Hereri Iyo Sweden Qaybtii 2AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 187

  • @siradm
    @siradm 3 ปีที่แล้ว +35

    Adduunka ama madax noqo ama borqor qabri yar baa ku hursan noolow intaad doonto’e wad dhiman un, waajibaadka Alle oo xijjaabku kamid yahay ilaali walaalo ogow khiyaar ma lihide muslimad baa tahay amar Allah swt ilaali insha Allah

    • @isxaqguddi
      @isxaqguddi 3 ปีที่แล้ว +4

      warunta ben ma ahan

    • @fadumaxassan2137
      @fadumaxassan2137 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha soo hadeyo wlshen

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว

      MASHA ALLAH

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว +4

      Gabadhan ma qaawana madaxeeda iyo minjaheeduba waa asturan yihiin ee ma aqoonta ay baratey iyo heerka ay nolosheeda gaarsiisey baa dadow idin dhibaya. Aar soomaali waxba isuma ogoladu waa run.

    • @boolocadey4661
      @boolocadey4661 3 ปีที่แล้ว

      @@faizam523 saan ma diinta islaamkaa qabta mise waa khalad asturnaanta hadaad Saan u taqaanid Bilala astur see u taqaanaa?

  • @Som-pirate
    @Som-pirate 3 ปีที่แล้ว +17

    Guys naagtan xijaabkeda ilahay baa kala xisaabtamaya point ka ka hadla sidii digaagi loo dhalo talo maaha adoo dad baryaya aanad caruur masuul ka qaadi Karin waa dhibaatada somalida haysata islaaan somaliya oo 10 caruur ah dhinacyada haysata waa laga yaabay europe iyo amerika

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 ปีที่แล้ว +18

    Ilaahaybaan aaminzanahay quraankeena naloogu sheegay in qofwalpa arzaaqadiisa ilaahay qoray sidookale

    • @munamohammad5464
      @munamohammad5464 3 ปีที่แล้ว

      Dear waa sax lakiin xadis waa kuu jirtaaa in ilmahaa laa kalaa fogeeyooo danbii naa mahaaaa

    • @somcana
      @somcana 3 ปีที่แล้ว +1

      Been tana joojiyaan Somali. System caawinayay musuqmaasuq kunool yihiin. Aabihiiyoon lasheeganayn.

    • @somcana
      @somcana 3 ปีที่แล้ว +1

      Public servicekii loo sameeyay bay abuse garaynayaan say shilimo xaaraan udiraan.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +3

    Wonderful and talented young lady. We're very proud 👏 for you sister. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @husseinegalqeyliye8836
    @husseinegalqeyliye8836 3 ปีที่แล้ว +14

    Waanka xumahay inay saas isku bahdisho Oo diintii dhaqankeed ay ka durugto Allah ha Toosiyo Saanaa qurux la noqotay

  • @cadaaniCaalinmedia
    @cadaaniCaalinmedia 3 ปีที่แล้ว +8

    tani soomaalida magac xumo miyo fariin xun ayuunbay ka gudbinaysaa alle hasoo hadeeyo

  • @maxamedibrahim5790
    @maxamedibrahim5790 3 ปีที่แล้ว +23

    Waa ayaan daro iyo sharafdhac in gabadh Muslimad ah jinsiga soomaaliga leh aqoona leh Dharka dhigato oo qaawani umada lasoo horfadhiisato.maxay taraysaa aqoon ilaahay kaa fogaynaysa.waar dumaroow ilaahay halagacabsado

  • @suhaybali6189
    @suhaybali6189 3 ปีที่แล้ว +7

    is astur dheh Horta ilahay ka cabso dheh waxay u baahantahay in ay ilahay ka cabsato

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 2 ปีที่แล้ว +1

      SI akhlaaq ku jirto dadka u waani ama iska aamus diinta adiga malihide

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 3 ปีที่แล้ว +12

    "Agoon Aabe leh". Sax wallaahi waa run. Waalidiin badan oo Soomaali ah ayaa mas'uuliyaddooda gabay.

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 ปีที่แล้ว +7

    Raga soomaaliyeed waxay kaxanaa qayaan runtay usheegtay waxay fadhiyaan gidaarada waxayna kahad layaan wax aandan taada ahay aaway wiilashii soomaaliyeed ee kudha shay Sweden

  • @sayloncutie2171
    @sayloncutie2171 2 ปีที่แล้ว +2

    If she hadn't fled Somalia to seek asylum, this young politician in Sweden with outstanding ideas could have served as a beacon of light for Somalia. Her intelligence astounds me.

