CABDIQAHAAR ILKACASE | HEESTA QARNIGA | FARDOWSA - DHAKHTARKII CISHQIGA | QISO DHAB AH | 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • SOO DHOOL LAMOODYEEY
    GEELA DAYRTA WADA DHALAY
    CANAHA DHADHAMAYEE EE
    ADUUNYADA WAX LOO DHIGO
    AYNA QABANIN DHAAYUHU
    SOO MAAD DHANTEENOO
    DHALINTIYO BARBAARTANA
    DHAANTO LAMAAD CIYAARTEN.
    ---------------------------
    CABDIQAHAAR ISLKACASE OO SOO SAARAY
    HEESKI DHEERAA EE FARDOWSA
    WAA HEES QISO DHAB AH
    --------------------
    EREYADA: ABWAAN CABDULLAAHI XAWAYAAN
    LAXANKA: USTAAD SICIID NUUR GUURE JINNI I SHUMI
    CODKA & MUSIC: ABDIQAHAR ISLKACASE
    MIDNIMO QARAN - JIGJIGA EID PARTY
    --------------------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter : / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok : / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 95

  • @abdifatahahmed4045
    @abdifatahahmed4045 2 ปีที่แล้ว +25

    Mahad sanidin Abwaan Abdillahi xawayaan, Alfanan Abdiqahaar, laxamiiste Jini ishimi,
    Si gaar ah Waxan ugu mahad celinaya Abdi Askar TH-cam,
    Qisada heestan waa qiso dhab ah waa aniga iyo Marwadayda Farduusa.
    Enjoy your song 🎵 my lovely wife 😘 ❤️
    "Heestii fardawsa
    Fardawsaay dhabaniyo
    Qurux dheeli tiranooo
    Dhadigoodka kale helin
    Rabbaa kuu dhameeyoo
    Dhaabeel asluubliyo oo
    Kaa dhigay gobaadeey
    Midaan dhaqanka daayicin
    Dhalandhoolka duniduna
    Lama dhalanin ruuxnee
    Hadii calafka kuu dhigan
    Kugu daro dhigaayooo
    Dharaartii timaadabaaa
    Dhago hadal xanuunloo
    Qalbigaaga dhaawacaa
    Sida dheefta kugu habaa.
    ×2
    Dhacdaduna waxaytahay
    Dhibaatada qurbaha yalo
    Ruuxaan la dhinac qaban
    Laga dhawrin dheeligaa
    Haduu dhabar adaygiyo
    Haduu dhidido waayaba
    Intuu seeska soo dhigin
    Mudadaa ku dheeraan.
    Waxaan taana daba dhigay
    Ragaa dhagax ku seexdee
    Timo dheer haweenkuna
    Waa ubax la dhawrtoooo
    Dhibta aan xamili karin.
    Dhibta aan xamili karin.
    ×2
    Ciida aan u dhalanee
    Dhafaruur macaaniyo
    Dhirtu ay ka buuxdee
    Dheeman iyo luul iyo
    Dhacadiido dahabkuna
    Dhaxan iyo qabaw iyo
    Cimiladu is dhalan rogin
    Yaa nabad dhax seexdoo
    Dhadhansada nimcada taal.
    ×2
    Dhulka xamaree hodankiyo
    Dhanka baydhabaadiyo
    Dhahariyo hargaysiyoo
    Dhoobo wayn jigjigaiyo
    Gaariso dhexdeediyo
    Dhinacyada jabuutiyoo
    Hadaad joogto dhagaxbuur.
    ×2
    Saw dhool lamoodyeey
    Geela dayrta dhalayoo
    Canaha dhadhamayee ee
    Aduunyada wax loo dhigo
    Ayna qabanin dhaayuhu
    Saw maad dhanteenoo
    Dhalintiyo barbaartana
    Dhaanto lamaad ciyaarten.
    ×2
    Waxaad dhabano haysiyo
    Walwasho dharaarabaa
    Ruuxaan ku dhalineed
    Dhaxdin aad wadaagteen
    Sida dhaqanku uu yahay
    Markaad kala dhaqaaqdeen.
    Dhigaygana u simantahay
    Saw dhaban qurxooneeey
    Naftu kulamay dhicin adi.
    ×2
    Markii aan ku dhawrana
    Jacayl dhiiga raacooo
    Dhuuxa waheshadaa
    Wadnaha i dhufteee
    Dhaxyareey ogsonow.
    ×2
    Fardawsa dhamayseey
    Axdigaynu dhiganayna
    Nimaan dhinac maraynoo
    Waxaan ahay dhabtii
    Kugu dhaadanaye
    Inta aan dhan xiir iman
    Quluubaha is dhawrtiyo
    Caashaqeena dhaawacin
    Hawsha aan dhamaynoo
    Markaan hoy dhisnanaa
    Ducaa dhaxal gasheee
    Hayna dhawro mawluhu.
    ×2
    Gaari dhaqan laheeey
    Naftaa kula dhacdee
    I dhool dhooliyoo oo
    Dhakhtarkii cishqiga
    Dheeman ii ahaaw.😘
    ×2
    Qisada Heesta from
    United States of America 🇺🇸
    Thanks Everyone 👍
    ❤️Abdifatah & Fardousa ❤️

