Waa maxay RSD? Asylum seeker, UNHCR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @rahmahussein5847
    @rahmahussein5847 7 หลายเดือนก่อน

    Shaciye Masha Allah I saw you two weeks ago at a office I visited
    Columbus Ohio keep going Brother.

  • @libanali6140
    @libanali6140 7 หลายเดือนก่อน +4

    Shaaciye waa ku salamay
    Sxb waxaa Ii sheegtaa marka five group Canada marka la xareenaayo oo kle meeqa waraaq documents ah ayaa la diraa?🙏

    • @abdullahiadam4336
      @abdullahiadam4336 7 หลายเดือนก่อน

      I’m also looking for that answer too , anyone please explain to us it will be highly appreciated

  • @sulekhaisse5759
    @sulekhaisse5759 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc shaciye wll kasoo hadal
    Ds160 visaha shaqada somali maku iman karaan

  • @user-pc8kp3cg5l
    @user-pc8kp3cg5l 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks for this information keep going brother 💯❤

  • @khalidhagio
    @khalidhagio 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb kuceli wali sifcn laguuma fahmaayo proof of registration maisticmaali kartaa

  • @MohamedDeeck
    @MohamedDeeck 3 หลายเดือนก่อน

    Shaaciye waa ku salamay sxp waxaa li sheegtaa marka fonkey group 5 laxarey yay an aprouv laswdixin maxa sameyni karta

  • @user-pf4yh7jh4b
    @user-pf4yh7jh4b 6 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cusmancabdullahimohamed7260
    @cusmancabdullahimohamed7260 7 หลายเดือนก่อน

    Thanks for you wll sare

  • @Kingshafie
    @Kingshafie 7 หลายเดือนก่อน

    Plz ururka "BEST DIPLOMATS" la dhaho🙏

  • @Kevindebruyne317
    @Kevindebruyne317 7 หลายเดือนก่อน

    Wll shaaciyow pasport somali ayaan rabaa in aan america kuso galo visaha waxan kuso tahriibayo waa visaha dalka guatemala AirPort ka guatemala caqabad celis ah makala kulmi karaa

  • @Zakariyeclrixmaan
    @Zakariyeclrixmaan 7 หลายเดือนก่อน

    Shaaciyow new Zealand kasoo hadal saxiib qaali

  • @latiniyogamer4102
    @latiniyogamer4102 7 หลายเดือนก่อน

    Zxp waan haystaa kaar qaxoonti waliba magaalo joog ah adis ayaan ku ahay alban markaa sidee aan isku diwaan galinyaa

  • @abdirahmanosman7031
    @abdirahmanosman7031 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb proof of registration ma u isticmaali karaaa as RSD please kasojawaab

  • @farhandayaxofficial5771
    @farhandayaxofficial5771 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka lacagta bixiyay ee lacagti laga qaaday iyada kasoo hadal wll

  • @xasanxadaari207
    @xasanxadaari207 7 หลายเดือนก่อน

    Wll ani waaba haystaa waraaqada unhcr approval ah mark sidee ugu adeegsani group5

  • @mustafnuuraani1529
    @mustafnuuraani1529 7 หลายเดือนก่อน

    Anaa ugu horeeyo😢

  • @user-of9vu9jz7w
    @user-of9vu9jz7w 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaan ku waydiin lahaa Haddii trump soo laabto oo uu joojiyo group5 ka maraykanka anoo la iigu dacwoonayay
    Mar kale in la iigu dacwoodo canada group5 keeda ma suuroobaysaa
    Mahadsanid

  • @AbdiAden-id2jw
    @AbdiAden-id2jw 6 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @mar72222
    @mar72222 7 หลายเดือนก่อน

    Dadka kaar haysan rajo ma leeyihin iga soo jawaab pls

  • @maxamed19ib
    @maxamed19ib 7 หลายเดือนก่อน

    Qaabka loo xareeyo noo sheeg ustaad
    Mideeda kaarka qaxootiga sidee loo helaana