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 3 ปีที่แล้ว +5

    Hereriyow ilaasho muslimnidaada sidoo kale walaalahaada Soomaaliyeed muslimnimadooda ilaali,sidoo kale noqo weriye waxtar u leh ummadiisa,sidaa darteed sida gabadhaan qaawan oo ka faaneysa dhaqankeeda Islaamka,kana tagtey asturaadii islaamka ha usoo bandhigin walaalahaada Soomaaliyeed oo 99.95% muslimiinta ah.

  • @maxamedcismaan5085
    @maxamedcismaan5085 3 ปีที่แล้ว +3

    C/salan hereri way fiican tahay
    Xildhibaanadu waana qof qaali ah
    Lkn waxaad ushergtaa inay is asturo
    Oo laabta xirato
    Mahadsanid

  • @alihassannoh5149
    @alihassannoh5149 3 ปีที่แล้ว +5

    Subaxaalaha in ay diinta barto weeyi inta siyaasada baranayso öo ay is asturto.
    Ilaaahaya wax UU kuu abuuraya horta baro.

  • @maxamedbarrefarax2690
    @maxamedbarrefarax2690 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxana laah Allah baa Kafka noo jeexay isagana na arsaqaya adiga Wajib bakusaran kasobax risaqaduna waa xagarabi wll ha welwelin sida galada oo kale

    • @abobasement346
      @abobasement346 3 ปีที่แล้ว

      waa dhaqan xumadah somalidah

  • @awshan571
    @awshan571 3 ปีที่แล้ว +7

    Ninka somalida ugu safarka iyo socdaalka badan

  • @zahraali9811
    @zahraali9811 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc wr wb Sweden Waa Boqortooyo Ilahay Swt ayaa Boqor ah Waa Adiga laabta u soo banaystey inaad iyaga raali geliso Ilahay ma isku dayday inaad raali geliso ? Aduunkana Waxba lagama qaado Boqor fahad ayaaa Seefihiisi dahabka ahaa qaadan lahaa iska xijaabo oo isku day inaad Aakhiro ugu dadaasho sidaad doorashada Sweden ugu dadaalayso Allaha noo naxariisto Allahu ma Aamiin

    • @faizam523
      @faizam523 3 ปีที่แล้ว

      Zahra, laga yaabaa iney iyadu kaaga dhowdahay Allah janadana ay kaaga horeyso, diintu is duuduubka uun maaha. Ilaahay baa umadiisa u sheegey oo dhahay "Inamaa Acmaalu Biniya"

    • @zahraali9811
      @zahraali9811 3 ปีที่แล้ว +1

      @@faizam523 Asc wr wb Anigu kuma hadlin jano iyo naar jano qof rabi jecel yahay ayaa gala Lkn du misforstå mig sis Aakhiro iyo janada in loo dadaalo weeye muhiimku Ayaan dhahay in wax laysku sheego ama lays xasuusiyo qalad uma arko Islaaam ninada saxda ahina waa Taas

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      ولن ترضى عنك اليهود والنصارى حتي تتبع ملتهم قل أن هدي الله هو الهدي

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      يا ايها الدين اءمنو لا تاخذو اليهود والنصارى اولياء بعضهم اولياء بعضهم

  • @mohamed9266-w3o
    @mohamed9266-w3o 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabar Cod kar ah, aadna wax u kala garanaysa. Mahadsanid

  • @aphiaraghe6073
    @aphiaraghe6073 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waxeey ka hadashey waxyaalo badan oo Somalia qurbaha ku nool ay u baahanyihiin iney ka hadlaan.

