Hareri iyo America "Nin Soomaali Beeraley ah oo Minnesota degan'

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 869

  • @deservedlegitimacy2864
    @deservedlegitimacy2864 2 ปีที่แล้ว +93

    He lives a simple life. No complaining, just grateful. Really enjoyed.

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 2 ปีที่แล้ว +24

    This guy is so inspirational. walaahi waa qof aaminsan inuu shaqeysto. in place of being an employee, he is an employer. Run ayuu ka sheegay Soomaalida fadhi-kudiriri ayey ku jiraan. Hareri we need more documentary like this. well done.

  • @abdifatahhassan
    @abdifatahhassan 2 ปีที่แล้ว +27

    Laba odhaahood oo muhiim ah Ayaan ka faa’iday waraysigan qiimaha badan.
    1. Ama shaqaale noqo ama loo shaqeeye noqo nabad geliya dadka ushaqeenaya!
    2. Macaamiladu af uma baahnee run bay ubaahantahay!
    Alle haku barakeeyo adeer

  • @liibaankolombo373
    @liibaankolombo373 2 ปีที่แล้ว +38

    Masha allah wlh aad baan ugu raaxaystay daawadashada muuqaalkaan odaygaas somaaliyeed cimri dheer iyo bad qab baan u rajaynayaa aabe somaaliyeed noolow

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 ปีที่แล้ว

      Maashaalah
      Hareri keep up .The Oldman is very honest.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +192

    I Met this guy back in 2009 in Faribault Minnesota He's humble hardworking man 👨 keep going dear Uncle keep encouraging our People

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +10

      Afsoomaali fadlan.

    • @upinall1
      @upinall1 2 ปีที่แล้ว +10

      Somaalidi way kibirtoo af english bay isku xasiinaysaa war anagaa kanaqaana bahasha ee caadi iska dhig reer badiyow

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +7

      @@upinall1 Xataa qaladaad ayaa ka buuxo wuxuu qoray naxwo iyo qoraal ahaan. Aan saxo:
      _"I met this guy back in 2009 in (a city called) Faribault, Minnesota. He was (a) humble, hardworking man. Keep going, dear uncle. Keep encouraging our people."_

    • @jgorgor8604
      @jgorgor8604 2 ปีที่แล้ว +5

      sxbow hadaad caawin kartaan caawiya waxa uu ka cabanaayo legal advice ayuu u baahan yahay.

    • @Ayan-q8h
      @Ayan-q8h 2 ปีที่แล้ว +8

      @@waryaawariiri1812 This is not English class relax!!! Fyi in America we speak and write slang English most of the time.

  • @MJRashiid
    @MJRashiid 2 ปีที่แล้ว +30

    I have learnt one thing from this humble old man, only truth works and not academic certificates. Than you Team Universal TV.

  • @abdirashiidmohamedrashiida7553
    @abdirashiidmohamedrashiida7553 2 ปีที่แล้ว +150

    Waan ku raaxaystay dhegaysiga muuqaalkan, Hereri waa mahadsan yahey. ❤

  • @cumarsalaad4989
    @cumarsalaad4989 2 ปีที่แล้ว +76

    Wallaahi odeygaan waa legend,, wax badanaan ka kororsaday🏆💯

    • @shukrisheikhahmed9133
      @shukrisheikhahmed9133 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa nin yaqaana runta oo nolsha inlagu daydo waa caaqil odayga kafee fadhiista oo qabyaalad ka hadla ma rabo saxiix

    • @cumarsalaad4989
      @cumarsalaad4989 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shukrisheikhahmed9133 aad iyo aad wlshy💯

  • @ibrahimgure9563
    @ibrahimgure9563 2 ปีที่แล้ว +97

    30 minutes is too small for such legend. May Allah grant you long life with ibaadah inshaa Allah

  • @mememan777
    @mememan777 2 ปีที่แล้ว +111

    The advice he is giving to the Somali leadership is really great. All they know is politicking and tribalism.
    I salute the old man.

  • @bashirawil1609
    @bashirawil1609 2 ปีที่แล้ว +156

    😂 hadaad maqashay, qofkaasi waa laandheere wlhi odaygaasi waa laandheere, reer magaal ah, Nolol farxad badan ayaan ku rajaynayaa adeer ❤️

    • @OmarAhmed-mn7iz
      @OmarAhmed-mn7iz 2 ปีที่แล้ว +2

      Amiin

    • @bashirmohamed1039
      @bashirmohamed1039 2 ปีที่แล้ว +6

      Asc adeer waa nin shaqo, lakiin bangi in uu deen iyo ribo galay aa ii muuqata 0 value maal kiisa wax kasoo qaad malaha xaraan dad gurtay trucking companies furtay aa jooga million sameeyey again 0 values in Islam allah soo hanuu niyo adeer kale 77 aan aqaanaa janitorial ka shaqeeya strong and healthy but halaaal salaadiisa na ilaaliya Masha Allah earn xalaal stay away riba

    • @Dalmar102
      @Dalmar102 2 ปีที่แล้ว +3

      @@bashirmohamed1039 Caadi iska Dhig. Ninkana Uqir wuxuu Qabsaday.

    • @sheekaanhayaa6755
      @sheekaanhayaa6755 2 ปีที่แล้ว +1

      Laandheere banaan dagay ayaan maqli jiray

    • @sacdiyajaamac4051
      @sacdiyajaamac4051 2 ปีที่แล้ว

      Subxaanallah walal dayn oo dhami ribo ma laha. Interest free mid ah aya jirta

  • @mukhtarshire9473
    @mukhtarshire9473 2 ปีที่แล้ว +82

    We need more than 30 minutes of this hard working dude.

    • @siciidfaarax6478
      @siciidfaarax6478 2 ปีที่แล้ว

      Say this usury eating dude. Or rather ribo consuming dude. Kani waa ehelu cadaab bal day cirrada uu leeyahay uu bangi maraykan dayn ka qaatay

    • @hungryman1738
      @hungryman1738 2 ปีที่แล้ว +2

      @@siciidfaarax6478 sabab oo u ehlu cadab u yanay ma adiga og in ribo uu qaatay d

    • @siciidfaarax6478
      @siciidfaarax6478 2 ปีที่แล้ว

      @@user-q8i8hh ma anaa iri muslim ma aha? Waxan iri ehlu cadaab muslim ehlu cadaab ah baan ka wadey. Laakiin ehlu cadaabka qudhiisa waa ku degdegay ma xukumi karo waa toobad keeni karaa. Waa ka naxay markuu yiri deyn baan qaatay. Dabcan waa deyn uu bangi ka qaatay waana mid ribo ku shaqeeya. Waa kaaga mahad celinayaa adigu sida aad ii tustay in aan hadalkayga dib u saxo.

    • @AliYusuf
      @AliYusuf 2 ปีที่แล้ว +1

      @@siciidfaarax6478 orod oo shaqo tag oo xoogaaga maal, Eebe baa caafimaad ku siiyey inta masaajid hortiis lacag ka tuugaysid

    • @siciidfaarax6478
      @siciidfaarax6478 2 ปีที่แล้ว

      @@AliYusuf insha allaahu talo wanaagsan baa i siisay waana saan jeclahay e alla ha igu hanuuniyo. Ma og tahay xataa waxartu naaska hooyadeed ma nuugteen haddaan ilaahay ku hanuunin waayo maba ogaateen meesha uu rida kaga yaal? Walladii qaddara fahadaa weeye Marka walaalkayoow haddii aad is aragto adoo soo shaqaysanaya oo mushahar soo qaadanaya oo ku baashaalaya marraa waaxid ha u qaadan in aad dadnimo iyo karti ku gaartey.

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah, Hardworking and very ethical man, dadkeenu hadeey sidan wada ahaan laayeen, meel baynu kasoo bixi lahayn!

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 2 ปีที่แล้ว +126

    This old man is a true example to Somali people I love the life is leaving

    • @mohamedelmi9020
      @mohamedelmi9020 2 ปีที่แล้ว +3

      You don’t need language as long as you know what your doing

    • @indhacaadcabdiraxmaan6228
      @indhacaadcabdiraxmaan6228 2 ปีที่แล้ว

      Pplpplp

    • @digaalerooble4296
      @digaalerooble4296 2 ปีที่แล้ว +2

      @H.A.S.3 abwaan cali sugule (AUN) wuxuu yiri
      Af Qalaad aqoonta miyaa? Maya Maya Ma ahee Af Qalaad aqoonta miyaa? Ma ahee Waa intuu qofba eebbe geshaa Ayeey nala tahay anagee
      Tusaalana odaygaan inagu filan

    • @iimaanbile4382
      @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

      DHAQANKII SOOMAALIDII LA YIQIIN
      WAA KAAS !
      DAD BI,NI AADMI ISULA QAB WEYN,
      BARYADA KA XISHOODA, NECEB,
      WAXAY AHAAYEEN DAD TABCADA XOOGGOODA CUNA, KU QANACSAN WIXII ILAAHAY SIIYEY.

  • @abdullahihayir2175
    @abdullahihayir2175 2 ปีที่แล้ว +5

    Kalinimadu waa my Favourite
    Intaas ayaan kasimanahay odaygan
    Lkin Kalinimadu murugo ayey leedahay
    Kamana muuqato isaga M.a
    Be habby wherever you are

  • @mohamedabdi4
    @mohamedabdi4 2 ปีที่แล้ว +43

    Very interesting interview please made us part two, I really enjoyed the while I was watching, grean plus mountains goats, and the sound of birds just full of nature, as well the uncle is a very honest and innocent hardwarker, uncle my Allah protect you. It's my dream having can of these life far from the fake lifes city's and car's close to mountains and hikings. Long life adeer mcn cimriga Allah ku barakeeyo

  • @ismailabdisalamsheikh4309
    @ismailabdisalamsheikh4309 2 ปีที่แล้ว +20

    Amazing Program Thanks Saxafi Mr. Abdisdalan Hereri. iyo Maxamed Caalin.

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse 2 ปีที่แล้ว +10

    Mohamed what a decent man !
    A role model for us, hard worker, honest and good hearted human.
    Wish him good luck 👍

  • @Khadari2013
    @Khadari2013 2 ปีที่แล้ว +6

    I love this uncle ❤️❤️ great interview and different perspective of our community. Really cool to see this. Thanks guys !

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 2 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah 7 sano kaliya USA jooga, hamigiisi iyo hiigsigiisi bu gaadhay, ilahay haw barakeeyo beertiisi iyo maalkiisa, waa qof wanagsan, dantiisa garatay, inta ka dib soomalida qurbaha joogta kuwooda shaqeeya daacadnimo Uma shaqeeyane wax bay idaba mariyaan, kuwa wadanki joogana baryo waa bahan yihiin habeen iyo maalin , ilahow xaqa. Nagu sug,

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 2 ปีที่แล้ว +1

      Ameen ❤️

    • @mahadhussein4157
      @mahadhussein4157 2 ปีที่แล้ว

      18 sano ayuu joogaa USA laakiin shaqada wuxuu bilaabay 2011 kii

  • @shadiyaibrahim9105
    @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว +10

    لقاء يفتح النفس استمتعت جدا وحبيت هذا الرجل المتواضع والمجتهد وحبه للصدق وإنسان مجتهد 😍

    • @mowlacmowlac7755
      @mowlacmowlac7755 2 ปีที่แล้ว +1

      عشقتك يا شادية

    • @fishingman2365
      @fishingman2365 2 ปีที่แล้ว +1

      @@shadiyaibrahim9105 انتي من فين يا شاديه انا اختك صوماليه

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว +1

      تعرفين وتتكلمين اللغة العربية الفصحي جيدا ظننتك انك فتات مصرية ولكنك فتات صومالية فتح الله لسانك اختي تحياتي من مدينة براوة جنوب الصومال❤❤❤You know and speak Standard Arabic well. I thought you were an Egyptian girl, but you are a Somali girl. God opened your tongue, my sister. Greetings from Barawa, southern Somalia❤❤🇸🇴

    • @shadiyaibrahim9105
      @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว

      @@fishingman2365 انا كمان لكن بحس اني بعرف اعبر اكتر بالعربية ولست عربية

    • @shadiyaibrahim9105
      @shadiyaibrahim9105 2 ปีที่แล้ว +1

      @@hamzaaliaxmed9917 الحمد لله وانتو بردو تغرد بالعربي شكرا

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 ปีที่แล้ว +10

    This elder is a hard working man. He has struggled to get that far. Alhamdulillah!

  • @amiirmohamed480
    @amiirmohamed480 2 ปีที่แล้ว +63

    This man has no trace of today's somalis in him i guess, hard work, straight to the point, independent, innate wisdom, resembles our ancestors before urbanisation and colonization. Today's somalis need to resemble this man and our ancestors.

    • @alim2818
      @alim2818 2 ปีที่แล้ว +1

      Stop the lies fella it’s Haram you ain’t in the UK and you never been to how ironic speaking of people who don’t speak good English when you are butchering hahah

    • @pirate5489
      @pirate5489 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alim2818 u little muppet

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 2 ปีที่แล้ว +1

      @@alim2818 what do you mean 😕

    • @laffytaffy485
      @laffytaffy485 ปีที่แล้ว

      ​@@alim2818what in earth are you talking about.

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 2 ปีที่แล้ว +9

    Please CabdiSalaam Ninkan ku noqo oo xalqado badan ka diyaari, waa legend.
    Tarbartiisa yar iyo wax tarkiisa weyn waa nin ku dayasho mudan.

    • @ZakiYasiin-li9sc
      @ZakiYasiin-li9sc ปีที่แล้ว +1

      Sxb sand ka dib buu kulaabty odaygan cabsilan muqalo kle oo qrux bdna wu ka diyariyy

  • @bulshokaab6827
    @bulshokaab6827 2 ปีที่แล้ว +26

    Wariyaha wuu wareeray su'aalaha muhiimka ah in uu Soo diyaarsado ayey aheyd, odaygana very excited ayuu aha wax badan ayuu ogyahay in uu Somali gaarsiiyo wuu rabay lakin wariyaha next time su'aal ha diyaarsado markii uu dad noocan ah wareysanayo.

    • @Nadiir2024
      @Nadiir2024 2 ปีที่แล้ว +4

      wariyahaan waa nin rug cadaa ah wax in uu soo diyaarsado ma u baahmo his name is cabdi salaan hereri

    • @hanalula2392
      @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว +3

      Xaajigu ma isagaa ogolba su'aalo war ayaa ka buuxee .

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 2 ปีที่แล้ว

      C.salan wuu khalkhalay isagoo hal qodob oo ka yaabiyey oo madaxa la weynaaday raba inuu dhowr suaalood ka weydiiyo buu odayga ku qodob oo kale oo dhabano hays oo kuwii ka yaab badan u sheega. C.salankii ruugcadaaga ahaa khalkhalay waxay noqoneysaa odayga maadaama xog badan oo waayo aragnimo weyna fheertahay uu hayo waa inuu dhowr jeer dhowr interview kale kasoo qaadaa

    • @hanalula2392
      @hanalula2392 2 ปีที่แล้ว

      Haaye haaye 😆

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashalaa adeer maxamed waxaad tahay qof lagu daydo Harare waxaad tahay legend guuleso huno walaahay Harare nin somaaliyed oo wariye ah majiro waad ku mahad santahay ❤❤❤❤❤💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +29

    Mashallah ❤ runti aniga wxanahay rer badiye o ah beraley iyo xolo daqato oah reer guray nolashan wa nolal fican an madax xanun iyo walwal laan ah aad uwanagsan wa lolal cafimad leh mashallah wxan rajenaya marka Somalia 🇸🇴 kulabto ina bero dacab kalo an xolo daqdo gofki abahey inshallah gulesan abo wax thay qof dacad ah runahanti

    • @abdigaash6046
      @abdigaash6046 2 ปีที่แล้ว +1

      ilasoo xiriir ana yurub waanka tagayaa waa balan beer baan inoo beeraya bbe

    • @zakeriyecali203
      @zakeriyecali203 2 ปีที่แล้ว +2

      Aad iyo aad

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdigaash6046 👍🏽 ok so diyar garow inshallah

    • @abdigaash6046
      @abdigaash6046 2 ปีที่แล้ว

      @@hasnanoordeman5828 waa diyaar

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      Shaqada beerta waa shaqo aad ufiican anaa soo arkey kasoo sheqeeyey❤❤

  • @amiinkarshe3412
    @amiinkarshe3412 2 ปีที่แล้ว +2

    30 mint oo ka qiimo iyo micno badan waayahaan ma daawan absolutely priceless A true living legend

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 ปีที่แล้ว +44

    Dhaqankaas Miyyi in Ay Caruurteenu ka CararaaN wxa inagu Beerey Guumeystihii wuu inna khiyaameeyey wixii Aynu Hanti Heysaney Ee ilaahey inoogu Deeqey Dunida kalle Dheereyn waxey Ahyd Xoolli Nool iyo Beerro Guumeystihii wuxu inno Keeney Dugsiyo wax Barasho wuxu inna yidhi Caruurta keena wax Barasho Ayaan Baraneynaa iskaga kaallaya Xoollaha iyo Beeraha wax Barashadii Heer kumeynaan GaadhiN Aynu ila Warshado wax so saar Gaadhno kaliya Qoraal Baraney Hantideeni ilaahey ina siiyeyna waan ka tagney Oo Magaalooyin Ayn Galney Khiyaanadaas Ayu Cadaanku inagu Sameeyey

    • @abdihassanism
      @abdihassanism 2 ปีที่แล้ว +5

      Haddeer yaa kuu diiddan; calaacalka beenta ah jooji

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +3

      Maxamed Axmed..... Weli waqti waad heysataa hadaa wax beeraneysid, bootada dhaaf

    • @muhaajir77
      @muhaajir77 2 ปีที่แล้ว

      maxamed axmed sxb cadaan iyo madoow cid ku khiyaantay oo kuu diiday malahan ee beenta khayaaliga ah kala tag meesha calaacalka iyo cabaadka raggu dhaqan uma lahan ee bal cid kaama hor taagnee adiga bal shaqeeyso

    • @nimcocabdi7516
      @nimcocabdi7516 2 ปีที่แล้ว +1

      Hadan waxlabaran ugaadhba lanoqonlaha nio

    • @mansoorabdull3907
      @mansoorabdull3907 2 ปีที่แล้ว

      Sxbow hadal macquul baa ku hadashe lkn Somali maryooley wakuwaas hadalka dulucdiisa car ha fahmaan. Mucaarado unbey lataaganyihiin.

  • @abdiassyrradfa1861
    @abdiassyrradfa1861 2 ปีที่แล้ว +10

    God bless this old man he said something and show us how to do it

  • @schakadx324
    @schakadx324 2 ปีที่แล้ว +93

    The people in minesota you guys need to help this legend, for example you could support him reading for contacts and other stuff that needs knowledge

    • @ahirsi3991
      @ahirsi3991 2 ปีที่แล้ว

      You need to learn how to write proper sentences. Stop writing broken Eglish.

    • @abdullahiali61
      @abdullahiali61 2 ปีที่แล้ว +2

      I agree

    • @caaliyoadanmaxamed8979
      @caaliyoadanmaxamed8979 2 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈

    • @mohamedhussein518
      @mohamedhussein518 2 ปีที่แล้ว

      How can we get his contact if I want to help him or rather visit him.