  • @AHMEDEESHCALAA
    @AHMEDEESHCALAA 2 ปีที่แล้ว +4

    Marka 1aad @Abdi askari codkarnimada ala hakuu siyaadiyo oo ilaahay guusha walaalkeed kaa dhig ayaan dhihi lahaa
    Marka 2aad fanaanka, musishinka, farsama yaqaanka, laxamaystaha luuqda iyo codka sida fardaha u danana leh Abdiqahar ilkacase horay uso ayaan dhihi lahaa
    Ugu danbayn my team @midnimo Qaran iyo team @abdi Askariba dhamaantiin guul ayaan idin leeyahay
    Wabilaahi tawfiiq 🙋🙋

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +9

    "Dad walba oo isjecel waqtiguna kala geeyay maalin un wey midoobi doonaan haddii allah idmo majirto murug joogta ah habeenka haba dheeraadee Maalin aya ka dambeysa waxan urajeynayaa dad walba oo kala maqan in Allah Nabad isugu keeno"..

  • @mahadahmedshibane2442
    @mahadahmedshibane2442 2 ปีที่แล้ว +12

    MA iloobi Kari 2012💘 waqtigaas oo aan waxbarashada dhiganayay waxan bartay gabar LA dhoho ikram oo qurxan, aqli badan, asturan, aanan hadal badneyn sida aniga oo kale mana aqoon xafada ey ka deganeyd degmada aniga halmar ayey isheyda ku dhacday waana cashaqay si dhaqsi leh Ayan isku baranay oo an ugu sheegay in aan aad u jeclahay blse MA suurta gelin oo waa ay diiday sababto ah Ani meysan ii aqoon hore tankle marke sidaas ii sheegtay culeys Ayan daremay blse halmar niyada igama gelin in aan ka quusto jaceylka aan uqaaday ikram
    jaceylka & waxbarashadeyda waxa ay ii ahayeen waayo aan iloobi Karin dadaal badan oo an sameyay sidi ay iigu suurta geli laheyd in ay iga aqbasho xiriirka jaceylka si aan uga boxo cabsida Wal walka ka fikirida waxa ay nolosheyda ku danbe doonto hadii an waayo ikram oo ah gabar dagan aad u ixtiraam badan sanado ka dib nasiib wanaag waa ay aqbashay xiriirka aan uso bandhigtay 2014kii❤️💯 muddo ka Dib waxa ayna iishegtay in ay tahay garabkeyga aad ayaana ufarxay wlhi lama qiyaasi Karin farxada aan farxay markii ay idhahday Wan ka aqbalay jaceylka aad ii qabto markaas waxan aheyn form1 dugsiga sare aad ayey ii baratay waxa aan noqonay dad inta badan iska warhaayo shekesto dadka isaga dhaw kaftama ka Dib Wan kulmi jirnay dalxiis Ayan aadi jirnay wlhi waxan qaadanay waqti qurux badan ikram hada waa xaaskyga waxan is guursanay 2019👩‍❤️‍👨 aad Ayan isku jeclahay weli gacmaha Ayaan is hesanaa blse ugu danbeyn family Ayan nahay Wan ku jeclahay xaaskyga

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 2 ปีที่แล้ว +2

    Wall walaahi Heesta waxkale weeyeh Lkn fanaanka Ayaa Isbadalay Cabdi qahaar Timihiisii Horuu kufiicnaa

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad #Jini_shumeey wa legend kaliya badali karaa Aabihi laxamada Allah Yarahma Ustad Abdikarim #qaareey JIIR

  • @shaafkaabdulle5939
    @shaafkaabdulle5939 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesaha abwaanka waa heesaha somalida heesaha aan u jeclahay

  • @kaderadam7543
    @kaderadam7543 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow!!!!! Axyaa hees walalaclaysay. Keep going bro Alfanaan C/qahaar.

  • @mohzenn77
    @mohzenn77 2 ปีที่แล้ว +5

    First commenter like igala daala aapo🥰

  • @fardowsoburhaan7082
    @fardowsoburhaan7082 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow fardowso m.a waagabdho edeb badan fardowsooyinka

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 2 ปีที่แล้ว +1

    Hesta music ayaa ka qaladan
    Codka iyo laxanka
    Erayaka waaa Top

  • @hoodomohamed9350
    @hoodomohamed9350 2 ปีที่แล้ว +3

    Qiso jeceyl oo layabay. Thanks abwaan xawyan ♥️. Fanan cajiiba abdi ♥️

  • @faartatube5295
    @faartatube5295 2 ปีที่แล้ว +2

    Nin ka kaliya ee gacantiisii ku ciil baxay sxb qaali hamigaagii waad ka midho dhalisay hambalyo milyan jeer walaahi waan ku qaatay dhankasta fanan musiciam sound system hambalyo milyan jeer

  • @warsamesalax7232
    @warsamesalax7232 2 ปีที่แล้ว +1

    From dhahar sanaag❤

  • @raxmarandaofficial3130
    @raxmarandaofficial3130 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ustaad fanan laxamayste wixiiba wuu isku darsade wll hore u socan kule yahay

  • @fardowsaabdiweli9459
    @fardowsaabdiweli9459 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayy😍Magaceygii❤️🙏

  • @garadgulledchannel8459
    @garadgulledchannel8459 2 ปีที่แล้ว +2

    Prother-kaygii cabdiqahaar guulayzo zhp

  • @majeerteengirl5182
    @majeerteengirl5182 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw Hees iyo bar🥰🔥💯💯💯💯💯

  • @garadgulledchannel8459
    @garadgulledchannel8459 2 ปีที่แล้ว +2

    Musician, fanaan 💪❤️

  • @nuuradiinmoha3625
    @nuuradiinmoha3625 2 ปีที่แล้ว +5

    Legend always legend Abdi Askari keep going

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend ustaad cabdi qahaar
    Jig jiga wan kuugu iman

  • @suldaanwardistudio
    @suldaanwardistudio 2 ปีที่แล้ว +3

    Cabdiqahaar ilkacase shidanaaba shidan heesta iyo codkuba

  • @swashbella1533
    @swashbella1533 2 ปีที่แล้ว +3

    Fardowsa xaley ayaan isdagaalney uf

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  2 ปีที่แล้ว +6

      ereyaga u dambeeya qoraalkaaga ka saar, kadib heeskan luuqa ugu dir!

    • @hantiileabdi6942
      @hantiileabdi6942 2 ปีที่แล้ว

      @@ABDIASKARITUBE apdiyoow ka daaa kkk

    • @sakisom1
      @sakisom1 2 ปีที่แล้ว

      Beenlow uf ayu dhahaa soco nio awalpa xuman ayaad larabtay

  • @hodanahmed6773
    @hodanahmed6773 2 ปีที่แล้ว +1

    Aderkay xayawaan❤💕💞🙏

  • @munaquruxsan9030
    @munaquruxsan9030 2 ปีที่แล้ว +2

    Horey usoco sxb wlll waa wax lagu farxo runtii talantigaagu

  • @Zhakerhajji
    @Zhakerhajji 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow amazing song

  • @hunooyofficial5403
    @hunooyofficial5403 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaaaaw amazing song 🎧

  • @fatkabowy3495
    @fatkabowy3495 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan Jcylkygii ayey ka hadlysaa
    Qoftydii Fardowsa ladhaha ana qurbuhu jcyl igu dilay Heestan Ani miyaa sameyy 😱
    Qoftyda jigjiga xata jogta

  • @CabdinasirCumar
    @CabdinasirCumar 27 วันที่ผ่านมา

    Nin wax bartahy cabdiqahaar ilkacase

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo badh abwanku tmhestan wakhti kufilan ayu siyey fananku ilakse hesta wuku nasty Janii ishumi musiga sidey tahay ayuu ugu dabshay abdi arkari bandhigisu wa Cafe
    Ga heesaha 👑🙌🌹

  • @fardoosoabdulkadir8444
    @fardoosoabdulkadir8444 2 ปีที่แล้ว +2

    Omg omg 😲 my name 😍

  • @khalidkeynaan
    @khalidkeynaan 2 ปีที่แล้ว +1

    Wah wah
    Dhaqtarkii jacaylka
    Dhaxyaray ahaaw🥰🫂🙏

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaw hees eriyo macaan masha Allah

  • @turkipoi6350
    @turkipoi6350 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a legend 👍

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 ปีที่แล้ว

    Heestan waxa ku soo bixi lahaa suldaanka geeska wllo balse inanka laftiisa wuu dadaalay keep up♥️🙏

    • @mowlid72
      @mowlid72 ปีที่แล้ว

      Labada nin isku mid ma aha, isku style ma aha. Cabdiqahar Ilkacase isagaa style kiisa wata, Suldaanku kiisuu wataa. CABDI QAHAR ILKACASE Isagaa ka xariifsan Suldaan Seeraar laakiin ma soo dhaafo COBOLE, halkaasuu ku haystaa baan u malayn 🤔

  • @khadarabdi2212
    @khadarabdi2212 2 ปีที่แล้ว +1

    Reer jigjiga ciyaarto ha noo socoto

  • @casuungeedi9950
    @casuungeedi9950 2 ปีที่แล้ว +4

    Fast cmmt hadaa ahay like ii saar asxbta

  • @bisharobella4215
    @bisharobella4215 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaawaw

  • @user-xm8sr9dp5d
    @user-xm8sr9dp5d 7 หลายเดือนก่อน

    Hees macan oo qiso dhab ah

  • @CabdinasirCumar
    @CabdinasirCumar 27 วันที่ผ่านมา

    GEELA DAYRTA WADA DHALAY
    CANAHA DHADHAMAYEE EE
    ADUUNYADA WAX LOO DHIGO
    AYNA QABANIN DHAAYUHU
    SOO MAAD DHANTEENOO
    DHALINTIYO BARBAARTANA
    DHAANTO LAMAAD CIYAARTEN

  • @aznadibrahim1920
    @aznadibrahim1920 2 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waxab lagama qaban karo 😍

  • @abocaskar6758
    @abocaskar6758 2 ปีที่แล้ว +1

    Amazing 👏 🙀 😯 😮

  • @abdullahibashir4111
    @abdullahibashir4111 2 ปีที่แล้ว

    Abdi askari peter durry-ga fanka aa tahy

  • @saladabdullahi6264
    @saladabdullahi6264 2 ปีที่แล้ว +3

    Legend abdi askari lyrics ubaahanahay nio

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 2 ปีที่แล้ว +1

    Hees iyo bar 👊👊 100%

  • @riinainamohamed8631
    @riinainamohamed8631 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka heesaya wilka garab tagan ee ay isku dhar eg yihin m.a wanka hele♥️♥️ fanan miya xagisa layhayaaye 6 kuceshada heska wilka dartiisa 😍😍♥️ illhy ku daayo boowe mcn

  • @abdikadirothmen.9822
    @abdikadirothmen.9822 2 ปีที่แล้ว +6

    What a song!
    It's scored the song of Suldaan.
    Another level pottery Abdullahi Hayawan.
    Thanks a lot Abdiazkari.