  • @justmarwan4479
    @justmarwan4479 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma Dumarka Ayaa Dharka La Xiratiin Teeda Kale Xijaabka Alle Ayaa Kula Xisaabtamaya ee Hadalkeeda Dhageyso Waa Hadal Micno Leh

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +7

    Gabdhaha majeerteen siyaasadda wayku wanaagsan yihiin
    halka dumarka kale Tiktok u yimaadaan qurbe

    • @ilovemyself2860
      @ilovemyself2860 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂

    • @rajoplantawakul2118
      @rajoplantawakul2118 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma tan fasahaadey ayaad ku faaneysa

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk so in ee isqaawiyan surwaal xirtaan oo gaalo ismoodan sharaf ba u aragtaan balayo fildaran oo jareer la moodo foolxumo iyo dhaqan xumo

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 3 ปีที่แล้ว +1

      @@khadraciise2044 Tiktok kuwa bahalkaaga itus leh ee aad tolka tihiin waliba muqdisho kula jooga dhaqan celin u samee

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      Majerten aren't Somali. They migrated from south Yemen and some from Zanzibar. Somalis are known to stick their culture

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 2 ปีที่แล้ว +1

    Ma taageersani qaabka eey u labisan tahay, laakin waxa eey sheegeeyso Waa wax saxa .

  • @fartunfartun4824
    @fartunfartun4824 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaal wa adiga sheegay inaad nastexada b
    Rabbi hesheen hadana ma asturnid ee walal is astuur oo ilhay umahad celii

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 ปีที่แล้ว +1

    Xijaabka.madaxaa aad ku duubtay abaayo qorta ku soo rog surwalkana goono isaga oo ah soo tolo 5 wakhtiina tuko khalaas adiga soomaali.ugu laan dheer aduun iyo aakhiro

  • @faatmasheekh7559
    @faatmasheekh7559 2 ปีที่แล้ว

    Ruux lebisan oo qorxoon baan u jeedaa Bagga inaadan jawaanadii isku egaa aadan xidhan ee aad lebis qurxoon wadato guuleyso

    • @osmanyusuf6700
      @osmanyusuf6700 2 ปีที่แล้ว

      nin walba cidduu jeclaado ayuu la jaal noqonayaa maalinka xisaabta

  • @muxiyadinmacalin3661
    @muxiyadinmacalin3661 3 ปีที่แล้ว +3

    Hereri alle kabaq oo kuwaani gabadhan iyada ah jilabaabka maadama aykudaawan umada soomaaliyeed

  • @farxiyodiria8807
    @farxiyodiria8807 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaad sidaan ulabisato oo hadane Muslim sheeganeyso waa waxyaabaha qurbaha laga dhaxlay so sister adigaa ubaahan in wax laguu sheegee abaayo ilaahey kacabso 2mitir baa kusugeysee

  • @awshan571
    @awshan571 3 ปีที่แล้ว +7

    8:53 layla cali cilmi run bay sheegtay , xaqiiqda dhabta ah ee somalida .

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 3 ปีที่แล้ว +5

    waa runteed qof ceer qaadanayo oo sidii digaagi caruur udhalaayo uuna qorshe usameen

  • @somcana
    @somcana 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha xikamdeeda ku mashquula. Wallahi waa waqiciga qurbaha.

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah gabdhihi Somaliyed meel bey ka soo baxeen Xildhibanadana aad baan u salaamayaa

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 3 ปีที่แล้ว +4

    Runtii somalida qurbaha dhibka ku haysta iyo somalida dalkii kunool isma oga. Hadalkaa xildhibanada waxbadan waan kuraacsanahay aan ka ahayn in dhalmada layareeyo waayo Allah swt ayaaa arsaaqda bixiya kumana xidhna caruurtoo lakoobo lkn talasaarasho Allah iyo in lashaqaysto ayaa muhiim. Masuuliyadii raga somali badankooda inay gabeen waan kuraacsanahay xildhibaanada sababtay dooni hajirtee. Allah dalkeenii dawlad dhaba inooga dhaliyo. Mar aan fogayn waa laga baxaya dawlad la aanta insha Allah

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +2

    Naag surwaal oo laab qaawan dhaqan biisad

    • @abdiasis2428
      @abdiasis2428 3 ปีที่แล้ว

      Surwalkeda iska daayo, waxay ku sheegayso kafaaiidayso

  • @naemaali3784
    @naemaali3784 2 ปีที่แล้ว

    Nasteexoi ha dhihin. Fidno dheh subxanalah qaawnidaan iyo. nastexa ilahey noso diray ismalaha

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 ปีที่แล้ว

    Gabar naasaha astur sida madaxa hadaa tahay muslimad

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 3 ปีที่แล้ว +5

    Maansha allaah waa gabar aad u aqli badan waa runteed ma ah in ceer qaadasho imo loo dhal waa taasaa kuligood gaalada wada qaateen waa gaal nimo u dhal waa waali ilaahay soomaali ha dabo qabto

    • @jamabashir5380
      @jamabashir5380 3 ปีที่แล้ว

      Ilmaha ceer looma dhalo saa Soomaaliyaba ilmo isla intaasaa lagu dhalaaye

  • @saidkadarmouse2645
    @saidkadarmouse2645 2 ปีที่แล้ว

    Horta c/salam hereeiyaw ma manago qawan unbad waraysata abti??
    Diidntu agtada qiimo manay ka lahayn??????

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      jahilnimo waa tusaale ahaan adiga

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 3 ปีที่แล้ว +6

    Illaahay ka baq oo isastur

  • @Mgytysy
    @Mgytysy 2 ปีที่แล้ว

    Wixii swedish dhaheyn ayay noola timid wuxuu ilahay ku dhaheyna way diiday waxba kaa dhageysan mayno hereri gabadh cawradeedi muuqato ayaad chanelka noo soo dhigtey waan kaa dacwooneynaaa☝️☝️

  • @abdialimohamed2874
    @abdialimohamed2874 3 ปีที่แล้ว +1

    asc cabdi salaan bal cumar ii waydii nin la odhan jiray maxamed axmed oo aan 1991 aan ku arkay yatabori ahaana somaligii ugu horeeyay ee yatobori degay

  • @aasiyoamrangeedi4209
    @aasiyoamrangeedi4209 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali hadan nahay meelkasta aan caalamka kaga nool nahayba, waxbadan ayaa inaga qaldan ilaah ayaa gurmad ka sugeynaa. Laakiin Baarlamaan yurub Muslin naceyb ayaa loogu tagaa, qofkii kasheqeeyana waa lagu shaqeystaa.

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa mid ay gaaladu tarbiyeesteen oo ay ceenkaa ka soo saareen

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +3

    Waar hereri noocaa inaad wareeysto waa qalad

  • @fahiimacadaawe3535
    @fahiimacadaawe3535 3 ปีที่แล้ว +5

    Yes the parents should work together

  • @faatmasheekh7559
    @faatmasheekh7559 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan kuugu raacsanahay faquuqa layni faquuqay inigaa ka masuula waayo Dharkiina Caydhiina gaajadiina shaqalaaantiisa caruurta faraha badan Waa inaydun bedeshaan dhaqanada

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 3 ปีที่แล้ว +3

    gabadh dib jirada.Dumarka ilahayba xaqoga siyay marka gabadhay somalia hawenkoda wax ka dhiman majirte.adigu ma adunbad labta uso qawisatay..

    • @Rahatunafsi114
      @Rahatunafsi114 3 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk adigu Maa aduunbaad laabta usoqaawisatay

    • @Ahmad17056
      @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Baraka Allah Tabaaraka Allah.

  • @WHO2024
    @WHO2024 2 ปีที่แล้ว

    Dadkan wax mesha ku qorayo oo gabadha dharkeeda ku mashquuley baan la yaabey.
    Xaaraan baad ku nooshishihiin markaas baad qof kale arrimihiisa ku mashquuleysaan. War bal adiga isxisaabi intaan qof kale la xisaabtamin.
    1- Somliyeey waa adinka qabiil iyo siyaasad isku dilla.
    2 - Waa adinka caruur aabo leh ku sheega waxaan Aabo laheyn.
    3- Waa adinka xoolaha iyo hantida iska dhacaya oo xaaraan ku nool.
    4 - Waa adinka cayr qaadanaya adinko shaqeyn kara.
    5 - Waa adinka caruurta yar yar kufsanaya ilaa haddana sharci adag laga soo saarin. Kuwa falka sameeya baa ah kuwi laga sugaayey inay sharciga soo ansixiyan. Naftooda ay u cabsanaya inuu sharciga qabto.
    Runta aan isku sheegno ee qurunka guryihiin ka nadiifiya.

    • @sr-nz7uk
      @sr-nz7uk 2 ปีที่แล้ว

      Jahlil ba tahay Quranka ilahay ba yiri sida kafirinta ha isku shabahin naagtan labiskeeda wa labis kafir

    • @WHO2024
      @WHO2024 2 ปีที่แล้ว

      @@sr-nz7uk adiga jahil murakab ah oo qabiil iyo qurun ku dhax nool.
      Noloshaada run ka sheeg ee xaaraanta iska dhaaf.

    • @sr-nz7uk
      @sr-nz7uk 2 ปีที่แล้ว

      Danbiga aduunka ogu weyn waa danbi ilahay laga galo ilhay jirkada Asturo ku yiri nag sida gaalad u libisatay nin difacyo qeyr malaha

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      @@sr-nz7uk jahilnimo waa tusaale ahaan adiga

  • @ahmedhussein6795
    @ahmedhussein6795 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha xildhibanada waa gabar aad iyo aad u aqli badan wana uqalanta jagada ay hayso Keep going ayaan lee yahay 👌👌

    • @abdiwali2876
      @abdiwali2876 ปีที่แล้ว

      aqligu ma kan qaawanida iney qurxanatahay u tilmaamaya

  • @xasancabdidiiriye5505
    @xasancabdidiiriye5505 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haka xishooto oo ha asturto cawradeeda oo aydaawanayaan dad tirobadan waa caasinimo ilaahay ayku caasiday dadkuna waa markhaati alle dhulkakeenay

  • @ghazalihussein7990
    @ghazalihussein7990 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhan allah xisabinaya, qof walba tiisa ha ha ku mashquulo oo ha xisaabiyo naftiisa inta aad nooshahay.

  • @indhadro2633
    @indhadro2633 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanaka yarabi naa is astur yalaah dadkii akhira mala ilabey qabribad galeysaa wlshey ilhow nahadee

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +3

    Futada iyo naasaha qaawi timahan astur dhaqanbiisad

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      jahilnimo waa tusaale ahaan adiga

  • @drwaliid7768
    @drwaliid7768 2 ปีที่แล้ว

    ,some soldiers are discriminated against at times

  • @malcolm9429
    @malcolm9429 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxaan xildhi baan layla ilaahay unoqo astaqfurala

    • @ismailmohamed1146
      @ismailmohamed1146 3 ปีที่แล้ว

      Wax sax ah ayey ka hadashay ilaaheyna qalad kamey galin lkn taasi waa fikirkaaga iyo sideey kula tahay adiga hadalkeeda xikmad aqoon iyo caqli baa ka muuqato waa gabar wax fahamsan aad ayaan ugu raacsanahay wax waliba aay ka hadashay sideey aaminsantahay ayaan aaminsanahay

    • @malcolm9429
      @malcolm9429 3 ปีที่แล้ว

      @@ismailmohamed1146 inaali laahi wa ina ilahay raajicun ilaahay,, ilaahay ayaad damaanad qaaday irsaaqada noolaha dhaamantii hadam baabina

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +4

    SUBXANALLAH

  • @khalididiriss5633
    @khalididiriss5633 3 ปีที่แล้ว +2

    walaalay taas bay run ka sheegtay iyakoo cayr qaata bay rabaan inay 10 carruur ah dhalo

    • @abdirahman7748
      @abdirahman7748 3 ปีที่แล้ว

      Adeer waxaan kugu dooranay ma ahan inaa ceebteena uun sheegto ee sidaan uga bixin lahayd baan kaaga fadhinaa

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 3 ปีที่แล้ว +6

    Gabadhani wax beena mashegin wlhi waa run adigoo cayr qata iska dhal waa wali

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax in la yidhaahdo ubadkiina daryeela lkn idinkoo arsaaqad yari ka baqaya ubad ha dhalina taasi waa danbi illaahii abuurtay ayaa risiqooda ku balan qaaday naa soco balaayo la madax dheeroowe qumanyo yahahay marada xunlihi

  • @Tallslimj
    @Tallslimj 3 ปีที่แล้ว

    Men are hailed as the builders of our world?

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 2 ปีที่แล้ว

    Aririyow adeerow nin O'Day ba tahay islamaha dharka dhigtay sida gaalada u labisto haso galin chanelkaada .

  • @cusmanduwow8795
    @cusmanduwow8795 3 ปีที่แล้ว +1

    Qoof waalan oo kuyirey waa awalantaa oo kale wayey tan

  • @sahalcarte4786
    @sahalcarte4786 3 ปีที่แล้ว +2

    gabar dhaqan celis ubahan waye hadii alle ku idmayo hawe naydan maxay wax ku kodhin iyada wax laga naqamiyen

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      kk, aad u baahan tahay nacas dhaqan celis

  • @abshirbarre7092
    @abshirbarre7092 2 ปีที่แล้ว

    Wllhi soomaalida waxa kaliya ee laga yaaban yahay waxa weeye qof wuxuu sameeyay bay iyana kudaydaan waana waxlaga fiican yhy

  • @nasiryusuf7960
    @nasiryusuf7960 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhani maxaa ka qaldan sideebuu 8 ciyal ku dhali karaa isgoo qata cer gabar yahay haddii adiga dhalmada adiga iska joojisay umada dhaleuso maxaad ka rabtaa deeqda iyo irsaqada ilahay ayaa bixiyo gaal waxna mabixiyo walal waad dabowday ilahay tobad weydiiso waxaan warkaa u jedinayaa gabadhaa iyad ismodeyso xildhibanad walal rabi ayaa deeqda bixiya

    • @fahmohersi4197
      @fahmohersi4197 3 ปีที่แล้ว +2

      Markii runta loo sheegi umada soo maalida bay dhankale isu qaadaan wax dhal waa wanaag iyi raxmad laakiin ka soobax xaqa caruurta ala kusiiyey.Ha ku fakarin in aad ku koriso canshuurta laga qaado khamrada khaansiirka dumarka iyi raga ka ganacsada jirkooda. Ee kudadaal in aad wax xalaala iyo meelwanaagsan ku korisid hadii kale ha guursan hadaadan awoodin ee soon sidii sunadu kutidhi ha xag xaganina wofkii runta idiinsheega. Layla waxay sheegtay 8 cunug oo cary lagu korinaya halaga hadlo waa arin sax ah.maanshaa alaah you done well diintaadana ilaali oo si fiican u xijaabo waa iga waano🇨🇦💕💕💕

    • @malcolm9429
      @malcolm9429 3 ปีที่แล้ว +1

      Run

    • @ayaansan5127
      @ayaansan5127 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhani runty ka hadshay gaaalka ilmaha ku koriyy ee intaaso sano ku arsaaqayy illahy kasakow wuxu xaq u keeyahay inu ilmahaga ka qaato hadhw marka yaan la odhan caruurba gaalo nagaqadaty wliba cayrta ilmaha logu talo galay somalia guryo lagaga dhisanaya ala yaab badana dadkeeno

    • @blessingchanne1866
      @blessingchanne1866 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaansan5127 isaq maxa gaal jacel iyo is qawin Loga cayaya. Majerten Aya saan eh bee

  • @SVG-pq8oq
    @SVG-pq8oq 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagtan ayada xitaa sfi madhamen xataa luqada swiidhishka sifiicaan u mataqaano. Waligeed ayaa ceyr ku nooleet hada ayaa ka baxday miyaa .
    Soomalid waa dad shaqeesto ku nool xoogoda ee ku manoola ceyr waa laga yaa baa dad iska yar 15% inee ceyr qaatan.

  • @malcolm9429
    @malcolm9429 3 ปีที่แล้ว +4

    Asraaqada ilaahay baa haya

  • @hodanmuxumadmuxumad6090
    @hodanmuxumadmuxumad6090 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle hakabaqdo gabadhas

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko kale somalida meel walba qaata bilah laga taagntahy yaab?🤔

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame7623 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay ka baq aakhiro baa ka danbaysa
    Is astur

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 3 ปีที่แล้ว +1

    Naa dhaqan edeba ka burburay oo surwaal soo xidhay laabtana soo baneeystay wayba soo kala haysaa

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 ปีที่แล้ว +1

    Naagtaan xabadka furatay ee jilibka laabatay iyo kan hareriya ee ku dhaygagsan arageeda Lana yaaban waa mucjisooyinka kusoo kordhay dhaqanka Soomaalida

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan qurbe aadaayo EUROPE la iguma oga. America insha allaah

    • @saeduluso8522
      @saeduluso8522 3 ปีที่แล้ว

      Europe waliga ha isku imaanin wa eber

    • @mambuuqzoria29
      @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว

      @@saeduluso8522 sbb sxb?

  • @hannaha188
    @hannaha188 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah she is very intelligent and is telling raw truth, but Horta idinka oo iga raali ah
    Waxaan garan waayey hablaha Somalida Markay wax bartaan maxay isla qaawiyaan?
    Wallahi is caadaha ayaan su’aasha idiin weydiinayaa? Dharnkeena Muslim iyo kiin dhaqan Somaliyeeda habaluhu ma xidhan Karan miyaa?? Inan waliba maxay dharka uun uga bilowdaa inay iska saarto??

  • @abdullahahmed6461
    @abdullahahmed6461 3 ปีที่แล้ว

    Waxaba maad baran hadii ay waxbarashadu sidaa tahay kaa muuqata..... Hadii aanay aakhiro waxba kaaga tarayn

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 ปีที่แล้ว

    SOOMAALI CAYDH INAY QAATAAN OO
    AY GURYAHA FADHIYAAN MA. JECLEE
    DANBAA TIDHI WAAYO WADDANKA WAXAA WAXAA KA JIRA SHAQO LA'AAN EE. GABADHEENU YAY UUN NA EEDAYNE DOWLADA SWEDEN AYADAA
    NAMATASHEE WAA INAY XUQUUQDAYADA U DOODAA OO AY
    KA HADASHA QOWMIYADA AY KU
    MATASHO DALKAN SWEDEN..

  • @pedrudinashraf6383
    @pedrudinashraf6383 3 ปีที่แล้ว +1

    Jaanizkad heshy mrka ma inad isqawisa

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 3 ปีที่แล้ว

    Nayaa honorarium masidanaa

  • @maxamadsalaad3086
    @maxamadsalaad3086 3 ปีที่แล้ว

    M

  • @DEFNOTROSAH
    @DEFNOTROSAH 3 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah

  • @mohamednoorabdullahi6617
    @mohamednoorabdullahi6617 3 ปีที่แล้ว

    maadigi qof kudadaalay ayeey uegtahay lakin akharo iyo Alle kacabsi kuma jiro gabadhan. gabarey Alle kacabso

  • @naemaali3784
    @naemaali3784 2 ปีที่แล้ว

    Somaliyaba 15 Aya lagu dhali jiray hoyadodna yanyo gado abahodna shaqo fican hayn ilmahana wa fiicnayeen e masiibo Kala ka jirto mesha

  • @abwaanadfaadumoofficial
    @abwaanadfaadumoofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Faaar faar 🙈😂🤣 hareeri

  • @maxamadsalaad3086
    @maxamadsalaad3086 3 ปีที่แล้ว

    Kk

  • @ayanledirie8971
    @ayanledirie8971 3 ปีที่แล้ว +1

    Hareeri kusoo dhawaw iswiidhan iyo xaruuntii barwaaqa sooranka alaw dalkeena labaad dhawr xaasinkana ka qabo

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 ปีที่แล้ว

    Leyla aniga miyaad ila hadashay😊🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdihalimyusufmohamed8903
    @abdihalimyusufmohamed8903 2 ปีที่แล้ว

    War isaga soo baxa wadankaas iyo naagtaan madaxa ku socoto.
    Balaayo ayay mayashaa ee soomaali ma matasho

  • @salmandeq3218
    @salmandeq3218 3 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah

  • @asmamaxamudfarax5659
    @asmamaxamudfarax5659 ปีที่แล้ว

    Bisinka

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว

    Waa goorma hereri iyo Noway ££

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 2 ปีที่แล้ว

    Alle hahanuuniyo

  • @hamzeahmed7442
    @hamzeahmed7442 3 ปีที่แล้ว

    Horey u soco hereri

  • @xogtabadda611
    @xogtabadda611 2 ปีที่แล้ว

    allow ha na dhaqan doori 🤲😢😢😢

  • @weproduction1804
    @weproduction1804 3 ปีที่แล้ว

    Naa cawradaa naga astur

  • @calimaxamed111
    @calimaxamed111 3 ปีที่แล้ว

    War ma nin baa mise waa naag???

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 ปีที่แล้ว

    Waxay garatay hadaysan is qaawin in aysan xil ka qaban karin dhulka ay martida ku tahay.
    Sideed caruura dhalistooda waxay u aragtaa wax xun. Lacagta yaree dadka dhibaataysan loo dirayo bay dhib u aragtaa.
    Raaciye dhaqan xun wajigi lagu yiqiin baa halkaan ka muuqda

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII ปีที่แล้ว

      jahilnimo waa tusaale ahaan adiga

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii cabdisalaan noolaa maanta

  • @nabadnolol9499
    @nabadnolol9499 3 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasiga Somali ah ee qurbuhu wuxuu dib ugu soo noqdaa Somali oo uu jaajuusaa arimaha soomaliga u gaar ah,

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 ปีที่แล้ว

    Gøteborg wa magaalo somalidu caruutu
    Suuqa madaw ku jira

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah layla waa gabadh aftahan ah