Shaciye wll mcn maxad igu jawab la dahay oo aqbaar iga siin la dahay dhanka qaxootiga Ethiopia 🇪🇹 waxa ka socdo wyo 14 sano ayqn qaxooti ku ahay plz iso jawaab
@@Gytyÿyyyy wadanka wax ka qooxoti badan lama arag lakumana tiixkaliyo wll UNHCR taa masari aya ka shaqeysa wana cusuriyin sudan taa ayey badana wax uu qabtaan
Allaha u fududayo Group 5 iyo reer lotter lkn anig team lottery insha Allah guul wacn dhamiin
Wlhi wilkan 1.m buu uqalmaa aan karsiino Asxabey 🤗
Shaaciye wll meesha Kaararka qaxootiga kampla laga sameysto goorta la furayo kasoo hadal iyo waxa loogu dhaganyahay video ka soo samee please
Shaaciye sxb xagee kaala soo xiriiraa
Alaha ku xafido
Ninkan waa ninka ugu fiican dadka youtubeka information ka ku bixiya canada iyo maraykanka.
Zxb aadbad u mahadsantay.
Shaaciye wllo xagee kaala soo xariira wax baan ku waydiin lahaa
Nio ani snapka ayan kala xariiray
@@abdulrahmanfarahali5759xagee kla xiriirtay wll screenshot iiga soo qaad
Shaciye wll mcn maxad igu jawab la dahay oo aqbaar iga siin la dahay dhanka qaxootiga Ethiopia 🇪🇹 waxa ka socdo wyo 14 sano ayqn qaxooti ku ahay plz iso jawaab
Aniga xita 14sano aya qoxoti ku ahay wadanka masar
@@ilsanasde7918Masar waa dal Islam ah lkn wan ka xumahay in qaxoti ku tahay 😢💔
@@Gytyÿyyyy wadanka wax ka qooxoti badan lama arag lakumana tiixkaliyo wll UNHCR taa masari aya ka shaqeysa wana cusuriyin sudan taa ayey badana wax uu qabtaan
Laa ilaaha ila laah 😂14 sanno ma shaqeysatid tooz u tagtid
@@qalinlemedia9862 mana ishegeysa wll
Keep going 💪
Keep going
Sidee dowlada oo ogaysiiyaaa
Go funny me no micney bo. Maxa ula jeydaa.
Shaciyow wllo qof aan qaxooti ahayn ma samayn karaa wllo
Thanks shaciyee ❤ I’m first person today 😅to comment
Asc wll wxn jeclan laha suashayda inad iga jawabi dontid
1: shanta qof oo group 5ka ku xarenayo walalo dad famila hadey yihii cadi miyaa
Aac
Asc wll shaciye malmahaan waxaa jiro nin dhahayo waxaad jaraneysaa viso marocco kadibna waxaad taransad ku tahay yurub sidee anoo africa joga africana usocodo taransad ugu noqon karaa yurub isoo jawab wll
Cilmi halaguu sheego caqligaagana kaasho ayaa la dhahay wll sidee macquul kutahay visa africa ado wadatid yurub kutagee?😮 hala is waalo sow uma eko😊
Keep going zxbky 🎉
Waxad nagu dhanto.dadka.magareshin
Kaso.dhaco.
Shaciyow sxb lamane is qaba o hal qoys ah imisa laga raba hadu mid haysto card qaxooti kakalena passeport haysto
Shaaciye wly wa legend 🙏 aad Ayaan ku salaameya wll anigana ii duceeya Wali hadda bilow Ayaan ahay inaan refuge noqon raba🙄
Wll ma la furay meeshii kaararka
Wlo basabor wadanke aya muhim igu ah inan ku xareysto lottory
, go fun manee
The one and only shaciyey Mahadsnaid.
Nasiib.markale.malogu.shaqen.kara
Thanks so much 🙏
Wlo basabor wadanke aya igu mihimsan inan lottory ku xareysto
Shaaciyow zxp adeerkey aa joogo wadanka
Marka anoo somali jooga maiidoodi karaa
Anoo wax shahaado ah haysan talo isii zxp
maya waa inaat haysataa kaar ka xooti
meesha kuugu dhow oo kaar qaxooti ka helayso raadso
Wll shaaciye waxaa ishegtaa sidee u xareesankaraa group5
Dadkii dhaya Uganda tegen Amerika wajii malaho 😂 5 😅
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂
Xal maleh 1m ayaa kaarka sugayaa malinta kaarka dhimasho ka dhici rabta😂😂
War wll waxa jira dad ku imaada usa English ayan baranaya taas ka soo hadal iyo f1 visa dadka ielts hysan mxa u xala wll hore uga soo hadal bal
Ana kuuhaya zxb shahadadas ielts
ustaad noo sheeg goovan la sameeysanayo maxuu yahay
Please group 5 Canada south kasoo hadal
Same😮
Shaaciyow nooma xareysidoo adiga sxb 5 group ka
Madax weynaha Hdi labadalo arinkan group 5 malagayaba in lajoojiyo
Time it takes?
Go fun me maxaa laga wadaa noo soo faah faahi!?
Aad bad u mashhad san tahay walalo shaciye.
Waxan.ka.codsanaya
Rajo yeysan idinka galin group5 mareykan sababto ah doorashada 10 bilood kaliya kadhiman, trump ayaana soolabanaya 😂
😳10kg😂
Sida loogu biro nosheg zxp
Zxb qofka loo xaraynaayo maxaa looga bahanyay.
Wll Sual hada groupka malasiiisamaysankaraa mise markii laforo ayaaa lasamaysankaraaaa
Af Somali ku tarjum
Gormaa dib loo furi rawaa shaaciyow
Qofkasta miyaa samenayo mise wofkaliya
Hada Mala samayn karaa team ka magaca lcagtana malagaynkara
Face 2 miyaa kahadlaysaa nookala cadee
2425$ waan heynaa sxb yaanaqadaya
Wd hele saxib insh allah
Aniga 100ley iga so dir wax walba wey ku fududanayaan Insha Allah 😢
@@canabmaxamed6298 what's apka iga soqabo
Wll DhaaciYe lacaLa hadi uu tramp so noqdo maLa joojin kara group 5 😢
Waa waala jojina xitaa wax kasta aya la joojina sida lottery group 5 dacwadaha iyo qaxotiga marka Allah naguma keeno kaas kkk
Kuma fahmin wll weli
In.adno.fah.fahiso