    • @schakadx324
      @schakadx324 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamedhussein518 If you live in America i think you can easily get his contact from the community of Minnesota…

  • @dulmidiiddhagaweeyne7537
    @dulmidiiddhagaweeyne7537 2 ปีที่แล้ว +4

    Shaqadu run beey ubaahantahay ee luqad uma baahna waa hadal cajiib ah. Adeer Allaha ku xifdiyo

  • @ismailmohammett3880
    @ismailmohammett3880 2 ปีที่แล้ว +7

    this is nothing but masterpiece of creativity and hard working thanks to hereri and Mohammed iam just grateful to watch this man

  • @mohamedaamiin6278
    @mohamedaamiin6278 2 ปีที่แล้ว +32

    Libaax somaliyeed asoo wadan uusan udhalan joga baa dad cadaana ushaqeyaan masha allh

    • @am.b5688
      @am.b5688 2 ปีที่แล้ว +3

      Cadaanka wax weyn baad u haysataa, qaar. baa banaanka ka tuugsada!

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 2 ปีที่แล้ว +1

      Caddaanka aa sheegeysid maxee yihiin, bini'aaden ma'aha miyaa? Mise waa caabudaa kuwaas xaarka iska dhaqin.

    • @lubex3486
      @lubex3486 2 ปีที่แล้ว

      @@waryaawariiri1812 Haddii aan xaqiiqada eegno, dhammaan erayadaada waa kugu habboon yihiin, waa sharaxaad noloshaada!🤦‍♂️

    • @Khaliil0yt12
      @Khaliil0yt12 2 ปีที่แล้ว

      Wiilka commentga qoray maxamed aamin dafka replyga u soo galay meydaan fahmin. Wuxuu ula jeeda cadaankii hadaan somali nahay mucjisada u haysanay mid dalkooda jooga iyo dalkeeniiba ee loo shaqo tago ee dalkiina NGO la baryo iyo beel caalam qurbahana hilbaha loo qalo oo cadaanka loo dhaqo tago ayuu odaygni dhahay kaalaya ii shaqeeya cadaankow isagoo dalkoodii jooga

    • @mursalhadhiye3734
      @mursalhadhiye3734 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh walebi afkoodana aqoon 🤣

  • @omara6129
    @omara6129 2 ปีที่แล้ว +10

    Ruuxda ayuu ku qulqulaayay muqaalkan si dareen xiiso saaid ah leh. Maba ogi mar aan dhameeystay. Allaha cimri dheer iyo cibaado iyo shaqo wacan isku daro awoowe gaan.Hareeri iyo Universal Tv teamna mahadsanidiin.

  • @omaanechannel7245
    @omaanechannel7245 ปีที่แล้ว +1

    THANKS
    MS. HERERY.
    AD BAN KU SALAMAY . MS.
    MOHAMED OSMAN
    OMANE.

  • @Aduunkeena
    @Aduunkeena 2 ปีที่แล้ว +23

    Maashaalaah hal daqiiqad indhaha kamaan qaadin kalsooni iyo hawl karnimo ayaa biyo dhigtay dhinaca kalena kii qosol ahaa wuu iga dhamaaday, Marraa waaxid ninkan ilaa 1saac in lagasoo duubay ahayd hore usoco awoow

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 ปีที่แล้ว +37

    Masha Allah, this brother giving me a hope that I can restart my farm back and I’m going to do it insha Allah. Thank you

    • @captaineussuph5940
      @captaineussuph5940 2 ปีที่แล้ว

      I have 100x100 plot in Mombasa-Kenya ..start ua business hea..

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 2 ปีที่แล้ว

      @@captaineussuph5940 still u have a chance.

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 2 ปีที่แล้ว

      @@awoshire9908 and also u make this.

  • @nagaadahmed
    @nagaadahmed ปีที่แล้ว +2

    msha allah alle ha barakeeyo

  • @khalif2030
    @khalif2030 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah adeer, what hard working man, rea good l role model for the Somali and African immigrant communities. May Allah swt bless you and give healthy life. A legend and Hero.

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 2 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah!! Waa qof tayo badan leh laakin da'a iyo cidlo yaa isu garabsaday.waa waraysi qurux badan oo ku wanaagsanaa ilaa dhowr xalqadood.

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 2 ปีที่แล้ว +6

    Wallahi ninkani wuxuu i xususiyey maahmahda sidii qof weligii aan dhimaneyna u shaqeyso sidii qof hada dhimanayo u cibaadeyso waa ninkan

  • @mansaabdi2052
    @mansaabdi2052 2 ปีที่แล้ว +9

    This gentleman indeed is a role model for every somali, because men of his kind are those whom are promoting tribalism & arm chair war ( fadhi- ku dirir) May Allah bless him guide him to the right path to Jannah,
    adeer guuleyso aad baanu kuugu riyaaqnay sida aad u fakareyso iyo hankaaga heerka uu gaadhsiisan yahay Allaha ku xafido, Aamiin yaa rabi.

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wa qof qiima badan oo dadkiisa jecel guuleyso mar walba walal waxa tusaale u tahay dhalinta maanta ee caqabadaha nolosha la hardamaayo waliba kuwa dalkii hooyo joogo

  • @shuceybabdi459
    @shuceybabdi459 2 ปีที่แล้ว +10

    His energy and enthusiasm is superb

  • @nooralmatube7577
    @nooralmatube7577 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa aabe somaliyeed oo kudayasho mudan mashallah wan ka helay howlkarnimadiisa iyo dadaalkiisa
    Markle muqal halaga soo sameeyo
    Thanks Wariye Hareeri.

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 ปีที่แล้ว +9

    ماشاء الله اللهم أحسن خاتمته آمين يارب العالمين

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 2 ปีที่แล้ว +6

    waa runtiis somalidu waxa xuun baay isagadayadan qabayalad iyo walalaka caay iyo wadanakaga burburi iyo xaasiid nimo iyo is nayab ilahow xaqa tuus somalida❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 ปีที่แล้ว +1

      Ruqiyo dihan wale wa asiibtay somalida waxay jecel yihiin waxa ku farxad galineen

    • @AyuubAadam-io1or
      @AyuubAadam-io1or ปีที่แล้ว +1

      Walee waa nin isku kalsoon gaadhayi isku filanaasho dhamistiran aduunayada Ale waxan ugabarinayaa cimri dheer iyo cafimaada qab

  • @zeinababdi4757
    @zeinababdi4757 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow!!! Amazing, I am so proud of this man...absolutely inspirational 👏 ❤️

  • @abdimohamed8640
    @abdimohamed8640 2 ปีที่แล้ว +10

    Wallahi, amazing old man. I agree, the Somali people have excellent land. They should emulate this old man

    • @maahircige7211
      @maahircige7211 2 ปีที่แล้ว

      Gagabintu lkn wa qalad diniyan iyo marka la eego animal welfare kaba

    • @lubex3486
      @lubex3486 2 ปีที่แล้ว

      @@maahircige7211 marka waxaad leedahay xoolo caafimaad qaba waa xaaraan?? 🤦‍♂️

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan telkiisa sidaan ju helaa Abdulsalaam
    Qalabkaa uu sheegayo ayaan u baahanahay waayo beer baan leeyahay
    Shukran

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah wuu dedaalay alle hala garab galo tacabka waa nin aan weli Asal guurin.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi waa sunaddii rasuulka scw in ariga biyo iyo caws la siiyo oo Loo raaxeeyo.

  • @khadijomohamed8696
    @khadijomohamed8696 2 ปีที่แล้ว +18

    Amazing Somali Old& Wiseman man role example

  • @ahmedpiccollo3054
    @ahmedpiccollo3054 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga ka somali ahaan waa u duceynayaa inuu illaahay somalida dhibaysa ka qabto iyo kuwa Afmiishaariinta ah tuugo illaahow ka illaali.

  • @awaleh23
    @awaleh23 2 ปีที่แล้ว +18

    if there is No farmer there is no food no fuel no future and furniture.

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah cabdisalan hereri runtii barnaamijyo qiimaleh ayaad noosoo gudbisa Allah ku xafido odaygaa somaliyeedna Allah xafido gaaladaana usikhro runtii wankahelay barnaamijkaa.

  • @abdikaadirofficial977
    @abdikaadirofficial977 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw wlhi muuqaalkaan oo kle ma arag nolosheeyda adeerkaan la wareeysanaayo waa caqligii oo biniaadam ah wlhi kama daalo inaan daawado markasta ilaah haku xafido adeer

  • @wyoming2566
    @wyoming2566 2 ปีที่แล้ว +5

    ManshaAllah Tabarakallah, he is a true leader who has the power to address poverty issues, but time is not with him his is getting old, he need support from his kids, relatives, to safeguard his progress. What a brave legend. May Allah bless and guide you more to the right path inshaAllah. Credit to hereri and universal TV for reaching out.

  • @hajjigalleydhofficial3290
    @hajjigalleydhofficial3290 2 ปีที่แล้ว +3

    It's amazing story!
    Thanks Mr hereri & Mohamed.

  • @gutalehashi8860
    @gutalehashi8860 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah, adeer kan waa tusaalee fiican qof kii raba inuu isku filnaado xoolo hadhaqdo. Nasiibdarro lkn maanta Soomaalida xoolaha waa lagala dagaalamayaa. Hayado ayoo loosameystay layidhaah caawimaad bixiyoyaal.Soomaali beero iyo xoolo maanta marabto, cajiib.

    • @shlmhd7386
      @shlmhd7386 ปีที่แล้ว

      Gutale qaladaadkena yaanan dad kale u saarin hada beer falan laheyd cidna kama hortaaagno runta an isku sheegno

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah..... adeer adoo intan ka yar baan kula jeclaan lahaa, wax badan baad qabsan lahayd, wixii kusoo miciinsadana wax badan baad tari lahayd. Cimriga allaha kuu barakeeyo, caafimaadna illaah haku siiyo. Ku dayasho ayaad mudan tahay .

  • @faudgelle9279
    @faudgelle9279 2 ปีที่แล้ว +2

    Ma Sha Allah ! waa qofkii iigu xiisaha badna o aan dhageysto. mahadsanid harari

  • @ismailmustaphe5241
    @ismailmustaphe5241 2 ปีที่แล้ว +1

    Macaamilku wuxuu ubaahanyahay run🥰🥰ereygaas ban ka faa'iidey

  • @abdullaahiosman499
    @abdullaahiosman499 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wlhi waraysi andhageysto kookan Riga xiisabadan wali ma arkin waxanlenahay hareeri iyo Mohamed ba wanoofa ideeyseene illahey ajar iyo xasanaad anlasokoobikarin ha idinkasiiyo amiin

  • @saacidhussein4655
    @saacidhussein4655 2 ปีที่แล้ว +3

    Hadda kadib odaygaas ayaan Ku daysanaa. Balanteenu was shaqo meel kasta oo aad addunka Ka joogtid.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +8

    so great guy May ALLAH bless both of you,, i salute he was doing legacy job if he teach other somali people is good hereri we appreciate your programmed please more video like this so motivation.

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j หลายเดือนก่อน

    Masha allh waxanka faaiday run uu ku shaqee
    Walhi tasan jeclahy
    Waayo runtu wa sunaha muslimka
    2 noloshan inanku noladan jeclahy cilmiga ilhay

  • @safyany9191
    @safyany9191 2 ปีที่แล้ว +10

    Pass by here your friend from the city of Baldwin. Congratulations to you, and I hope that you will succeed. Those who raise the soil of Baldwin always get them in the forefront with self-reliance, and they are characterized by non-racist human qualities, mercy and humanity. I greet you, my friend, and I greet you with your open spirit and congratulate you on the farm

  • @FarduuseJire
    @FarduuseJire ปีที่แล้ว +1

    Somalida Hadaynu Nahay Dad Wanagsan baynu Nahay Lkn waxba Inaga Khaldamay wixiina Waa Saxmi La,yahay Ilaa Hada Taa Waxa Mar -khaati cad u Ah Muuqalkan Faalada Laga Dhiibtay Dhaman Waa (positive)ma Arag Aagti ,Ama Ra Yi (Taban Cid Dhiibatay Masha Allah

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 2 ปีที่แล้ว +2

    Hilbo fresh ka doonanee address and talefankiisa nagu caawiya. Fadlan

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 2 ปีที่แล้ว

    Maasha'allah Soomaalida horumarka ka sameeya meelkasta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @darmaanmedia6695
    @darmaanmedia6695 2 ปีที่แล้ว +2

    Maanshalah odaygan alle ha barakeeyee waxa uu ina tusayaa kartida ay lahaayeen Soomaalidii hore ee xiligiisa iyo intii ka horaysayba jirtay .

  • @samiirmohammad
    @samiirmohammad 2 ปีที่แล้ว +3

    He is realy nice man . hard worker and honest
    Please more vedeos from this legendary

  • @kamal-hassan
    @kamal-hassan 2 ปีที่แล้ว +1

    I love his character! I resemble it somehow. Nolol farxad miiran ah iyo khaatumo suuban ayaan Alle kuu weydiiyay.

  • @xafsanimo8302
    @xafsanimo8302 2 ปีที่แล้ว +3

    Barnaamij cajiib ah. Waxaa fiicnaan lahayd in uu marti sooro oo habeen uu la hoydo siduu maalinkii oo dhan u shaqeeye nala wadaago. Waaku raaxeystay daawashada muuqaalkaan.

  • @Angelina-my9bj
    @Angelina-my9bj 2 ปีที่แล้ว +1

    Are legend pure somali so proud of this hard working man god bless him

  • @saeddayib6752
    @saeddayib6752 2 ปีที่แล้ว +9

    Adiga wax mayaqanid qofka wax yaqaano oo ku shaqeynayo ma nabad galin karta wlh wa runtii aderka 😂🤝

  • @farhiyoyusuf4888
    @farhiyoyusuf4888 2 ปีที่แล้ว +3

    Kkk meeqo madax weeyne weeye ayagu Wallahi wuu ka yaabey soomaaliya iyo doowladeeda tirada badan❤️✌️ more please

  • @Cadowchanell
    @Cadowchanell 2 ปีที่แล้ว

    Very simple and wisdom person dadkaan oo kale ayaan o baahanhay somalia

  • @allieuishamielkamara2306
    @allieuishamielkamara2306 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdisalaan H. Iyo.... haaye haaye haaaaaye. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣. You are legend indr. Keep up the good work.🥰🥰🥰💐💐🌴🌴🌴

  • @lol-fq4xf
    @lol-fq4xf 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wa wareysi wlhi aad u macan kaligiis ayu nool yahay sida ay tahay waxa ku nool yahay farxad allaha kugu nabad yeelo rabine haku barakeyo

  • @Mohamed10-v7o
    @Mohamed10-v7o หลายเดือนก่อน

    Masha Allah dadka waweyn waxbaa laga faidaa alaha ubarekeyo odayga somaliyeed hadaan shaqo kaheli lahaa weey ificnaleheed

  • @MustafaAydid
    @MustafaAydid 2 ปีที่แล้ว +1

    Taladaa uu dhammaadka bixinayo wax loo dhigo ma leh. Alle ha ina garansiiuo sida roon.

  • @madaam7164
    @madaam7164 2 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah shaqalaha haka amaan helaan waa runta,Somalida shaqalaha waa abuse kareyaan.

  • @yasiincabdirisaaaq9789
    @yasiincabdirisaaaq9789 2 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti waa nin waayo arag ah oo khibradii ka muuqato waxaan ku leeyahay cimri dheer iyo cibaado suban
    Cabdisalaan harerina waxaan leeyahy illahy haku garab istaage barnaamijyada noocan ah noosobadi

  • @ugaasansaari1575
    @ugaasansaari1575 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allh ader Maxamed Allh kuxafido runtii kalsoni iyo xalal CUN baatahay

  • @suleiman6408
    @suleiman6408 2 ปีที่แล้ว +10

    I like Hareri when he says "Maxamadoow"

    • @ayyubupdy3867
      @ayyubupdy3867 2 ปีที่แล้ว +1

      what about ' Haa ee haa ee'

  • @lunarsun8272
    @lunarsun8272 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha’Allah Adeer Mohamed is inspirational ❤😍

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 2 ปีที่แล้ว +3

    Wlahi muuqalkan anoo xiisaynayo ayuu iga dhamaday odayga wuu iga qosliyay wlhi 👍

  • @gomb19
    @gomb19 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha'Allah Tabaraka Allah, I love this I want to meet him. This is the life I dream of.

    • @ibrahi1002
      @ibrahi1002 2 ปีที่แล้ว

      Hadii aad Marreekankan joogtid beertiisa ugu tag. Waan hubaa, wuu ku soo dhawaynayaa..

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 2 ปีที่แล้ว +4

    Beeraha waa aad u wangsan aniga waxan rajeenaya inan malin un somalia beeraha sidano kle ah inan ka hirgaliyo Hada wadamadan yurub ban joga Fursadii an ku baran laha beeraha wali ma helin Xamal kalan isaga mashquulay lkn Hamigayga dhan waa beero waa wayn inan somalia ka samaysto insha allah ilaahow ii rumee oo i ragab gal

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 ปีที่แล้ว

      amin Allaha ku rumeeyo riyadaada adna dadaal la imo.

  • @Boss-Layd
    @Boss-Layd 2 ปีที่แล้ว +2

    MaanshaAllah Good job 💪🏾Legend ✅

    • @hamzaaliaxmed9917
      @hamzaaliaxmed9917 2 ปีที่แล้ว

      I saw girls more beautiful than you, I thought you were Nepalese, and when I saw you well, you were Somali, may God protect you

  • @fardowsamohamed9166
    @fardowsamohamed9166 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah awowgaan Waa good role model kudayasho mudan alaha xifdiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว +1

    Wonderful man. Xafidaka Allah. Hardworking gentle man.

  • @loo6837
    @loo6837 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow we love you adeer, alle ha kuu barakeeyo beertaada. You have to work to survive. Somali men most like to Qayil iyo nacnac badan!

  • @MarwoCiise-yr8fc
    @MarwoCiise-yr8fc ปีที่แล้ว +1

    M.adeer mcn mhdsanid

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 2 ปีที่แล้ว +3

    MAANSHA ALLAAH, NINKAAN OO KALE AYEY SOMALIYA U BAAHAN TAHAY, INUU DHIIRI GELIYO KUWA MASHAQEYSTAYAASHA AH. HERERI ADIGANE AAD AYAAD U MAHADSAN TAHAY.

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 2 ปีที่แล้ว +17

    Wlhi waa odey funny ah 😂 cadanka masaakiiin waaye waa runtii somalida waxa logu imada been, qiyaano,isdaba maris, daacad xumo well done ader halkaga kaga hey 👍

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +4

      Exactly somalida waa khaayamin odaygan yar bari hore ayay dhaci lahaayen

    • @ustaadbashiir8076
      @ustaadbashiir8076 2 ปีที่แล้ว

      Dadbadan ayaa ka buuxa Somalida oo caddaanka aad ammaanayso ka ilbaxsan kana hor marsan xagga wax qabadka Somalidu ma wada xuma

    • @ustaadbashiir8076
      @ustaadbashiir8076 2 ปีที่แล้ว

      Caddaanka ayaaba ugu qiyaano badan

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +4

      @@ustaadbashiir8076 cadanka badankooda wa masakin lakin somalida badankooda waa tuug cid aad Aminto malaha

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว

      Batuulo abayo odayga kawaran hada ka duceysati o iska gursati lacag ad kuwada nolatana wu hayaye

  • @WHO2024
    @WHO2024 2 ปีที่แล้ว

    Cabdisalaan Hareri waad k mahadsan tahey. Waa barnaamij xiiso leh. Waxaan rajeyn inaad markale la kulanto oo wareysi dheer ka soo qaado. Waa qof khibrad leh oo u faaiideynkaro bulshada. Dhalinyarada fadhi ku dirirka ah waa in laga shaqeysiiya.