaa Alla waa gabadh ixtiraam badan

  • @muxsinomar12
    @muxsinomar12 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaa maantaa iyo caawe keliya like iizaara

  • @ozzyofficial3396
    @ozzyofficial3396 3 ปีที่แล้ว +6

    Cawa odayga ma dhahy muqdsisho dad badan aye heysa mise waa iloobay kkk 😂🤣😅

    • @QARNI__.
      @QARNI__. 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh wuu iloby cawa

  • @ifraaxyusuf8349
    @ifraaxyusuf8349 3 ปีที่แล้ว +2

    Xabadka darawalka wuba iga dhex baxee M.A 🥺😂😂😂

    • @cudoonmursal9993
      @cudoonmursal9993 3 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁

    • @sahromohamed4715
      @sahromohamed4715 3 ปีที่แล้ว +1

      Wah war maxa kudhacay gabdhehena wilka beey mashqul kunoqdeen qurux bey kuhayana masha alaaah dhaha

  • @queenjamac5123
    @queenjamac5123 3 ปีที่แล้ว

    Gabar farxad badan Masha allah

  • @canabumummmmm3608
    @canabumummmmm3608 3 ปีที่แล้ว

    mansha allah gabadhaan qosol ayeey uga baxday

  • @xamdimaxamed5150
    @xamdimaxamed5150 3 ปีที่แล้ว +4

    Odeygan xasan top wllkisa kaweyn miyaa🤣

  • @hodanhanka1477
    @hodanhanka1477 3 ปีที่แล้ว +10

    Xabadoo maa kugu dadisi 😂😂 amiiro qurux iney u cod egthy ya ila arkey

  • @uweyshassan2770
    @uweyshassan2770 3 ปีที่แล้ว

    m.a Gabadha wa Gabar Dabeecad leh Iska Qoslesa

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +11

    MARKAAD ANFURTAY KADIP HADAA DAAWANASO LIKE SAAR
    👇

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว +10

    ADO DHARAGSAN HDAAD DAAWANASO LIKE SAAR
    👇

  • @abdullahihussein2527
    @abdullahihussein2527 3 ปีที่แล้ว +3

    Odaygaan sanad dambe hanala imaaninaa wllhi kaptan baara ka xiiso badnaa