SOMALI MUSIC | TOP TEN SONGS 2022 | BARNAAMIJKA HEESTA IYO HEESAAGA | EP4

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • BARNAAMIJKA HEESTA IYO HEESAAG DOORKAN WAXAANNU
    KUSOO QAADANAYNAA TOBANKA HEESOOD EE 2022
    HADHAACINAYE HAWADA.. DHANKA KALE MAXAA KU DHACAY
    FANKA KIIN JAAMAC, SULDAAN SEERAAR, HANI UK, KHADAR KEEYOW
    -------------------
    HEESTA IYO HEESAAGA PART 4
    ABDIASKARITUBE
    ‪@ABDIASKARITUBE‬
    ============================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    Twitter: / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

ความคิดเห็น • 378

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  ปีที่แล้ว +82

    Daawo Tobanka Heesood Ee 2022
    Hadhaacinaye Hawada Ee Bulshadu Ka heshay,
    Yaa Laga Tagay Yaase Koobka Qaaday?

    • @adanjucfeadanjucfe690
      @adanjucfeadanjucfe690 ปีที่แล้ว

      Axmed rasta soo qabo sxb sanadahan wu dansanyahaye so kici odeygaas

    • @theepicboy1186
      @theepicboy1186 ปีที่แล้ว +1

      Wara abdi ani wan ku wata abow mcn Wlhi wan ku aminsanahy

    • @Talasameofficial
      @Talasameofficial ปีที่แล้ว +3

      Cabdi askar waxanahay tageeraha kaliyee ku tageera ilaa 2018-2023 zxp🎉🎉

    • @cabdirahmankhadar7020
      @cabdirahmankhadar7020 ปีที่แล้ว

      Faysal muniir boqorki sanadka ayad ilowdey
      Dadka ha iska weyneyn iyo weliba
      Heeski udanbeyey ee cajiibka badna jamiila

    • @zayidali8789
      @zayidali8789 ปีที่แล้ว

      Qamarka Fanka Shida Goat 🐐 ma Arko Inagu Kala Wad

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +53

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan🌹🌹❤❤💢💢💯💯💯💯💯💯haddii aad ujeeddo magaca allaah waa in aad ku salidaa nabigeena salawatulaahi caleyhisalaam

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 ปีที่แล้ว +17

    Waleee xul kii Aan xuli lahaaa weeye Askar Tube sanad wacan boqortooyo 🙌🙌🙌

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow ปีที่แล้ว +16

    Heesta 1 kujirta 2022 wa Heesta
    Xariir iyo Rahma 🎉🥇🎗️🏆

  • @Didi-121
    @Didi-121 ปีที่แล้ว +15

    Xariir iyo haboon my fov fanaaniin🎉❤

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf ปีที่แล้ว +21

    xariir axmed Another 🎵 🎶 ♥️

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 ปีที่แล้ว +8

    Kalinta kobad waxan siin lahaa Rahma iyo xariir axmad wow 👌

  • @jamalabubakar7432
    @jamalabubakar7432 ปีที่แล้ว +11

    Xarir ft raxmo superb 🔥🔥🔥

  • @gulletzimpa
    @gulletzimpa ปีที่แล้ว +13

    Fanaanad aan la heeli karin ugbaad aragsan 💯❤️

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 ปีที่แล้ว +24

    Heestii Qamar suugaani iyo Rahma Hassan iyo heestii hodan abdirahman iyo Aamiin yare labadaa heesoodba top 10 ka sanadkan ayay ku jireen ee mxd uga reebtay Cabdoow!!??

