M.a Walken khayr an la sookoobi Karin Allah ha ku siiyo shalay ayaan arkay silsiladaan jacaylkan uqabo ilaa kala bar baan sii marsiinaya . Bugaag duubista saan ayay somaalideenu ujecelyihiine noo soo badi wall
@@ramaaguda5281 kkkkkkk. Adiga ONLF waxay tahay lagu waydiin maayo, ONlf waxay la soo taagan tahay inay Somali yihiin waana ku saxsan yihiin ee nin yahow ha is ceebayn. Somali ma nihin kulahaa. Ma axmaar baad tahay/
M.a Walken khayr an la sookoobi Karin Allah ha ku siiyo shalay ayaan arkay silsiladaan jacaylkan uqabo ilaa kala bar baan sii marsiinaya .
Bugaag duubista saan ayay somaalideenu ujecelyihiine noo soo badi wall
Somalia galbeed
Aftax wacan
Thanks
شكرا qaamuus
Wallee Itixaad taariikh buu ka dhigay Ogadeeniya iyo Somalia. Meeyay masaakiinta ONLF ee sheegan jiray guulaha Itixaadka
Altixaad waxaa ka tariikh dheer Onlf Oo Gumaysiga Ethiopia cashar weyn u dhigtay
@@DDSMEDIA1825 waad iska hadashay ee haddaad wax taraysaan soo bandhiga heshiiskii aad axmaarka isugu dhiibteen iyo sababta badhkeenu ay u galeen buurta iyagoo garab adhi daanyeer cagjar la cunahaya. ONLF waxay sheegan jirtay guulaha Itixaadka. Maanta xaqii baa dillaacay. Yaab
Bro aniga somalia ma nihin walal bas unbanahay ogaden national of country
@@ramaaguda5281 kkkkkkk. Adiga ONLF waxay tahay lagu waydiin maayo, ONlf waxay la soo taagan tahay inay Somali yihiin waana ku saxsan yihiin ee nin yahow ha is ceebayn. Somali ma nihin kulahaa. Ma axmaar baad tahay/
QARRA WEEYAAN QARA MAAHA
Part 22
Keep going
reer Galbeed waa kufaar waa ilaatiro shanjeer ayaa ay itoobiya kugarab istaagaan sii haynta soomaali Galbeed
Itixaadku waxa doonanba ha aaminsanaadaan lkn Ethiopia maryaha xun cashar adag dhugeen oo tuseen in Soomalidu tahay ummada loo awood sheegan karin
Dhanaane=dhanaan
Waa sixitaan
Waa runtaa. DHANAAN balse sidan aan ugu dhawaaqay waxa u qoray qoraha Anna sidii uunbaan u akhriyey.
Dhanaane. Ma ahan. Ee waa dhanaan. Ugaas nuur ayaa daga.
Cidanka ethopia waxa taliya u ahaay burhanu jula hada cidamada faderalka u weyn
Caadifad
Waxan kugu abaal gudno majiro duco maahane
Waxa arin cajib ah ahed
Kolkii altixad galbeed
Ay warer ku qaddey cidan itobiyaa
Ayna u gurmaden cidamadi ssdhf
Taasina wxey cadeyn u ahed iney hal cadow la hayeen
Balse dagalka u dhaxeyey
Ayaga uu khalad ahaa