Maxay doonaysaa gabadhu?! Sirta hanashada dumarka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มิ.ย. 2021
  • Qof kastaa iyada oo uu rabitaan gaar ah leeyahay, haddana waxa jira wax guud oo jinsi ahaan la ogaado, ka dib ayaad ta shakhsiga u gaarka ahna si buuxda u ogaanaysaa.

ความคิดเห็น • 314

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 3 ปีที่แล้ว +131

    Great job bro nimanka xoolaha cml u dhaqmaya oo aqoonin sida dumarka loola dhaqmo wax u sheeg
    Ninka dunida ugu fican waxa u aragnaa midka na fahma oo ihtimaam nasiiya

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 3 ปีที่แล้ว

      Sida xoolaha see ah cml

    • @nuur-crisaaqabshir2841
      @nuur-crisaaqabshir2841 3 ปีที่แล้ว

      @@nuuxmaxamuud925 zxbw wax wx ka haflysid war hablaha ayaa beenta dhankda markan nagaga dheererya 2021 sxbw normal.noqo bahasha benta hana ku fogan hana kamar min dumarkana lugaha uwada lab😁

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nuur-crisaaqabshir2841
      WaaaaR Ninkah Ha waaliN Nio😂😂isgh ka zxzneH😂

    • @antospubg7116
      @antospubg7116 3 ปีที่แล้ว +2

      Adigu is qurxi o gbr FCN noqo markaas si FCN lagula dhaqmaa lkn hadii aad sida idaha dabada so jeedisaan xolo cml leydin la dhaqma

    • @salmaanabdirahman6480
      @salmaanabdirahman6480 3 ปีที่แล้ว

      @@antospubg7116 hhhhhhh 😂

  • @khayr.shorts
    @khayr.shorts 3 ปีที่แล้ว +32

    Gabadhu waxay doonaysaa
    1:jacayl
    2:xoriyad
    3:in lala shaqeeyo
    4:loo sheekeeyo
    5:lala kaftamo
    6:sirahaaga loo sheego
    7:la tashada
    8:wakhtilala qaato
    9:hanti ku filan siisid
    10:waanisid oo xaqa u sheegtid
    Iwm

    • @maangarasho6104
      @maangarasho6104 3 ปีที่แล้ว +2

      Taas waa cagsigeeda. Waa waxa aysan doonayn.

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 3 ปีที่แล้ว +26

    m.a Aadan waxay kaloo rabtaa gabadha in markasta illahay la xasuusiyo iyo daarta aakhiro . Jasakallah

  • @user-mo9op1cz2e
    @user-mo9op1cz2e 3 ปีที่แล้ว +32

    والله صدقت اخي
    اقسم بالله انا افكر هذا
    كأنك تكلمت انا

  • @zaliimxigmaawi9499
    @zaliimxigmaawi9499 3 ปีที่แล้ว +28

    Waad salaamantihiin dadka meeshaan iskugu yimid khasatan dumarka

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +20

    اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ

  • @aminaayaanke4941
    @aminaayaanke4941 3 ปีที่แล้ว +17

    قال الله تعالى في سورة آل عمران::(( زين للناس حب الشهوات من النساء ))
    wlhi raga dumarka ayaa loo qurxiyay waaryaadhaheen runta sheega dumarka been lguma soo xero galiyo

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +25

    Asc wllka kherka jecel muraadkiina allaha idin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha Allah mhadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @user-mo9op1cz2e
    @user-mo9op1cz2e 3 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله
    جزاك الله خيرا اخي

  • @samsamhassan2013
    @samsamhassan2013 3 ปีที่แล้ว +28

    Markaad qof ku kalsonato qofkina waji kale kala kulanto qof danbe ma aamineysid waxbana uma sheeganeysid xitaa hadaad aad ugu kalsontahey. Ana markaan cadho dareemo waan qoraa wixii igu dhacey si aan nafis udareemo.
    Aduunkan qofna laguma kalsoonaan karo

    • @cabdiraxiinmaxamed6589
      @cabdiraxiinmaxamed6589 3 ปีที่แล้ว

      Waxaabad moodaysaa inaad niyadayda ku jirto. Anaa sidaa kula aaminsan.kolsinidu haday luunto masoo noqoto

    • @guuleeddhiirane5951
      @guuleeddhiirane5951 3 ปีที่แล้ว

      May waad qaldamysan waloolo waayo qof iyo lapo ayaa idin qiyamy markaa hawada moodina indadkoo dhan sidaa yihiin😎

    • @arhmandssj910
      @arhmandssj910 3 ปีที่แล้ว

      🤕💔

  • @hogaamiyesaki4749
    @hogaamiyesaki4749 3 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @user-pn3re1xq9s
    @user-pn3re1xq9s 3 ปีที่แล้ว +5

    Bisinka nin hooyadii dhimatay madoonayo ee waxan doonaya nin hooyadii noshahay si ay aniga iyo caruurteydaba noogu duceyso. Alle ha dhowro hoyadey labaad xaq bey iguledahay oo caruurteyda kuledahay.💗

    • @abdirahmanhassan6056
      @abdirahmanhassan6056 2 ปีที่แล้ว

      Ax wllo kelmada Way idamaqday ax mum wa jeclahy lkin xaqi ba u yimi....maxa danbiya een galay hadi hoyaday illahii laha qatay miya laysku nacaya

    • @user-pn3re1xq9s
      @user-pn3re1xq9s 2 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmanhassan6056 cafwan wll hooyo mcn Rabi ha unaxaristo kaliya inan sodohdey jeclahay oo Hooyadey labad tahay ban tusinaye bulshada.

    • @abdirahmanhassan6056
      @abdirahmanhassan6056 2 ปีที่แล้ว

      Mahdsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiwakiilmaxamed7817
    @abdiwakiilmaxamed7817 3 ปีที่แล้ว +7

    MaHadsanid Ustaaad💯

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 3 ปีที่แล้ว

    Asc mahadsanid sxb tageero wayn ku hayaa Mansh allah you doing great job

  • @abdifatahadan2619
    @abdifatahadan2619 3 ปีที่แล้ว +7

    Msh allah wllo tnx

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว +8

    Mnsha Allah guul ustaad

  • @rays4087
    @rays4087 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @anashlyrics2061
    @anashlyrics2061 3 ปีที่แล้ว +31

    aadan wllo buuga (dabadeed qofna may hedhin )waa qaali ee qiimo dhimis maad ku sameysid

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid 💯 Walaal jazakallahu khayra

  • @simanjamac9671
    @simanjamac9671 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll aadam

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid macalin

  • @AqiLiNOmedia5250
    @AqiLiNOmedia5250 3 ปีที่แล้ว +12

    Sahanka xogaha
    My favourite ❤chanel

  • @zuhraumucamaar2032
    @zuhraumucamaar2032 3 ปีที่แล้ว +1

    Khabiiir jacyl ustaaad Adam khadr cali

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +1

    thank you zhp qli waxbadan ayad naga siisay dumarka

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 3 ปีที่แล้ว +5

    I was waiting for this video 💖💖👆

  • @user-mt4vp1fd6w
    @user-mt4vp1fd6w 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallh xaqiiqada ka hadashay wallkay mahadsanid 😊

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 ปีที่แล้ว +1

    Shukran al ustaad 👑💉

  • @asanyoofficial7493
    @asanyoofficial7493 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah aadanow cilmi nafsiga nosoo badi wll allah haku barakeeyee

  • @amancrn8715
    @amancrn8715 3 ปีที่แล้ว +2

    Muwduc muhiim ah waaye wax badan ayaan ka faiiday m.a noo soo badi muwducyo jaceyl

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a haweeenku waa naxariisaha uuu eebe inasiiyay

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +25

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب

    • @yasirpro1691
      @yasirpro1691 2 ปีที่แล้ว

      🥰

    • @MERCURY_PLANET
      @MERCURY_PLANET 2 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 2 ปีที่แล้ว +1

      الهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا طيبا مباركا فيه

    • @tijaabotijaabo8742
      @tijaabotijaabo8742 2 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 ปีที่แล้ว +5

    masha allah

  • @saynabiitobintawil1092
    @saynabiitobintawil1092 3 ปีที่แล้ว +14

    HAA waan jeclahay qof ka xidh xidhan sidaydo kale waa runtaa taasi aadanaw

    • @amancrn8715
      @amancrn8715 3 ปีที่แล้ว

      Wllhi dheh

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 3 ปีที่แล้ว

      @@amancrn8715 dumarka intaaso nin baa attention siiya ka aan dan kalahayn ee ay shakhsiyadiisa wali qaban ee mysterious ku ah ayay badanka jecelyihiin inay fahmaan

    • @saynabiitobintawil1092
      @saynabiitobintawil1092 3 ปีที่แล้ว

      Cid kastaa waxa qaamidkaa ee qarsoon waa jeceshahay

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 ปีที่แล้ว

      @@thegloriousquran1208 dumarku challenges ka ayey jecelyihiin iyo inay wax baadhaan oo ay ayagu soo ogaadaan wax badan naftaada ha uga sheegin markaa way ku xiisaynaysa Hana noqonin qof saaid u xirxiran danayn iyo inad rabto tus si aanay kaaga xiisadhicin dhex dhexaad iska ahaw easy

  • @mahamettandgapope5270
    @mahamettandgapope5270 3 ปีที่แล้ว +8

    Adanow zxp wan ku salamaya magacaygu waa mahamett abdi ku magac dheer GABOBE.

  • @cabdifitaxmowliid6971
    @cabdifitaxmowliid6971 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah wll adaanow ilahay haku, xafido waxad kahadasha wiixi run,ah

  • @kaabe9459
    @kaabe9459 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa mowduuc xasaasi ah

  • @queenqurux7436
    @queenqurux7436 3 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi inu aniga iga shekeynya lamoda ninka xidhxidhan iyo mod furfuran ayan lahadla la xidhxidhan ayan kan kale kajeclahy xta nftyda🥺♥️

    • @abdinafacmahad964
      @abdinafacmahad964 3 ปีที่แล้ว +1

      balayo kugu dhacdy mku dhaha ' oo mxa ka faaiiday nin aadanba gudaha u gali karin oo xidh xidhan
      haa mise marka guddaha u gasha nici doonta 😂😂

    • @Samatar4
      @Samatar4 3 ปีที่แล้ว

      Anaa xirxiran ee kaalay xargaha
      Igafurfur😂😂😂😂😂

    • @sacdiyocabdikariim9588
      @sacdiyocabdikariim9588 ปีที่แล้ว

      Haye maheshay ninkii sis

    • @dreamsboy2036
      @dreamsboy2036 5 หลายเดือนก่อน

      Hello Queen wa ku salamy
      Wll Qaali 2sano kahor bu aha comment gaga iga warn Ninkii Xirxiraa xge ku dmbeeyay😂

  • @mariyomaxamed6498
    @mariyomaxamed6498 3 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay wll

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 3 ปีที่แล้ว +11

    Adanow aan kula kaftamee zxp baryahan jacayl maa ku galay baryahan xaga dumarka usoo badtay

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb
    Mahadsanid wllo👍❤🥰

  • @komkamal6322
    @komkamal6322 3 ปีที่แล้ว +13

    Zxp adnow paryahan guur io jacayl io waxasad noga shekaysee ma khapiirpaatahay jacayl malin horena waa digii lahaa waar alahay ka ale war alahay ka ale war alahay ka ale 😅😅😅😆😆😂😂😂😂😂

    • @MADRIANO10
      @MADRIANO10 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

  • @ibraahimmalabbiyemc4441
    @ibraahimmalabbiyemc4441 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul baan ku rahynaya bro

  • @cabdulqadirfarxan3927
    @cabdulqadirfarxan3927 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro

  • @yarkaqaniga6643
    @yarkaqaniga6643 3 ปีที่แล้ว +7

    Horay Ayaan u qaatay anigu taydii ee cilmigaasi waa cilmi wayn Barta hadii kale biyo kululbaa ini yaQaan😁🤣😂

  • @ahmedhazenadenmadar5857
    @ahmedhazenadenmadar5857 3 ปีที่แล้ว +1

    Adan nin adag baad tahye alle cimigia iyo aqaligaba alle haku daayo

  • @cawilgarasho8089
    @cawilgarasho8089 3 ปีที่แล้ว +7

    Qofka kaliya aan ka yaabay maanto dhan waxbu ku sheegaya waxad is ledahay waxanu badana akhirkana waxba haysku dhibin buu ku leyahay 😎

  • @ayubliban2020
    @ayubliban2020 2 ปีที่แล้ว

    Great job bro .I really thank you for your effort and I admire the kind of energy that you put in to make this videos ,the language that you use is persuasive 💯.
    Kudoz legend 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @abdirahmanhamda4863
    @abdirahmanhamda4863 3 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍walaalky aadan sahan salaaman

  • @abdiladhiifmohamed7097
    @abdiladhiifmohamed7097 3 ปีที่แล้ว +5

    Igu halee bro 😉

  • @mubashirmahamud
    @mubashirmahamud 3 ปีที่แล้ว +29

    Kuma ayaa in uun ismoodey inuuu shakhsiyadaydan laga sheekaynayo oo kale leeyahay🙉🤔

  • @hallasihallaasi989
    @hallasihallaasi989 3 ปีที่แล้ว +1

    Nooo sooo badi masuul😍

  • @qoryaliqe9070
    @qoryaliqe9070 3 ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc xasaasiya weye mawduucan

  • @ahmedcabdalle5286
    @ahmedcabdalle5286 3 ปีที่แล้ว +8

    Hano qalbigaydaa🥰🥰

  • @najiibbarreahmed5891
    @najiibbarreahmed5891 8 หลายเดือนก่อน

    Ina aderow xaqiiqadaad ogthy mahadsanid

  • @abdifatahosman5644
    @abdifatahosman5644 3 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله

  • @yaasmiincabdullahi3724
    @yaasmiincabdullahi3724 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah xita comments kuqalmo ayan waye micnahedu tahay aadbuu isojitay xigmadada 😯😯💓💓

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 ปีที่แล้ว +2

    Mowduuc kala kacsn ujeedaa caawa😂😁👏👏👏

  • @ayaanaadan2185
    @ayaanaadan2185 3 ปีที่แล้ว +2

    alle yaa xiftag

  • @nastexocumar6241
    @nastexocumar6241 3 ปีที่แล้ว +7

    Wa runtiiiiii☺🥰❤

  • @kobcixogahaga5925
    @kobcixogahaga5925 3 ปีที่แล้ว +6

    A fall is not a failure, but a failure is to stay where you are.
    M.sh🥰

  • @aadancaddaaani2718
    @aadancaddaaani2718 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah aqoonyahan

  • @abdirisaqabdin5780
    @abdirisaqabdin5780 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend❤️

  • @asaddahir69
    @asaddahir69 3 ปีที่แล้ว +5

    Adanow cilmu nafsiga no so badi zxp

  • @faxiyamuhidin1367
    @faxiyamuhidin1367 3 ปีที่แล้ว +3

    Aad ayaad umahadsantahay wll guul ayaan kuurajeynayaa

  • @abdirzakmohamet1570
    @abdirzakmohamet1570 3 ปีที่แล้ว +3

    Jacayl jacayl hhhhh wllhi waa macquuul 🤔

  • @asiyaahmedisse1781
    @asiyaahmedisse1781 3 ปีที่แล้ว +17

    Walhi beenmaha😥💔

  • @abdullahisuudi4303
    @abdullahisuudi4303 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a ustad Aadan runti ayaamahan mowduucyada arimaha jeceylka aad ayan uga helay wax badan ayan kaa faa'iiday mahadsanid wllo

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal+sxp+macalin aadan sahan

  • @abdillahidahir5170
    @abdillahidahir5170 3 ปีที่แล้ว +5

    Adanow zhp Beryahan Jecel baaa kagu dhacay sow mahaa 😅😅😅😅
    Manzha allah mowduuc wanaagzan weeye
    Lkn Xaga Tariikhda u yar badi Barnaamijyadaada zhp

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 3 ปีที่แล้ว

    aad oo wayn wiilka xirxiran baan ka helaa 🥰✌sax ninka i fahmi karaa ka helaa coz of qof aan is fahano in badan maba arkin aadanow amaa ani iga hadashay walaal

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 3 ปีที่แล้ว +3

    wa xaani waa ka bad badis ee ma,ahan wax xaqiiqo ah ama runta ku saleeyani

    • @Sharivvv
      @Sharivvv 3 ปีที่แล้ว

      Orod hee waxay rabto usameey aniga ahanteyda adan kohor aan ogaa arrinkan
      Lkn looma bahna qof dhagax ah inaad noqoto ayada kaqosl sii ee waxyalaha qaar kla hortag marna yeusan ogaan inaad isku wada dhiibty

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi wd iga qoslisay kulahaa kay doonayso janada uumbaa laga soo helayaa kkkk hore usoco wll

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 3 ปีที่แล้ว

    Qof walba wax uu rabo haduu isku dayo inuu helo 100% wuu guuldrystaa aduunka ma dhamystirna

  • @cqaadirmahamedahmed731
    @cqaadirmahamedahmed731 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 ปีที่แล้ว

    M.a xaqiiq weeye wllhi😢

  • @nuuraiiman6521
    @nuuraiiman6521 3 ปีที่แล้ว

    Anigu waan u ooyaa sodohday ama ninkayga hooyadii walahay alle ha unaxariiso

  • @najmasoyaal2906
    @najmasoyaal2906 3 ปีที่แล้ว +3

    Oww aten. Run lee kahadashey

  • @nihaalabdirahman6586
    @nihaalabdirahman6586 3 ปีที่แล้ว +4

    Iminka majecel o kaliya ubahanahay,gbdha waxa ay ubahantahay waa nin rag ahi marki ay gabdh tahayna abe iyo walal kama maraanto marki ay marwo tahayn bin garab u noqda kama maraanto, mida kale ina adeer hadalka intaad sarbeebi karta sarbeeb de adigiba dad ka xishoneysineya🙈

  • @abduqadirabdirahman7706
    @abduqadirabdirahman7706 3 ปีที่แล้ว +25

    khadaroow Mar Horaa Sheegay inuu jecel ku Galay 🤣🤣🤣🤣waa iska Kaftan ...

  • @muniirhaybe9444
    @muniirhaybe9444 2 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @fartuuncabdicismaan9317
    @fartuuncabdicismaan9317 3 ปีที่แล้ว

    Alle maxaa nin rageeda tahY
    Aadm walaal qali❤

  • @queen_________sellamoha93
    @queen_________sellamoha93 3 ปีที่แล้ว +7

    7:50 janadaa laga helaa 🤣🤣🤣

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa igu socdaan maalmahan aadanow barnaamijyadani.

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow zxp waxbadan baan Ķå faaiday Allah hka abaal mariyo

  • @suleimanosman5339
    @suleimanosman5339 3 ปีที่แล้ว

    Mr.adan sahan

  • @npnadiiramohamed4265
    @npnadiiramohamed4265 3 ปีที่แล้ว +8

    👍

  • @muztafeali8058
    @muztafeali8058 3 ปีที่แล้ว +4

    Guulayso wadaad😁😆

  • @ednasaleban1949
    @ednasaleban1949 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow mahadzanid wlaal🥰

  • @farhanabdi7
    @farhanabdi7 3 ปีที่แล้ว

    Horay usoco

  • @leeyloladan4705
    @leeyloladan4705 ปีที่แล้ว

    soo badi

  • @ugargaardiinta350
    @ugargaardiinta350 3 ปีที่แล้ว +9

    Waar Aadanoow dhankan ayaabad ku wanaagsantahy 👌😁

  • @haliimashiino7835
    @haliimashiino7835 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax dumarka markay murugadooda kuu sheegtaan waxay jecelyihiin in aad
    1: murugada la darentid oo aad la murugootid
    2: dejisid oo niyada u dhistid
    3: markaas kadib talo iyo waano aad siisid oo arintaas xal u noqon karto waliba adigoo kala hadlaayo kala doodayo cml saan iyo saan sideey kula tahy cml

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 ปีที่แล้ว

    Halkaani hadii aan psychology inyar horay usii dhexgalo waaba dadka 100% fursad ah uleh😂😂, yacnii Shaqsiyada xerxeran ee wareerka bdn✌🙌🙌 sidoo kale na aan waxkasta kabadbadin, taasna aad ayaanba unecbahy.

  • @mohamadibraahim930
    @mohamadibraahim930 ปีที่แล้ว

    إن هذا لشيء عجيب

  • @abdihakinozmen2644
    @abdihakinozmen2644 3 ปีที่แล้ว +6

    MaCaLin aaDan

  • @bushroomar5487
    @bushroomar5487 3 ปีที่แล้ว +13

    Hhhhh sodoh inay dhimato in gabdhaha qaar jecelyihiin yaaa kuu sheegay aadanoow

    • @ismailahmedadem686
      @ismailahmedadem686 3 ปีที่แล้ว

      Waa suaal aan jawaab loohayn waana sababta dumarku unecebyihiin ninka reerkooda

    • @nuurdiin3484
      @nuurdiin3484 3 ปีที่แล้ว

      𝗪𝗵𝗮𝘁 😂😂

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa khibrada hore oo laydinka arkay

  • @nuurdiinaaqilchannel385
    @nuurdiinaaqilchannel385 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Kadib Markan Daawaday Vediogan Waayo Arag nimadeyda Wey Korortay Mahadsanid Wll Qaali

  • @Drlibanmahad
    @Drlibanmahad 3 ปีที่แล้ว +7

    Aadan nin wax garada

  • @apdalaxidig4574
    @apdalaxidig4574 3 ปีที่แล้ว +4

    💟👍