  • @dunboqor1894
    @dunboqor1894 ปีที่แล้ว +7

    Abdi askari waxaan kaa sugeynaa soo xasuusintii taariikhdii sanadka galbanaya iyo wixii soomaalida dhexdeeda ka dhacey🤴💯

  • @omarapdallah77
    @omarapdallah77 ปีที่แล้ว +5

    cabdi askari waan kusalamay marka hore
    midaani waa fikirkayga
    top 5 anaa marhore sameeyay
    1: midigta keen
    2: ma awoodo inaan kaa ahaado
    3: saaxiib maalmaha qaraar
    4: iga dhowr cidlada
    5: xidigta caashaqa shiday
    waan idin salaamayaa dhamaan bahda cabdi askari tube
    iyo taageerayaashooda aniguba aan ugu horeeyee
    waa cumar cabdalla cumar oo idin leh
    wiilasheenaa fankee
    codadka macaan
    waa inaan sooqortee
    studiyehee tagaa
    kaftan intaasaa idinka badn
    peace

    • @omarapdallah77
      @omarapdallah77 ปีที่แล้ว +2

      waxaan kaxumahay in idil ayruush iyo ishcalaa laga waayo ax sorry

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 ปีที่แล้ว +22

    Ugbaad argsan
    Haboon nuura
    Nasteexo dayax
    Khaalid kaamil
    Ismaaciil aarka
    Xariir ahmed
    Najma nashaad
    Maxamed maame
    Saalax sanaag
    Intaa baa 2022 shitay fanka somalida Yaa ila qabo 🔥❤✌
    1. Heesta kowaad waxa siiyey haboon nuura iyo mursal muuse cumar

  • @ayaanleahmed2933
    @ayaanleahmed2933 ปีที่แล้ว +5

    boqorka codka xariir iyo raxma fanaaniinta sanadka❤️❤️

  • @AliadamAbdulrahmaan
    @AliadamAbdulrahmaan 25 วันที่ผ่านมา

    Curudka xidigaha geska mursal waa fanan aqlaq leh oo afgaban lagend ❤

  • @ayanelar3105
    @ayanelar3105 ปีที่แล้ว +12

    I'm so proud of rahma hassan and xarrir best song of the year 🔥🔥🔥

  • @cabdikarincali3717
    @cabdikarincali3717 ปีที่แล้ว +4

    1 waa nimcaan hillac fanan qaran🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ciltirecade2988
    @ciltirecade2988 ปีที่แล้ว +4

    Xariir ahmed aya no 1 gashay

  • @apkapowy3195
    @apkapowy3195 ปีที่แล้ว +5

    Xariir iyo raxma ayaa ugu shube

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 ปีที่แล้ว +2

    1 xariir ahmed iyo rahmo ayaa leh💯aabihii laxanka ayaa jooga

  • @nabiilbulle4956
    @nabiilbulle4956 ปีที่แล้ว +10

    Ana an kula kaftame cabdi askariyow
    Ishaada ayan qabane mu sexan libaxu kkk
    Taaj mahal 4M in 4 months 2022
    Dheeman 8.1M in 11 months 2022

    • @sadia121z
      @sadia121z ปีที่แล้ว

      Best guuled simba legend 🙌 👏 ❤ hees ba ka sugayna nabiilow naga garsiii 2023 😒

    • @Degaliah
      @Degaliah ปีที่แล้ว

      Taahaal wa dhagaysi ee video ba laga sugayaa simba

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE  ปีที่แล้ว +2

      aad iyo aad.. Ustaade mishinkii waxa dhaqaajinaye baa tahay, bal 2023 wax natusa..Guulaysta..

    • @sadia121z
      @sadia121z ปีที่แล้ว

      @@Degaliah aroos buu ahaa dad ba laha hesta marka ilama aha inuu video ka so duubayo

    • @manazilali1751
      @manazilali1751 ปีที่แล้ว +1

      Waxaasi waa xisaaha aan u qabno nabiilow waxaad mooda inaan 10 sano aan la’arag ayado 4 biil un ey ka so wareegtay inkaasto aragtitisa ka jeclaan laheen

