Alxamdulilla xaqa umadda islaamka wey soo bexeysaa argagixisada yuhuuda iyo xulufadooda sheydaan dhulka allaha lajaro wax walboo ay sameeyaana ciladba ailadey ka xuntahay allaha ku rido guul dhamaan muslimiinta every where ay joogaanba aamiin ya jabbar
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ciidankiisa garabkooda ha ku quwadeeyo walaalaha mujaahidiinta falastiin aamiin
Alxmdulillaah allaah ayaa ku mahadsn haben iyo maalin ayaan allaah uga baryaa in diyqaradaha .ef.35.16.15.22.in allaah afka dhulka ugaliyo .oo allaah uu masiibo ku dhido aan laga sameyn karin .dad badan oo kalena iney allaah sidoo kale u baryayan ayaa laga yaaba allaahena naga aqbalay ayaana mahada usu
Cilada Haysata America CIA 75% Waxay U Shaqeeyan Sirtoonka Rushia Sababtoo Ah America Waa Qowmiyado isku Tagay The United States Laakin Rushia Waxaa Iska Leh Hal Qowmiyad
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏
Thanks HBN online tv.
Alxamdulilla xaqa umadda islaamka wey soo bexeysaa argagixisada yuhuuda iyo xulufadooda sheydaan dhulka allaha lajaro wax walboo ay sameeyaana ciladba ailadey ka xuntahay allaha ku rido guul dhamaan muslimiinta every where ay joogaanba aamiin ya jabbar
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ciidankiisa garabkooda ha ku quwadeeyo walaalaha mujaahidiinta falastiin aamiin
Ilaahayaw ugargaar muslimiinta aamiin aamiiin aamiin
Allah ha baabiiyo diyaaradahaas
Aamin Aamin
Ilaahow u gargaar walalehen reer falastiin iyo dhamaan. Muslimiinta aamiin yarabi al caalmiin 🤲
isha.allaah .diyaaarad wallba cilad baa kusoobixi
Allah ayaa garabkooda ka baxay meelkasta waa ku fashilmeen. Boqolaal kun ciidankooda ayaa dhimirka ka xanuunsan (PTSD) ayaga ayaa isdilaayo.
Allaaaah ha u siyaadiyo ciladaha
Alxmdulillaah allaah ayaa ku mahadsn haben iyo maalin ayaan allaah uga baryaa in diyqaradaha .ef.35.16.15.22.in allaah afka dhulka ugaliyo .oo allaah uu masiibo ku dhido aan laga sameyn karin .dad badan oo kalena iney allaah sidoo kale u baryayan ayaa laga yaaba allaahena naga aqbalay ayaana mahada usu
Asc mowliid aad basn kuu salaamayaa waxaan ahay rukun joogta ah dadkana tekefoonada intaan ka qaado ayaan rukun kaaga dhigaa sxbnimo darteed
Allah haka haleyo diyaratan
Allahu akbar habaarkii muslimiinta lagu xasuuqaayay ayaa kudhacay alx
ALLE ayaa awood leh gaalo wax Tamara maleh ,Kabir ayaa iyo fisqiga mooyee guul falastiin, iiraan, xuuti, xisbullah, muqawamada ciraaq
Waa dagaal xaga Rabi kaga socoota
2000 MISE 200 HALKA INAGA HUBIYAA
Insha alaah bilaha soosocdan matoorada fadhisandoono waxay ugesteen shacabka reer falistiin waykasoobixidoontaa
Ilaahay idamkiisa hahagaagindheh diyaaradaas
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤
Masar Malaga ibiyaay
Wargeyska newyork times dheh wargeys newyork ladhoho ma jiro😂
Baqa diyarada akiladii réer gaza ba qu dacey ilahow fashili yaa rabi
❤
huu haa ayuu aduunka kuheystaa kuwa iswada ee xisbulAah ayaa kaga wanaagsan xaga kadhuumashada raadaarada
Waa uqubadii iyo xasuuqii ay kagashey reer falastiin
Uqubo Ala hakurido dad iyo duunyo oo muslimiina eey dhameysay ala hafashilo 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
Tamarekanka iyo tan shinaha
Nitus diyarada
saqoy ansogadanaa 57
Saaxiibayaal.maraykan.wixiisu.hoos.ayuu.usocdaa.qalbkii.fiicnaa.majirayo.intajirdana.cilado.badan.ayaa.ku.iman.markaa.halyaabina.weelkii.buuxsama.uu.daadaa
Mowliidow inkarkeni ayaa kudhacay diyaradas
Afkiina cannot laguna qabay
Cilada Haysata America CIA 75% Waxay U Shaqeeyan Sirtoonka Rushia Sababtoo Ah America Waa Qowmiyado isku Tagay The United States Laakin Rushia Waxaa Iska Leh Hal Qowmiyad
Free Palestine 🇵🇸❤️
Reer galbeedku waxay dunida ku haystaan waa xaga warbaahinta oo woxooda la buunbuuniyo
Cuqubo halkii lagu galay cawku ku hurudaa waa maatiday duqaymaa ku laynayaan ilahay idin kashif kufaareey
😂sucuudiga iyo kuwii loo diiday ayaa cawryey oo isha ka tebiyey ilayn ishu waa cajiibe
Aniga waxa hbn soo gudbisay kusaabsan diyaaradaha dagaalka F 35 EE mateykanka waan kufarxaa walaahi