Subxaana Allah, newska UK ayaan kala socday sheekadaan markay dhacday.Nin maandooriye isticmaala inay nolosheeda iyo ilmaheeda ku aaminto ma ahayn. Ku dhowaad bil kahor nin xabsiga kula jiray ayuu madaxa dube kaga dhuftay.
Dhab ahaan aabaha dhalay 2daas caruura ayaa ahaa midka dayacay caruurtiisa! Dariska gabadhooda u ogolaaday inay la jiifato caruurtan kale ayaa iyaguna ku guuldaraystay in reer aanay aqoon badan u lahayn ilmahooda ku aaminaan! Laakiin waxaas oo dayaci waxay u dhaceen qadar Rabbi oo aan la gudbi karin.
Subxaana Allah, newska UK ayaan kala socday sheekadaan markay dhacday.Nin maandooriye isticmaala inay nolosheeda iyo ilmaheeda ku aaminto ma ahayn.
Ku dhowaad bil kahor nin xabsiga kula jiray ayuu madaxa dube kaga dhuftay.
ألسلام عليكم ورحمة الله وبركاته اختي، نسأل الله السلامة والعافية جزاك الله خيرا وبارك فيك
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn
Waa kugu soo biirey chanalkan igu soo dhawee ❤❤
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay inbadan
Wcs wr wbr ukhtii filah ilaah haa ku xifdiyo
Amiin Ya Rabb
Asc fadumo❤ wan ku salamay .De qosoyinkii carabta din Inoogu yar celi adoo mahadsan😂
Wiilka waa kee ?
Naag waalan bey aheed saa nin waalan baa laga kari waaye illaahow naga badbadi waxii shara
Subxanallaah balaaya wadatay.
salamad nin xun umad walba laga dhax hela xita somalida allaha na qabto shartooda
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Goormay ilmaha ‘Ay la guurtay -
Dhashay haddii doonistii hore ba -
Loo diiday oo hadda isla dageen ?
Dhab ahaan aabaha dhalay 2daas caruura ayaa ahaa midka dayacay caruurtiisa! Dariska gabadhooda u ogolaaday inay la jiifato caruurtan kale ayaa iyaguna ku guuldaraystay in reer aanay aqoon badan u lahayn ilmahooda ku aaminaan! Laakiin waxaas oo dayaci waxay u dhaceen qadar Rabbi oo aan la gudbi karin.
Subxana laah
Scw scw scw
Caroonihiii baaa malaha isku diray
salamad nin xun umad walba laga dhax hela xita somalida allaha na qabto shartooda