ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين
Waligay ma tagin cilaj u mana socdo hadan xanun daremo 7mar ayan fataxada ku biyo yar ku tufaa markan salada subax tukado kadibne wab cabaa alxamdulilah wana ku ficnadaa
Sheikh allah ha ku abaal mariyo Waxan garanayaa laba nin oo joogay magaalo yar oo aan asal ahaan ka soo jeedo labadaa nin labaduba wadaado ayay ahayeen si kala madax banan ayay u shaqayn jireen laakin waxay ka sinaayeen Hadii shay lagaa xado ama uu kaa lumo labada mid ka mida ayaa loo tagi jiray ka dibna isla markaa aad u sheegtaba qofkii zhayga kaa xaday oo waxii uu kaa xaday sida ama la ordaya ayaa kuu imanaya arrintaasi aad bay qariib igu noqotay anigoo da'yar xataa isla markana dadka family ga ah wan oga digi jiray inay adaan bal arintooda ka waran labadaba waxay ahayeen iimamyo masaajid mid waxuu na tujin jiray xiliyada ciidadka iyo roobtoonta midna iiman masaajid ayuu ahaa wana qayili jiray
adeerow culimadu inta badani dadka way daweeyaan sixirkuna wuu jiraa teeda kale shiicada ha ku fogaan hadii ay kitaabka iyi nabi maxamad ogolyihiin arrinta qurbaanku meesha ma qabato
Aniga nin ba quran saar ugu tagay wuxu iku yiri magacaga I sheg iyo ka hoyada Ana wa fahmay inu saxir yahy waxa ku dhahy ma inad I sixirta rabtaa kadib intu naxay bu odaga ila socday bu ku yiri naagtada sixir aya ku jiro oo ani I dhibsanaya kadib ani meshi ba quraan ku biloway ninkeygana naga so wad ba dhahy ninkan wa benlow naagaha bananka u joga dhan ba iri ninkan maku cfmdeen naag maya idiri kuma jirin wa I amanen ugu danben ninki wu fashilmay wana laga buri gobolka
Suxara ayay u badanyihiin dadkan wax cilajiyaa subxanallah.
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك اميين امين امين امين يارب العالمين
Masha allah shiikhow alle baan ka maqan galnay sixirka aamiin aamiin🤲🤲
جمعة مباركة 🌿
. اللهم صلِّ وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه اجمعين.
Wa cashar muhiim ah
Mnsha allah
Nooso badi sheikh alle khyr haku siiyee
Subhana Allah
Rabiyoow na ilaali isma ilaalin kareynee
Masha Allah jazaka Allah sheikh
Wcs sheikh A.Ogle
ماشاء الله تبارك الله بارك الله فيك شيخ عبد عزيز💥💥💥❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiiiiin Aamiiiiin Aamiiiiin yaarabi
Absolutely right
Walciyaadu billah
Allow na xifdi oo na sug naga badbaadi ku waa Shukran wa jazaakallahu kheyran
Mnsha allah sheekh alle haku barakeeyo
بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل
Oo. Sheekh rusheeye iyo rusheeye yare sawkuwa isticmala samècada Allow na haddee
Jazaakallaahu kheyran Sh abdulaziz
Waa runtaa sheeq masha allaah iney wax qaldanyihiin waa ka shakisanaa lkn adigaa sifiican iigu sharaxay illaahey haku xifdiyo
Maasha allah allah ka magan galney
MAASHALLAH WALAALA SHEIKH BARAK ALLAH FEEK
MashaAllaah jaskallahu khayran keep them coming 👍 Alle haku xafido dunya and akhira
جزاك الله خير الجزاء شيخ عبد العزيز
السلام عليكم
Barakalahu sheikh . Burdaha kawaran dadba lagu I aqriya qurana mahan
Jazak allah khyr sheekhan Abdulziiz Maxamed oogle
Man sha allaah. Sh. Alle. Haku. Bara keeyo. Waad. Noo. Faa. ii. Day. Say. Noo. Soo. Badi. Sh
Masha allah xifdullah sheekh mahadsanid ❤️👍
Masha.allah Sheekh Cabdul-caziiz
Jazakallahu khayr sheikh
Walciyadu bilaah
Mahdsnid sheikh
Subxanallaah
Asalaamu calaykum waraxmutulaahi wabarakaatuh sheekh jazakallah sheekh suaal ayaan jeclaan lahaa inaan kuwaydiiyo kabaxsan mawduucan may jirtaa Neel uun kuusoo Marin karaa
Allhow nagaa xijaaab
Subxanallaah allaha naga badbadiyo dhamanten sixirole io wixii la mid ah Amiin yarabi
Adc
Asc wll ku saliya nabigeena muxamad
Waligay ma tagin cilaj u mana socdo hadan xanun daremo 7mar ayan fataxada ku biyo yar ku tufaa markan salada subax tukado kadibne wab cabaa alxamdulilah wana ku ficnadaa
sheeq aniga xataa Somalia sheeq baa la iigu yeray oo qur aan buu igu aryay kadibna qardaas buu isoo siyay oo wuxuu iyiri barkanit hoos gasho
Jazaka allahu kher
Mahadsanid inta nalasowadagtay wllky🥺🥺🥺
alal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii sara💚❤️💟
ASC WLL BARIIBAN DAWANJIRAY SHEEKH RUUSHEYE YARE IYO KAWEN HABEEN HABEENADA KAMIIDA BAA WAXA IITIIMII SHAYDAMAD AADUUFOLXUUN OO CUUNAHA BAY IIGUUDHAGTAY MARKASAN SOBODAY MARKASAN SHAYDANKA IISKA NARAY WAANA IISKADAYEEY IINAN DAWADOO WLL MARKA MAFIICNA IINAAD MIINTO WAXA FIICAN IIN AAD IILAHAY AAMIINTO OOTALSARATO OOD IISKUUDAWAYSO QUURAN KA IYO SUUNDA RASUULKA SCW SCW IILAHAY HAA NOOGARGAR YARABII AAMEEEM
Aad baad umahadsantahay A.ogle
Wan arkaay sheekh alle haku xifdiiye waliba nairobi aniga ayu sixiirole iska kaay dhigaay sheekh 😢 calamahaan inta badan wanku arkay wuuna igu is istaagay melihi aya ila hada qaarna ijaareya qarna ixa nuunaan
waa runta inta kale dhan lkn sameecadaha marka la dheereyo sidaas ayey noqdan qurankana caadi u fahmee aniga sheikh rusheeye yare ayaa aadi jire quraan caadi aan u aqaano ayuuna akhrin jire waliba wuxuu dadka u sharaxi jire inta quraanka la bilaabin wadada sixirolayaasha intaa soo shegte aguu noo shegi jire wlhi waana ku caafimaade alxm
Wcs shiikh
Wcs wrx mt Allah wa brkatuh
Walee.wan arkay.mid aan hoyaday u geeyey wuxuu.i.waydiiyey hoyadeed magaceeda
Illah baa kamagan galey sixroolaha
Shiikh Halal Cilaaj furo si aad dad badan u badbaadisid.
Lacag wareerana looga sameeyo. Sanad gudihii milyaneer Hahaha 🤣
@@abdulazizoogle waad ila fahantay 😃
@@abdulazizoogle 🤣
Subxnallah mnsha allah sheikh milyanerada aduunka ayad kmidtahay inshallah kuwa aaqarana wnku rajeyneynaa qaninimadu mahn malko kubato qaninimadu waa naftada oo deqtonta wan ogahay inad kaftameso rali iga ahow
Cimrigaga Allah dhereyo barakeyo adiga iyo inta kulmidka ah
@@ISMAHAN-7 Jazakallah khayran walaal waan kaftaftamaya
@@abdulazizoogle sidokle sheikh xafidakallah
سبحان الله
Walaal cabdi casis waxan ahay dhalinyaro internet free ah kutaabkan rabana waan heli karaa waxan kuweydinaya manhaj yacni sidaan diintaan kubaran lahaa kutubkan kabilawi lahaa kaan kuxjin lahaa hada waxn dhageystay siirada nebiga iyo anbiyada iyo safinatu salaadka hadana waxa ii socda riyaadi saalixin marka waxan rabaa in aan diinta barto laakin kutubada sidan isugu xijin lahaa ma aqaano waxan rajeynaya in aad ii so jawaabto .. mahadsanid
Maashallah, Ilaahay diinta ha ina fahansiiyo. Waxaan kugula talinayaa inaad culimada hoos fadhiiso oo aad laasimto, kutubta kaligood waa laga fiicanyahay.
Echo: Af-soomaali ahaan ( Dayaan ) ayaa la yidhaah codku Dayaan ayuu leeyahay
Asc sh alkuxfida wasaabk ayaa farin kudire isojiwab alh dartii
Kawaran qofba u tagay qof ka buka qofki bukay lkn lajogin ayu magaciisa weydinaya
Hadii aa ka shakido waxba ha u sheegin
Sheikh allah ha ku abaal mariyo
Waxan garanayaa laba nin oo joogay magaalo yar oo aan asal ahaan ka soo jeedo labadaa nin labaduba wadaado ayay ahayeen si kala madax banan ayay u shaqayn jireen laakin waxay ka sinaayeen
Hadii shay lagaa xado ama uu kaa lumo labada mid ka mida ayaa loo tagi jiray ka dibna isla markaa aad u sheegtaba qofkii zhayga kaa xaday oo waxii uu kaa xaday sida ama la ordaya ayaa kuu imanaya arrintaasi aad bay qariib igu noqotay anigoo da'yar xataa isla markana dadka family ga ah wan oga digi jiray inay adaan bal arintooda ka waran labadaba waxay ahayeen iimamyo masaajid mid waxuu na tujin jiray xiliyada ciidadka iyo roobtoonta midna iiman masaajid ayuu ahaa wana qayili jiray
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Wll anigana nin baan utagay markaan xanuuka ushegay wuxu isiiyay qardhaastaas heer waxaan gaaray ninkaas aan aaamino kana jecaldo ama ka aamino allhi iabuurtay waxan arkay ano alle baryaayo cafimad katugo labo rakacana tukado qalbigayga islamarkaas waxa kusodhacaayo ninkaas ano markiiba uordaayo ninkaas rabina kukalsonayn in rux ila hadlayaan modaa isago leh alle arinkaaga dagdag uma aqbalaayo ninkasa dhakhso kusamaynaayo waxad rabtid
Hada kahor ayaa codad noocasa oo aad mootid marka hore quraan sina hadii si dhagheysday u aheen layguso direy WhatsApp iyo qoraal carabiya oo hadana lafahmen
Miiyigaa waxaan kusoo arkay habloo cidiyoo shibbir qeebsanayaa
WLL QALI WARUUNTA WALAHI BAN MAD SHEEGIIN
Walih waay iqabsatay madaxaa liga hayjiray saxiptey iwaday is lamarki hooyo iweydiyay magceda shib kadhahy waxa yarakadib iskadaya idhahay aniga wan hadalay oo waan sheegay quran waaraqaad ku sooqoray wan soqaday saxiptey udhibay waraqadi ninki imow idhahay manatagin Walih maliki salad suuno tugaday
Daabeel ku heeyso idhahay madaxaga
Asc Shiekh
Shiekhow Asxaabu Sabti video naaga soo diyaari hday macquul tahay
Way kujirta firi video yadiisa hore waya
@@canabmuktar102 hye walal mhdsanid
adeerow culimadu inta badani dadka way daweeyaan sixirkuna wuu jiraa teeda kale shiicada ha ku fogaan hadii ay kitaabka iyi nabi maxamad ogolyihiin
arrinta qurbaanku meesha ma qabato
حسبي الله ونعم الوكيل لاحول ولا قوة الا بالله
Siwanaagsan baad uga hadashay mawduucaa.
In labadi yaana waa waajib.
Si umada looga Digo .
Loona ilaaliyo diintooda.
Sheekh
Waxaan rabay inaan kuula wadaago qiso yar intee ba'an kala xiriiria
Please iso jawaab jazakallah
0046760552713
Qardhaas Somalida konfur maxaydhahaan waligay mamaqlin?
Aniga nin ba quran saar ugu tagay wuxu iku yiri magacaga I sheg iyo ka hoyada Ana wa fahmay inu saxir yahy waxa ku dhahy ma inad I sixirta rabtaa kadib intu naxay bu odaga ila socday bu ku yiri naagtada sixir aya ku jiro oo ani I dhibsanaya kadib ani meshi ba quraan ku biloway ninkeygana naga so wad ba dhahy ninkan wa benlow naagaha bananka u joga dhan ba iri ninkan maku cfmdeen naag maya idiri kuma jirin wa I amanen ugu danben ninki wu fashilmay wana laga buri gobolka
qofka aan Ala caabudini inuu dadka daaweeyo maaha
Jaamacada markaan dhiganaya baan waxaan arkay mid suudani wiil soomali ah bay isdagaaleen kadib Jaamacada lagacayriyay ninkii suudaniga ahaa wiilkii soomali ah bu sixray yarkii stress baa kudhacay iyo waalwaali wuxuu samaynayo ma,oga asaga dhan qof waalan cml markii dambe waxay dhaheen taleefoonkiis baan kusixirnay yacni soo wacnay sixiroolaha baa wiilka lambarkiisa soo waxay si uu sixro markii dambe wiilkii qof waalan cml uu noqday Soomaliya ulaabtay…..😡😡
dadka lasoo dhigana waala waydiiya raali maka tahay hadii wax ay kaa dul hadlaan in lagu duubo maya hada tiraah malaguso dhigaayo