  • @user-op6cp2tq9f
    @user-op6cp2tq9f 8 หลายเดือนก่อน

    Wow wad iga qoslisay

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว +3

    Xariir iyo raxma iyo habon 2022

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 ปีที่แล้ว +1

    Wow wow wow khalid kamil waa another level 100 weeyee

  • @jamiilaaxmed4137
    @jamiilaaxmed4137 ปีที่แล้ว +8

    Xariri iyo raxma

  • @entertainmentprogram7960
    @entertainmentprogram7960 ปีที่แล้ว +1

    2022 haboon nuura cid ku heysata malahan hadii cadalad jirto

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว +9

    1.___xarir King rapper iyo rahm ❤

  • @Em_key_mageffe
    @Em_key_mageffe ปีที่แล้ว +2

    Ayaan waddani guuleeyso waligaa 👏👏👏

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 ปีที่แล้ว +2

    Lagend abdi asakri baraamjiyadan cml so badi walle fanz ayaan ku ahay zhb full respect

  • @rahmamoumin753
    @rahmamoumin753 ปีที่แล้ว

    You are intelligente man

  • @hanadxaji3268
    @hanadxaji3268 ปีที่แล้ว +3

    Boqorka Codka Xariir Axmad iyo Raxma Yar❤

  • @abdirahiinbashiir1334
    @abdirahiinbashiir1334 ปีที่แล้ว +7

    XARIIR & RAHMA

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 ปีที่แล้ว +4

    Xariir iyo Rahma wey istahilaan kama daalo heestaan❤

  • @dahircabdulahidhagoleCiid
    @dahircabdulahidhagoleCiid 5 หลายเดือนก่อน

    1 xariir axmad

  • @moussaanissa5537
    @moussaanissa5537 ปีที่แล้ว +1

    Xarir iyo Rahma💔

  • @FAAD21
    @FAAD21 ปีที่แล้ว +3

    Haboon Nuura iyo Mursal Muuse

  • @ramlaruun7405
    @ramlaruun7405 ปีที่แล้ว +5

    XARiiR &Raxma 1👍

  • @user-xi1tg8jn2b
    @user-xi1tg8jn2b 5 หลายเดือนก่อน

    Xariir axmed iyo raxma xasan

  • @Xog-ifiyeshow
    @Xog-ifiyeshow ปีที่แล้ว +4

    Saalax sanaag aaway?

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 ปีที่แล้ว +4

    Sxb inader qli wan ku salamey iga qad salanta from ilkacaztii jahuurta ❤😂

  • @wallipraahim1256
    @wallipraahim1256 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi askariyow soo samee barnaamijkii youpareska pls

  • @AZATH_OFFICIAL
    @AZATH_OFFICIAL ปีที่แล้ว +1

    Xariir & Raxma

  • @ikraancabdi3089
    @ikraancabdi3089 ปีที่แล้ว +1

    Mansh allah hore u sooco Walkeyi

  • @DAACADLYRICS78
    @DAACADLYRICS78 ปีที่แล้ว +2

    Xariir ahmed iyo raxma xasan

  • @baraarujiyeofficial2925
    @baraarujiyeofficial2925 ปีที่แล้ว +5

    Number 1 waa Haboon nuura iyo mursal muuse

  • @kaafilyrics8190
    @kaafilyrics8190 ปีที่แล้ว +2

    Xariir iyo rahma

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 ปีที่แล้ว

    Xariir Ahmed iyo rahma hassan 1🍃🍃🍃🍃🍃🍃🍃🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍

  • @zeynabdjibril7041
    @zeynabdjibril7041 ปีที่แล้ว +4

    Rahma Qurux 👍👏🇩🇯❤

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +2

    Xariir axmed iyo rahmo hasan labo fanaan oo aan aad utaageero guul

  • @aadancnaasir2710
    @aadancnaasir2710 ปีที่แล้ว +18

    Where is ni.caan hilaac he is the one of the legend of somqli songers 🥵

    • @aichadarar678
      @aichadarar678 ปีที่แล้ว +2

      This list are the best Somali songs of 2022 not best Somali singers that’s why Nimcaan and others singers are not including in the list

    • @suhaybabdi5978
      @suhaybabdi5978 ปีที่แล้ว

      Maxaad ka wadaa where is nimcaan hilac malaha maad fahmin waa top 10 2022 😂😂 kulaha where is nimcaan

