MACALIMADAYDA JAAMACADAN SHUKAAN SAN JIRAY AAA😳| SOMALI WAA UMAD MADAX KU SOCOTA WLHI😂| SHILALKA TEL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 396

  • @SadanBuube
    @SadanBuube 8 หลายเดือนก่อน +141

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo🩶
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @MohamedMokluo
      @MohamedMokluo 8 หลายเดือนก่อน +2

      صلي الله عليه وسلم

    • @hamzeapdizhakuur618
      @hamzeapdizhakuur618 8 หลายเดือนก่อน +2

      S c w❤

    • @MR_BIRQAAYE
      @MR_BIRQAAYE 8 หลายเดือนก่อน

      صلي الله عليه و سلم

    • @idkaalii24
      @idkaalii24 7 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 8 หลายเดือนก่อน +17

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋👍
    😮
    😢

    • @cashamaxamed892
      @cashamaxamed892 8 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @mahdiahmed538
    @mahdiahmed538 8 หลายเดือนก่อน +117

    Salam sxb Zaki bin xaaji, waxaan rabaa sxb inaan fikraad aan kula waadaago. Waad oogtahay in gaza gumaad baan oo kasocdoo oo kaa dhan ah walaleheen reer gaza sidaa darteed marwalbaa oo barnamijkaka soo gonanadid waxaad kuso gabagabeysa duco aad musliminta aad oo waydinaysid walalheen reer gaza. Adikana ajar iyo xasanaad ayaa kuku jira anakan xaasusin ayaa noo ko jirta. Mahadsanid walal

    • @axmedkayse6353
      @axmedkayse6353 8 หลายเดือนก่อน +3

      Markaa meeshu ma masaajidba nio waxas gaza waxba uma taraysee wan u ducaynee ilahay dhibka ha ka saaro uun deeee waar

    • @xaliimacali5595
      @xaliimacali5595 8 หลายเดือนก่อน

      Waa runtaa wllo

    • @QamarNuur-om1fj
      @QamarNuur-om1fj 8 หลายเดือนก่อน

      Waan kugu racsahay wll Allah qeyr ku siiyo🥰

    • @cabdiraxmaancabdirizaaq8712
      @cabdiraxmaancabdirizaaq8712 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmedkayse6353saa hadda ma waxad rabtaa in la qoslo intaad qosol raadimeyso dunuub ha gelin

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 8 หลายเดือนก่อน +26

    Waziir caawa dagdag baa ka muuqda qoraladii dheerdheeraa xtaa waa halmar isku soo koobtayee😂😂❤

  • @Apdallamukhtarabdirahman
    @Apdallamukhtarabdirahman 8 หลายเดือนก่อน +11

    Waagas waxaan dhigi jiray jaamacad waxaan is baranay gabar jaamacada ila dhigato wey isoo dhaweysay waan isku qabsanay markuu xariirkena socday mudo ayaa malin walaalkeyga iga weyn ay isbarteen oo lanbarkeeda ayey sii say mudo kadib waxaan arkey qoftii oo u kala kacday markaas bey igu tiri lacagta jaamacada anaa kaa dhiipayo xppi annaa farxad😂😂 maalin anoo mobilr keeda baaraya ayaa arkey walaal keyga sawir kiisa waxaan dhahay yaawaye wiilkan markaas ayey igu tiri waa midka aan kugu biilo lacagatiisa oo markiiba inaan baxay ayaa walaal keyga lacag weydiistay durbadiiba wuu ii diiday 😂😂😂😂😂😂💔

    • @maayloof8993
      @maayloof8993 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 8 หลายเดือนก่อน +15

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 8 หลายเดือนก่อน +11

    Allah is one❤❤

  • @faniabdulahi6340
    @faniabdulahi6340 8 หลายเดือนก่อน +96

    Alla manooli ar no so badi wlhi wa xaraabo😂😂😂

    • @RahmaAbuukarRahmaAbuukar
      @RahmaAbuukarRahmaAbuukar 8 หลายเดือนก่อน +2

      Haa sobadi 😂😂

    • @ASWADXASAN
      @ASWADXASAN 8 หลายเดือนก่อน +2

      😂soo badi ku dhe anna midan igu dhancadan igu reebaya komotidee

    • @AdanSharif123
      @AdanSharif123 8 หลายเดือนก่อน

      Xaraabana kadaran kan block-ga iigu qosol bdnaa😂

  • @MonaAbdullahi
    @MonaAbdullahi 8 หลายเดือนก่อน +16

    Wazir wn ku salamay from Ethiopia wxay jirta malin malmaha ka mid ah ayan bartay wil wuxna igu yidh wn ku jeclhy ana sido kale ku dhahay malin ayu igu arkay wilkale lasocodo wuxuna igu yidhi ninkan wa ayo waaa waa bala igagasiya 😂 kadib waa zxp kay dhahay lkn wilkis aya legend noqoday oo dhahay wa inabtiday ayu dhay allah khyr siye wuu ibadbadeyay imkana isgan lasocda😂

    • @user-jw7ht5ug9p
      @user-jw7ht5ug9p 8 หลายเดือนก่อน

      Wazir wankusalami wa anigo jogaa kenyaa qisidhan waxay igudacdi mardaw 2022 ano diktaa jamacad (nurse) gibar islaa jamacd aahnay ban lashekey sani jirii oo jcl nagadaxey magacedhana waxa iguqorna Boqoroda Garisaa aan maniki aan isbarani katibnaa maba badalin balsee waxaa malin dacdee anii groupkey anii attachment Garisaa referral hospital noladiray kadib isbitalkaa aayan kubartii gbr nutrition and dietetics oo jogtoo attachment katib xarir aan daxmaray ayadhana waxan ku save garey boqorada Garisaa madamay ree garisaa aahed balsee waxa dacday malin malmahaa kamid ah aan gibidan jawii saxan islaa qadhanii ooon sawiraa isla galnii kuwuu sarirtaa hataaa aay kujuran ooo nuckasta eeh mxay ka aa hani hee sawirihi aan gibirtii kalaa udurii cood usiracii soo ramatic aah wiliii hadanaa nasib xumooo gidihii wa inma adheroo (walalo) maxay kugutala hee heer waxaa dacdii inii isbitalkaa ligaburii😭jamacadana tii kalaa aa iga horeysaa ugudambeyn shekadhii walidkey aay gartiii oo xalii😭😭

    • @user-os3vy8yf4h
      @user-os3vy8yf4h 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-jw7ht5ug9p😂😂😂😂😂😊Xurmo Iyo Wanaag
      Xubi yo Jacayl
      Xiiso Aan DHamaan
      Adigaan Xabnoi
      Xaqiiq Ku Qaba
      ♡♡♡

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 8 หลายเดือนก่อน +47

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂

    • @MushtaaqOsman
      @MushtaaqOsman 8 หลายเดือนก่อน

      Waan kaa qaaday

    • @qaaliibraahim1
      @qaaliibraahim1 8 หลายเดือนก่อน

      Wan ka qaaday si xushmad leh salaan lamida adigana🫡

  • @AbdibaasidmaxamedAxmed
    @AbdibaasidmaxamedAxmed 8 หลายเดือนก่อน +4

    Waziir ani hadda kahor waxaa igu dhacaday gabar aa shukaan sajiray aa maalin maal maha kamid eh talee fankaada iidhiib ee idhahday kadib hoyadey aa isoo wacday markaas waxaa iigu savnaay my heart kadib inay qabaty qoftii ku lahaa eyahy ninkyga maxaa karabtaa cml caay eebilaawday😂😂😅

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wazir ani an macalin ka accounting idhigi jiray ba subax ano so dahay ku dhahay macalin maso gali kara kula haa macny so gal ani naxadin mid mesha an gad gadi jiray baa fasal ka ila dhigan jiray😂😂

  • @user-nz1xv3mu5r
    @user-nz1xv3mu5r 8 หลายเดือนก่อน +31

    Alah is one❤❤❤❤

  • @nadiya078
    @nadiya078 8 หลายเดือนก่อน +9

    Tan igu darned ee igu dhacday waxey ahyd malinta ba ano Snapchat iska dawanayo Waxa arkay wiil aan asxaab ahan jirnay oo nolashi xumeysay oo is badaly oo waaba meherkiza inta so fadhistay ba Waxa rabay ina luuqa ugu diro mid sxbty oo musiibo eh Waxana ku qoray Na ileen naagi waxa kama deriso hebelkii aad ogeyd ba waka manta naag ba heshay meshi la rabay ina ayada u diro ba isla asigi u diray
    Asina inuu arkay bu save dhahay iga amuusay sa caabar kadib arke qofka waxi u diray inu asiga aha ba hadana hamblyo inta u qoray block neh saaray 😢😂tii sxbty ehyd oo musiibada malintas ugu dhartay xan dambe ina u dirin 2021 ehyd 😂😂😂wiilkas neh Waxa leyhy cafiyo nio

  • @DaauudAbdiAbshir-dy6ye
    @DaauudAbdiAbshir-dy6ye 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir waan ku salamay

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 8 หลายเดือนก่อน +4

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 🤍

  • @MiskiOsm
    @MiskiOsm 8 หลายเดือนก่อน

    Ku salino nabigeena the best person ever the most knowledgeable and the most shine prophet SAW ❤❤❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my ❤😊

  • @MaxamedTekloonji
    @MaxamedTekloonji 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wasiir habeen aan zxptay la hadlayey ayaan walaashay ooaan ka dhici jiray oo ay isku magacyihiin igaga khaldantay habeenkii dhamaa waxaan macaaninayey walaashay aroortii baa markay iga soo horbaxdo waa laygu dhago hadlaa eraydii aan xalayoo dhan ku wada hadlaynay markaasaan dib moobilka u baadhay naxdintii maalintaas magacii macal waan kabadaly ❤😢

    • @Sabrine___
      @Sabrine___ 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 maskiin maxamed

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂waad ceebowday

  • @user-jf1oh3vu5c
    @user-jf1oh3vu5c 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiir mid zxptey ah baa macalin jamacad dhigah oo model iska dhigah bay ka heshay way is barteen markay ayaan wada socdeen bay aniga waxay igu tidhi naa zxp isoo tijaabi hye baan ku iri intaa group classka numberkii ka soo qortay baan waxaa ku iri asc labo malin ka dhiba baa is jawaabey macalinkii wan isbaray macalin waa heblaayo baan ku Buu isoo wacay aniga zxptey la hadlaayah intaah zxptey ku jaray baan ka qabtay macalinkii kulaah shalay markaa isku kay sheegey kuma xasuusan lkn hadaa ku gartay soo mid caatadah ee warka badan soi ma tihid aniga haa yariisay aniga claska ku dhibsatay warkaageh pls danbe fariin ha isoo qorin anigii qaraxan wllhi asbuu dhan jamacad ma aadin😅

    • @MunasarIsmail
      @MunasarIsmail 8 หลายเดือนก่อน

      Sorry😂😢💔

  • @zainoabdala-sy8dk
    @zainoabdala-sy8dk 8 หลายเดือนก่อน +4

    0:33 qosol iguma harin 😂😂😂

  • @user-yy7gj1es2j
    @user-yy7gj1es2j 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wasiir waxaa jirtay gabadh aan isku school ahayn oo aan iskula kaftami jirnay ayaa stuteska soo dhigatay vedio ana xoogaa var ah ayan ka soo qabtay waxaan is dhahay ayada u dir Deena intaan is lahaa ayada u dir ayaanba stuteska dhigayba wax yar kadib cay iyo block ayaa la iskugu kay daray ❤

  • @Fadarofamily
    @Fadarofamily 8 หลายเดือนก่อน +6

    Waziir bal berito qoralkeyga kasohathal😮 aniga oo athiga kusoo qorihaaya comment ayaa leyqabtay saas ayaana kufuranahay😂 waaba leeyga guuray hada Kaley guri degan...garoob guri leh oo bisha sanadka cusub lagabixiyay ayan ahay ee sarakiisha iidhax mar farax ink igusoqabo🚶

