Barnaamijka Qaraaxo waxaa marti ku ah | Fartuun Maxamed | Astaan HD 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2020

ความคิดเห็น • 4.7K

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall 4 ปีที่แล้ว +940

    wlhi blhi fananada daacad iga qoslisaye marke qosol uga baxdaye halmar 😂😂😂

    • @maweylis5242
      @maweylis5242 4 ปีที่แล้ว +9

      Cunee dheeree totobada ma gashay

    • @romanahmedhirsi1532
      @romanahmedhirsi1532 4 ปีที่แล้ว +3

      Wali mu galiin

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 ปีที่แล้ว +8

      Lii dhuusaay waan ku salaamay ana ada mnti iga qoslisay mindi dheer laso oroday kkkkkkkkk

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +6

      lii caato adiguna maanta toorey baad laso boodey yadna qosol bay kagag baxday😂😂😂😂

    • @hassanriwax5161
      @hassanriwax5161 4 ปีที่แล้ว +2

      Lii caato waka badala lii toorey mise mindiii heheh ugaas ahmed fj wuka gishtay manta adigo sooman dagaal gale heheh

  • @mohamudhassan4584
    @mohamudhassan4584 4 ปีที่แล้ว +1934

    Dulqad 100% 100✔ok
    Dholacadyn 100%100✔ok
    Wadaniyad 100%100✔ok
    Reer Magal 100%100✔ok
    Mansha'Allah.OKayba
    Inta igu racday like idinka arkinoda. Ramadan kareem

    • @nalkanuuraoffcel7431
      @nalkanuuraoffcel7431 4 ปีที่แล้ว +5

      masha allah ayaa kadhiman

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 4 ปีที่แล้ว +3

      Aniga

    • @mukhtaarbashiir758
      @mukhtaarbashiir758 4 ปีที่แล้ว +6

      Masha allh ad ban ula dhacay gabdhan wlhi dabecad wang sn ad ban ugu mahad naqaya wlshey sida wng sn hab dhaqankeda

    • @mukhtaarbashiir758
      @mukhtaarbashiir758 4 ปีที่แล้ว +5

      Gabdhan magaced wlh nasap weye wlhi

    • @roblegire5766
      @roblegire5766 4 ปีที่แล้ว +4

      Dulqad 100%

  • @yusufabdiazizahmed7188
    @yusufabdiazizahmed7188 4 ปีที่แล้ว +880

    inta ila aragtey in ey dulqaad badan tahay gabadhaan like ta dhac kusiiya👍

  • @abdirizakdahir739
    @abdirizakdahir739 4 ปีที่แล้ว +292

    Inta ila xanaaqday 😡 in gabdhaas gacanteeda laga bixiyo calanka 🇸🇴 like xanaaq iiga dijiya

  • @daadirhero2438
    @daadirhero2438 4 ปีที่แล้ว +616

    Inta Xalaqoyinka Soo Socda Sugooso Like Iisara😂😂😂👇

    • @abukaraxmadey3570
      @abukaraxmadey3570 4 ปีที่แล้ว +1

      Mida kabta ayaa sugoyaa

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @daadirhero2438
      @daadirhero2438 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedjr7902 😂mxa wye qosolka seedio

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 4 ปีที่แล้ว

      @@daadirhero2438 waxa soo socda sugi laahey 🤣🤣

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter 4 ปีที่แล้ว +557

    Meshaan dulqaad waala Iska dhameeye wlh 😂

    • @leelacali6139
      @leelacali6139 4 ปีที่แล้ว +3

      Wn kusalamay abwe mcn

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 ปีที่แล้ว +2

      Hantaradi ana ma imaaday meeshen ,Lii dhuusaaya aya hdi jgy kkkkkkkk

    • @amooreofficial4430
      @amooreofficial4430 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi 2daqiiqo ma aanan fadhiyeen

    • @noorsmah5656
      @noorsmah5656 4 ปีที่แล้ว

      Yahye kpe ku tagera

    • @ishwaaqali8305
      @ishwaaqali8305 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk 👉🇸🇴🤲🤲❣️

  • @elmiyare382
    @elmiyare382 4 ปีที่แล้ว +615

    Ilaahey dartiis ramdaanka owgiisa LIKE isaara

  • @mohanedabdi250
    @mohanedabdi250 4 ปีที่แล้ว +121

    Walahi waa cajiib qof somali ah oo sidaan u dulqaad badan isma laheyn wuu jiraa, allaha ku siyadiyo

  • @saaqeyboss5613
    @saaqeyboss5613 4 ปีที่แล้ว +591

    Reer muqdisho dulqaad iyo cuqdad la.aan wlh waa Gob iyo nasab masha Allaah. Wad idin jeclahay reer muqdisho ❤❤❤❤🙏

    • @faliscdey93indhauroon44
      @faliscdey93indhauroon44 4 ปีที่แล้ว +6

      Sidokle xabibiti anakana wanku jeclnahnay sodhawaw

    • @munamahamud2411
      @munamahamud2411 4 ปีที่แล้ว +1

      Kadab kadab wlhy 😜🤣🤣😜😜😜🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 4 ปีที่แล้ว +3

      Sido kale huuno qaali 🥰

    • @boqorkajacilka280
      @boqorkajacilka280 4 ปีที่แล้ว +2

      Mashalaah wll qaali🥰🥰

    • @hidesidechanel
      @hidesidechanel 4 ปีที่แล้ว +1

      Somali da kale maa cuqdad qabta dadaw maxaa qorteen

  • @daljirofficial723
    @daljirofficial723 4 ปีที่แล้ว +566

    Intii jiif ku dawaneyso barnamijka qaraaxo like sar😂😂😂

    • @Madadaalomedia42
      @Madadaalomedia42 4 ปีที่แล้ว +1

      Zakaria Abdikadir adan th-cam.com/video/t1BH33yRZ_Y/w-d-xo.html

    • @amaalaragsan1557
      @amaalaragsan1557 4 ปีที่แล้ว +2

      Ani socod aakudawanoyaa 🤣🤣🤣

    • @daljirofficial723
      @daljirofficial723 4 ปีที่แล้ว

      @@amaalaragsan1557 amaad lee kuftaa adigoo dawanayo😁😁😁

  • @Hothoo
    @Hothoo 4 ปีที่แล้ว +438

    😭😭😭😭 Reer xamar Alle ha sharfo fartun dulqaad badanaa masha allh😭😭😭 Aadban idiin jeclahay walalahay from hargeisa❤️

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 4 ปีที่แล้ว +33

    Maasha Allah Fartuun waa gabar aad u wanaagsan oo aad u qiimo badan waxaan ka xumaaday sidan dhibka badan oo loogu qasbay in ay iska siibto calanka. Wlhi hadii aan dhaqaalo heysto maanta jijin dahab ah oo calanka Somalia ah ayaan ugu badali lahaa " Big respect Fartuun" aduunyada cizi iyo sharaf ku noolow aaqirane janno,🤲🙏

  • @yasminhajimohamed5984
    @yasminhajimohamed5984 4 ปีที่แล้ว +1199

    Inta naagta kabta laso baxeeso sugeeso Like isaar🤣🤣🤣

    • @user-gs1ux1il5v
      @user-gs1ux1il5v 4 ปีที่แล้ว +2

      Yasmin Haji mohamed 😂😂😂😂😂😂😂😂🤞🏼🤞🏼🤞🏼🤞🏼🤞🏼🤞🏼me too

    • @mohaqadar4766
      @mohaqadar4766 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣same

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 4 ปีที่แล้ว +2

      Markii lasogaliyo fadlan isobaaas

    • @ayaansandhool368
      @ayaansandhool368 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @timshow2240
    @timshow2240 4 ปีที่แล้ว +278

    Kuzali nabi mohamed hadaa jeceshay
    Fadliga bisha barakaysan awgeed

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 ปีที่แล้ว +435

    Inta sugeysay like 👇👇Abaayo kabley inta sugeysay😂😂😂

    • @fatmina4432
      @fatmina4432 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂

    • @caaishaxuseen8814
      @caaishaxuseen8814 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlh anaba sugi la is laantas hhhh

    • @xafsoqueen97
      @xafsoqueen97 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @truelife6820
      @truelife6820 4 ปีที่แล้ว

      Ha wlh hhhhh

    • @ATRAXofficial.
      @ATRAXofficial. 4 ปีที่แล้ว

      Aniga fartuun Mohamed waan wataa erayada la dhahaayo iyo dulqaadkeeda isma laha shaadiyo weey kadegan Tahey 🙏❤️❤️❤️❤️

  • @abdirahmanomar5614
    @abdirahmanomar5614 4 ปีที่แล้ว +33

    Wlhi for real gabadhan ilaahey janada meel anan eheen kabaha uguma siibo wa bil ramadaan🙏

  • @wiilkasanadka6078
    @wiilkasanadka6078 4 ปีที่แล้ว +171

    Dhal magaalo ma is qariyo walahi iney qoftan ciyaal war dhiigley tahay fartuun masha allah 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @fartuuncabdi7324
      @fartuuncabdi7324 4 ปีที่แล้ว +2

      Saas mii waa laga gartaa

    • @marriahassan2079
      @marriahassan2079 4 ปีที่แล้ว +3

      WIILKA SANADKA wardhigley dhiiga yaah

    • @abdirisaqdahirahmed4389
      @abdirisaqdahirahmed4389 4 ปีที่แล้ว

      Reer wardhiigley🙏🥰

    • @reerfarahabtidoon7957
      @reerfarahabtidoon7957 4 ปีที่แล้ว +2

      Run ahantii ciyaal xamar in ay tahay dadka dhibka xamar ku wada waa kuwa baabuur ku soo galay oo degan iskadigaya is ma qariyo dhal nagaalo one love reer war dhiglay Qasatan reer xamar jadiid ❤️❤️

    • @bibabooz1923
      @bibabooz1923 4 ปีที่แล้ว

      Reer farah Abtidoon magaalada Intee iska qasteen idinku dadka dusha ka saara hee dhal magaalo iyo naac naac Intee meesha ku heeesay aduunka idinka tagay

  • @nadirsmiler4678
    @nadirsmiler4678 4 ปีที่แล้ว +402

    Kan calanka somalia waaye habartey baan ka diidey 😂😂😂🇸🇴 liketa dhac ku sii

    • @faaisokhaliif7403
      @faaisokhaliif7403 4 ปีที่แล้ว

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

    • @mohamedxabeeb9163
      @mohamedxabeeb9163 4 ปีที่แล้ว +2

      Masha Allah calankena 🇸🇴💗🙏

    • @nimcoqoranemohamoud3487
      @nimcoqoranemohamoud3487 4 ปีที่แล้ว

      MasahaAllah

  • @hapoonchannel8700
    @hapoonchannel8700 4 ปีที่แล้ว +641

    Inta shadiya sharaf so dawatay like isaar

    • @saynabalisaleban2904
      @saynabalisaleban2904 4 ปีที่แล้ว +4

      Waaba ku haystaa baraka shaadiya iyo roosa cade wan soo dawaday 👍

    • @jalaatovlogs4495
      @jalaatovlogs4495 4 ปีที่แล้ว +2

      Shacdiyo wax ka qosol bdn wan so waye 😂😂

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 4 ปีที่แล้ว

      Roose cade soo daawo

    • @zaynabluul1888
      @zaynabluul1888 4 ปีที่แล้ว +1

      ar shadiyo gacana utage inba cadi ma aha

  • @Haraare
    @Haraare 4 ปีที่แล้ว +22

    Rer xamarka dad dulqaad badan in ay yihiin inta igu raacsan like ha saarto

  • @abdimalikmohamed2583
    @abdimalikmohamed2583 4 ปีที่แล้ว +281

    Adoo jiifa hadad daawanayso like dhackusii

  • @abdirizakjama8574
    @abdirizakjama8574 4 ปีที่แล้ว +282

    Qurux hadaad maqashid waa qalbiga sida gabadhaan - she takes everything from the positive side - smiling and laughing even in distress - MashaAllah - Fartun, qaali intee ku noshahay

    • @abdiwahaablibaaxlagde2453
      @abdiwahaablibaaxlagde2453 4 ปีที่แล้ว +3

      Muqdisho ayeey ku nooshahay

    • @Its.su3da
      @Its.su3da 4 ปีที่แล้ว +2

      💯💯tolerance at the highest level

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 4 ปีที่แล้ว +2

      wlhi abowe wa runta qurux waxba maha lkn qalbiga wuxu ka dhiga qof bulshada kuso hoydaan fartuun wa gabar aad udulqat bafan una qalbi qurxan runti xt meysan uqalmin fananimo wxey uqalantay wax kasharaf badan fananimo illahay wuxu yiri dadka qaar dabecad wanagoda ayaba janada geneyso dadka qarna waxy naar ugalayan dabecada xun darted mrka gabadhaan sidey udulqad badantahy waligey somali kuma arag qof lamid ah

    • @husseinomar2164
      @husseinomar2164 4 ปีที่แล้ว +3

      Fartun nambarkeeda halisoraadiyo

    • @saharaibrahim1922
      @saharaibrahim1922 4 ปีที่แล้ว +1

      @@quruxleyqalanjo5485 xaqiiqo waye abaayo

  • @xeyd2817
    @xeyd2817 4 ปีที่แล้ว +307

    inta kaheshay dulqaadka fartuun like iisaar

    • @zakariyeonline5407
      @zakariyeonline5407 4 ปีที่แล้ว

      gabadha fananada ah waxa la rabay ine sameeso biyo kulul ii keena tidhahdo kaddib indhaha uga shubto

    • @zakariyeonline5407
      @zakariyeonline5407 4 ปีที่แล้ว +1

      waa meel anshax iyo qadarin ka jirin astaan wlh

    • @zakariyeonline5407
      @zakariyeonline5407 4 ปีที่แล้ว

      qof walba iska soo galayo meesha bakaare miya meshan war sumcadina ilaashada astaan tv mise ceebtan ku jiresan mar walba

  • @sehansomalitube4083
    @sehansomalitube4083 4 ปีที่แล้ว +51

    Wlhi waa dulqaad badantahy Fanandaan inta ila argty Like iisar faraantiyaalki Waa wada bixisy😁🤣

  • @faatuqoslaaye7807
    @faatuqoslaaye7807 4 ปีที่แล้ว +477

    Dayax iyo khadr keyow inta rabta in sidan oo kale loo galo like kamuqda

    • @salaaniofficial5654
      @salaaniofficial5654 4 ปีที่แล้ว +9

      Dadkaas wey kibir badanyihiin kaftan iyo ciyar ciyar ma aqbalaan wan hubaa daqiiqad ma dulqadan karaan

    • @abdirashiidmohamed6651
      @abdirashiidmohamed6651 4 ปีที่แล้ว +4

      Already hada hawada waa lasoo galiyey ilamaha in dadka daawaday laga xanaajin karo

    • @ebroyurubebroyurub7551
      @ebroyurubebroyurub7551 4 ปีที่แล้ว

      Faryuun wlhiwakkkkkwlshy

    • @1millionsubscriberswithout619
      @1millionsubscriberswithout619 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirashiidmohamed6651 waxaa umaleynaa barnaamijka in laduubay kadibna la aruuriyey sababtoo si' aysan dadku ufiirsan ayagoo aan wax laga duubin

    • @sihaamyariisey3043
      @sihaamyariisey3043 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wlhi waan rabaa

  • @abdullahisaid3370
    @abdullahisaid3370 4 ปีที่แล้ว +87

    Msh Allah waligey qof somali ah oo gabadhaan lamid ah ma arkin dulqaad iyo aftahanimo ayee isku darsatay cimaamadeeda lama heesan karo ❤️

  • @awowejpeen3251
    @awowejpeen3251 4 ปีที่แล้ว +134

    Gabadhan wa dulqaad oo qof ah wlh 🤔✌❤ inta ila aragtay like

  • @drdollar7811
    @drdollar7811 4 ปีที่แล้ว +25

    Naag hadaad guursanesid Fartuun cml guurso, Allow gabdhahena sii sabarkii fartuun iyo barajiii cml

  • @ismaacilxusen3717
    @ismaacilxusen3717 4 ปีที่แล้ว +405

    Iney astan markii ogu horesay barmamish fcn la imatay hadaad amin santahay like saar

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว +2

      Tv mbc ayaa soonka sameen jirtay astaana tv soomaalida
      uhorayaa carbta ayaan kadaawanjiray

    • @Luul15
      @Luul15 4 ปีที่แล้ว

      Ismaacil Xusen Haa lkn carabteey ka soo copy gareeyeen asoo carabi daawady

    • @ismaacilxusen3717
      @ismaacilxusen3717 4 ปีที่แล้ว

      Miyaa maba u maleyn marnaba ani

    • @BUYSMART.2018
      @BUYSMART.2018 4 ปีที่แล้ว

      M.a fanaanad inaba cadi aheen
      Dulgaaad ayeey ledahay
      Daeeecada la sheegayana waa dulqaad

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 ปีที่แล้ว

      @@Luul15 hhhhhh copy lama dhaho qofyahee waa daalanthy

  • @drsnihaalhassan5439
    @drsnihaalhassan5439 4 ปีที่แล้ว +189

    abayo kablay inta ila sugi la' like👍

  • @dal-xoreeye1030
    @dal-xoreeye1030 4 ปีที่แล้ว +213

    Gabar Sidaan udulqaad badan o wadani ah Allah ha ii sahlo madaxa saaran lahaa❤💘

    • @amuunafrica3437
      @amuunafrica3437 4 ปีที่แล้ว +3

      Ilaah haku sahlo insha alah

    • @Shamuuri_official393
      @Shamuuri_official393 4 ปีที่แล้ว +2

      @@amuunafrica3437 aamino subscreibe aan ku saaray jinkax waaye abaayo

  • @daahiryare9742
    @daahiryare9742 4 ปีที่แล้ว +112

    Alow waa bil ramadan ee noo sahal carur iyo xaas sidaan u duqaad badan 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @dr.nasiib5466
    @dr.nasiib5466 4 ปีที่แล้ว +181

    Xanaaq la'aan ayee ku dhameeysatay barnaamij-ka iyada oo aan wax dagaal ah galin maasha'allah allow dulqaadka u siyaadi inta ka aradana allah ha siiyo

    • @alisoma4674
      @alisoma4674 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe ii samey

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 4 ปีที่แล้ว +2

      @@alisoma4674 waan kuu saaray bro

    • @alisoma4674
      @alisoma4674 4 ปีที่แล้ว +1

      Dr.nasiib 546 waan ku arkey bro thanks ❤️❤️🇸🇴

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 4 ปีที่แล้ว +1

      @@alisoma4674 adigaa mudan bro

  • @ahmedhirsi5968
    @ahmedhirsi5968 4 ปีที่แล้ว +115

    I have never seen such kind of tolerance that she had for the last 15yrs, god bless you sister. You make me happy bcz of your tolerance. Mansha allah

    • @jiijodaud4412
      @jiijodaud4412 4 ปีที่แล้ว +4

      Wlhi fartuun dabeecad io dulqaadaa ku dhamaaday

    • @jiir
      @jiir 4 ปีที่แล้ว

      15 years

  • @mankamohamed277
    @mankamohamed277 4 ปีที่แล้ว +138

    Dadka commentiyada aqrinayan
    Tamam🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 4 ปีที่แล้ว +247

    Aan kusalino xapiipkena moHamed sçw🌹♥️🙏

  • @zaharentertainment225
    @zaharentertainment225 4 ปีที่แล้ว +112

    MashAllah fartun qurux intey islahayeen prank kusameyaa iyagii ayeyba prank kusameysay waayo sidey rabeenba umanoqon qosol bey ogabaxday 😂😂😂 qoftan waan kuhaystaa wllh....

  • @Gilaawe
    @Gilaawe 4 ปีที่แล้ว +113

    *DULQAADKU HADUU QOF YAHAY QUDHAADUU NOQON LAHAA* FARTUUN ❣🇸🇴

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +296

    Fartuun Maxamed Waxaan u Hayaa Haa
    Dholacadyn 100%100✔
    Reer Magal 100%100✔
    Wadaniyad 100%100✔
    Dulqadka 100% 100✔ok
    Dhagaysiga 100%100✔
    Ixtiraamka 100%100✔
    Gabadhaasi Iga Gaadhsiiya Ramadaan Wanaagsan Fartuun Maxamed Abubakar Mahadsanid.

    • @fartundahirabukar2646
      @fartundahirabukar2646 4 ปีที่แล้ว +4

      Tayo Qaran magaca fartun hadanahay wlh waa sax

    • @boqorkabandarka7385
      @boqorkabandarka7385 4 ปีที่แล้ว +1

      90%dulqaadka

    • @maskiiinalle7453
      @maskiiinalle7453 4 ปีที่แล้ว +1

      Dulqaadka💯💯💯💚🇸🇴👍🏽👈🏾

    • @theclicks7134
      @theclicks7134 4 ปีที่แล้ว +2

      Heesha xaraanta haddi iska daysane kabasii fican😍😍😍

    • @tayoqaran.1446
      @tayoqaran.1446 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fartundahirabukar2646 waa sidaa abaayo sidaas oo ka sii wanaagsan kuu rajeenayaa

  • @mohamedbainahnaafic8279
    @mohamedbainahnaafic8279 4 ปีที่แล้ว +33

    Fartun masha Allah... Wallhi waxaad mudantahy bilad sharaft qufka ugu dabecada wanagsan aduun...... Alle haku xifdiyo😍😍😍

  • @xamdimohamedxirsi1884
    @xamdimohamedxirsi1884 4 ปีที่แล้ว +126

    Faqadow ma baxdidoo murugaa tahee😂😂😂😂 rawaahu shaadiyo sharaf

  • @abdiwahabamumin7824
    @abdiwahabamumin7824 4 ปีที่แล้ว +220

    Aniga Xariif kursiga laimada an jeclahay kaasaa qosol socda weye😂😂😂

  • @mohamedabdisalam7263
    @mohamedabdisalam7263 4 ปีที่แล้ว +123

    War nagta kabta la baxeysa noso kaliya 🤣😂😂 waan sugi la ahay wlhi 🤣

    • @yusra11_
      @yusra11_ 4 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣🤣plhi ani xitaa sugi la.ahay😂😂🤣🤣

    • @mohamedabdulkadir4953
      @mohamedabdulkadir4953 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Abdisalam 🤣

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yusra11_
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi

    • @cazminalka2741
      @cazminalka2741 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh haa wlhy so shaqsada dheh

    • @sahraali5291
      @sahraali5291 4 ปีที่แล้ว +1

      Tamaam waala Soo galinaaa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +19

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙💖💖💖🎁🎁

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 4 ปีที่แล้ว +42

    Fanaanada ugu dulqaadka bdan iney qoftan thy yaa igu raacsan👌 inta Dambeyso👍

  • @zabriinamohamed4269
    @zabriinamohamed4269 4 ปีที่แล้ว +75

    wlhi wax walba oo dhaca calanka somalia bixi cid aan ka yeelayo majirto 🇸🇴🇸🇴❤💋 aduunka u jeclahay calan keyga
    gabadhaa dulqaadka ayaa ka batay m.a

    • @shukrisherif7693
      @shukrisherif7693 4 ปีที่แล้ว +2

      Zabriina Mohamed wallaahi waa guku raacsanhay marna masii bileheen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴

    • @nadiiradagan1751
      @nadiiradagan1751 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax walhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      @@shukrisherif7693
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah igu caawi

  • @anfasalad7448
    @anfasalad7448 4 ปีที่แล้ว +112

    Alla barnaamijkan yaa farxiya kabayare keena wlhi labo nin cml la isku feeri lahaa Jah😂😂😂

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 4 ปีที่แล้ว +24

    DUMARKA WA WADA NAXRIIS IO DULQAAD ILHOW INOO XAFID🤲♥️
    DUMARKENA SOMALALIYED🇸🇴🙏♥️

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 ปีที่แล้ว +273

    Best prank in uu yahay hadaa aminsan tahay
    Like ta ha i La Dhaafin👍👈

  • @Dalmar66
    @Dalmar66 4 ปีที่แล้ว +101

    Masha allah somali oo dhan hadeey qoftaan camal ahaan lahayeen hormar ayeey gaari lahayeen inta igu raacasan Aan idinka dareemo

  • @crahmanshiine4743
    @crahmanshiine4743 4 ปีที่แล้ว +234

    midka kurisiga aso wato so galo inta
    jcl like i sara

    • @zizuhrezvlogs9644
      @zizuhrezvlogs9644 4 ปีที่แล้ว

      hahahaha walai qosol aa iga keente aso afarta qoob kusocdo uso galaaa

    • @akassimkassim3252
      @akassimkassim3252 4 ปีที่แล้ว +2

      Baruud waa ciyaaryahan qaran xulka iyo kooxda Elman so metalay

    • @shadiyaabdullahi8617
      @shadiyaabdullahi8617 4 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣😂🤣😂😂😂 haa haaji dheere walaga deeyriyay😂

    • @razmi4568
      @razmi4568 4 ปีที่แล้ว +1

      Kaas anaaba ka xanaaqay kkkkkkkk hada waa bartau😂😂😂

  • @amaalhassanamaalhassan2593
    @amaalhassanamaalhassan2593 4 ปีที่แล้ว +27

    Daayx hdi ladhaho sidaan mxa isku cadesaay waaa ordaaay 😂😂😂😂😂

  • @boqolgeelechannel2961
    @boqolgeelechannel2961 4 ปีที่แล้ว +142

    wlhi gabadhan happy waaye dhibceheda hala siiyo xanaaq adaaba shegayo 😀
    fartuun iyo roose cade waa ka baxsadeen 👌
    shadiyo sharaf wa ku dhacday 🤑

    • @hamdaabdule71
      @hamdaabdule71 4 ปีที่แล้ว +4

      RIYO intertainment and vlogs shahdiyo qosol socdo ayu ahay prank kega lagu sameyay wan ku hesta hal sac ayan qos layay shadiyo wa iga qoslisay runti haba xanaqde 😂

    • @ugbaadabdalla3599
      @ugbaadabdalla3599 4 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @sucaadmacalincilmi5731
      @sucaadmacalincilmi5731 4 ปีที่แล้ว +1

      Shaadiyo waa lagu bilaabey lkn tan wey ogtahay shaadiya sharaf aankuso heystaa waa gabar dhiigleh

    • @anisoshardi1725
      @anisoshardi1725 4 ปีที่แล้ว

      Sax Waxa logu so hormariyay shadiyo waye iney soojidasho yelato 🙏🙏

    • @princessbella9378
      @princessbella9378 4 ปีที่แล้ว

      @@sucaadmacalincilmi5731 prank kigaan mar hore ayuu ahaa video yada wala keydiYay wll ramadanka markuu soo dhawaa ayuu ahaa barnaamijkaN hada anaga naloo soo daaYay

  • @iqrosharf805
    @iqrosharf805 4 ปีที่แล้ว +80

    Wlhi waa idin jeclhy kusali nabiga wllo lke isaara

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 4 ปีที่แล้ว +45

    masha Allah fartuun way ka baxday xujadii lala doonayey inay xanaaqdo oo waxay muujisay degenaan waxkasto lagu xujeeyana way oofisay dulqaadna way muujisay waa guul iyo gobanimo ay muujisay qofkii guursadaa nasiibleh fartuun ,hadii laqabana ninka qabaa allah wanaag iyo gabadh degen nasiib aan cidi helin guul uga dhigay waa waxay rag isku dhaafaan from Hargeysa

  • @xamza55x40
    @xamza55x40 4 ปีที่แล้ว +41

    Masha Allah gabadhan baari waaye inta igu raac san like iisaar

  • @cadekacadeofficial2546
    @cadekacadeofficial2546 4 ปีที่แล้ว +66

    War ani waxan sugi la ahay xariifka bidarta leh oo suudka cad wato yaa ila mida😂😂😂😂😂😂

    • @najiibabdiisse1773
      @najiibabdiisse1773 4 ปีที่แล้ว

      Ani bro laadirka caadi suudka cad caadi mahan

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 4 ปีที่แล้ว

      Aniga waxaan sugi la ahay
      Fartuun balbalaarka
      Sharma poy
      King araash
      Qadar keeyow
      Dayax dalnuurshe

    • @ayubbashi8692
      @ayubbashi8692 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed jamac ladhahaa

    • @salmabila6099
      @salmabila6099 4 ปีที่แล้ว

      Hhh anigah iyo xabad kabta lasoo baxaysa

  • @AbdiJama1
    @AbdiJama1 4 ปีที่แล้ว +105

    wlh ninkan actor caadiya weeye war yaa ila taagera
    ✌🏽✌🏽

  • @Fasaxayste
    @Fasaxayste 4 ปีที่แล้ว +47

    Wallhy waan kahelay fanadan dulqadkeeda inta kaheshay like tiina

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 4 ปีที่แล้ว +62

    Fartuun I have a huge huge respect 4 U meel kasto aa joogtid Illahay SWT hakugu nabadgaliyo
    Respect 🙏🙏🙏🙏

  • @salilcade3856
    @salilcade3856 4 ปีที่แล้ว +44

    Gabadha ugh dulqaadka badan ee aan arko ABID .....ALLAH hakuusiyaadiyo FARTUUUUUN😇😇😇😇😇

  • @umunihaal9837
    @umunihaal9837 4 ปีที่แล้ว +84

    Dulqadka Haduu Qof Yahay Qudhaaduu Noqon Lahaa Abyo👸❤❤❤❤🇸🇴❤❤❤❤

    • @abassrage7934
      @abassrage7934 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa wallahi mashaa allh ilaahi ha ku xifdiyo abaayo

    • @umunihaal9837
      @umunihaal9837 4 ปีที่แล้ว

      @@abassrage7934
      Aamin Wll Dhamanteenaba

  • @shukrimuqtar463
    @shukrimuqtar463 4 ปีที่แล้ว +182

    Masha allah gabadhan dulqaadeda oo kale allow isii runtii Fartuun samirkga Illahay janada fardowso hakugu bedelo malinta qiyaamo

  • @b-mb-m4247
    @b-mb-m4247 4 ปีที่แล้ว +18

    Allow wa bil ramadan gawar san u dulqad badan calaf i kugu dar iyadanah allah u siyadsho 🙏🏾💯

  • @abdulwahidaden6462
    @abdulwahidaden6462 4 ปีที่แล้ว +64

    This lady made me cry.she is very humble😭😭😭😭

  • @alijarato2613
    @alijarato2613 4 ปีที่แล้ว +261

    Kan kursiga inta jecel like saar

  • @maithaupdymohamett5692
    @maithaupdymohamett5692 4 ปีที่แล้ว +52

    Qof dulqad leh ba meshan jogi karo inta ka yabtay mrkay faraantiga siibtay dulqadkeda like 🤣🤣

  • @mohamedodowaa7067
    @mohamedodowaa7067 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhan fanaanada ilbaxnino qotodheer ayaa ka muuqata dulqaad badan iyo daganaan saa'id ah ayey leedahay qof magaalo jooga waalaga fiican yahay in uu xanaaqo 👌👏👏 gabadhani way idinka badisay reer astaanoow

  • @abdullahinur7354
    @abdullahinur7354 4 ปีที่แล้ว +89

    Kkkk naagtan ine ragan ayaga ka xanajisy aamin san like ta kkkkk

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 4 ปีที่แล้ว +153

    Farxiya kabayare Waxaba way isdulsari Lahayd kkkkkkk inta Ila fikirkaa Like

    • @Amuur0
      @Amuur0 4 ปีที่แล้ว +2

      Adan wa runta fera ka dhici lahaa

    • @cabdiraxman9118
      @cabdiraxman9118 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @anfachassan385
      @anfachassan385 4 ปีที่แล้ว +2

      ninkey feri lahayd wale😆😂

    • @farxiyonuur3156
      @farxiyonuur3156 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @najax-cl9kt
      @najax-cl9kt 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi haa hhhh

  • @ibrahimamoud7862
    @ibrahimamoud7862 4 ปีที่แล้ว +184

    Whl afka reer hamarka wan ka hela wan jeclhy somaliya inchallah wan imandona from Djibouti

  • @musaahmed5319
    @musaahmed5319 4 ปีที่แล้ว +40

    If the tolerance is not staged then I highly admire the blessing of her tolerance.

  • @quenaziiza220
    @quenaziiza220 4 ปีที่แล้ว +131

    Inta rose cade ogatay inu dagan yahay like dhc igu siiya✋

  • @hindisahajaceylkagl7458
    @hindisahajaceylkagl7458 4 ปีที่แล้ว +29

    Gabadhaan dulaadkeda iyo qosolkeda isoo jitay yaa igu raadiyo oo tola❤❤❤❤❤

  • @ilhanileys960
    @ilhanileys960 4 ปีที่แล้ว +94

    Dulqad miran weye mansha allah gabadha kapta ino so daya😂

  • @Samiirkey
    @Samiirkey 4 ปีที่แล้ว +7

    Fartuun marka hore aad arkesid wajigeda waxee u egtahy qof xir xiran oo xanaaq badan
    Balse qof qalbi wanagsn waye oo dacad ah masha allah
    Wana gabar funny ah
    Dulqaad badana

  • @nasiibthebosslady5477
    @nasiibthebosslady5477 4 ปีที่แล้ว +55

    Ayoo Ayoo😂😂😂
    Ninkaan inta kayaabtay oo kuheesato like😂😂😂wlhi Qosol socda waaye😂😂😂😂

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 4 ปีที่แล้ว +122

    Aniga nagta kabta laa soo baxaday an raba🤣🤣🤣

  • @sacdiyoali2128
    @sacdiyoali2128 4 ปีที่แล้ว +50

    Fartuun Qof wanagsan oo dulqad badan waye masha allah, Yaa iwacday qosol iga dhameyey, Camero-manka Dhiblow wye 😂😂😂🤗

    • @shadiyaabdullahi8617
      @shadiyaabdullahi8617 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga wlhi cameramanka ciilkisa ila hada wuu ihayaaa wlhi masexan karo xitaa😂😂😂😂😂😂😂

    • @sacdiyoali2128
      @sacdiyoali2128 4 ปีที่แล้ว

      @@shadiyaabdullahi8617 Waxa waye Dadka Afsomaliga xun oo dhaqsi laga xanaaqo hadalkoda 😂Ani doqega wye Fur jijinta ku yeh 😂😂😂🤗Asi iyo cameradisa isku garaaci lahaa wlhi

    • @shadiyaabdullahi8617
      @shadiyaabdullahi8617 4 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyoali2128 majecli wlhi dadkaan si kasta igula kaftan lkn majecli dadka af somaliga xun😥😫ufff

  • @sadamnoormatan324
    @sadamnoormatan324 4 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah gabar dulqad iyo Samir leh waye🙏🙏🙏inta coment keyga araktay like daac kusi☝️😘😘

  • @miskishvlogs8219
    @miskishvlogs8219 4 ปีที่แล้ว +55

    Intaa dulqadka roose Cade kaheshe like 💋♥️♥️♥️

  • @bakarmoha9426
    @bakarmoha9426 4 ปีที่แล้ว +140

    Qovtan fartuun ah inay hal heesteyda aytahay tamaam inta ilaa aragtay like dhac dhac ku zii.👈👍

    • @nadiiracumar137
      @nadiiracumar137 4 ปีที่แล้ว +1

      afsoomaaliga ilaaali qoraalkiisa wll

    • @bakarmoha9426
      @bakarmoha9426 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nadiiracumar137 taas shaqo kuutalo mahaan Ee shaqada raaco oky.👈

  • @nimcokeyf55
    @nimcokeyf55 4 ปีที่แล้ว +166

    Waxaan sugi LA ahy gadhada gabta soobsxsaneeso inta ila qabto like haiisoo saaraan

    • @shaka214
      @shaka214 4 ปีที่แล้ว

      Mushtaq Said haa😂😂😂

    • @faisohussen2460
      @faisohussen2460 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi tasa raba ani😁😂

    • @ugbaadabdalla3599
      @ugbaadabdalla3599 4 ปีที่แล้ว

      Ani waa dhararooyaaa qoftaas 😃😃😃😃😃😃

  • @faisalahmed950
    @faisalahmed950 4 ปีที่แล้ว +21

    Gabadhan Mashallah Waa degentahay this is the kind of people we want at home lakin qolada wax duubeyso waqti dheer ayaad geliseen in aad so gaabisaan ayaa wanaagsaneed

  • @mohafarzaamo4709
    @mohafarzaamo4709 4 ปีที่แล้ว +55

    Inta ila argty in fartuun qof dagn tahy like

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale5937 4 ปีที่แล้ว +57

    Ilaahow qoftaso kale mustaqbalka isiii oo sowjadeyda ka dhig sxpyal aaminta iiraciya❤

    • @abdirahmaansagaale5937
      @abdirahmaansagaale5937 4 ปีที่แล้ว

      @@fartundahirabukar2646 ee wllo qli frtuun adi lambarkeda iiso dir ok shaqo wcn

    • @hamdixaaji6937
      @hamdixaaji6937 4 ปีที่แล้ว

      aniga ah tan cml hhhh

    • @fartundahirabukar2646
      @fartundahirabukar2646 4 ปีที่แล้ว

      Abdirahmaan sagaale adiga kada so dir

    • @fartundahirabukar2646
      @fartundahirabukar2646 4 ปีที่แล้ว

      Hamdi Xaaji 🤣🤣🤣wlh ma hubta dadka badan way isfanshan sida mahan .markasta qof tas dawecada leh dadka ayee rali galisa marka qar nafteda ayeeye sisa mana u ficna waa noca dadka ku tumto maskin allaah ka baqayso marka hada jeceshay abyo kali allaah ka cabso umadisana nawad gali Asc

    • @hamdixaaji6937
      @hamdixaaji6937 4 ปีที่แล้ว

      @@fartundahirabukar2646 waxa itiri alle kacabso umadisana nabadgale yacni qoralkeyga qaladkafahanta umaleynaa sharafeya

  • @ramadanmusse4457
    @ramadanmusse4457 4 ปีที่แล้ว +56

    Walahii gabadha ninka hela wa niin nasiib leh wll wan ku salamay illahay ha sharfo gabadhaha somaliyeed

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 ปีที่แล้ว +3

      Ramadan musse abowe mcn subscribe isaar plz

    • @sayidcumar9960
      @sayidcumar9960 4 ปีที่แล้ว +1

      @@tuushofficial6289 abaayo wan kusaray

    • @sayidcumar9960
      @sayidcumar9960 4 ปีที่แล้ว +1

      @@tuushofficial6289 horay usoco abaayo

    • @faidochannel7486
      @faidochannel7486 4 ปีที่แล้ว

      @@tuushofficial6289 tush isar adna

    • @sultanabdikadir4014
      @sultanabdikadir4014 4 ปีที่แล้ว

      It's truth she's good wife

  • @Mariam-jy2rx
    @Mariam-jy2rx 4 ปีที่แล้ว +3

    Daacad u qoslay😂😂😂Fartun samideey wallahi waa qof sharaf badan ilaahey ha dhooree hadaa xanaaqo maba hadlo ayeey dhahday Aniga neh saas ayaa ahay wallahi dulqaad ka neh wax ilaahey bixiyo waaye la iskama helo adoo u jeedo daganaasho iyo wanaag inaa doorato xanaaq waa laga fiican yahay inteey qosleeysay wallahi Fartun aneh Waan iska qoslaayeey sharaf iyo karaamo ayaa mudan tahay Fartuneey♥️♥️😍🙌🏽Ramadan Kareem

  • @batoyareofficial9931
    @batoyareofficial9931 4 ปีที่แล้ว +71

    Dharga iska siib hadaan ku dhaho ka wrn. Yaa ila arkay fartuun 😂

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 4 ปีที่แล้ว +30

    Waxan aad oga heelay sidaad calankada Footscray 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴keep going my sis💋❤

  • @aizhaadiamond5747
    @aizhaadiamond5747 4 ปีที่แล้ว +52

    Kun like hdaa heli lhaaa 😢😢😢👍👍👍JaH lkn 20 xtaa mhelaayi sorry 😠

  • @dalxemohamed5718
    @dalxemohamed5718 4 ปีที่แล้ว +10

    ان تكون ايجابي شي صعب جدا.....ماشاءالله.... الفنانة فرتون اخذت كل كلمة قالها الرجل بجهة الإيجابية....وبعدين ما قدرو كلهم يخلوها تزعل بسبب اعصابها الباردة ماشاءالله عليها😍

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 3 ปีที่แล้ว

      اي والله
      باااااارده بشكل مو طبيعي😍

  • @realwaryawarya2126
    @realwaryawarya2126 4 ปีที่แล้ว +32

    Wa codzi khadar keeyow no keena wn u xiiza qbna inta jcy keeyow zidyda o kle like ta iga dhza

    • @aishaabdullahi9699
      @aishaabdullahi9699 4 ปีที่แล้ว

      Ee qadarkeyow wuu ogaaday

    • @realwaryawarya2126
      @realwaryawarya2126 4 ปีที่แล้ว

      @@aishaabdullahi9699 zorry angba mr ayn iz dhhy amu ogdy oo uu dawdy

    • @ninmadownaagtiisa1332
      @ninmadownaagtiisa1332 4 ปีที่แล้ว

      @@aishaabdullahi9699 Ramadan ka hor ayaa barnaamijkaan la duubay saas u ogaada 👍👍👍

    • @haniyusufilmi9754
      @haniyusufilmi9754 4 ปีที่แล้ว

      Barnaamijkaan inta usan ramadaan ka bilaabin ba la duubay

  • @alimohammedabdiqadir5662
    @alimohammedabdiqadir5662 4 ปีที่แล้ว +163

    Shekada markey meshan mareyse shadiya tolkeda ayey wacatey 😂

    • @abdikarimhurrefarah1834
      @abdikarimhurrefarah1834 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh sacdiyo waxay wacatay team qaraabadeeda ah

    • @sadikshafat7544
      @sadikshafat7544 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh shaadiya dulqaadka ayay D ka wadataa

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @Its.su3da
      @Its.su3da 4 ปีที่แล้ว

      Sadik Shafat 😂😂😂even E

    • @ayancumar1464
      @ayancumar1464 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @abdihakimabdinasir9612
    @abdihakimabdinasir9612 4 ปีที่แล้ว +52

    Qoftan walaahi dulqaad bay leedahay ilaahay hasoo hanuuuniyo

  • @mohamedadow5714
    @mohamedadow5714 4 ปีที่แล้ว +8

    Beauty with brain, her calmness in the midst of chaos is superb.

  • @yaphidwarfaa566
    @yaphidwarfaa566 4 ปีที่แล้ว +48

    Xarifka camera manka ah shaadiyo sharaf in laagu yeero wye. 😂😂💯

    • @Safwaan-vb8dp
      @Safwaan-vb8dp 4 ปีที่แล้ว +4

      Xashiishu cabaa aaa la dhahaa wllhi wuu iska amusa naag dhiigle weyan shaadiyo😂😂

    • @zakimuuse9995
      @zakimuuse9995 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh shaadiyo sharaf ayaa meel kaas iska saartay

    • @yaphidwarfaa566
      @yaphidwarfaa566 4 ปีที่แล้ว

      Ganadhan uu manta dhan iska waabsanoyaa

  • @fatimabuuwechannel3962
    @fatimabuuwechannel3962 4 ปีที่แล้ว +115

    Wllhi shadiya dul qadkeeda beenuu ahaa Masha alah fartuun ilahey hakuu siyadiyo dul qaad waa leedahay gabdha Somalia dulqad malaha maxaa lodhahay hilib geelkA aaka batay shadiya iyo Fartun aakujira Masha Allah gabdheheena ilahey hanoo xafido

    • @samiraahmed9328
      @samiraahmed9328 4 ปีที่แล้ว +2

      Amiin alle ha xfdyo wale gabadhan ilhy dulqad waa siyey si kasto xuman kujirtu ula hadlay hadana kamay xanaaqin

    • @maanabdullahiahmed874
      @maanabdullahiahmed874 4 ปีที่แล้ว

      AAMIIN WALAASHAY QALI

    • @abukaribrahim1843
      @abukaribrahim1843 4 ปีที่แล้ว

      Beautiful sister masha Allah

    • @shukrimohamoud5693
      @shukrimohamoud5693 4 ปีที่แล้ว

      Fatima buuwe channel 😊runtaaa

  • @ciiltireofficialchenal6306
    @ciiltireofficialchenal6306 4 ปีที่แล้ว +75

    HeeR XaMaRKu Waa DaD WaCaN
    Oo AaN BuFiS iYo XaNUUn MiDNa
    Ku JiRaN oo AD DuLQaD BaDaN✌✌

  • @abdiraxmaanawil9708
    @abdiraxmaanawil9708 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhaan wa Dulqaadkii oo ah qof mansha alh,
    waxa u dheer qalbi furnanan iyo kafatan buuxa💝.اللهم اجعل خير