Waa Maxay International Relations and Diplomacy???

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 69

  • @MuqtaarAli-o6e
    @MuqtaarAli-o6e 10 หลายเดือนก่อน +2

    Luuqada carabiga qofki yaqano ma barankara wll

  • @k_key.
    @k_key. 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wax badan baa iga baxay masha allah ♥

  • @zakariyemohamud9693
    @zakariyemohamud9693 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a prof waxaan jaclehay inaan Barto IR waxaan hada ku jiraa fasalka four4 faculty inaad warbixin iga siisi baan rabay

  • @ruweidamohamed2580
    @ruweidamohamed2580 2 ปีที่แล้ว +5

    Btch ❤ka diyaronyaa first year ahy ilhey ha ifududeyo insha allah masterka neh political seince

    • @sakariyekubo5139
      @sakariyekubo5139 6 หลายเดือนก่อน

      Halke ka baraneysaa wll

    • @sakariyekubo5139
      @sakariyekubo5139 6 หลายเดือนก่อน

      Halkee kabaraneysa wll

    • @Dalmarry
      @Dalmarry 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@sakariyekubo5139asc sxb AA is waresano iiso jawab

  • @deeqdahirawil6398
    @deeqdahirawil6398 ปีที่แล้ว

    Wad mahadsantahay ustaad mardhaw ayaan bilaabaa haduu alle idmo

  • @ilyaasabdirahman5607
    @ilyaasabdirahman5607 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxan bilaabey bishan guudehada insha alha 💯💯💯💯💯

  • @Mmpakistani8
    @Mmpakistani8 2 ปีที่แล้ว +1

    Business administration inaan barto raba please ka soo hadal iyo shaqoyinka la qaban karo

  • @hafsoahmed7979
    @hafsoahmed7979 ปีที่แล้ว +3

    Wan ku hamiyaa inaa barto 100 allaw I rumee sdkle dadka ila jecel I rumee❤

    • @Dalmarry
      @Dalmarry 4 หลายเดือนก่อน

      Abayo reply iiso gal hadad aragto qoralkeyga waxban ku weydin rabaa❤😊

  • @Beerlulaa
    @Beerlulaa 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaan rajaynaya inan barto hadu Alle idmo labo sano kadib ayaan bilawi doona insha Allah 2026 /9 Insha. Allah

  • @Mursal235
    @Mursal235 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah shukran

  • @ikhlaasmohamed4189
    @ikhlaasmohamed4189 2 ปีที่แล้ว

    Prof waad mahdsanthy intad shegtyab waan ku dartay anigu sanadkan balbayo lkn halmid iga dhibn luqdah isku taxnoljoyo lkn waad ku mahadsanthy ❤ waan ku dadal

    • @drmohamoudhassan
      @drmohamoudhassan ปีที่แล้ว

      Wall anba anba hadan bilaabay ee ku dadal inaad luuqado badan barato hada ani luuqadayda hooyo arabic iyo English ayan ku hadala isku day inaad luuqado cusub barato

    • @BadriyanaAhmed
      @BadriyanaAhmed ปีที่แล้ว

      ​@@drmohamoudhassan wllo kula mid ahy hdan ayan jeclhy inan bilabo xage kla xiriira si aan xogo badan ukala qadano 😢

    • @sakariyekubo5139
      @sakariyekubo5139 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@drmohamoudhassanpro kulyadaan intee laga bartaa

    • @GacmaDheere155
      @GacmaDheere155 5 หลายเดือนก่อน

      @@sakariyekubo5139jaamacadaha soomalida siiba waca u fican simad

  • @fadumomuse9919
    @fadumomuse9919 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustad anigo luqada badan aqonin madiyari kraa

    • @KB-jm8td
      @KB-jm8td 2 ปีที่แล้ว

      Mʏᴀ ᴜsᴛᴀᴀᴅ

  • @hayadabdishimbir9725
    @hayadabdishimbir9725 2 ปีที่แล้ว +3

    Kwrn gbdh bn ahay inn kaso bixi karno wn huba marka wxn ka baqaya safarkas ma iney familka kula safranba mise qofka kaligiisa safara

    • @Hodanisha
      @Hodanisha ปีที่แล้ว

      Familiar mxu ka dba dona kliga aa lgu dira dowlda ku direso ani xita ina barta raba

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 ปีที่แล้ว

      ​@@Hodanishaanaaba baranooyo sanadki 3aad ahayd jamacada❤i.a raja badan ka lee Yahy allaha ha ii rumeeyo

  • @hodanabdirahman4620
    @hodanabdirahman4620 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah thanks

  • @maxamadfareey9920
    @maxamadfareey9920 3 ปีที่แล้ว

    Ok mhdsanid maadaama.aan ahay shaqsi barabo kulyaddaa contagtigaaga ama what is upkaaga sideebaa kuheli karaa

  • @saciidaadan2222
    @saciidaadan2222 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allh

  • @somgeotech9577
    @somgeotech9577 2 ปีที่แล้ว

    ustaadow meshan sawir lee sogalisa ee wax cashir ah kumaso hudbine nagadaa boojada

  • @Cocomelo--johny
    @Cocomelo--johny 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa iga codsi ah in aad noso badiso casharada I.R

  • @sadiiqmaxamed
    @sadiiqmaxamed 3 ปีที่แล้ว +1

    asc ustaad waxan rabaa course kaan inaan diyaariyo balse waxaan rabaa inaan ogaado maadoonyka kale oo hoos imaanayo inan waxka sii ogaado please jaawab insha allah

    • @prof.fahadwarsame2993
      @prof.fahadwarsame2993  3 ปีที่แล้ว +1

      Maadooyin fara badan ayaa hoos imaado Ustaad ee WhatsApp ka iga soo qabo +252616620354

    • @prof.fahadwarsame2993
      @prof.fahadwarsame2993  3 ปีที่แล้ว

      Wcs soodhaww inshallaah

    • @yaxyecade3565
      @yaxyecade3565 2 ปีที่แล้ว

      @@prof.fahadwarsame2993 course free miyad bixisa

    • @Hodanisha
      @Hodanisha ปีที่แล้ว

      War madoyinka mlgu shegy wan ubahnaye😢

    • @falastinyusuf6062
      @falastinyusuf6062 ปีที่แล้ว

      ​@@Hodanishahadii lagu sheegi iso sheeg😊❤

  • @ramliishdiamond8398
    @ramliishdiamond8398 3 ปีที่แล้ว +1

    Prof mahadasanid nosobadi

  • @guubaabiyemuhumed7421
    @guubaabiyemuhumed7421 3 ปีที่แล้ว +2

    ASC Waan ku salaamay Prof Ma heli karaa Contactigaga?

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 ปีที่แล้ว

    Waxaan bilaabay Maalin ka hor anoo ku diyaarinaaya Post graduate thanks Ustaad

    • @MunoAwad
      @MunoAwad ปีที่แล้ว +1

      Taliye Ana waan xiiseya inaa barto ee xgee kaso qabta ina fahfahin iga siiso rabaaye

  • @yasermacowmayow2851
    @yasermacowmayow2851 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @abdisalamfarah8969
    @abdisalamfarah8969 2 ปีที่แล้ว

    Prof contact no. Ma ledahay waxan inbahanay more consults about IR and foreign policy analysis

  • @maxamadfareey9920
    @maxamadfareey9920 3 ปีที่แล้ว

    Teeda kale waxaan kaa codsanaa hadii uu jiro contact aan kaaala soo xiriiro maadaama aaan ubaahanahay inaan kula soo xiriiro si aan wax badan uga ogaado maadada

  • @maxamadfareey9920
    @maxamadfareey9920 3 ปีที่แล้ว +1

    Kawaran hadii aan aqaano
    Carabiga, englishka iyo soomaalia ii suura galeysaa in aan barto kulyadaas maadaama aan rabo in aan barto kulyada mudane soo dhawaaw

    • @prof.fahadwarsame2993
      @prof.fahadwarsame2993  3 ปีที่แล้ว

      International relations hadaaba mar taqasus ka dhiganeeyso walaal waa inaa International languages 4 ta ah laba kamida inaa ku fcn tahay.

    • @prof.fahadwarsame2993
      @prof.fahadwarsame2993  3 ปีที่แล้ว

      Marka English iyo Arabic waa kugu filan yihiin wll inaa Faculty gaan diyaariso horumar wcn.

    • @shabcaanapdilaahi5703
      @shabcaanapdilaahi5703 2 ปีที่แล้ว

      @@prof.fahadwarsame2993 incha allah

  • @xawadlehargeisa6663
    @xawadlehargeisa6663 3 ปีที่แล้ว

    Prof mahad waxaan rabaa inaan barto oo aan diyaariyo madan markaas maxaa laga marmaan ah inaan baadho?

    • @prof.fahadwarsame2993
      @prof.fahadwarsame2993  3 ปีที่แล้ว

      Madadaan waa theory ama aragtiyo caalami ah oo la soo aruuriyy sidaa dareed kaliya English ka xooga saar oo si qaasa ubaro kadib waakuu fududaanee inshallaah.

  • @Ahmedkaafi377
    @Ahmedkaafi377 5 หลายเดือนก่อน

    Aniga ayaa dhigta

  • @abdimahamud4548
    @abdimahamud4548 ปีที่แล้ว

    Waxan Ku Fiicanahay Anigu
    CIA Agent’ga iyo international Reporter

  • @somalicitizen6167
    @somalicitizen6167 3 ปีที่แล้ว

    Maadadaan masterkeda faah faahin ma iga siin kartaa wllka

  • @ahmedbadal3795
    @ahmedbadal3795 2 ปีที่แล้ว

    Waaan ku salamey prof waxan ahey degree IT balse wayadan dambe waxey iga heysaa Public adminstration.. international relations and diplomacy marka waxan ku weydiin rabey hadii ay jirto meel online lagag diyaarin karo kuliyadan degree ah weliba tnx in advance

    • @naciimoshiikhmohamed
      @naciimoshiikhmohamed 2 ปีที่แล้ว

      Abwe ana ku hayo clss onlen ah oo labadas fokolti ah

    • @ahmedbadal3795
      @ahmedbadal3795 2 ปีที่แล้ว

      @@naciimoshiikhmohamed ii fahfahibbal walal

    • @naciimoshiikhmohamed
      @naciimoshiikhmohamed ปีที่แล้ว +1

      ​@@ahmedbadal3795diyar waye whtassapkada isodir

  • @somdaily5939
    @somdaily5939 2 ปีที่แล้ว

    Maadadeyda IR