55 Dhibaabe Jacayl ah | buugga xalalka jacaylka | Dr. Musdafa Maxmuud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 99

  • @husseinabdi422
    @husseinabdi422 3 ปีที่แล้ว +11

    Wali maan arag video aanad ku bilaabin salaanta islaamka masha allah

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว

      Waa Farxada Turkige😂😂😂😎

    • @husseinabdi422
      @husseinabdi422 3 ปีที่แล้ว +1

      @@engmuuseofficial1519 maxaad ka wadaa wllo

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว

      @@husseinabdi422 Turkiga Ayuu Adoo Waa Faraxada Dartedbuu Uilawan Odhan Karaa😁😂😂

    • @husseinabdi422
      @husseinabdi422 3 ปีที่แล้ว

      Yaa aaday turkiga

    • @fatimajama8271
      @fatimajama8271 3 ปีที่แล้ว

      @@engmuuseofficial1519 hadad ka wado kan kumi bilabin ee wu ilamay ma u ilawin ee wu ku bilabay ee u firso hadad ka wado kan unbu ku bilabanaysa video walba wuku bilabi jiray

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +7

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @hafsaabdinur8548
    @hafsaabdinur8548 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha inaga abaalmariyo sida hagar la'aanta ah ee wanaga iyo xogaha anfaca aad noogu soo gudbidanaysaan hana idin siiyo kaalmo iyo sugnaan aad ku sii wadaan. Dr.mustafa Maxamuudna Ilahay ha u naxariisto, waxan ku tilmaami karaa nimco Alle na siiyay sida uu uga hadlay dhibaatooyinka baahsan ee qarnigan 21aad iyo talooyinka wax ku ool ah ee uu nala wadaagay.

  • @califaaiido3538
    @califaaiido3538 3 ปีที่แล้ว +5

    اللهم بارك اخي ادم خطر لانها هو معلم مفكر 😚

  • @mohomednouh2330
    @mohomednouh2330 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan ku salamay wll adam marwaliba bulshada wax wanagsan ayad usoo gudbisa

  • @mrguled991
    @mrguled991 3 ปีที่แล้ว +4

    Runtii waa muuqaal waxtar leh🙂👍🏼

  • @sirajmo2284
    @sirajmo2284 3 ปีที่แล้ว +5

    Adaan sahan wanku tageeraa 😍😍😍😍

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 ปีที่แล้ว +8

    Mhdnsid aden sahan runti mudo bdn kugu taxany ila 2019 wx bdn ka faaiday
    So kle asxaapta iso booqda inshalh wx xumn ah maso gudbiye

    • @story7298
      @story7298 3 ปีที่แล้ว

      Wa ku sugyna

  • @diiriyejanan3971
    @diiriyejanan3971 3 ปีที่แล้ว +3

    Mch allah wll keep going illaahy codka & caqligaba hakuu baraeeyo

  • @abdullahisaed10
    @abdullahisaed10 3 ปีที่แล้ว +1

    From Siraha Dahsoon

  • @laqanoyusuf5964
    @laqanoyusuf5964 3 ปีที่แล้ว

    Ma allah wll allah haku xfido hana kasi dhigo mid saa u halgama thanks

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว +1

    ❣💔Thank you so much. Mr.Aadan🤍 😊

  • @hoodoluckyabdi208
    @hoodoluckyabdi208 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid aadan wllo buugan ma soo baxay walalo

  • @boyga752
    @boyga752 3 ปีที่แล้ว +4

    mashaalaah walaal.❤

  • @weareone1837
    @weareone1837 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wll

  • @abdiqadirabdirahman5796
    @abdiqadirabdirahman5796 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks bro

  • @nimcosead3357
    @nimcosead3357 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha lah saxiib walalo wanagsan

  • @Safiyoahmed23424
    @Safiyoahmed23424 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wcs wll adan❤

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wxad moodaa inaa Inga laabteena ku jirto wlalkeyow..

  • @mahamedqadarabdulahi5241
    @mahamedqadarabdulahi5241 3 ปีที่แล้ว +3

    Caqligii iyo cilmigii iyo dabeecadii oo qofa Adan khadar cali suldan rooble

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @updalleismaciil6591
    @updalleismaciil6591 3 ปีที่แล้ว

    M.asha alalh

  • @dnd8009
    @dnd8009 3 ปีที่แล้ว

    Walaal alle dartiis ayaan kuu jeclahay

  • @geefaylechannel8900
    @geefaylechannel8900 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wll

  • @abdinuurmohamedali6788
    @abdinuurmohamedali6788 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah adan sahan waxan jeclan.laha inaad mawduuc kaso diyaariso wax akhriska mhdznid 🙏

    • @khdwlimm6903
      @khdwlimm6903 3 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/IQh5_HCl7FA/w-d-xo.html.

    • @khdwlimm6903
      @khdwlimm6903 3 ปีที่แล้ว

      Wll linkigasi waa labo qaybood oo wax akhriska oo Aadan sahanka xogaha diyaariyey .

  • @abdallesulaiman1484
    @abdallesulaiman1484 3 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay adiga iyo jacfarba wll

  • @mohamedyasinwiilsoomaliyee4412
    @mohamedyasinwiilsoomaliyee4412 3 ปีที่แล้ว

    M.a wllo hory usoco noosoo badi buugta

  • @xilistudioofficial2400
    @xilistudioofficial2400 3 ปีที่แล้ว +1

    keep going macalin

  • @Duluf-film
    @Duluf-film 3 ปีที่แล้ว +1

    Wà ku slmy aadan

  • @abdishakourali2042
    @abdishakourali2042 3 ปีที่แล้ว

    Wll seen ku helaaaaa buuga

  • @shamsoshiine
    @shamsoshiine 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah 👌

  • @saabirahmed5739
    @saabirahmed5739 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi2708 3 ปีที่แล้ว +1

    🥺🥺🥺saxiix thanks 😊

  • @Ahmedheersare
    @Ahmedheersare 3 ปีที่แล้ว

    #Aadan_Sahan wallaal booggagta turuintaan moqdisho malaga helaa fadlan illa wadag goobta ka heli karo muqdisho boogga رحلتي من الشك الا ايمان

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal.

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 ปีที่แล้ว

    Man shalahaaa🤗

  • @indhataajir966
    @indhataajir966 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib weeye Armuu iga hadlayaa 🌝🙋🏾‍♂️

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 3 ปีที่แล้ว

    Thnks bro💥✅

  • @saapir7545
    @saapir7545 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomalida waxaan u sheegayaa inuu shukaansigu_ama_Haasaawuhu_ Guurka Ka hor xaaraan yahay

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 3 ปีที่แล้ว

    Thnks bro

  • @awilmax1028
    @awilmax1028 3 ปีที่แล้ว +1

    wlhi taasan aaminsanahay in aan wax jacayl ladhaha aanu jirin addunkuna dan uu yahay qof walbaana dantiisa ka fakarayo guurka iyo aqal dhiskuna danta ka mid yahay

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI 3 ปีที่แล้ว

    SAHANKA XOGAHA❤🤍🖤

  • @subulasalaam1128
    @subulasalaam1128 3 ปีที่แล้ว +2

    أسلام عليكم ورحمة الله وبركاته wll aadan sahan inta badan waxaa inoo sheegtaa inaad bugaag tarajumtaan majirtaa xarun Mugdisho kutaal oo laga heli karo mahadsanid

  • @zulthaancimraan6961
    @zulthaancimraan6961 3 ปีที่แล้ว

    baryahan Kanaalku wuxuu noqday goob buuGta lagu xayaysiiyo

  • @waxwalba899
    @waxwalba899 3 ปีที่แล้ว

    Walaal aadan anaga hadii aad video dheer ama mid gaaban noo soo diyaariso waan daawanynaa waliba dhuuxaynaa balse videoyada gaa-gaaban dadka nagu soo biiraya ayaa ka helaaya,
    Waa yo waa kuwo filim socda oo vicilo kala duwan daawada ama videoyaal halkii sikinba qosol ama ficil ka duwan ficilkii daqiiqadii hore daawanaya balse adiga iyo cidii kula midba ahba hadaladiina ayaa sikin sikin u kala duwanaana halkaa filimkaasna u kala duwanaanayo,
    Sidaa darteed waan ka helay videooyada gaagaaban adiga iyo anagana faa ido ayay nootahay

  • @horncabdilahicabdikarim7525
    @horncabdilahicabdikarim7525 3 ปีที่แล้ว +1

    Magacaygu waa cabdilaahi goobe.
    Wlal aadam waan ku salaamay.
    Bacdal salaan, Wlal waxaan dhiganayay dugsiyada dalka 12sano waxaana igu jirtay maado la dhaho english oo aay isoo dhigeen ilaa 10 macalim.
    Maxay tahay sababta ay ardaydu wax uga fahmi la'ayihiin luuqadan iyagoo aroor kasta soo dhiganaya?
    FG= Luuqadan inta aad iskoolka dhiganayso wax kaaga kordhimaayan 80% l

  • @naruuroosman4703
    @naruuroosman4703 3 ปีที่แล้ว

    Nalaso socodsii marku zoo baxo wll

  • @sirajmo2284
    @sirajmo2284 3 ปีที่แล้ว

    MAhadsanid A.sahan I.N

  • @moussamomed3890
    @moussamomed3890 2 ปีที่แล้ว +1

    Machallah afkaga canno lagu qabay

  • @nuuriyecade7592
    @nuuriyecade7592 3 ปีที่แล้ว

    Waazax wllky aadan marwalba sida aad noola wadaa gayso wakhtigaaga waanan kaagamahad celinayaa lkn wll waxaan doonaynaaa Mala heli karaa isaga ooo turjuman waayo dadkeenu malaha aqoon heerkaa gaadh siisane somali ayaa ku dirqi ah

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 ปีที่แล้ว

    Adan sahan wan kutageera alleh dartii

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 ปีที่แล้ว

    Caawan isleeyahay bilaw carabigiisa i.a

  • @somalitotheworld4672
    @somalitotheworld4672 3 ปีที่แล้ว

    Azc wll bugii the art of the war ayaan sugaynaa fahfahin managa siin kartaa

  • @ahmedcade3040
    @ahmedcade3040 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadanow sxb macn 3sano taagero ku ahy oo chenlkan ku xiranhy marka please sxb 1book ma hadiyad ahan iisisid fadlan wll qali

  • @yacquubsiciid3198
    @yacquubsiciid3198 3 ปีที่แล้ว

    Walaal waxaan ku weydiiyay maktabada al iqra xagay maga taala

  • @axmedxasan7104
    @axmedxasan7104 3 ปีที่แล้ว

    Aadan sxb waxaan kamid ahy asxaabtaada kugu xidhan waxaan ahy wiil ku nool etopia waxaana lanoolahy dada gaalo ah lkn gaaladaa anaka kaban hadana intii ay nagaga dayan lahaayeen dhaqanka naga iyo diintanada anakii unbaa ku dayanyna oo dhalinyardii waa in ku dayanaysa gaalada cadaanka ah ee ku bada ciyaarta iyo inku dayanaysa ku wa nalnool haba udarnaa daan kuwa ku dayanaya gaalada kubada ciyaarta oo wakhtigoodii oo dhan ku luminaya rulaan daa xalay gool dhaliyy ee sxb bal arin taa kahadal

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +2

    Jaceyl la'aan waa nolol la'aan

    • @ANNA-vh3pi
      @ANNA-vh3pi 3 ปีที่แล้ว

      Yaa kuyiri sidaa

  • @soundall7254
    @soundall7254 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah wan sugena

  • @ahmed2world
    @ahmed2world 3 ปีที่แล้ว +2

    السلام عليكم ورحمة الله
    Walaal aadab hadii aan Ku amaano
    Waxaa aruursatay dhamaan waxyaabihii lagu yaqaanay magaca ( NIN ) haddii ay tahay jir , maskax , hadal murti aqoon geesinimo dacwad iyo dhamaan waxyaabihii lagu yaqaanay magaca NIN hadaba aan ugudbo muraadkayga waxaan dhagaystaa muqaaladaada oo madaawado..🤔 madaawado oo aan daawan muuqaal, hada waa muuqaal sidee yacni muuqaalka ayaa qaldan waxaa uuna kuqaldan yahay waxaan kadhex arkaa dad gaalo ah iyo adiga oo Ka hadlaya wax wanaagsan aniguna iima saamaxayso .
    Waxaan kaa codsanayaa inaad muuqaaladaad aad Ka saartid Insha Allah

  • @maxamedmaxamuudxuseen2736
    @maxamedmaxamuudxuseen2736 3 ปีที่แล้ว

    insha alah wan ka sugeyna mahad sanid sxb

  • @weareone1837
    @weareone1837 3 ปีที่แล้ว

    Please muuqalada waqtiga noo dheerey

  • @amranabdullahiabdinoor5528
    @amranabdullahiabdinoor5528 3 ปีที่แล้ว

    Wll buug grome hela😫😫😫😫😫😩 iso jwb pLz

  • @moaamincadeh7833
    @moaamincadeh7833 3 ปีที่แล้ว +2

    cajiib weye runti 🥺🤔

  • @soomaaliya4648
    @soomaaliya4648 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll buugaa goormuu soo baxayaa

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 3 ปีที่แล้ว +1

    dhallinta somaliyeed wxaa uga digayaa inay isticmaalaan clubhouseka
    meesha ladhaho isagoon aqoon diintiisa ulahayn

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 3 ปีที่แล้ว

    Sxb xagee ka heli karaa? Bugagta ad tarjuntay

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +1

    I am frist ustaad pin igu Qabo

  • @abdifatahali3099
    @abdifatahali3099 3 ปีที่แล้ว

    Wlle aadan malmahan wad mashqulsanthy san qiyaasayo vedioyadan oo kale nosoo badi bro

  • @mohamedHassan-of9cv
    @mohamedHassan-of9cv 3 ปีที่แล้ว

    wll adanow adban ujeclhy barnamijyadada wliba yutubka markan sogalo ruxa uguhoreya en ego ayad thy marka wll malin walba ama malindhaf hadad noguwadi karto noguwad wll

  • @ismailshorts9600
    @ismailshorts9600 3 ปีที่แล้ว

    Am I the first?😌

  • @maxamed6847
    @maxamed6847 3 ปีที่แล้ว

    Sidee luuqada carabiga ku bartaa wll?

  • @axmedalaale8555
    @axmedalaale8555 3 ปีที่แล้ว

    Waxan jogaa muqdisho

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 3 ปีที่แล้ว +1

    M a

  • @kingfaraxsanefaraxsane3622
    @kingfaraxsanefaraxsane3622 3 ปีที่แล้ว

    Sirdoonka soomaliy kasoi diyaari maw duuc

  • @salahibrahim5417
    @salahibrahim5417 3 ปีที่แล้ว

    Waxa ku salamaha aleinski wan sodhawa ahay

  • @saynabsiciid5609
    @saynabsiciid5609 3 ปีที่แล้ว

    Wcs wllo khadar jasakallah khayr
    Insha allah buugana wan iibsan doona xogta halka laga helayana nalaso socodsii
    Mahadsanid wallo

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 3 ปีที่แล้ว +1

    th-cam.com/users/shortsqRftgu5V1H4?feature=share ciyaarta galabnimo

  • @abdiasismohamed7014
    @abdiasismohamed7014 3 ปีที่แล้ว +1

    4sano kugu xiranahay libaax

  • @brguleidzaki7942
    @brguleidzaki7942 3 ปีที่แล้ว +1

    Dadka iga baro Adan sahanow Sidan anigu adiga ku Aqoono o kle

  • @iloveallah8454
    @iloveallah8454 3 ปีที่แล้ว

    Umada walaladeen ah wexey naga yaqann th-cam.com/video/KWo0OHky8Hg/w-d-xo.html

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro