Sida caqligeena loogu cayaarayo bal fiiri?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 153

  • @farahadan3910
    @farahadan3910 3 วันที่ผ่านมา +8

    Waa labo Daciif oo dadnimo iyo Dowladba waxba ka aqoone Allaha na badbaadiyo kuligeenba Aaammiiinn

  • @mohamedabiib114abiib4
    @mohamedabiib114abiib4 3 วันที่ผ่านมา +18

    Anigoo ah wiil absame ah walaal waligay ma arag nin kaa run badan waxii wax fahmaya waa sidaad u sheegtay waxaa tahay dadka baraha isticmaala hafilkii ugu runta ugu dhow sheega sidaa ugu soco i.a

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 3 วันที่ผ่านมา +7

    Dhalin yaradii waxaa loo qeybiyeey 3 nooc kuwa waa kuwa isqrxinaya oo calooshooda u shaqeystayaal u adeega kuwo wa kuwo qabiil rartay ok nima gerkoodu cadaaday oo aan Allaha cabsidiisii ka dhamaatay oo waxey cunaan mooyee dan kale aan umada kalehey iyo kuwo daroogo quud looga dhigay oo caqligii ka dhamaa ee ilaahoow umadaan soo hanuuni

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 3 วันที่ผ่านมา +7

    Huseenoow haddalkaadu waa xaqiiqo xanuunbadan weliba

  • @ahmedmahad3197
    @ahmedmahad3197 3 วันที่ผ่านมา +6

    😅 Hussein Jaamac, you actually hit the nail on the head 👍

  • @abdifatahalpha
    @abdifatahalpha 3 วันที่ผ่านมา +2

    Absolutely waa sida aad sheegtay

  • @AliiMohamed-lr4og
    @AliiMohamed-lr4og 3 วันที่ผ่านมา +2

    ❤ excellent so maxaa inoo xal ah hadii siyaasi kasto uu kursidon yahay umadan maxaa kudhacay wad jiifta qabiil xalmaaha

  • @thelegend4244
    @thelegend4244 2 วันที่ผ่านมา

    Exactly bro ... waxa laysku haya wa dan shaqsiyaded ..!

  • @AyuuniAbdiHersi
    @AyuuniAbdiHersi วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid. Från Hiiraan

  • @luulsharib
    @luulsharib 3 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely true!! I agree 💯💯💯💯

  • @BooliiskaSooWac
    @BooliiskaSooWac 3 วันที่ผ่านมา +7

    Wallahi people of GEDO just need to come together and work on what’s best for them. 🤷🏿‍♂️

    • @Jama-t5p2j
      @Jama-t5p2j 3 วันที่ผ่านมา

      They definitely need to come together.

    • @hamaaan1105
      @hamaaan1105 3 วันที่ผ่านมา

      😂😂 it will not happen so long as the reer diini take it all mentality is there

    • @Goodmen-l5e
      @Goodmen-l5e 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@hamaaan1105 agree with you 😂😂

    • @zahrahassan5808
      @zahrahassan5808 2 วันที่ผ่านมา +1

      @@hamaaan1105
      Doqon baad tahay intaad fahankaas qabto adiga iyo inta kala midka ah horumar magaareysaan!!!Qaan gaara👎👎👎

  • @GreaterSomaliya
    @GreaterSomaliya 3 วันที่ผ่านมา +1

    Muuqaaal samayn leh

  • @AbdulkadirMusse-k1f
    @AbdulkadirMusse-k1f 3 วันที่ผ่านมา +2

    Asc Hussein waxa tahay Nin faaleya siyasada jubarland iyo dhaman geyiga waan ku wareeray dhalinyarada tus jidkale

  • @AHMEDMOHAMED-n5b8k
    @AHMEDMOHAMED-n5b8k 3 วันที่ผ่านมา +1

    Huseen hadal xaqiiqo ah ayad ku hadashay waana wax uu arko ama qiyaasi karo qof walboo caqli iyi maskax shaqaynaysa ilaahay siiyey

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 3 วันที่ผ่านมา +4

    Axmed madoobe waa warlords weeyi xasan sheikh Mohammud waa kasaxdanyhy

    • @FuadEbrahim-n8n
      @FuadEbrahim-n8n 3 วันที่ผ่านมา

      Xassan ma sax saan meya....al shabaab lala dagalamo war xassan qabyalad ayu wada saqajaanku

    • @Abuu.Raashid
      @Abuu.Raashid 3 วันที่ผ่านมา

      Walaaloow Dadkan waa Dad xanuun san Neceyba kujiro baa kala weyn Danta Qaranka Soomaaliyeed. Waa ayaan darro dhalin isku sheega heyso dad waxbarty misane Qurba qaxooti kuah welina hankoodu uunan dhaafin Muraayadii Jaceylka iyo Neceybka😢

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      Dagaal oogaha oogu weyn waa Xassan
      Madoobana waa la mid umada Allaha dhaafiyo

    • @thegunner971
      @thegunner971 2 วันที่ผ่านมา

      Waa laba daalin, waxba hakala jeclan.

