Maashaa Allaah Abwaan Axmed Aw Geeddi shaqo culus oo dawlado qaban lahaayeen buu qabtay. Buugganina waa buug dhaxal gal ah oo wax badan umadda u iftiinin doona. Bahda QAAMUUS waad mahadsan tihiin idinna ee halkaa ka sii wada oo buugaagta cod u baddala. Wax badan imika lama akhriyo ee cod ahaan baa lagu dhagaysan karaa.
@@xuzenkartizame2642 Inaan Kuu Jawaabaa Waa Igu Ceeb Marba Hadaanad Somaliga Si Fiican U Akhriyi Karin se Siday Doontoba Ha Ahaatee Noocaagaa Sida Loola Macaamilo Ma Aqaane Sorry Adoonyahow
Wllo waad ku mahadsantahy sida wngzn ee aad noola socod siiso taariikhaheena io kuwa dadyowga kale waxana kamid ahay dadka ku taxan barnaamijyadada markale mahadaanid🙏🙏❤

Cali jaamac habiil maxmed guuleed wacays Cali
Hadii Habar Awal Oo Dhan Kafad La saaro
Cali Jaamacna Kafad La saaro
Calaa Culus ❤
Waad bugtaaye habar awal wxa ka dhashay aabihi miisanka maansada gaariye. Cuqdada iska saar
@@xuzenkartizame2642 Inaan Kuu Jawaabaa Waa Igu Ceeb Marba Hadaanad Somaliga Si Fiican U Akhriyi Karin se Siday Doontoba Ha Ahaatee Noocaagaa Sida Loola Macaamilo Ma Aqaane Sorry Adoonyahow
Allahlahe aftahsn iga dheh layskama hadlee ninkaasi gabayadiisa honolka awdal aad jaa looga yaqaaney raggii gabyaags ahaa way kuhadalhaynbadnaayeen ninkaas gabyaaga ahaa cali jaamac
Ilahay haku naxariisto abti taariikh waad ka tagtaye
Asc kudarsoo cidii ugu horeysay ee ingiriiska la dagaalantay sayidka cidi ugama horeyne iga baandhee warkakan waatii magacyada laga badali jiray dhalin yarada reer berbera sayidna boobabkii kiniisadaha dhagaxa ku tuuray yirina allow intaasaan awoodaa
Zhp horay usoco
Qaamuusow sxb ilaahay ha ku sharfo aad ayaan kuu jeclahay laakin waxanan
Garanaynin magacaaga ee iisoo sheeg
Taariikh layaableh mhdsnid Zhp
Hore usoco pro
Wllo waad ku mahadsantahy sida wngzn ee aad noola socod siiso taariikhaheena io kuwa dadyowga kale waxana kamid ahay dadka ku taxan barnaamijyadada markale mahadaanid🙏🙏❤
Nin rer wacays u aha
Gabayga cali jaamac Haabiil Abtiyaashii Makaahiil Sacad Muuse ayuu kahido raacay. Samatar Naaleeye abtiyaashii
Isagu waa nin reer wacays ah gueed wacays ah qoyas suugaanta raad raac dheer ku leh
Cali jamac habbill
Ina jeeni cafe
Heebaan buureed
Hure badhatuug
Cali cilmi gurey iskana hubso Cali jaamac haabiil hooyadii waxay ahayd h.yoonise
Huuralr cali jaamac iyo huluq dameer bas leh😆😂😊
Huluq dheridayda iyo sidu ku arkay
Hoostayda Ma Haweenaydan qaba 😂
Wcs wll
Zxp cilmi boodhari ka soo hadal isna
Soomalidu sideedaba dhaqan umaleh inay akhriyaan buugta taarikhda iyo cilmigu kuduuganyahay, sidaa-darteed sida taxanaha ah eed nooguso gudbiso waxay naga kaafinaysaa akhrinta buugtas, waanu kaaga mahadcelinaya halkas nooga sii wad soo gudbinta buugta.
waxaad qaladay gabayada qaar baanu tirin cali jaamac haabiil waxaa kamida gabayga ay dhextaalka utahay dhaama matirin cali ee marxuunka
Magaaladda Zaylac ayaa ka taariikh dheerayd Berbera waayo magaaladda Zaylac waxaa ka dhisna masaajidkii qiblatayn isla markaana quudin jirtay magaaladda Harar magaaladda Zaylac ka hor intii aan laddhisin kabcada ee makka waxay ahayd meeshii diinta islanku ka soo gashay gayiga somaliyeed. Boqortayaddi ifaaf Adel iyo Ahmed Ibrahim al-Qazi oo looyaqiin ( Ahmad Gurey ) ee diinta islamka Harar gaadhsiiyay isla wakhtiga Berbera iyo Muqdisho midna ma jirin qarnigii 15 aad.
Zxp wxa aad sheegayso waa run lkn berbera iyo muqdisho ba wey jireen lkn saylac baa ugu caansaneed sbbto ah boqortooyada casimada u ahed lkn wixii ka danbeeyey 1800kii seylac wla dayacey😁
Gabayga muslinimo waxaa tiriyay Dirir warsame
Aamus aamus qof la aqoon lama Keene gabaygan afhayeenkii idoor ee ingiriis raaca tiriyay Cali jaamac haabiil
Cali baa tiriyay gabayga
Yaan Lagugu qoslin 😂