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 8 หลายเดือนก่อน

      😂😂saraakiishaa anaa kamid ahe magaaladee kasoo hadlaysaa, hadaynu isku magaalo nahay anaa kusoo qabanayee 😅

    • @Fadarofamily
      @Fadarofamily 8 หลายเดือนก่อน

      @@abdalaali6591 walal 😹 usug bal..horta kista mahaysaa🤭

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 8 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Wasiir shilkii Telephonada Ee igu dhacey waxa Uu ahaa Anigoo gabadh la hadlaya marlaa dhowr naagod ayan isku wadi jirey mid ka mida anigoo WhatsApp call kala hadlaya Oo mobile ka dhagta Uu iisaran yahey Oo habenkii wakhtiga Uu hadaladu is badalan ayey aheyd jawiyo Aan wada qadaney ka shekeysaneyna aduunka kugu jeclahey anigaa kaadaran hadalo noocasa ku wada hadleyna sow gabadhan kale Ee Aan guurka iska damacsaneyn dhawan Call ayaa is xidhiidhiyey Oo wey na dhageysaneyna anaguna ma Ogin Ta iga raacdayaa xiita gabadhii Guur ka yagii sidii ayuu ku baaqdey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qu6on1cq9d
    @user-qu6on1cq9d 8 หลายเดือนก่อน +22

    Somalis are fanny people❤😂

    • @user-lh1jl1bq7p
      @user-lh1jl1bq7p 8 หลายเดือนก่อน

      Yup

    • @MaysanabshirMaxamed
      @MaysanabshirMaxamed 8 หลายเดือนก่อน

      You are not liying😂😂

    • @user-qu6on1cq9d
      @user-qu6on1cq9d 8 หลายเดือนก่อน

      @@MaysanabshirMaxamed ni ma English ayaad imooday pro 🤣🤣

  • @BiniDaacad
    @BiniDaacad 8 หลายเดือนก่อน +2

    رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Xasan-uz6ef
    @Xasan-uz6ef 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waqtiga wacayiba zxb

  • @user-tx5zm2jd2u
    @user-tx5zm2jd2u 8 หลายเดือนก่อน

    Wasirow Qisadan kuhaya aniga iyo saxibkay taariq Naqabsati I,a waxan rajayni inan life kugushego ama talefon one day kalsoni

  • @maxamedshiilow3613
    @maxamedshiilow3613 8 หลายเดือนก่อน +7

    Waziir shilkii igu xuma wuxuu igu dhacay sanadkii 2022 mid aan zxpo naheyn ayaa gapar aan la socday ayaan baray kadip call ayaan soo saaray kadip way isbarteen mrka wxaa dhacday habeen anoo ayada u socdo oo aan balansaneyn aya wxa dhacday inan zxpkeyy aan horay usii wato si uu iisi sugo😂ileen ninkan iyo gapadhaba wy isjeclaayen kadip wxa dhacay ninki aan wehel ahaan u watay ayaaba la xareysty ana banan-ka aa la iiga tagay ileen anigaba qiyaali ayaa la igu waday😢I aamin hadana wuu qabaa waziirow😂😂

  • @hamdawali
    @hamdawali 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir waa anoo yar ayuu nin idhibay lambarkaga ii qor idhihi jiray Anna lanbar malaheen hpen Ayaan kii hoyadey siiyay saa wxn ilawey inan dhaho waakii hooyadey cabaar kadib hasoo Waco hooyo iyo aabo wada fadhiya saa ku lahaa xppti mcney hpenki kadib hawada leyga qariyay 😂😂😂

    • @Mohamed_573
      @Mohamed_573 7 หลายเดือนก่อน

      Hada number waa heysataa soma😂😂😂😂😂

  • @abriischannel3344
    @abriischannel3344 8 หลายเดือนก่อน +7

    Waziir Anigaa iyo xarifko an zxbo nahay ayaa hawen dacdo layaab Leh naqabsatay😂😂 wlhi intuu iii yiimiid ayuu idahay zxb maxan rawaa inaan xabado ibalamise inaat iracdo 😅anbo racee maa xumee lkn markii an tagnay meshii nalagu balamiyaay 😅😅 tarriq naga racday wlhii markii an Meshaa tagnay wilki gawartaa wey kulmeen Aniganeh dinac ahan Ayan uyar istagay ileen kaliged ayee ehed lkn anakaa warjiro Moog Ayaa nahay gawartan raag ayee so wadhatay ragiii ayaaa Waxey waten caligarob ragii ayaa weerar kuso Qaday wilkii intii laguu bursana gawartii intey dica ubaxday ayee qosol kakcday Aniganeh xariif kala ahaye kashaa ama tiib sidhaad utaqanawa bahashaa laguu tumo helka iyo ayan horay uso qatay Sidhaa Aniga oo ogaaa Intaan also baxay Ayn gawartii afwentaa kuduftay ee cawaday markey cawade Anigaa mawa sii tagnaanin raag markey qaylida maqleen ayee ninkii hilmamen asaganeh wuu baxsaday oguu danbe xafada lee kukulanay anako yabani 😅😅😅

    • @MunasarIsmail
      @MunasarIsmail 8 หลายเดือนก่อน

      🐐🐐😂

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 8 หลายเดือนก่อน

      Caqli baad samaysay.

    • @abriischannel3344
      @abriischannel3344 8 หลายเดือนก่อน

      @@promahamedaxmed1274 zxb hawenkas ana Kufikiri Laheen inaan Qato buriska yaar lawadhenawaa wainaa laa kawin lahaa😂😂

  • @maankadeeqa731
    @maankadeeqa731 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wasir shilka anigo kale igu mu sadn dhicin ee aniga iyo hooyo ay nogo wad dhacdy hadab aniga iyo hooyo habar yartay no so gashy wax yer marki laga so wargay na wax iga so baxady marka waxno moodyin in ay tag tay xalke hooyo ha ka bilowd falqiyan show habar yartahy maya tagin ee albaka ay tagnad wayn ino so gashya 😂😂😂😂

  • @mjama7664
    @mjama7664 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir anigo shiid ah o somalia joga bn waxan bartey nin wayn o buuran o calol iyo bidaar ba leh lkn lacagti aduunka haysto ka dib lacag bu igu daldalay magaladi bu i shiday lkn in an raaco ama la hadlo ma jeclayn malinki danbe ano dhar dhaqanayo bu iso wacay kulahaa xabibi cawo wakhti bn so wada qadanayna e is diyari waxan ku dhahy qandho ba i haysa ka dib in an telki jarey bn u maleyey san dhahy maba is yasayo kan asago caloshas kutaalo bu raba in an raco o dadku igu arkan wu i dhagesanayey kadib intu jarey bu igu so celiyey kulahaa wajigan miyad ledahy wan ku maqlayey kulaha😂

  • @Nuurcade10
    @Nuurcade10 8 หลายเดือนก่อน +3

    Wazir shilki talefan igudhacay wuxuaha gabar arday eh ba islasocone
    iyada wa arday waye aniga waxan
    Kujira ragga dalka difaco askarigana xalkisa wa,ogtahay waxanalaha balwad wana kaqariye
    Marka hawene iso wacday wexe idhah day askarta sigare cawane
    Adi sigar macabta waxa dhahay
    Maya maka yaran saxibo nahay
    Aa sigar udirsaday waxyar kahorna
    iyada islahadlene yarki yaso dahay yarki waca isdhahaye Ida wacay wana ufardi baxay sigarki away
    Qeliya ugalay nocas ma ehed lidhahay marki wa Block 🚫
    isartay

    • @najmomahamed4035
      @najmomahamed4035 7 หลายเดือนก่อน

      Bal hada ma iska dayse marka

  • @user-um9jf8ls7x
    @user-um9jf8ls7x 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dadka sidano dhan uwaji beley miyey wali nolyin 😂😂😂🙆‍♀️

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wey iska kaftamayan dadkan somali maahino horta😂😂😂

  • @maryanhassan1382
    @maryanhassan1382 8 หลายเดือนก่อน

    wasir wakusalam nosobadi✋👑👑

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir qisada igu dhacday hadaan ka sheekeeyo dadka iska daaye dameeraha ayaa qosli😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AliMohamed-gw4sr
    @AliMohamed-gw4sr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan fahmee iga qabo qisadan
    Waxa dhacday inaan wadanka kabaxo mido kadib aan kusoo labto
    Markan solabtay ayaan sidii cadiga ahayd waxan aday gaaf amma aroos mii’i aniga iyo wil sxbkay ah
    Waxan halkaas kula kubaranay laba gabdhood sxbkay mid ayuu lakacay annah tiikaleh waxayna ahayd tii iraacday mid aad u quruxbadan wayna da’a ayreeyd kadib mar kaan isracnay ayaan sidhaweeyay siday ii waday waxay igaysay gurigaan u hoyan rabay markasan dhahay halkan maad dagan tihiin haa iyadoo ileh ayaa waxa soo baxay wllkeed oo inaderkay ruma ah iyadnah gabadh yarbay ahay markan wadanka kabaxayay markasan isku naxay kadib gaadhi halkaas iyo hargaysa usocday😂baan soracay 😂😂😂

  • @qeen____ayana744
    @qeen____ayana744 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir hada ka hor ano umula aya waxa iiyimi dumashiyaday marka ay iga tagen waxa iso wacay ninkaygii intan macsalameyey baan talefankii dhulka dhigay ano moda inan ku jaray mid habar qabto ila jogtay baa xan ugu dhaqaqday gabdhihii ana waan la waday cabaar ka dib baan talefankii so qaday mise khadku ku jira naxdin darteed 2 malmod lama hadlin😅😅😅😂

  • @naciimacabdi1628
    @naciimacabdi1628 8 หลายเดือนก่อน +2

    wasiir wa ku salamey horta shiilkana wxa u igu dhacy 2023 sandkan xariifka korontada qoran is baraney hooyona safar ku maqantahy wifi wu nafa go,an yahy xariifki ban iska gad gadey o iska dhadhiciyy bilishi hore wu naga fhafey o wifi ku shubaney bishi danbe mrkey so dhoweyd ayan hooyo is dhahy wrka ka dapo gey meshan cod qabsadey xariifkii korontada gacnta ku dhigey io qabac kadip wa iska baxy cabar kadip hada so lapty wx arkey wiilki o iso qorayo bishan io tii hore lacagteda iska so bixiya ilayo hada ina cod dupo wa ka xanaqa😭😂

  • @redwon1
    @redwon1 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wasiir gabadh ayaan is baranay Americo joogta mudo ayaan xidhiidh lagayn kadib waxay igu tidhi hooyady ayaan numberkeeda ku siinyaa ee la hadal islaanti whats app ka aan kala hadlo waan ka helay hadana waa xaaskyga ,gabdhii yarta ahyd na adeer baan u ahay 😂

  • @xafsaadem1206
    @xafsaadem1206 8 หลายเดือนก่อน +3

    😂wasiir dhacdayda aan kula wadago
    Beriba waxa dhacaday maclinkaygan isla hadli jirnay sanu uwada soconayba ayaan ayuu idhahay telephone miyaa uqadata iskoolka may ban idhi telki beriga wuu iga xumaday ku kale ayan qatay 😂 kabacdi waxa marku cusub yhy wa lajecel yhy iskoolkan uqatay nagihi gallsska idhiib hadhahan 😂 udhibay screen lagawada qatay massgeyadi oo dhan 😂😂 iskoolki ano wax ogayn ayaan caan ka noqday macala iskool dariska ah wa layga yaqanay 😂 macalinki ilaa manta wax ima sheegin anigina 1 zanno ka bacdi ayaan ogaday warki ninkina wa cadhaysan yhy 😂😢😂😂

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 8 หลายเดือนก่อน +1

    ALXAMDULILLAH! 🙏

  • @Throw-me
    @Throw-me 8 หลายเดือนก่อน +2

    Heesty axmed mooge"aana Damaq jacely😢"

  • @user-yk7gi4vo7u
    @user-yk7gi4vo7u 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir shilka talefonada waxaa igu la yaab badnaa aniga oo gabar balan sanaayo message u qoray ayaa aabo udiray mar kii balanta lagaa ray ayuu igu dhahay aabo waa israacey naa ee ha iga tagin 😅😅😅😅😅

  • @user-xp7mm1gb2z
    @user-xp7mm1gb2z 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir shilkaan wuxu igu dhacay sanadkii 2021 waxan dhiganjiray machad shareeco ah Magaalada Bosaaso macalimiinta waxaa kamid ah gabar yar oo waxbaratay inantii macalimadaheed wan isfahanay markaa midkalaan kudul shugaansan jiray waxay ahaato ba malintii dame ayaan meelku kulanay kadibna miiskii baan mobilekii uga kacay oo suuliga aaday sow qofti aan kudul waday ayaan fariin iisoodirtay marka way araktay waxan ba soolabtay qoftii kacsan waxanba ku war helay kobki aan shiraabka ku cabaayay oo madaxa laykaga dhuftay dhigii oo idaya ayaan dadkii nooyimi ku iri waa walashay oo iga xanaqday hada lasoco dhigii waidayaa waa malin aan isqoray inaa waalnahy

  • @IsmaaciilMahamed
    @IsmaaciilMahamed 8 หลายเดือนก่อน +1

    sheeko xanuun badan🥺 maalin waxa
    Igu dhacday...see more

    • @BilanQodhab
      @BilanQodhab 8 หลายเดือนก่อน

      Lugooyo

  • @asinadamhe6830
    @asinadamhe6830 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir ani.shilkii ugu xumaay oo.iga dhaco wxuuu ahay mlin anoo adeer iyo aaabo la joogo baan waxaan is iri tiktok iska daawo ileen codka telka waab idhereys naay markaas waxaa iga soo hor baxa cod wax saqajaanimo ah ku jiraaan intaan codka gaabi is dhahy baan sii dheereyay tiiga iga raacday ilaa hada aabo markaan arko waan naxaaa😢😂😂😂😂

  • @hodanlaki1836
    @hodanlaki1836 8 หลายเดือนก่อน +1

    Naa laxda isoo celi😂😂😂😂😂😂

  • @No-more_softy
    @No-more_softy 8 หลายเดือนก่อน

    War nio 2018 kii baa mansengerka baa nago ka shukansan jiray markasta aan mid wax u qorayo wxa ka bilaawi jry save me hhh😂😂

  • @aishaayuni3841
    @aishaayuni3841 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir shilkan waxo iku dhacay 2019 xili an jamacad dhiga naye wax is shukasi jir nay xarif jamacada isla dhigano malin baa waxa isku racnay maqayada cunta so cunnay sawira so gal nay sawirada talefonkeya aya ka galnay habenki bu iku dhahy sawirada whatsapp iku sodir whatsapp ban gale qebta hore hooyade iyo saiga ba bin isarnayen anigo hubsanin aboo hooyo ku dhuftay sawirada waxi dhan baa u dire sawir kaliya Uma ekenin waxa u raciye xappi marka labtada ku jifay naxaris ba daremaye isla marki ma firinin ani cabar marke ka so waregtay bo xarifki isowacay bo iku dhahay away sawiradi isodir ku dhahay isma walin war wa ku sodire marka baa firiye wax sawir Uma dirin markas ba arkay ina hooyo u dire sawirdi anigo isdhahayo wali si ficn uma arkin an ka tir tiray wazir sarirteda jifay albabkani wo furnaye inte hooyo iso dhumatay baa bahal tobo ah dhabarka liku dhaftay ano aqonin mil liga imade ba hal bar baday hooyo arkay baxa sameye taga nahay nay baxa waye sawiradan iyo wax ku hadleso wa nahay waziir mel ada waye talefonki dhan ba liga qade wazir sawirada bahan sawiro cadi ah wa kuwo romantic ah dib dabe ulama hadlilin habenkas iku dabesay ila had wo is wediya wax u ku amusay ane dartisa jamacadey u waye o guri u joga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifatahmuhumed1068
    @abdifatahmuhumed1068 8 หลายเดือนก่อน +3

    Waziir Ani hal shil aa igu darnaa hada ka hor aan mid aan sxbo nahay xabadoo garoob ah oo xfda degan aan numberkeda ka qaatay what's up aan Kala hadlay numberkyga yaa kuso siiyey ay igu bilowday Saan uwaday aan ugu danbayn is baranay markaan so xero galiyey oo qoftii si fahamnay aan waxan is dhahay sxbka la wadaag fariimihii aan screen shut ka qaday qofta from mohamed aa igu qorned asne mohamed meel aan ka fakiraayay ma aqaane ayadii aan u diray😢
    Aan waxaan u raaciyey ninyahow Ani garoob wax dhashay mustaqbal kama rabee qudbo siro ma ogoshahay 😂 nocaas Maa tahay aa la iso qoray wax aan sameeyo aan aqoon waayay inta black saaray aan telefankygii xitaa dansaday😂😂😂

  • @hamzecali
    @hamzecali 8 หลายเดือนก่อน +1

    Salahu calahi wasalam ❤

  • @Abdifatah3
    @Abdifatah3 8 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay amarkii anigu shil ba kuma galo 😂😂😂

  • @Dhagay2
    @Dhagay2 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkkkk waxa baa ku dhacady ninkaa

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll wll ❤❤

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf 8 หลายเดือนก่อน +1

    wasir wn ku smly xarif an faskal isla dhigan jiranay ayaa isku heysan malin jimco oo mama oo xaqasanthy oo shaqo ku jiro ayuu so wcay kadhip hooyo ka qapay kulahaa beri sabti waa dhar balck ah so qado😂😂 😂 isku eykeynaa intii luku damiye 😂😂😂 hooyo kulahaa ilen wx barasho ku tirsadaa adan fashio ayaa adaa mel wxii dabeye jamacad inaa ku adaa ku ado dharka madow waa ilka mabnucay😂😂😂😂

  • @user-mv8yz7xo8h
    @user-mv8yz7xo8h 8 หลายเดือนก่อน

    Scw

  • @ibraahinxaajiaxmed9080
    @ibraahinxaajiaxmed9080 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir shilkaan wuxuu igu dhacay xiligii badbaado qaran
    Waxaan ahaa bajaajle mid reer baadiyo ah o macawiis wato aa isoogka mirnaayo kasoo qaade anagoo xamarweyne gaarin jagbonti nala istaajiye markaas xariifki sodag la dhahy ileen macawiista bistolad ow ka hoos wataa
    Yaa ka tirsan thy sheeg la dhahy markaas yiri badbaado qaran 😂
    Baxar dalaq asagii waa la xeray anne 1:00 pm aheyd ilaa cishaha laga garaaye meshaa leygu haaye

  • @user-jg4vy5tj6n
    @user-jg4vy5tj6n 4 หลายเดือนก่อน

    Ax ax ilaahoow caafi wiilka heesaya ..waar aan ukacno ninkaasi haduu dhawyahay ...wlhi heesta side dareenka leh ee uu uwaadayo xita ismu dhaqdhaqaajinn

  • @xaamidbilexasan8182
    @xaamidbilexasan8182 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wasiir anagoo iskoolka dhiganaa baa kaaba galaaska nafta noo keenay anago gadaal fariisanaa
    Kaaba galaaskuna sxbkay buu ahaa lkn igama qalayn jirin waa igu dhagi jiray maalinkasta
    Maalintii danbe waxaan soo ogadaaday in uu gabdh galaaska dhigato gaad gaad lkn uu san lahadlin
    Xiligaana whats upp majirin iyo faceboog ee waraaqo baa laysku qori jiray ama massege baa numbero layskaga diri jiray 😅 intaa masssege udiray baan dhahay waa hable ee igala hadal kaabe mobilka waa kii hooyee ha isoowicin 😂
    Hadaan ayaan kudaday waxaan dhay warqad iisoooqor oo miiska iigalin bireega😁 war qad dheer oo mcn hagalinyo kursiga gabdhii
    Gabdhii oo aan wxb ogayn ha aragto maamulka haku dacwyso ninkii hala qabsado iskoolki oo dhan halugu fadeexeeyo
    Sidaa claskii halooga badlo kkkk

  • @sirajiabdi4534
    @sirajiabdi4534 8 หลายเดือนก่อน

    Wazir salantanana ma kacajisty vedio like malhn

  • @Musam377
    @Musam377 8 หลายเดือนก่อน +5

    Oldman is here for watching shilalka😂😂

  • @JimcleAwli-ln3ot
    @JimcleAwli-ln3ot 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir baraan gabadha caana shukaansaday .waxaan ku idhi waxan joogaa marykanka mudaaku waday sidii mantii.danbe kamarada furo ku lahaa malina way ahayd dabadeedna waafuray anoo koodari saaran ku lahaa masaan baad ahyd

  • @Apdisalan__69
    @Apdisalan__69 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir barnamijkan waqtigiisa dheerey pls 20 minute hdad ka dhigtid xita wn rbnay😂

  • @SakariYeMohamed-ii2kk
    @SakariYeMohamed-ii2kk 8 หลายเดือนก่อน +1

    Niyow sakiyoow habeen aagabadh ukacay balan baa lahayn cabaar bay maqnayd saa anigii bay kaadi iyo xaajo iqabatay meel baa fadhiistay saa way soobaxday anoofadhiya😂inkaaraqabay bajaaj naway soobaxday carabaaisiri gabadhii waiarg tay 2wiik xafada kamasoobicin 😅😅😅😅😅

  • @yahyehassan1623
    @yahyehassan1623 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mid sxbkeey oo bajajla malin qof aan shukansanayay meel noso qaaday iyada io aniga mudo ka dib sxbkey wadanka wuu ka tagay wxa dhacday gabar kle oo xfda nala dagan la waayay xabdi oo social media laga raadinayo arkayszbkey inuu what upka igaso wacay kulahaaa nio gabadha cidooda u celi ama anaa kugu marqaati furaayo 😂🙈😊

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 8 หลายเดือนก่อน

    Zaki bin ali big respect brother

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hayaay dooliga 😂😂😂

  • @user-nm5ps9zc8g
    @user-nm5ps9zc8g 8 หลายเดือนก่อน

    Waziiir shilkaan wuxuu igu dhacay anoo jooga meel tarfica marka waa la isbaarayay
    Markaasna qarax baa dhacay aad baa la isku baarayay marka aniga iyo yarka kale baa ahayn yarka kale wuu iga horeeyay markii ani la iisoo gaaray buu soowacay lamabarkayga
    Marka askartii waxay dhaheen sameecada fur marka yarkii baaa wuxuu yiri War toorayda qarso waa la isbaarayayaaa yaana lagu fahmin inaa qof soo dhaawacnay xagaaasaa la igu x-ray 😂

  • @hindaomaryusuf4343
    @hindaomaryusuf4343 8 หลายเดือนก่อน +2

    Wasiir waakusalaamay
    Qisada dhowmar bey igu dhacday
    Waxaan islasonay will master bdn statuskana ma ogolayn inaan waxsoogaliyo waxaan samayn jiry waan kaqarin jiry
    Markii danbe baan anoo isleh qaribaan keligiii ufuray 😂
    Kini markaa joogay asleeba i arkay😂😂😂😂 wlhi ilaahda waan qoslaa markaa sooxauusto
    Midkalaa jirto oo iyana WhatsApp kadhecday mid aan zxbo nhy baan islawadnay hal daryeer waan isla ogayn blse asigu ma ogayn
    Hbn inta aroos iskala nimid aniga iyo tiii
    Maa statuska kusoo tuuro my queen😂😂
    Ninkii markiibaa noogu danbaysay lanadeenaba😂

  • @user-hq6rt6ob5g
    @user-hq6rt6ob5g 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi wa fanny noso badi😂😂

  • @Salaadoahmed662
    @Salaadoahmed662 8 หลายเดือนก่อน +1

    Darbigeena aa we waziir darbigeena rabnaa❤😂😂❤

  • @NASIYAHOUSSEIN9997
    @NASIYAHOUSSEIN9997 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wn ku slm waziir aniga shiilaka mopelaadu way iigu badan yiihi lkn mid ka mid ah 2022 anigo from4 dhiiganay ayu nin iso doontay aabo ay ii yiidhay kadib booq ayan fuuray anigu gabdha yar ayan yaha in aan wx bartan raba wxn qiiqa isku qariiayab mrka ay ka soo wareegtay 3 bil wxn tagay America wx bilabay shaqo mrka xiliga anigu shaqada kaso baxayo aabo wx uu ku jiira shaqada malinka aabo shaqad hor ayu uuga soo baxay aniguna ma kuma tashaanayan in uu aabo guuriga joogo kadib an albaabkii inta iska soo furay anigo oo xarif la hadaya oo ku leh wn ku jecelhy lanta ma noolon kari oo shukasi kii ugu😂😂 dabeeya ku jiiro uuba maqsiikii aabo galay wxb dhax fadhiiyo aabahay naxdiin darteen wn isku fasxay 😂😂😂 aabo intu iisda iso fiiriya naxadii darteeda ay kula soo booday aabo wxn la haday wllky hibal mrkas ku dhahy aabo mn kugu dhiib mrka su igu dhahy Maya adigu iska hadal 😅😅malinkii laga biilabo aabo wxn nooqon dad zhp ah ila mrka uu robo in uu ga xiishoosiyo wx uu igu hadha la hadal wllky habal 😂😂

  • @user-ny4jl1zz9f
    @user-ny4jl1zz9f 8 หลายเดือนก่อน

    Xariifkaan heesaya soo youtuberki hirshabeele maaha

  • @buuxblack
    @buuxblack 8 หลายเดือนก่อน

    Waziir waan ku salamey from borama
    wasiir shilkani maha mid mobile waa mid normal iigu dhacay sanadkii dhawa ee ina soo dhafey {2022/5/18 may} oo ahyd malin dabal daga{18may ee somaliland} aya waxa dhacdey in awoogey oo xanuusan kiniin udoon dhakhtarka weyn oo udhawa marka "khayriyada" goortaan kaso labtey ayaan bajaaj soo qabsadey saa cabaar markaan soconey dekadan labuuxay lkn cid kle aaney ina soo raci ileyn wey dabaldagayaane ayuu kolba qof ku idhah matageysa markasey idhahdaan maya suu ituu gadaal iisoo eegey hoos is ka dhahay kan miyaa uqubada wata oo suuqa kaaga fadhiya saan hadana goortuu isoo fiiriyey ula eekadey ilmayar ileyn nin gaaban baan ahaaye suu rabey inuu idhaho ma sidii kalaad tahy markuusa waji geyga arkey kulaha ma [jaar kaaga] ayaad soo shiidey yani soo dhagaxaysey

  • @user-ss2gv9ko3n
    @user-ss2gv9ko3n 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir bari baan waxaa is la socone wiil cabduqadir la yiraahdo abahey na cabduqadir la dhahaa malinti dambe ayaan aabo inaan wacay waxaan dhahay aabo waan xanunsanahay lacag isbitaal ku adaan rabaa kadib lacagti sibraa ku aaday sibrihii ayaan is lahaa xariifki u dir kadib baan aabo u diray waliba waxaan raacsiyay babe labiskeyga ka shekee maanta magalkaa jiray mis you cml😂tan iga raacday ilahay un baa og😢😂😂

  • @user-vz1lr3vm2l
    @user-vz1lr3vm2l 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatuuzahra
    @fatuuzahra 8 หลายเดือนก่อน

    Wasir shikari would igu dhcay anyone schoolka dhiganaaya malin malmaha kamidah ayaa anagoo xisd english ah dhiganaaya aya gabadh sxbdy ah igu tidhi macalinkan wn ka helay inaad sawirto ayan rabaa lkn dhanka mcanka anaa kaxigay adugu hoo isawir ayay idhahday jaba waa kadanbeyee aniguu sawiraya ilen telephonkan flashtu way u furan tahay qac iyo flashtii baa halmar israacay macalinkina uu irakay ceeb malmodhan baa classkii oo dhan igu dacaayadaynayeen qoftii na waa igu booday

  • @MaryanWarsame-gg4wg
    @MaryanWarsame-gg4wg 8 หลายเดือนก่อน +1

    WASIIR SHILKAAN WUXU IGU DHACAY 22/11/2023 1:30 PM WAXAN SXPTAT LAXAMANAAYEY WIIL QURUX BADAN OO AAN AFTER IYO BEFORE KAHAYO AYAA WUXUUYIRI QOFTAAS NUMBERKEEDA ISOODIR WIILKUNA WIIL GABDHAHA DHAMI KADAMEEYAAN AYUU AHAA INTA SCREEN KAQAADAN AYAAN ISAGII KUCELIYEY ANOO KU QOSLAAYA OO LEH FIIRI KII WARKIISA INAN HAYNBUU MOODEY CAYBAAN UDHAANSHE MALINTAS WIXII KADAMEEYEY FARXADII BAA IGA GUURTEY ANOO UJEEDA😂😂

  • @user-lz7ow1cy8v
    @user-lz7ow1cy8v 8 หลายเดือนก่อน

    Waziir isooqaadehee waakutaageraa

  • @abdurahmanbasheer8690
    @abdurahmanbasheer8690 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir odeyga Abaheyga ban lacag weydiistay. Marku lacagtii iso diray ban waxan u qorey MAHADSANID ABAYO MACAAN intan dhihi laha Aabe Mcn. 5 sano bu ABAYO Mcn igu yeeri jiray 😂😂

  • @mohamedabdicali.6783
    @mohamedabdicali.6783 8 หลายเดือนก่อน +6

    😂😂😂😂 kagan foosha xun miyad ku dayatay

  • @RidwanSaid-gw5vj
    @RidwanSaid-gw5vj 8 หลายเดือนก่อน

    Zaki Bina xaaji waan kuwataaa taliye keep going ❤❤

  • @Apdisalan__69
    @Apdisalan__69 8 หลายเดือนก่อน

    WZiir barnamijkan noso badi pls😢

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 8 หลายเดือนก่อน

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend ❤

  • @Abdullahi__nasir
    @Abdullahi__nasir 8 หลายเดือนก่อน

    Xamse Riyoole🤚🏼😂

  • @OmarMohamed-zr6ho
    @OmarMohamed-zr6ho 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiira anigoo mar jooga keynya qaxootigeda ba gawar shukansadey waxan ugu shekeyey inan jooga casimada keynya anigii oo shukansanayo baa akteyda dameer kayeera 😂 intey iyada balock isaarin baa balock saarey 💔😂

  • @user-tg7zz6se1e
    @user-tg7zz6se1e 8 หลายเดือนก่อน

    Waziir waan ku salaamay❤

  • @user-ql4co6fg6v
    @user-ql4co6fg6v 8 หลายเดือนก่อน

    Waziir aniga geem pubg ah ayaan ciyaaraa malin ayaa hooyo igu tiri waryaa ii sooqabo taleefankayga markaas baan ku iri hooyo ii calaamadee😂

  • @ahmedalimahamuud7136
    @ahmedalimahamuud7136 8 หลายเดือนก่อน

    Somalida halaga aruuriyo smart phones haddii wax kale ayaa dhici doono 😊

  • @aishaayuni3841
    @aishaayuni3841 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waziir mar walbo ku so qoro shilka iku dhacay ma so qadatid maxa comments keya lama arko miy😢😭😭

    • @aishaayuni3841
      @aishaayuni3841 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wazir shilkan waxo iku dhacay 2019 xili an jamacad dhiga naye wax is shukasi jir nay xarif jamacada isla dhigano malin baa waxa isku racnay maqayada cunta so cunnay sawira so gal nay sawirada talefonkeya aya ka galnay habenki bu iku dhahy sawirada whatsapp iku sodir whatsapp ban gale qebta hore hooyade iyo saiga ba bin isarnayen anigo hubsanin aboo hooyo ku dhuftay sawirada waxi dhan baa u dire sawir kaliya Uma ekenin waxa u raciye xappi marka labtada ku jifay naxaris ba daremaye isla marki ma firinin ani cabar marke ka so waregtay bo xarifki isowacay bo iku dhahay away sawiradi isodir ku dhahay isma walin war wa ku sodire marka baa firiye wax sawir Uma dirin markas ba arkay ina hooyo u dire sawirdi anigo isdhahayo wali si ficn uma arkin an ka tir tiray wazir sarirteda jifay albabkani wo furnaye inte hooyo iso dhumatay baa bahal tobo ah dhabarka liku dhaftay ano aqonin mil liga imade ba hal bar baday hooyo arkay baxa sameye taga nahay nay baxa waye sawiradan iyo wax ku hadleso wa nahay waziir mel ada waye talefonki dhan ba liga qade wazir sawirada bahan sawiro cadi ah wa kuwo romantic ah dib dabe ulama hadlilin habenkas iku dabesay ila had wo is wediya wax u ku amusay ane dartisa jamacadey u waye o guri u joga😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AliMohamed-gw4sr
    @AliMohamed-gw4sr 8 หลายเดือนก่อน

    Easier halkeen kusoo dhigaa qisaa hayaayeh

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 8 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaa igu dhacay labo wiil oo aan lawada socday anoo mika mida lahad laya kii aan jecelaa oo casho iwadayay isoo wacay kadib waxaan ku idhi cawa madaxaa ixanuunay maribaan ku lasoo hadli kadib waxaan is idhi kii aan jecelaa ku celi iso waxaan ku celiyay kii ila hadlayay waxaan ku idhi xbbi wada jaaba waan kusoo dhaway kula haa yaa oo ma qof kalad usocotay

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 8 หลายเดือนก่อน +2

    War ninka ugu danbeeyay maxa ku dhacay na laxda isoo ceeli😅😂😂😂

    • @mustafe983
      @mustafe983 8 หลายเดือนก่อน

      trust me anuu aha 😂😂

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel 8 หลายเดือนก่อน

      @@mustafe983 qaacba kugi dhacday😅

  • @user-ul9eu1jq8d
    @user-ul9eu1jq8d 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wazir waan ku salaamaya marka hore Gabar ayaan waxaan ka bartay scholka marka walaalaheed ayaa scholka isla wada dhiganaa marka friends baan wada nahnay waxaan u bandhigtay xarir wey iga aqbashay mudo ilaa 8 months baan wada soconay maalin baan isku dhacnay xarirkeni ayaa bur buray kadib wiilbey is barteen waxey iso dirtay sawiro ay isla galeen iyada asiga oo qaab aroos ah camal Anna walalked baan u diray gabadhi maalinki baa school ugu danbeysay nin o ay ilmo ader yihiin baa lagu daray yaa qaldan labadeeena

    • @deeqali9139
      @deeqali9139 8 หลายเดือนก่อน

      Legend 😂👋

  • @saharoadenhuis4106
    @saharoadenhuis4106 8 หลายเดือนก่อน

    Alaa yabkaaa aduunka wale shiil bdn ayaa iguu dhacay aniguuu😂😂 wazirow

  • @drceelqode3242
    @drceelqode3242 8 หลายเดือนก่อน

    HHHHHH SHIID HADAA TAHAY EDEB LAYEESHAA WAANA LA AFGAABNAADAA SHIID NAAGA BADAN HADAA WAR SHEEG KUSII DARSATA QAAN BADAN WAA BIXINEEY WALAH

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa2951 8 หลายเดือนก่อน +5

    Walaahi sidaan uqoslaayay ayaa indhahii igaduudeen wasiir soobadi shilalka 😂😂😂😂

  • @user-mh7uw7hc5i
    @user-mh7uw7hc5i 8 หลายเดือนก่อน

    Waziir legend ayaa thy keep going