🛑 Waxay rabtay in uu Quraanka Xafido se waxay samaysay….!😱🇬🇧💔😭😡

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 29

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 2 หลายเดือนก่อน +6

    Asc hablow codsi intay guruuba ku sheer gareyno isku tagno sanadkan inu dhamaan aynu walashen Chanel fatima muna aynu gaadhsiino 100k blz intaso sanan kuso xidhneen waxbadana ka faaidnay guul kurajeynaya huno

    • @musaafirah999
      @musaafirah999 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sanadka inta ka dhiman waadba fogeysee kahor baan rajenena insha Allah

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 หลายเดือนก่อน +6

    Yaa alah walhi aadban uga calool xumaday maxey quraan bartaa ayadaba qaawanee waa qof xanuunsan baalaga yaabaa naxariis daranaa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha unxariisto qabrigisa Allha uwasiciyo

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 2 หลายเดือนก่อน +2

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aaminomaxamed5374
    @aaminomaxamed5374 2 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah tan hoyo mahin ee wa Horr naxariis lady dha😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna

  • @IlyasAndPrime
    @IlyasAndPrime 2 หลายเดือนก่อน

    Inaalilaahi Wa inaaa ilayhi rajiun Ilaahay ha u naxariisto Ilmaha yar 😢😢😢😢 Waa arin argagax leh

  • @umuamiira113
    @umuamiira113 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢wlhi qalbiga iga gubtay ilmaheda may dili aqoon la aan ayay qaday iyo shaydaaan layagaba in ay xanusanayd

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 2 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭 subxana Allah diintu waa naxariis maxay Bari waaba qof waalan ax 😭😭💔💔💔💔

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 2 หลายเดือนก่อน +1

    Inaal ilaahi wa inaa ilayhi rajucuun hooyo xanuun san bey ahayd isagu waa sebi ilahay baa uga aari aniga markaan dhibaaxo ku dhufto ayey calooshu i xanuuntaa walahay aan isku ciil kaanbiyaaba

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah 💔💔💔💔😭😭😭😭🤲🏼🤲🏼

  • @z-1il
    @z-1il 2 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah 😢

  • @sahraabdi9699
    @sahraabdi9699 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof saas yeelay ma fiyooba
    Quraanku waa raxmad ilmaha in lagu cadaabo maaha

  • @user-qt8rj2lx2p
    @user-qt8rj2lx2p 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeydaan ayaaa ku dhex jiray tan waa naag istreeska ninka dartii uwaalatay 😢

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka qaar waa wuxuush lama dhihi karo waa waalid

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu bilahi waxu maxay ahayd waa dad qalato😢

  • @Xia_whoami
    @Xia_whoami 2 หลายเดือนก่อน +1

    What kind of mother like that?

  • @AmalMohamed-rs9jc
    @AmalMohamed-rs9jc 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Alla hu Akbar

  • @Jawhara112
    @Jawhara112 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah 😢

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah, hoyada ayaba xanunsan subxana laah

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa ka magan galnay masiibooyin kaas lkn caruurtu isku fahan maaha aniga markaan yaraa fahankaygu wuu adkaa quraanku aad buu iigu adkaa macalin kuna wuu idili jiray waxaas oodhan waxaa sabab u ahaa hawsha gurigoo badan marka ilmaha waa loo naxariistaa ana illaahay waxaan ka baryaa ilmo dadna way dilayaan😔

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 2 หลายเดือนก่อน

    subxanallah 😢

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 2 หลายเดือนก่อน

    Dear sister I hope everything is okay we missed you

    • @Fatimamunaqisas
      @Fatimamunaqisas  2 หลายเดือนก่อน

      We are ok darling, I’m traveling and will soon share with you about my trip thanks for caring and asking love ❤️

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxan mardhaw dugsi quran geeyay wilkayga oo mey5ti sano udhamatay wuxuu ileeyahay macalinkaa iga nixnixinay usha darbig ku garaacay

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 2 หลายเดือนก่อน +1

    Khuuran baay dad kudile baal madaxeda madabolato

  • @Xia_whoami
    @Xia_whoami 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah