mnsha allah tabarakallah Sayid Ali Kuukaay degaan respect iyo waliba dulqaad xad-dhaafa oo waliba u dheertahay wayeelnimo iyo naxaiis runtii wan bogay dabeecadiisa waa qofki labad aan u qushuucay ilaa intii aan dawanayey barnamikan marka laga yimado sumaya
"Haddii aad shalay haysatay qof kula wadaaga farxadiisa Maantana aad noqotay qof kaliya ha Murugoon khaladka aad gashay ayaa ah in aad farxadaada ku xirtay noole dhiman kara ama kaa tagi kara isbar in aadan qofna noloshaada ku xirin".
My coach Masha allha tabarka allha dulqaadka iyo naxariis iyo Aabo iyo wllnmo Jidka wanag san nabaray Ayaa tahay Ale ku xafido sayid ali kuukay taariq baal Dahab igu jirataa l miss u my coach ⚽️🏀🤾♀️❤️🌏
Waji laf afsoomaaliga adoo yaqaaan maxa English ku falee dadka wax usoo qoreyso waa somali wiilka kuu soo jawaabay isago English ka yaqaan ayuu luuqadiisa ka doortay inu kuugu so jawaabo flight 13 maa thy
Ninkaan aqoon gaar uma lihi balse social media-yaha baa marmar ku arkay balse maasha'alah waa nin dulqaad iyo aqoon ka muuqato oo degan bro saas ku soco ban leeyahay
Qofki ugu fiicna abid uguna kheyrka badna ugu aqoonta badna uguna xishoodka badna Eebe inta uu abuurey wa Nabi mohamed ﷺ SCW ❤❣👏🏽
عليه الصلاة والسلام ❤
Scw
Scw scw scw ❤❤🤲🤲🤲
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
mnsha allah tabarakallah Sayid Ali Kuukaay degaan respect iyo waliba dulqaad xad-dhaafa oo waliba u dheertahay wayeelnimo iyo naxaiis runtii wan bogay dabeecadiisa waa qofki labad aan u qushuucay ilaa intii aan dawanayey barnamikan marka laga yimado sumaya
Wiilkaan(sayid ali )waaya arag waaye masha Allah. Nin rag masha Allah, sabar badni 👍👍👍👍👍 🇬🇧
Mashaallah kuukaay aqoon umalihi lkn dabeecad cajiib eh ayuu alle siyey qufka haduu educated yhy waa wada legend Mashaallah
Waa tababare hadane wax bartay
Masha Allah waa nin aqlaaq lagu soo koriyay oo reer magaal ah somalia dadkaas waaku yaryihiin
Sayid Ali Kuukaay guul iyo gobanimo ilaahay hakuu siyaadiyo dulqaadka
Mashallah kuukaay waad ka guuleysatay tiim astaan daganaanta dulqaadka ilaaheybaa kugu maneystay mashallah wll ilaahey nimcadaasi hakuu daayo aamiin
Muaxuu qabta ninkan
I didn't watch any of these series until tonight and it was worth it sayid Ali kuukay eebow keep being u 👌🏾🤴🏾🥰
"Haddii aad shalay haysatay qof kula wadaaga farxadiisa Maantana aad noqotay qof kaliya ha Murugoon khaladka aad gashay ayaa ah in aad farxadaada ku xirtay noole dhiman kara ama kaa tagi kara isbar in aadan qofna noloshaada ku xirin".
Ninkani waa cajiib! Cabitaankii cusbada loogu soo daray waa qariyey
👏
Raganimo ayaa Bari la yidhi hala qeexo 6 bil oo la gorfaynayey waxa raganimo lagu soo koobay 2 qodob
1-Deeq
2-Dulqaad
Sayid Ali big respect wll 👏
Very reserved guy MashaAllah. He is very calm and collected he didn't see violence as away of settling the dispute.
Dulqaadkii oo qof ah
Manshallah Manshallah Manshallah 🥺wlhi wax kaloon dhaho Garanmaayo waa heypad Allah bixiyo dulqaadka he’s very calm and humble 🥰
Masha allh siyid cali kuukay dagannta dulqadka farxada allh kugu manestay allh ku dhowr
Mr cali kuukaay wa iska jeclahay ninkan illahey ha xafidee 2019 maruu qarax ku dhawacmaa ogaay Alxmdullillah hadu Caafimaad qabo illahey ha usiyaadiyo.
Masha alaaah runtii waa wiil dulqaad iyo qadarin alle kumanaystey
Masha alaaah
alla wilkan ficana masha allah wlh waa qof yaqan qimaha shaqalaha sayid m.a
Qof daacad ah degen dulqaad bdn kaftan bdn ayuu ahaa shaqsigaan maasha Allah waan ku wadanaa sxb.
Nin dabeecad wanaagsan oo dagan, Masha Allah waa nin cajiib ah, qof sidaan oo kale ayaa loo baahan yahay.
Wooow masha allah tabarakallah 😁😁😁❤️🙌
Mashallh tabrak allh wilkan allha xifdiyo ❤️❤️❤️❤️❤️
Allahu akbar Wiilkan qurux iyo deganan ayuu isku darsaday manshallah
Asc masha allah sayid cali nin culus masha allah markale ilahay hakudayo somali sanalagarabaa ❤❤❤❤❤
Wlhi waa dulqadkiyo qofaa masha Allah Kan isoo raadiya haduu San xaasle aheen
waa Reer shibis xaas iyo caruur ayuu leeyahay
Mashallah waa qof aad u xasilan
Masha allah indr Sayid Cali Kuukaay Dulqaadkii oo qof baa thy😘👏
Xishoodka iyo daganaanta 100% wye
Masha allah
My coach Masha allha tabarka allha dulqaadka iyo naxariis iyo Aabo iyo wllnmo Jidka wanag san nabaray Ayaa tahay Ale ku xafido sayid ali kuukay taariq baal Dahab igu jirataa
l miss u my coach ⚽️🏀🤾♀️❤️🌏
Hani habo waan ku salaamay
Masha allah wiilkaan ixtiraamkii oo qofa waye🥰
Ma’Shaa’Allah Kuukaay dulqaad ayuu leehay ilaah haxafido lkn ani number one inta aa fiirsanaaye barnaamijkan qaraaxo bilaaaw ilaa hadda 3 qof aaa uggu dulqaad badnaayeen Bisle Hassan number one dulqaaadkii oo qof ah Ma’Shaa’Allah, number 2 waxaa ka dhigay Xirsi Ma’Shaa’Allah iyo number 3 Sayid Ali Kuukaay Ma’Shaa’Allah waa dad daggan haddana dulqaad leh Ma’Shaa’Allah ✊🫡 👏 waxaa sidoo kalle mahad cellin muddan Astan Tv oo barnaamijkaan marwalba juhdi iyo waqti gelliso Ramadan walba waxaa idin leeyahy keep going guys 👍 great job 👏
Seyid Ali is a few people whose character owns millions prizes
Caawa seyid cali kuukaay la soo qabtay nin weyn😂😍
masha Allah tabarakalllh dulqaadka wahibo allah baxsho
Masha allah dulqaad kii oo qofa🌹🌹🌹🌹🌹🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌻🌻🌻🌻🌻
MashaAllah he is so calm collected
Ninkan nin weyn waaye MashaAllah
Masha Allah sayid cali
Mashallah kuukay qof dulqaad iyo damiir danqasho dadka bahiyaha gaarka qabo ah nolow ugaas
The coolest guy wow masha Allah
War ninkaani waa cajiib 😂😂😂
Masha Allah
Masha Allah qof qaali ah wayey kukaay
Waa ninkii ugu dabeecada wanaagsanaa intaan daawanayay barnaamijkan👏
Wllhi sayid Ali dul qaadki oo Qof ah waaye
Maa shaa allah sayid Cali kuukaay alle hauziyadiyo dulqaadka anigane alle haisiiyo dulqaad bdn 🤲🤲🤲
Masha alh sayid ali kukay cimrigaa ha jiro daganaanta 100% masha alh waka baxsatTy
Legend hadaa ma qashay kuukaay waye wiil dulqad badan 100% M.a
Sayid Ali masha Allah bro
What a humble guy#
Dhola cadeen tisa ayaba wax walbe dabici ka dhigtay masha allaah🤍
Oo cadaa Masha allah dhaha
Kuukaay masha Allh nin aad u degan dabeecad qurux bdan leh .
Dulqaadkii oo qof wlhi intaaa programme kaan aan fiirsanaaye ruux wiilkaan ka dagan ma arkin.
Mnshallh war ninkaan Somalia ubaahan Qof sas dhan udulqqad badan waa nagu yar yahay haduuba jiro hadii kalena maba jiro
Mashllh
Waa bin'aadanimadi oo qof ah iyo dabeecadi oo qof ah ninkaa waa ninki ugu fiicnaay baraamishkan
Dulqaad iyo re magaalnimo ayuu isku darsaday✌️
Siid alli waxu k keeny daganaanta abihii kuukay allah u naxariisto
Wiilkaan 100% waa dulqaad miiran
www qofki ugu daganaa xaqiiq👍
Kukaay waa cajiib walahi. Dulqad,waya aragnima, xishmad. Waa dabecadi oo qof ah
M.a waa dulqadki oo qof 🥰😔
Qof shibis iyo boondheere kaso baxay ree magaalnimo daganaan iyo dulqaad udaa ree xamarkii Hore wye ree bilaajo, maana boolyo . ❤️❤️✌️
Wll waa qoloma sayid ali? Abgaal miyaa?
Waa reer magaal nin kaan Mashaa Allah
He is the quietest man I have ever watched on this program
Masha allah qof wanagsan waye happy ah
Waa Dulqaadkii oo Qof ah maba xanaaqaayo Hambalyo Mudane
Masha Allah walalken illah ha barakeyo runti dulqadkisa wanla qirodey cil a iga qabtey waiter kas dharka dulufka ah wato
Astaan waxan idinka codsanayaa inaad halkaan shuushuu haben danbe kentay thanks how u entertain us we will with u insha Allah
Soonka ka hor ayaa la duubay barnaamijkaan ma ahn marba qof markaas waaba fashil
Barnaamijka waaba la duubay wax hada la dalban karo ma ahan al ready wuba diyaarsanyhy darkee Rabeen weeba ka duubteen
Sayid Ali nabadoon waye
Wll waa xanuusanaya ilaa in mudaa ilaahay dartii igu soo duceeya inuu ilaahay cfimaad taama isiiyo idinkana ilaahay muraadkiina ha idin fuduudeyo wll iso ducee wllkin agoona ahay dhaqaalo haysan wlhy ducadiina mooye wx kale ma heli karo ilaahay dartii igu duceeya
Cfmd tam alle hku siyo
Allow ku cafi prother xanun ku wa xanun
Caafimad taam eh allah ku siiyo
Mashallh samirkiyo dulqaad kuba waa sad lagu ducaysto
Kuukaay wallee masha allh daganaan miyaa mise wax kale masha allh tabaarakalaah nin rag ah sifadiisii oo dhameystiran kuukaay baa alle ugu deeqay
Masha alah
walaalkeey sayyid cali❤
siid cali kuukey my home boy
Who is this? I have never seen this man, he looks like a legend but we will see his reaction❤✌.
Gudoomiyaha xiriirka ciyaraha dadka baahiyaha gaarka ah qabo ee qaranka waye sxb
@@Bisharibrahiim sax saaxiib mhdsanid.
Waji laf afsoomaaliga adoo yaqaaan maxa English ku falee dadka wax usoo qoreyso waa somali wiilka kuu soo jawaabay isago English ka yaqaan ayuu luuqadiisa ka doortay inu kuugu so jawaabo flight 13 maa thy
Dulqaadkii oo qof ah Masha allh
Masha allah waa nin aad u dulqaad badan
Wa sax adu idagan yahay wilkn
Masha allah waa geesi ninkan dulqaad badan
Said ali kukaay wllhi aadbu udagan yhy
Waa Dulqadtii O Qof ah
Mash.lah nin dulqad iyo akhlaqad wnaagsan leh iga dheh
M.a kuukaay walal dulqaad iyo daganaan isku darsaday alle ha ku sharfo
Ninkaan dabeecad aad u wanaagsan ayuu leeyahay oo ilbaxnimo ah
Masha allah
Ninkaan aqoon gaar uma lihi balse social media-yaha baa marmar ku arkay balse maasha'alah waa nin dulqaad iyo aqoon ka muuqato oo degan bro saas ku soco ban leeyahay
Masha allah wlhi wiilkan daganan ayaa ku dhamatay
Astaan Horta showga sanadkan kuwii waa ka yara daalanyahy lkin barnaamijkan mar kasta waa khatar, lkin insha Allah soo xaraaradeeya sanadka soo socda
maasha Allaah kkkkkk dulqaad Allaa udhiibay
Very humble guy
masha alah wilkani wu ika kadanyahay
M.a waa wiil dabeecad wanaagsan
mzha allah
Wiil wacan waaaye
❤❤❤❤❤❤
Sayid cali waadabeecad ficanyahay nin dagan
Ina adeeerkey 💃🏿🤴masha allah dulqaaaadka kartida raganimada wa lo dhasha 🤍
Wlhi waa dulqaad midhan m.a
ninkii oogu dabeecada wanaagsanaa inta barnaamijkan socday
Said Ali kukay wala galay wlh hh🤣🤣🤣
Qof dagan masha allh
Amazing 🤩