Part 27: Curashadii Salafiya Jadiid | Sidee Ku Dhismeen Salafiya-Jadiid SOOMAALIYA | Yaa Sameeyey?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @hanuunwade
    @hanuunwade 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid sifiican ayaan u fahmay taariikhda wadaadadan cusub

    • @AbdulhamidHersi
      @AbdulhamidHersi 6 หลายเดือนก่อน

      Kuwa xaqa rumeeyow hadduu idiinla yimaaddo faasiq war, hubsada, si aydaan dad u dhibin ogaansho la'aan, markaasna aad shallaydaan waxaad fasheen.

  • @Ahmedhasanyusuf
    @Ahmedhasanyusuf หลายเดือนก่อน

    Wllhi wa musiibo musliminta lo sodiray jadidiya waxana ka shaqesta maraykan iyo ingiriska

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb arinkan waxaad uaga hadashay uun qaabka ay gaaladu wax uga sheegaan ee lkn xaqiiqada ka fog bal arinkaa baadhidiisa dib ugu yada noqo

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +2

    Charlie Wilson baa la idhan jiray ninkii Kongarayska Maraykanka ahaan jiray ee dagaalkii Afginaastaan 1979 ka soo dagaalamay 2010 ayuu dhintay.Salafiya Madkhali waa ka Danbaysay Tay aasaaseen Shiikh Albaani iyo Shiikh Muqbil Alwaadici.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      @Bushra Mahadsanid

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 หลายเดือนก่อน

      Walaahey waa runtaa maalin dhaweyd ban daawanayey film laga sameyeey uu matalay tom hanks

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 2 ปีที่แล้ว +1

    Mowduucaan si eex ah ayow uga hadlay qoraago insaafna masameym

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa cimaamadda cas ee wahaabiyada. Way ina dhaqan rogeen. Umu hebel iyo Abu hebel Bay soo kordhiyeen,

  • @somit6686
    @somit6686 2 ปีที่แล้ว +1

    KOOXDA KALE WAA 2. AKHWAANULMUSLIMIIN OO SII QAYBSANEY ISLAAX , TABLIIQA QAYBKAMID AH , DAMUJADIID WAXAY LAAZIMIIN IN BAARLAMAANADAA GALO.

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi 2 ปีที่แล้ว +4

    من هم السلفية الجديدية وما هي عقيدتهم

    • @knowledgemind6645
      @knowledgemind6645 2 ปีที่แล้ว

      لا يوجد شيئ اسمه السلفية الجديدة هذه كذبة روجها أهل الباطل من الجهال خاصة جماعة الإخوان المسلمين ومن هم على شاكلتهم وصاحب القناة شخص جاهل
      لأن كلمة السلفية والجديدة نقيضان
      لا يجتمعان في اللغة العربية
      ولذلك هو بحاجة أن يتعلم اللغة العربية ثم علوم الشريعة الإسلامية

    • @Abucadnaan
      @Abucadnaan หลายเดือนก่อน

      Taariikhda baro wll jadiidiya wa jirtaaye

  • @XassanslxXassanslx
    @XassanslxXassanslx 7 หลายเดือนก่อน

    عندالله تجتمع الخصوم والله

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi 2 ปีที่แล้ว +3

    السلفية
    Waad sheegtay lkn ma isqaAdan karaan inaad dhehdo السلفية
    Iyo الجديدية
    Meel mawada galaan kasoo jawaab suaalahaas?

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid #Saleban

    • @karaamaxmed6366
      @karaamaxmed6366 2 ปีที่แล้ว

      Anaga kaga jwbayne waa qolo sheegaty salafiyiin sheegty salafi nimo cusub

    • @salebancabdulahi
      @salebancabdulahi 2 ปีที่แล้ว +1

      @@karaamaxmed6366
      من هم ؟

    • @abdulbasito5778
      @abdulbasito5778 2 ปีที่แล้ว

      @@salebancabdulahi الجامىة 😂

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@salebancabdulahizxpow maxad iskaga indha tireysaa waa raga hada maamula dalkaad u taqaanid bilaadu tawxiid ee sucuuudiga markii horena lagu dhaqi jirey wahaabiyada, imikana jaamiyada iyo madaakhilada ah

  • @mowjaddo2002
    @mowjaddo2002 2 ปีที่แล้ว +2

    Salafiyiintu waa culimadda ugu cilmiha badan xaga diinta marka loo eego kooxaha kale ee somaliya iyo caalamkaba ka jirta
    Waxaad doonto sheeg
    Salafiyo waa culimo haya dariiqii saxda ah

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan kuu sheego Xaruntii Damaaj ee Shiikh Muqbil Alwaadici markuu dhintay 2000 Waxaa isku qabsaday laba Shiikh oo ardaydiisii ahaa Sheekh Xasan Almaaribi iyo Yaxye Xujuuri waa dagaalameen oo waa ku kala guureen xaruntii

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +1

      Xog wanaagsan baad nala wadaagtay Mahadsanid walaal.

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +3

    Salafiya Madkhali Waa wax Sucuudigu abuuray oo Salafiyada jadiidah looga soo horjeedo.Sheekh Maxamed Madkhali oo Macalin inuu ka ahaa Jamacada Madiina ayaa Sal.looga dhigay oo ah inaan xaakimku xitaa gaal ha noqdee inaan marna lagahor imaan waana wax u adeegaya nimanka Carabta ah ee xukunka haysta inaan lagu qabsan khalad iyo saxba loo hogaansamo

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 หลายเดือนก่อน

      Zxp wad I gabatee ma gabadh bad tahay mise wiil sababtoo ah maskaxda ku saaran iyo gabadhnimadaada isma laha ,se hadii aanad nagu khaldayn magaca oo maanta baraha bulshadu qof walba iskaga qoran Karo magac dumar iyo mid ragba

    • @siciidyuusuf4013
      @siciidyuusuf4013 7 หลายเดือนก่อน

      Sax

  • @mohmedabdirahaman4123
    @mohmedabdirahaman4123 2 ปีที่แล้ว

    Waad iska hadashay nio

  • @yusufabdillebarodiintaada8498
    @yusufabdillebarodiintaada8498 2 ปีที่แล้ว +2

    Wrong information

  • @iimaaanka
    @iimaaanka 4 หลายเดือนก่อน

    Wariye wareersan

  • @knowledgemind6645
    @knowledgemind6645 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninka kanaalkan iska leh waa jaahil raba in uu dadka ka dhaadhiciyo waxa uu rabo,
    Marka hore soo baro luuqada carabiga kadib cilmiga sharercada kadib ka hadal arimaha diinka "
    Xagee isku qabtaaan ereyga salafiya iyo jadiida ?
    Ma waxaad rabtaa iska sheegeesa?

  • @somit6686
    @somit6686 2 ปีที่แล้ว

    WAAD KU MAHADSAN TAHAY MACLUUMAADKAAD NALA WADAAGTEY JAZKLHUKHEYRAN. WAXAAN ARKAAYEY DAD SOO DIRAAYO QOFKUU ASAGA SHEIKH U ARKO INUU SHEEKHIISA YAHAY MARKA HORE WAXBARTA OO JAHLIGA ISKA DAAYAA, ISKA ILAALI IN MEEL INTII LAGUU XIRTO OO FURAHA LAGAA QAATO YAA SOOMAALI MISKIIN. HORTA SOOMAALIDA WAA DAD CAADHIFIIN , OO U NUQUL SIYAASADA , DIINTA IYO QABIILKA WAXAAS KA WAANTOOBA , WAXAA LA HADLAAYO MAAHIN QAAMUUS CHANEL EE DADKA U XAMAASAYSAN DIINTA OO WAXBO KA FAHANSANAYN.

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 2 ปีที่แล้ว +1

    Saax jadiidiyo wey jireen ilaa hadaq

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti 2 ปีที่แล้ว +1

    "Dacwadda Salafiyada Iyo Raadadkeeda Wanaagsan . Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/R9RVGckX228/w-d-xo.html
    "Dacwa Salafiyah Miyey la Mid Tahay Jamaacaadka Kale Se Qofki Ka Taga Ciqab Ma Mutaysanayaa"
    th-cam.com/video/8p4oktxzGAw/w-d-xo.html
    "Kaliyaynta Ilaahay. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi"
    th-cam.com/video/e4c0PGGx2gg/w-d-xo.html
    "Islaamku Ma Ogol Yahay Axzaabta???. Sheikh Cabdullaahi Barbara《
    th-cam.com/video/f9R4k7sMmRQ/w-d-xo.html
    "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???"
    th-cam.com/video/jmr2PIVMhwE/w-d-xo.html
    "Waa Maxay Miisaanka Lagu Miisaamaya Dadka Iyo Jamaacaadka Inay Xaq KU Sugan Yihiin Iyo In Kale ???"
    th-cam.com/video/jmr2PIVMhwE/w-d-xo.html
    "Maxay Dadka Ugu Wareeraan Axsaabta Jirta Inay Kala Saaraan Inay Xaq Ku Sugan Yihiin Iyo In Kale ||"
    th-cam.com/video/w8xPwVUNxPk/w-d-xo.html
    "Al-Shabaab Waxay Ka Yimaadeen ilma Galeenka Ictisaamka || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/kZYgcw_0FrU/w-d-xo.html
    "Sidee Salafka Uga Digi Jireen Dadka Caqiidada Xun || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/5allgTEhqmc/w-d-xo.html
    "XAQIIQADA JAMACDA ICTISAAM ┇ ᴴᴰ┇🔊 8aad)"
    th-cam.com/video/v0JlM6uKtbc/w-d-xo.html
    "Waa Maxay Xukunka In La Baxo Khuruujka Jamaacatu Tabliiq || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/OBPsq9Hq1vw/w-d-xo.html
    "Dhibatooyinka Xisbiyada Qabta 2aad. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi"
    th-cam.com/video/Rc1nmDKIRIc/w-d-xo.html
    "TAARIIKHDA URUR DIMEEDYADA SH MAXAMED CABDI DAHIR BY SAAB TV"
    th-cam.com/video/YmmfO-sCXec/w-d-xo.html
    "WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA
    ICTISAAM || SH.BARBARAAWI"
    th-cam.com/video/oygVk6a2bsQ/w-d-xo.html
    "WAY TOOWBADKEENENE MAXA LAGA DABA SOCDA ICTISAAM || SH.BARBARAAWI"
    th-cam.com/video/oygVk6a2bsQ/w-d-xo.html
    "TAKFIIRKA ICTISAAM HALKAY KASOO QAADATAY || SH.SICIID NAXWE"
    th-cam.com/video/olm8Krj0iKg/w-d-xo.html
    "Farqiga U Dhaxeeya Kooxda Ictisaamka iyo Salafiyiinta. Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi
    th-cam.com/video/pXgSvfji7Nk/w-d-xo.html
    "ICTISAAM DAGAALO AYEY GASHEY MAXAY U DALIISHADAAN || SH.BARBARAAWI"
    th-cam.com/video/H15vzldCdzc/w-d-xo.html
    "ICTISAAM DAGAALO BADAN AYEY GASHEY SI AY DAWLADA U QABSATO || SH.XASAN DAAHIR AWEYS."
    th-cam.com/video/xvC3_c8zmaE/w-d-xo.html

  • @cabdisamadabiikarxaaji55
    @cabdisamadabiikarxaaji55 2 ปีที่แล้ว +1

    أنا من سلفيه قادم

  • @salafquraanxadiis9286
    @salafquraanxadiis9286 2 ปีที่แล้ว

    Salafitiin ma aha waa saruuriyiin ama jameecatul jihad

  • @cabdixakiinnuur6145
    @cabdixakiinnuur6145 2 ปีที่แล้ว +4

    Waaar dadka marin habaabinta kadaaa.... culimada salafiyiintu waligoodba waa jireeen sucuudiga kahor bee.

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 2 ปีที่แล้ว

      Dhamayso intaanad comment ka bixin.

    • @cabdixakiinnuur6145
      @cabdixakiinnuur6145 2 ปีที่แล้ว +1

      Sheikh soomaliyeedbaa lawaydiiyay goormaad noqotay salafi, kolkaasuu kujawaabay: خلقني الله سلفيا
      Illaahay waxa Uu I Abuuray anoo salafi ah
      Salafinimadu maaha urur gaara Oo waqti gaara lasameeyay, waa lagu dhashaa, waana dariiq nabi muhiim swc Aas Aasay.
      Ninkana warkiisu ma aha mid lagu qanco, waa marin habaabin.