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 2 วันที่ผ่านมา

    That's the fact nin wax badan og legend kusoco runta illahi ba kugujecel

  • @cabdulaahi464
    @cabdulaahi464 3 วันที่ผ่านมา

    Maxaa xal ah

  • @CrAbukar-fc8yb
    @CrAbukar-fc8yb 3 วันที่ผ่านมา

    Wall xuseenow dhalinyarada sida ay uga shaqeyn lahayeen dowladnimada dalkooda,diintooda dadkooda,dantooda iyo iska dhicinta cadowgooda muuqaallo kasamee walakeyoow mahadsanod

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 3 วันที่ผ่านมา

    Exactly brother wd usheegtay haday wax garanayaan dadku

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 3 วันที่ผ่านมา

      Wa siday kulatahay anigana waxaan uu arkka videogi ugu fiicna ee uu abid so dhiigo youtubkisa, balse armad Hassan tageerta hee waxaad uu cajiistay

  • @AsadYuu-sh1zd
    @AsadYuu-sh1zd 3 วันที่ผ่านมา +2

    Waa hadal xaqiiq ah wiilashiina ceshta ninkii dhinto hooyadii iyo aabihii ayuu ka dhintay

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 2 วันที่ผ่านมา

    Hadalkaaaada waaaaaa sax 100 boqol

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 3 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allaah well said intaa sheegtay oo dhan aniga kula qaba.

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 2 วันที่ผ่านมา +1

    president HSM and President Ahmed Madowe are the same coin

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 3 วันที่ผ่านมา

    Asc kuwan dadka ugu lita ee xabada lagadhigtay maad latalisan

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 วันที่ผ่านมา

    LAAKIIN WAXAAN ALLE KAA AQBA LAYN AAMIIN LAMA DHOHO SOOW WAXAAN ILAAWABA NIN XUMI IMA OGAY SIIYO

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 3 วันที่ผ่านมา

    dadkaan somalida la leeyahay ee cawaanta aah sidan iney ahaadaan waa loogu tala galay mana iska fahmi karaan dowladaha shisheeyaha ahee ku raaxaysanaya xaaladahannoo kale 😢😢

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy วันที่ผ่านมา

    duulankan waa duulan lagu soo qaday beelwaynta darood Ismail waxaan ku soo qaday UBD oo uu taagan USC dalkan Hassan dhiiqo waxuu dalka ku celiyeey 1991.

  • @xabiibkooshin7149
    @xabiibkooshin7149 3 วันที่ผ่านมา

    Waa xaqiiq soomalia meelna oma socoto

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 2 วันที่ผ่านมา +1

    Husseinow ma ahmed nacayb baa kuhaya mise ogadeen nacayb

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 วันที่ผ่านมา +1

    Absolutely

  • @Salugla
    @Salugla 3 วันที่ผ่านมา

    Waa runtaa dantooda uunbaa wada xataa haday caruur dhimanayso

  • @MohamedMohamed-j1x2s
    @MohamedMohamed-j1x2s 3 วันที่ผ่านมา

    Xusenow wll kan waa videoga ugu cajiska badnaa oo aan youtubekada ka daawado Abid wax muhim oo aad nala wadagti majiran bilaw ilaa dhamad Boring cajis

  • @nasiradan1159
    @nasiradan1159 3 วันที่ผ่านมา

    Big respect 🙏 hussein

  • @عبدالقادرعلي-خ8ب
    @عبدالقادرعلي-خ8ب 2 วันที่ผ่านมา

    Wlhi inusan xasan shiiq dib usoo labanen wax weliba hadu sameyo xitaa cid dooranesa majirto dalku wuu xarashtay danta guud dhanba wuu iibsaday 😮

  • @ahmedabdi782
    @ahmedabdi782 3 วันที่ผ่านมา +1

    Asc Salaam kadib adaa hada sheegaya beenta. Away butlaan away Hargaisa. Ahmed xaafadiisii ayuu jooga.

