Alla Soomaalida tala xumaa oo madax adkaa. Hadii Itoobiya jaanis ku siisay inaad la heshiiso oo ay is dhisaan ayey ahayd kadibna qoloka soomaalida ay ka goostaan ugu yaraan. Duli aan wax baran baanu noqonay. # Maba uu’nee amee ogaasi
War nio horta waa wanagsantahy marba hada tidhi wax ba idinla wadaagaya 4 sawir inaga badal oo sawirada hadba qofka ka hadlaysid iyo meesha aad ka hadlaysid oo video ah no soo dhig ama sawir ahan dadku si ay fahan badan uga helan sido kle codkagu wa faseex wa mahadsantahy
Alla Soomaalida tala xumaa oo madax adkaa. Hadii Itoobiya jaanis ku siisay inaad la heshiiso oo ay is dhisaan ayey ahayd kadibna qoloka soomaalida ay ka goostaan ugu yaraan. Duli aan wax baran baanu noqonay.
# Maba uu’nee amee ogaasi
Ha joojin bacda ramadaan pro
Oky wll
M.allh tnxs
Kèep going
Wllo wakhtigu waa dhamaad buugiina muu dhamaan ee wakhtiga kordhi
Waad mahad santahy walal buuggu ma soowada galay netka isgo dhamays tiran
Thanks
War nio horta waa wanagsantahy marba hada tidhi wax ba idinla wadaagaya 4 sawir inaga badal oo sawirada hadba qofka ka hadlaysid iyo meesha aad ka hadlaysid oo video ah no soo dhig ama sawir ahan dadku si ay fahan badan uga helan sido kle codkagu wa faseex wa mahadsantahy
Ma eeygii zenawi ayaad maalin soon qaad soomaalida u soo sawirtay???
Taxane buug ayaa la waday maalmahan ba walaal markaa hadii uu soo galo zinawi soo warin mooyaane si kale looma jecla ee sidaa u faham walaal
@@saadaatmuuse111 waa iga yara degay xanaaqii markaan, waana mahadsan tahay walal..