    • @jibagale30magan46
      @jibagale30magan46 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdixakiinnuur6145 Kan buugga qoray iyo kan soo tabinayaba waa jaahiliin!
      Raggii salfiyo jadiid bixiyay ayaa qajilay markii la weydiiayay is qabadsiiya(Hore cusub) weeyaan micnuhuye?!

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      @@jibagale30magan46 Intaanad qof Geeriyooday oo duco kaa mudan JAAHIl ku sheegin maxaa kuu diiday in aad aragtidaada aad ku diidan tahay soo gudbiso adoo deggan.

    • @محمدالأمينبنعمر-ن9ش
      @محمدالأمينبنعمر-ن9ش 2 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS Waar walaal qofkastaa aragtidiisa inuu soo bandhigaa maaha waxa xaqa laga dhex helayo, Gaaladuba fikirkooday hadlaan, ee waxa muhima si aanay dadku ugu dagsoomin been abuurkan ay Itixaadkii khawaarijta aheyd faafineysey, waxa muhima in aad Sii iftiimisid, Hadii macluumaadkaa aanad haynna, Anaa maqaal Afsomali ah kula wadaagiye

  • @salafquraanxadiis9286
    @salafquraanxadiis9286 2 ปีที่แล้ว

    Salafi ma ahan write
    Cabirka ito xizbiga uuyahay sheeg koozdan

  • @RUDWANMahdi-h8x
    @RUDWANMahdi-h8x 11 หลายเดือนก่อน

    Alla been badanaa dadra been taking kaddaa

  • @minbarkasalafka5035
    @minbarkasalafka5035 5 หลายเดือนก่อน

    Hhh beenaale ciddaan waxba aqoonin usheeg

  • @Al.jabarti
    @Al.jabarti 2 ปีที่แล้ว

    لاتوجد فرقة اسمها سلفية جديدة كما لاتوجد فرقة اسمها وهابية بمعنى أن لها اصولا مخالفة لما كان عليه النبي وأصحابه فهذه الالقاب ومثلها الجامية والمدخلية اسمها أطلقها خصوم الدعوة السلفية من الحركات الحزبية من أجل التنفير عن الحق وأهله بالقاب وهمية تماما كما اطلق الأشاعرة على أهل السنة بالمجسمة والنابتة والمشبهة.
    واول من أطلق السلفية الجديدة على أهل السنة هو عبدالرزاق الشايجي تلميذ عبدالرحمن عبدالخالق المصري الإخواني صاحب جمعية أحياء التراث
    ومن ظهر في حرب الخليج وصادم العلماء هم السرورية تربية الإخوان في الخليج وخاصة في السعودية وسموا فيما بعد بالصحوة والحمدلله كلهم الآن في السجون وهم من ناصروا فتنة الربيع العبري الذي ذهبت على أثره ثلاث دول عربية .
    فنصيحة لا تحرف التاريخ يامعد بالبرنامج
    والسلفية دين الله ومعناها اتباع النبي وأصحابه علما وعملا واستدلالا وولاء وبراء على الحق فلا تجتمع السلفية والحركات الحزبية الإخوانية
    وادعاء البعض من الحركات بالسلفية كالاعتصام وغيرها من السرورية كإدعاء الأشاعرة والصوفية انهم أهل السنة .
    فالعبرة ليست بالادعاء وانما بموافقة الحق والفيصل كتب السلف ومنهجهم.

    • @xasansuudi4565
      @xasansuudi4565 10 หลายเดือนก่อน

      Cabdow anagu carab manihine afsomali ku sheeg warkaaaga zxp

    • @AbdimalikSheikhAbdiwaxid
      @AbdimalikSheikhAbdiwaxid 6 หลายเดือนก่อน

      جزاك الله خيرا

  • @stevenkoronto9470
    @stevenkoronto9470 2 ปีที่แล้ว

    Baaana waas jaaahil yahaw