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia mafia ku habsatay allah ummada ha dhaafiyo dhamaantood

  • @Faarax-y4v
    @Faarax-y4v 3 วันที่ผ่านมา

    100% waa saas

  • @akapdikaafimohamed778
    @akapdikaafimohamed778 3 วันที่ผ่านมา

    "DAL WAXAAN KU NOOLAHAY"
    "RUNTU ARAG'DARAYSOO"
    "DAA'DIHI LAY'IDHI BEEN" 😢
    #GAARIYE AHUN.
    QABYAALAD NACDALI HA KU TAALO.

  • @FarahHyussuf
    @FarahHyussuf 3 วันที่ผ่านมา +1

    Facts

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xuseenow war waad dhamaysay lkn bal aynu aragno meesha ay ku damayso

  • @isninoali8261
    @isninoali8261 3 วันที่ผ่านมา +1

    Facts wll😢

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 3 วันที่ผ่านมา +1

    war dadkaan waxaa fiican inaytashadaan

  • @YussufJire
    @YussufJire 3 วันที่ผ่านมา +2

    that's the fact

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 วันที่ผ่านมา

    Jawaasiis ayaa Madax noo ah umada somaliya qabyalad ayey illah ka dhig ten xasbiyalaah

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 3 วันที่ผ่านมา

    Markasta mahadsanid ustaad

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 วันที่ผ่านมา

    DHALIN YARA DA SOMALIDU WAA SOO JEEDAA

  • @Ducaalehussein
    @Ducaalehussein 2 วันที่ผ่านมา

    So qabashada ahmed madoobe ma suura gali dontaa

  • @abdullahiahmed2059
    @abdullahiahmed2059 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia waxa kasocda oo siyaasadda lagu sheego qofkii raba inuu fahmo ha fiirsado muuqaalada laga qabtay 7sano raggaan:- M• Hassan, Deni, Madoobe, Fiqi, Xamze, Fartaag, sanbalooshe, Firinbi, IWM,; waxaa kuusoo bixi xaqiiqada ah dan- shaqsi ah oo lagu dhex fushanayo shacab dhaga nugul oo aan waxba weelayn!

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh wuxu rabaa dooradho qof iyo cod masha Allah madaxweyne horey usoco waxad noqondoonta mid taariikhda xusidoonta

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 วันที่ผ่านมา

    War hoy marreerxan waxab maranap waayo siduu xasssn u galy gedo
    Waa cajiib

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      Ma
      Axmed
      Madoobe ayaa Caano u shubey
      Xassan iyo Madoobe
      Midna Soomaali wax ooma hayaan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 วันที่ผ่านมา

    Waalagu ciyaarayaa caqligaaga waayo damac ayaa kaa buuxa.

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 2 วันที่ผ่านมา

    Asalam alekum Hussein Jama it is not the topic that you are developing in this video, however, it is AJfamily and I donot have any other means you communicate with you. I would like to share with you important things. Where can I reach you out? Please consider my comment and thank you I would appreciate.

  • @deeqyare2897
    @deeqyare2897 3 วันที่ผ่านมา

    Nio madoobe meesha inoo xoog kujoogo ayuu rabaa lagamana yeelaayo.

  • @FatimaAHMED-l5q
    @FatimaAHMED-l5q 3 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali ilaahay Bay leedahay laakiin waxaan u sheegayaa soomaali inay mid noqoto ragan xijiro dhuuqyada ah laga wada horyimaado wadankana dhalinyaradu kasamayso kacdoon wada jira koonfur,bari waqooyi,galbeed qabiil halaga tago tuugadan ha layska xoreeyo dhalinyaradii badahay ku dhamaadeen dalkana bustard ayaa ku diiratay calooshood u shaqaystayaal ayaa dalkii iyo dadkii wareeriyey ilaahoow naga qabo adaa caadil ahe

  • @abdulkadiraden9300
    @abdulkadiraden9300 3 วันที่ผ่านมา

    Sumxanalaah Sumxanalaah saax

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 3 วันที่ผ่านมา

    Maad bbilowdid wacyi gelin organisation seminar ku aadan dhalin yarada kala qaadka gedo iyo kismaayo maad isticmaashid jubbaland isku duubni iyda oo qabiilku jiro markaa bilow wacyi gelin waxa lawada arkaanmaska jubbaland waa xassn sheekh
    Ee ogow

  • @CabdiqaadirMaxamud-n1j
    @CabdiqaadirMaxamud-n1j 3 วันที่ผ่านมา

    hadal Xqiqa Ah

  • @Forilow7977
    @Forilow7977 2 วันที่ผ่านมา

    Waxwalba waxaa igu daran dhalinta kudhax baabe eyso labada dhinac oo barina heshiinkaro yaa is weydiinayo marka ay dhibtaan tolow 😢😢😢

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 3 วันที่ผ่านมา

    War Hussenow hada Mareexaan nahay aan Jubboland ka ceshano geedo naar iyo Xassan haduu nin kle oo Ogaadeena nasoo wado.
    Rer Gedo ma macno badnee mr USA joga ha isku soo sharaxan

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 วันที่ผ่านมา

    Wadani Allah noo keeno

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 วันที่ผ่านมา

    Musiiba

  • @mohamedyusuf4629
    @mohamedyusuf4629 2 วันที่ผ่านมา

    Ma sidan ayaa wax u qiimeysaa

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 3 วันที่ผ่านมา

    Run badanaaa

  • @Somaliyempire
    @Somaliyempire 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 3 วันที่ผ่านมา

    Good

  • @aamchannel3297
    @aamchannel3297 2 วันที่ผ่านมา

    Brother muhimadu waa in axmed uu ogolado waqtigiisi inuu dhamaday maxaa udiiday inuu xataa nin uu isagu wayo keeno mesha dadkan udoodaya baan layaba labamar kabadan weeye qaladku

  • @mucaadyare2357
    @mucaadyare2357 3 วันที่ผ่านมา

    Ugas salamullah

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 3 วันที่ผ่านมา

    Daarood cqli xume daarood yaa kajaajuus badan oo dawladnh lugta kudhagan

  • @FarahA.Mahamuď
    @FarahA.Mahamuď 3 วันที่ผ่านมา

    Halbaan kaa saxayaa Sayid Ahmed Mareexaan cadow ooma arko ee dhexmarka la idiin soo dhaxmarayo walaalihiin laga soo bilaabo dooxada Jubba illa iyo hadda iska daaya mareexaanoow walaalayaalow

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 วันที่ผ่านมา

      Mareexaan Shalay Baardheere ayaa Siyaad Barre siiyey, isagoo Kismaayo inuu kuwareejiyo raba oo naf lacaari ah oo baxsad ah ayuu Musqul kudhex dhintay. Marka hadda waxay isleeyihiin isticmaala Xasan oo qabsadda Kismaayo...waase Riyo aan rumoobeynin.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      ​​@@hafsaali4297
      Dameer meeshaan
      iyo dhadhaan loogama baahna

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@hafsaali4297
      Xaarka cesho

    • @KhadijaAbdikariim
      @KhadijaAbdikariim 3 วันที่ผ่านมา +1

      😂😂 xasbunallàah anigu labadiina qabiil ma ihi lkn wax been ah baa isku haysta aan sal lahayn ee dadkan idin xukuma yaysan isku kiin dirin ​@@hafsaali4297

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 3 วันที่ผ่านมา

      Xamse ma marexaanbaa hawiya inaad kasoo carartaa mr afka hutagina

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 3 วันที่ผ่านมา +1

    MAREXAN AALA XUREYNAYAAN

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      Dameeruhu ha aamusewn

    • @AhmedJimale
      @AhmedJimale 3 วันที่ผ่านมา

      @batulasmail8261 ADINKAAN IN RARENAA DAMERAHENA WAA NASAYAAN

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 3 วันที่ผ่านมา

    Dalka Allah badbaadsho

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 วันที่ผ่านมา

    Waxaad ku mashquushay AJ kkkkkkk

  • @rabiicahmed5927
    @rabiicahmed5927 3 วันที่ผ่านมา

    Sax weye

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 3 วันที่ผ่านมา

    Somali intii uliidatay baa hormuud unoqotay

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 3 วันที่ผ่านมา

    Waxii dhici jiray ayaa dhacaya
    Wad qaxaysaan

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 3 วันที่ผ่านมา

    Doorasho Qof iyo Cod oo ay kor joogto kayihiin hey,ado caalami ah
    Halkii aad dalban lahaydeen Baad Doorasho dadban ku cararaysaan.
    Far iyo Meel bugto baa is og👍🏽

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 3 วันที่ผ่านมา

    Ssx dalko xor maaha
    Wixii jiray baa oon jiraya
    Tuugii fadhiyi jiray baa fadhinaya
    Dadko xor maaha
    Waa teendhadii 2000 soo bilaabatay. Oonbaa soo socta

  • @nuurcaluula7589
    @nuurcaluula7589 3 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan shiikh waa haraadigii USC fikradii ayuu hada wadaa xamse waa waqtigii 1991 axmed cumar jees ee horgalka USC hadaba nin walba oo caqli leh waa u jeedaa ee diyaar noqda 🤪👈

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 วันที่ผ่านมา

      Waxaas meesha kala tag oromo ku dhashay wase. Dadka ineey kaa aqli yar yihiin miyaad u maleeysaa

    • @zahrahassan5808
      @zahrahassan5808 2 วันที่ผ่านมา

      @@Ahmedali-gw7xm
      Nacas….Inaad qaangaarto ayaad ubaahan tahay👎👎👎

  • @salafibare8945
    @salafibare8945 3 วันที่ผ่านมา

    Nio Xussein Abdi jamacoow
    Meeshaan siyaasada ah hunguri ba laga raadiyaa Hungurigaas marka la rabana durbaan magiciisu qabiil yahay baa latumaa Usha durbaanka lagu garaacayo waxa ladhaha askari (maliibaane lagu liibaanay) waxa dhagaysanayo durbaanka wa Hooyada askariga dhashay Usha markay jabto waxa soo qaato wa isla hooyadii askariga dhashay labada nin ee durbaanka tumayso way is ogyihiin

  • @mubarikckmubarikck
    @mubarikckmubarikck 3 วันที่ผ่านมา

    Idinku ilka yarey waxaad tihiin asal madoorshe hadii xasan idinku shaqaysto iyo haduu axmad madoobe idinku shaqaysto waxaad tihiin ilka yar hawiye ku shaqaysta kismaayo ma hooyadiin baa leh gedo Raxanwayn baa leh

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 3 วันที่ผ่านมา

    Doqonkan reemiyiga qabiilki kuqaaday kumaso dhigo waxuusan aqoon buudadka lahor taagan yahay maxishode

    • @Dynamopromo
      @Dynamopromo 3 วันที่ผ่านมา

      Ninkan dadkisa aya Laraba in lagu kor dagaalama Wana kuqasbanyahay inuu kahadla

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      Maxaad la soo niic leedahay oo aad doonayaan Dameeryahow

  • @FrankfurterMm
    @FrankfurterMm 2 วันที่ผ่านมา

    Ninki umada xaqaro ala qabto

  • @FarxyomaxmuudmuuseFarxyadagan0
    @FarxyomaxmuudmuuseFarxyadagan0 3 วันที่ผ่านมา

    Danta xasan iyo xamsi ayaa is badashay

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bv 2 วันที่ผ่านมา

    Meeqa sano caqli ga somalida loogu ciyaara

  • @hirsiomar5638
    @hirsiomar5638 3 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu waxay tiraahdaa(Qoori fagaare bay ku war sheekootaa) sidaas oo kaleeto
    Yaa fagaaraha laysku arko ama war isgaarsiinta layskula xiriiro inta soo istaaga orankara falanqaynta ugu dambaysay ee Mr. Husein Jama sameeyay waxaas baa ka been ah sabab teedana sheegi kara .

  • @AbdirahmanHukun-l6w
    @AbdirahmanHukun-l6w 3 วันที่ผ่านมา +1

    Madaxweyne Ahmed waligiis isagaa madaxweyne ahaanaya

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 3 วันที่ผ่านมา +1

    Afasiyooni waxa aad ugu carareyso ee aad udiideyso Doorasho Qof iyo Cod waxay waa in aaney qiimo kuugu fadhin Qaranka Soomaaliyeed.

    • @mohamedomer8427
      @mohamedomer8427 3 วันที่ผ่านมา

      hasan shikh so ki shlay aisiyoni ku cararayy so isagu ma ehen mxa iska bedelay mowqifkiisi tnle dorasho qof iyo cod halke ka dhicikarta wadankiiiba alshabab ba heyste caqligu ha shaqeyo waxa la donayo wa extension

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@mohamedomer8427qabil ba wadaa halayabiin hadalkii shalaay e xasaan wuilawaay

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 วันที่ผ่านมา

      Doorasho qof Iyo cod ma waxaa loo qabanayaa baraxlay iyo degmada kismaayo iyo degmado baydhabo iyo degmada jowhar iyo caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 iyo maamul beeleedyada ibnul sharmuudiinta somaliya?

  • @Cabdiqaadir77Suladaan10
    @Cabdiqaadir77Suladaan10 3 วันที่ผ่านมา

    Caqli am xaaro
    Maxaa idinka galay kismayo

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 วันที่ผ่านมา

    War meshan kooxo tuugo ah xassan munafaq gurgurte Bahan kow Ka yahay Aya dalka Ku ciyaraya kuwa U dhimanaya kasii caqli xun😮

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 3 วันที่ผ่านมา +1

    Axmad madoobe waa cancer

    • @Zakiaria-haaji
      @Zakiaria-haaji 3 วันที่ผ่านมา +1

      Haa xasanna virus

    • @mazatoshi7501
      @mazatoshi7501 3 วันที่ผ่านมา

      @ waa tii uu kudhiman lahaa ama lagu xiri lahaa, hadalkeyga meel kuqoro

  • @maxamedahmed2690
    @maxamedahmed2690 3 วันที่ผ่านมา

    Been maadan sheegin 😂😂😂😂

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 3 วันที่ผ่านมา

    Waar bal nacaskan daarood eega waxa uu moodayaa in kismaanyo daarood leeyahay adeer waxaa iska leh irir samaale

  • @mohamedmoalim3363
    @mohamedmoalim3363 3 วันที่ผ่านมา

    Beenta daa 😂😂

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 3 วันที่ผ่านมา

    Sayid axmad guuuu❤❤❤❤

  • @dheemanhusssein9578
    @dheemanhusssein9578 3 วันที่ผ่านมา +1

    Hadii booska xassan farmaajo ku jiri lahaa lakiin ficilku isku mid ahan laha wilkan sidan ma u hadli lahaa?

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 3 วันที่ผ่านมา

      Lakin so Xassan dhiiqo iyo Axmed so kuwi wada quslayay 2019, so Xassan dhiiqo ma ahan qofki diyarada laga celin laa ee afka furtay...

  • @Islam_foreverrrrrr
    @Islam_foreverrrrrr 2 วันที่ผ่านมา

    Nin waalan ma adaa siyaasad wax ka yaqaan soo tii XASAN sheikh lahaa sii joog oo hal sano ku darso Hassan wuu rabay inuu madoobe sii joogo ee Ahmed madoobe ayaa iimaanka illah ka saaray ee rabo 5 sano kale meesha sii joogo jubaland HORUMAR bey rabtaa kismaayo 5 sano kale iska sii fadhi wax macnaa ee ku jira malaha waxaasna madoobe laguma taageri karo Enough is enough out with madoobe now

  • @Abuu.Raashid
    @Abuu.Raashid 3 วันที่ผ่านมา +1

    Waad Xanuun santahay Allaha ku caafiyo. Danta Qaranka waxa kaala weyn Neceybka xasan🤔

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา +1

      Qaranku xagee jooga Xassan ayaa siduu doono ka yeelo heshiiyey
      Qaran wax kama ogide Qaranka waxaad u taqaana Markuu mid aad isku reer tihiin joogo
      Mid wax kharibayaba ha noqdeen.

    • @Dynamopromo
      @Dynamopromo 3 วันที่ผ่านมา +1

      Yad udoowladeyneysa warya

  • @GreaterSomaliya
    @GreaterSomaliya 3 วันที่ผ่านมา

    anigu axmad madoobe iyo xasan sheekh makal jecli waa labo shaydaan balse axmad madoobe inkaar siyaasadeed baa haysta waqtitiisuna wuu soo dhmaaday saasaana u danbeesa qabqable kasta, xasana maalin uun saasaa u danbeesa

  • @takar1095
    @takar1095 3 วันที่ผ่านมา +2

    Cuqdad baa ku dishay, MD xassan sheekh waa Madaxweynaha dalkan

    • @yaqubofficel212
      @yaqubofficel212 3 วันที่ผ่านมา

      Haa ruunte Kan xassan ayaw ku waashy

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      Xassan waa musiibada oogu weyn ee Soomaali Ku habsaday
      Allaha dhaafiyo

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 วันที่ผ่านมา

      ​@@yaqubofficel212
      Dhinac Qabyaalada ayaad wax Ku faantaan

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 วันที่ผ่านมา

    Hasan dhiiga uu kagalay somaali xisaabteeda aakhiro ayey taal somaaliyeey ninkaan heeg hala geeyo tookadii hire ee uu madaxweenaha noqday waa tuu dhalinyaro ku daabulay gaalkacyo