  • @nimahassan6258
    @nimahassan6258 ปีที่แล้ว

    Rahma hassan iyo habon nuura and mahamed mame ❤❤❤🔥❣

  • @kuushaomar3245
    @kuushaomar3245 ปีที่แล้ว +2

    Xariir iyo rahma Hassan ❤

  • @cabdiqaniaadan1576
    @cabdiqaniaadan1576 ปีที่แล้ว +4

    Xariir iyo rahma 1

  • @sareeDo_nasteho
    @sareeDo_nasteho ปีที่แล้ว +6

    Somaliyeey horta mx loo xaqiraa samiir zaam waayo inta badan heesihiisu waa heesaha loogu isticmaalka bdn yhy baraha bulshada %90

  • @khadarhapy2439
    @khadarhapy2439 ปีที่แล้ว

    Best barmaamij 💯 6dii biloodba halmar soo samee barnaamijkanoo kale c.askariyow. Keep going sxb👌👍

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan ปีที่แล้ว

    Mursal muse and haboon
    Xariir axmed and radma
    Wax kale
    Labadasba wax kale aha

  • @gudonhassan5519
    @gudonhassan5519 ปีที่แล้ว +2

    Haboon nuura iyo mursal
    number one 🥰siin lahaa

    • @munacumar6449
      @munacumar6449 ปีที่แล้ว +1

      Sawmaha dadkaan isku si wax u arag

  • @maxamedamiin3846
    @maxamedamiin3846 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmad

  • @cumarfafaysal
    @cumarfafaysal ปีที่แล้ว +7

    Heska iyo heesaga.
    Ku darso heeta nimcan hilaac
    Ka gudub tay ,20M oo dad ah
    Xa gebaa la taga yaa.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว +9

    Abdiyow ma aaminsani anigu midaas Number 1 waxaan siiyay Haboon nuura ft Mursal Muuse ❤️

    • @munacumar6449
      @munacumar6449 ปีที่แล้ว

      Isku fikir nahay 🥰🥰

    • @maxamedcumar9391
      @maxamedcumar9391 ปีที่แล้ว

      @@munacumar6449 wallee waxgarad saw maaha quruxey ❤️

  • @axmednuurshmuuse147
    @axmednuurshmuuse147 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤ xariir axmad 🎉

  • @madargaraaid2003
    @madargaraaid2003 ปีที่แล้ว

    Hambalyo xariir iyo raxma heestana waan filayey inay koobka qaadayso

  • @hupizida4928
    @hupizida4928 ปีที่แล้ว +1

    1 rahma hassan

  • @Abdihakeindhaye
    @Abdihakeindhaye ปีที่แล้ว

    Legend abdi askari

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 ปีที่แล้ว +3

    1:Haboon iyo mursal🤴👸❤💯
    2:raxma iyo xariir🤴👸💯❤

  • @mayaclouds2411
    @mayaclouds2411 ปีที่แล้ว +1

    Ascaleykum waxad tahay rag ragdhalay waxadtahay ninka iskuhaya dhalinta fanka waxad tahay ninka ankala doranin dhalinta fanka ❤❤lots love

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 ปีที่แล้ว +1

    Khalid kamil ayaa ah kalintaa koowad 1

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 ปีที่แล้ว +2

    Heesta koowad Ani waxa Siiyay heeska ugbaad Aragsan Adunyada intaa joogo sikastoon u jabo maalin❤️

  • @paastoofficial2368
    @paastoofficial2368 ปีที่แล้ว +3

    Heeata Haboon Nuur ayaan is Leeyahay waa one1

  • @seyidcalikhaliif3373
    @seyidcalikhaliif3373 ปีที่แล้ว +2

    WLLHI ABDI ADIGA AAD AYAAB KU DAAGEERAA sida Heesta Mcaaneeso

  • @subeermahad
    @subeermahad ปีที่แล้ว +1

    Xariir iyo raxma hasan

  • @muztafeahmed1998
    @muztafeahmed1998 ปีที่แล้ว +1

    Waan kugu raac sanahay labada hees 1 & 2 Mida kale labada janal ee heesa han soo galiyay Abdiaskari Iyo Hawraar Hamblyo🎉

  • @nasteexonalka5337
    @nasteexonalka5337 ปีที่แล้ว +2

    Aweey shaadiyo sharaf wah

  • @maankaherochannel7803
    @maankaherochannel7803 ปีที่แล้ว

    TH-cam kaliya aan daawado abdi askari legend

  • @abdeckrashford
    @abdeckrashford ปีที่แล้ว

    Vidéo macaan ayaad samaysay i hope iin aad hesho 1m views

  • @Miskiin111
    @Miskiin111 ปีที่แล้ว +2

    Heesta 1 gashay waxa weeye
    Xariir axmed iyo rahma hasan

  • @najaadmaxamuud8099
    @najaadmaxamuud8099 ปีที่แล้ว +1

    maxamed maame ayaan ku haysaty wlka isafaana siiyey

  • @cabdicaziiz1470
    @cabdicaziiz1470 ปีที่แล้ว +1

    Dhankaraab ka Ad legend

  • @ramlayerow1035
    @ramlayerow1035 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmad ❤ really fanan 🏑🎤

  • @farhanabdiibrahim6667
    @farhanabdiibrahim6667 ปีที่แล้ว

    Xariir ahmed io rahma hasan

  • @araksanibrahim6950
    @araksanibrahim6950 ปีที่แล้ว +1

    Rahma👍👍👍:xarir naase

  • @aadancalijamacqaaje1252
    @aadancalijamacqaaje1252 ปีที่แล้ว +1

    HAWRAAR MUSIC PRO ANIGU GACAN AYAAN UTAAGET 2022

  • @naimaahmad6876
    @naimaahmad6876 ปีที่แล้ว +2

    Haboon iyo mursal ❤

  • @WALAALAHACHANNEL12
    @WALAALAHACHANNEL12 ปีที่แล้ว +2

    Xariir & raxma 1aad 👍

  • @amirmohamedamir5913
    @amirmohamedamir5913 ปีที่แล้ว +3

    Hapoon iyo mursal ❤

  • @khadarmuxumed1518
    @khadarmuxumed1518 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed iyo raxma xasan

  • @maslaxmideeye107
    @maslaxmideeye107 ปีที่แล้ว +1

    Xariir iyo raxmo waaye kalinta 1 waad

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 ปีที่แล้ว

    Xariir Axmed iyo Rahman hasan💯🥰

  • @cumaraxmed4556
    @cumaraxmed4556 ปีที่แล้ว

    Xariir ahmed io rahma hassan top one

  • @nasrinkhalif3652
    @nasrinkhalif3652 ปีที่แล้ว

    Amiin yare inad kasoo tagto maahyn abdiaskariyow 😞🥰🙏

  • @adan5993
    @adan5993 ปีที่แล้ว +1

    Xarir iyo raham 1

  • @huskaboyinthebuilding238
    @huskaboyinthebuilding238 ปีที่แล้ว +1

    Xarir iyo rahma 1

  • @hodmaniitaqueen267
    @hodmaniitaqueen267 ปีที่แล้ว

    Xariir Ahmed ft rahma hasan ❤

  • @yaxyewiilqaran6100
    @yaxyewiilqaran6100 ปีที่แล้ว +2

    Happy new year aan sugenaaa muqdisho

  • @muxayadiincabdi9370
    @muxayadiincabdi9370 ปีที่แล้ว +1

    Heesta arooska clkariin Cali shaah ayaa lambar one

  • @Isko790
    @Isko790 ปีที่แล้ว +6

    Mursal iyo haboon

  • @cabdiraxamen4274
    @cabdiraxamen4274 ปีที่แล้ว +1

    Xariir axmed an ather level🥰🥰

  • @awalehabdourahman8891
    @awalehabdourahman8891 ปีที่แล้ว

    Xariir iyo Raxma

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 ปีที่แล้ว

    Gulled away

  • @halimoabdi7947
    @halimoabdi7947 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanaha ❤