  • @barkulanmedea9304
    @barkulanmedea9304 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiqahaar ilkacase mucjiso yaroo fanka kasoo dhex booday weeye walee waaar walaahi anuu waan ku wataa mataan go for word nin wadaa tahay aad u da daal badan maxaa yeelay dadkiina wuu utumayaa isna wuu tumanayaa baro ayaad dheeratay ragii horey usoco

  • @drssamiyasocial4216
    @drssamiyasocial4216 2 ปีที่แล้ว +1

    C/QAHAR ilka case wllky mcn NoolOw Come back

  • @shukriladan8244
    @shukriladan8244 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhulka xamare hodanka🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax 💔

  • @jammame1626
    @jammame1626 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhalinta io caruurta sow dhaanto lamaada ciyaarin🇸🇴📱🪑

  • @garadgulledchannel8459
    @garadgulledchannel8459 2 ปีที่แล้ว +2

    Horay usoco

  • @ikraancabdiqahani2632
    @ikraancabdiqahani2632 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiqahaar ilkacase mishiin miyaa isagaa heesaya hadana musiciam ah dadkiina wuu u tumayaa isna wuu isu tumayaa fankiisii ma uu daynin shacabkiisana wuu ushaqaynayaa hambalyo lama qaban karo hawshaad qabataye

  • @bisharobella4215
    @bisharobella4215 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alexabdish3460
    @alexabdish3460 2 ปีที่แล้ว +1

    Laxan wanaagsan iyo fanaan cod macaan mooye erayo miisaan leh meesha kuma arko.

  • @mohamedbashir5633
    @mohamedbashir5633 2 ปีที่แล้ว +1

    What a song 🎵

  • @fardowsoabdi2031
    @fardowsoabdi2031 2 ปีที่แล้ว +2

    🥰🥰🥰

  • @jabbaonlineacademy7647
    @jabbaonlineacademy7647 2 ปีที่แล้ว +1

    Hampalyo Abdiqahaar

  • @mowlid72
    @mowlid72 ปีที่แล้ว

    Hadaad joogto DHAGAXBUUR

  • @axmedxaaji1403
    @axmedxaaji1403 2 ปีที่แล้ว

    Iguma socoto heestan ee Ismaaciil Aarka heesihiisa soo fasaxa Aarka Guuxa 🦁❤️

    • @raxmosaid9175
      @raxmosaid9175 2 ปีที่แล้ว

      Dee dono ismciil🤣🤣

  • @mowlidahmed5387
    @mowlidahmed5387 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaba hadey sidas tahay
    Mad silsiladiyo sugan baryo socota
    Noga dhigtan
    Sxb

  • @aliqalbijacayl7937
    @aliqalbijacayl7937 2 ปีที่แล้ว

    Marka aad. isku Tumaysid Adi Music 🎵 waad ka hadal siin Afsomali 🎵

  • @abdijaam9591
    @abdijaam9591 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb hada nahay reer nugaaaled reer Dangoroyo ah wan kuwadana

  • @nimcocismaan9919
    @nimcocismaan9919 2 ปีที่แล้ว +3

    EHEYADA 💯💯cod ka 💯💯laxanka 💯💯 music 💯💯 💪💪💚🤍♥️🥺

  • @ikraancabdiqahani2632
    @ikraancabdiqahani2632 2 ปีที่แล้ว +1

    Somaalidu qof ka isagu is wada aakhirka markuu noqdo qof hit ah oo kaligii isku filan ayay u nacam leeyaan markuu rafaad San yahay a salaanta xataa kama qaadayaan

  • @axmeddheere6025
    @axmeddheere6025 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanaankan da'da yar runtii waxa ku jira kayd badanoo awood u siinaya koox wada jirta la mida

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Leeee iyaaah shamsaaaaycadceed iyaaah hadana.

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan tana daba dhigay raga dhagax kusexde timadheer hawen kuna waa unaxla dhowrto dhibta aan xamili Karin ciida aan udhalane dhafaruur macan iyo dhirtu eyka buxde dhaman iyo luul iyo

  • @MohamedAhmed-qe2rt
    @MohamedAhmed-qe2rt 2 ปีที่แล้ว

    Laxanka lagaga ciyaaray heestiiba sheeko ayay noqotay

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Nunseseeees magacay naaanaysahayga khatraaaaaaaaaayfaraxsan.5 saabiriin waatan.naaaagahaan ama dumaaarka.rag iyo dumar.exusemeeee.tanaa dhigtay exuseeeemeee.nnono.khatraaaaaaay xaasadiis oiridiis gabar waatan shugran farxiyeetocaday qurux tu iidhigantana maleh.dumaaaarhaween tiii hee laga dooqay jeclaaaday.

  • @hamdimaxamednuuriye7272
    @hamdimaxamednuuriye7272 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh

  • @garadgulledchannel8459
    @garadgulledchannel8459 2 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco