Aaad baad u mahadsantinhii qaamus iyo qoraaga booga taariikh dheere ayaan noo iftiimiseen walipa si dhaba ayaa ay iitaabatay alle ha unaxariisto awoowgay xirsi cige
Mahad sanid wllo waxa ii sharafa inaan adiga ku dhegeysto kiiyo buugguna i agyaal oo aan dhameyey akhriskiisa dhawr jeerna ku noqnoqday akhrintisa 😇😇🙋♂️🙋♂️
Aaad baad u mahadsantinhii qaamus iyo qoraaga booga taariikh dheere ayaan noo iftiimiseen walipa si dhaba ayaa ay iitaabatay alle ha unaxariisto awoowgay xirsi cige
waa taariikh layaab leh oo wax badan noo iftiimisay. Qoraaga Axmed Aw Geeddi iyo saaxiibadii way mahadsan yihiin. Wixii la qoraa quruumo hadhee muxuu hadal qiimo leeyahay.
No soo badi buuga wlloh
Mahad sanid wllo waxa ii sharafa inaan adiga ku dhegeysto kiiyo buugguna i agyaal oo aan dhameyey akhriskiisa dhawr jeerna ku noqnoqday akhrintisa
😇😇🙋♂️🙋♂️
Mashallah afkaaga caano lagu qabay
mahadsanid
Habar Awal 🆚 England 😂😂
Berbera hooyadii iyo aabihii ilbax nimada ummada Soomaaliyeed waa iyo isku dhidhka soomaalida iyo adduunka kale
Balaayo Gaalo iyo jihaad Been ah ayaad ka barateen jaahilnimadii kooxdii daraawish.
Tuug geel dhacaya, iyo tuug dhacaya doon ayaad ka dhigteen wadanimo