Qiso Cajiib ah Saaxiivadahay baab wax walba usheegay 😭💔

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 48

  • @safiyamahamoud8165
    @safiyamahamoud8165 หลายเดือนก่อน +1

    Waa khalad in noloshada ku gaarka aad cid la wadaagto waata ka qaadey odeygii ee waliba la furey iyadii

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 25 วันที่ผ่านมา +1

    Akhas doqon buu ahaa marka horeba naagta xun ee saaxibada ahina Qoyan maano wiifto ah ayay ahyd

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 หลายเดือนก่อน +10

    walaahi waa xanuun lakiin gabadhasi mar qalad bey.gashay marna wey aamintay saaxibted lakin waxa dhibka ukeenay nimacadeedi eykashegesay marka war isu badnaada dadow lama aamino dad siba gabar

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +5

    Bilaa Xaqli bay Ahayd !! Xataa walaahay Sirtayda iyo Gurigayga wala-
    Walaa Ninkayga ! Afaaahayga ‘midna -
    uga sheekeeyeen ! Waligay dumar -
    Lama saxiibin ‘Guri’Ay leeyihiin ma -
    Galin haday xanuusadan waan booqdaa! Haday was iga baahdaan!
    Laakiin is dhexgal ma jiro! Waan Aqaan
    Waxay yihiin!!

  • @aminaabdiadem9900
    @aminaabdiadem9900 หลายเดือนก่อน +7

    Mar dambee dumar ma aamini doonto ilahey mid ka kheer roon ha ugu badalo

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 25 วันที่ผ่านมา +1

      Miyuuna ka darnayn ninka sida xoolaha loo qaadanayo

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 หลายเดือนก่อน +9

    Yaku qasbay ine arimaheda uga shekeso saxibadehed miyaney ogen wax saxib la idhahdo inanu jirin xata haday ledahay malinta la gursado in xidhidhka lojaro sirma qabe allah usahana

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +1

      Dumarka intooda badan waa sidaas😢si daacadnimo ah bay saxibadeed ula qeybsataa😮

    • @Fardowso-wh3jg
      @Fardowso-wh3jg หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Inasuldan1235wlhi waa runta waxba maqariyan waliba iyado ku fan isle lkn qasaro ayey ledahay

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 หลายเดือนก่อน +1

    Fadumo muna ❤❤❤❤❤❤❤

  • @luulmohamud
    @luulmohamud หลายเดือนก่อน +1

    Walaashey qaali waa ku salaamay
    Walee cashar aan caadi aheyn baa ku jira qisadan mydan in la qaato wacyigelin bey tahaye waxan dheeldheel moodayay baa dhab igu noqday shukran gacalo❤❤❤

  • @suhassan937
    @suhassan937 หลายเดือนก่อน +1

    Fadumo jzk walalo
    Sidas nogu ducayso
    Sidad qisada no fahan siso
    Sida wanagsan Ed Mar walba no xasusi so dintena wanagsan
    Sidad waqtiga ga nosiso
    Iyo wax badan on qorikarin jzk😍😍😍😍😍😍😍

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah walee amin ma nihin

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +2

    Qayaano weel keeda eber 😢😢😢 2duuduba musiiba ALLAH kurido

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 28 วันที่ผ่านมา

    Cajiib dumarka waar wA inkaar

  • @AdanIbrahim-nw4fv
    @AdanIbrahim-nw4fv หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا فاظمة مونة

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @leilaali9425
    @leilaali9425 27 วันที่ผ่านมา +1

    😭

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 หลายเดือนก่อน +1

    Lakin way ka badbadisay sidee waxii dhaxmara ama dhaqanka gurigeeda ay uga warantaa waa ceeb sadani

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 หลายเดือนก่อน +1

    Waligay naag lama saxibin just my family saxib la ahay ilahay ayaa ka magan galay qof xun nocan ah

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน +1

    Faadumoy Wll gabadhu way ka badbadisey kasheekeynta gurigeeda iyo ninkeeda xitaa akhlaaq ahaan wax fiican maaha

  • @user-qo9tl4cs8o
    @user-qo9tl4cs8o หลายเดือนก่อน

    Qisadan waan dhagasan kariwaayay

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 หลายเดือนก่อน +2

    Asc faduma muna horta dumarku waxa loo xayeysiiyo oo loo buun buuniyo aad bey u jecel yihiin illahay amarkina dumarka inta badan wax isuma ogola gabdhanina waaba ka bad badisey lkn qaladka ugu ween waxay gashey markey telkisa siisey naagta waliba isago diidan mahmaah baa waxay aheed +ha les aamino waxa ka roon inaa les aaminin+ waayo dadka dhamaantii ma wada qalbi fiicna aamina ma ahan mida ha ku tusalo qadato sawaj wanaagsana allaha siiyo qalbigana allaha u qabojiyo waxa laga yaaba iney qof wanaagsan tahay oo illahay wax ka kheer badan siiye ❤

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw scw

  • @user-qo9tl4cs8o
    @user-qo9tl4cs8o หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan wax ay ku dhaday gabadh inaadrertay ah

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abayo wale naag saximalahan

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey igu qaaliya faatima muna allaha kubarakeeyo

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv หลายเดือนก่อน +3

    Horta way qaldanayd se caaq bu aha inu sas sameyo m ahayn walba mu isla gursado marka ikhtiyarkeda hku tagtee tan kle carabtu mudalaqnimada wa isku caayan m jecla wa duul yab leh 😂 sorry sis wlh cashar be ku dhigen

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน +2

    Ayaduna ma faa’iidi doonto!!!

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 หลายเดือนก่อน +2

    Wax walba oo diinteenu inuu diiday shar baa iyo dhib baa inoogu jirta, for example private life ka ay gabadhaasi ka sheekaysay Waa denbi wayn Ilaahow naga xafid xaasidka.

  • @user-vb7ty1ne8g
    @user-vb7ty1ne8g หลายเดือนก่อน +2

    Naaga walba oo saaxib samaysta dhibato kama maqna

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +1

      Waa waxaan dumar saxiibtinimadooda iskaga dhaafay waligey arimo hoose kalama hadlin hadana kalama hadli doono iinsha Allah

  • @user-dd8bv5tk2c
    @user-dd8bv5tk2c หลายเดือนก่อน +4

    Asc walo khayr rabi haku siyo farxad adun iyo mid akhirabe wlo waxan raba sual ah marka la ducaysanayo anu akhiran horay siya adun yadana wan danbaysiya ila shalay shaydankiba iwaswasinaya tucada teba la hormariya qali inad noshay raxamda alla rali ahanshaha rabi ku nolow akhiranada jasadkaga janada inshala walo

    • @aminaabdiadem9900
      @aminaabdiadem9900 หลายเดือนก่อน +3

      ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة وقنا عذاب النار

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 หลายเดือนก่อน +1

    kor waayeel waa wada indho
    naagtuna waxay ahayd doqon

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 หลายเดือนก่อน +1

    Qalad ka yada iska leh uuf

  • @farhiomoalimmohamuud
    @farhiomoalimmohamuud หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllh

  • @AdanIbrahim-nw4fv
    @AdanIbrahim-nw4fv หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @hanefa283
    @hanefa283 หลายเดือนก่อน +4

    Kaas ALLAH DHAAFIYEY BECAUSE QEYR UMA AHEYD TIIKALE KADULQAADAY MID AYUU KARAACI DOONAA

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน +1

    Way qaldanayd naagtu malaa daacad bayahayd😂

  • @foozia426
    @foozia426 หลายเดือนก่อน

    Ma naagba kalsooni leh😂

  • @queenruby8792
    @queenruby8792 หลายเดือนก่อน +1

    Sideedba hadii awaamirta Allah la dhaafo khair lagama dhaxlo waayo gabadh iyo nin kala ajaanib ah xitaa haday walaasheed tahay inay fududayso wada hadal kooda gaar ka ah waa wax aan dhaqanka islaamka banaanayn besides inaad ninkaaga xaaladisa iyo noloshisa khaaska ah uga waranto ummada waa wax aad u khaldan oo waliba hablo yar yar oo calafkooda sugaya uga waranto maxa kalifay gabadha lakin dadku Imika private life maba laha wax waliba waa banaanka...😢
    Hada time ka aan ku jiro social media era dadka qaar baa noloshooda oo dhan social media ku document gareeya oo aad mar marka qaar waxay cuuneen iyo waxay cabeen iyo halkay seexdan aad ogtahay oo lagu tusaya iyo waliba at times iyagoo family life kooda ka hadlay in lagu dhagaysio aanay waxba la ahayn ogoow dadkaas noloshooda ma barn doontid real life hadna wax kasta waad ka ogtahay iyaga iyo familygooda waa wax very sad ah wallahi every thing waa out there

  • @leilaali9425
    @leilaali9425 27 วันที่ผ่านมา

    🥹

  • @sihaammaxamed8889
    @sihaammaxamed8889 หลายเดือนก่อน

    Habyar shekada dedaji wad amusta

    • @ilhanaliapdulahi
      @ilhanaliapdulahi หลายเดือนก่อน

      Samir yelo wll mxy tahay boobsiska kugu furan

    • @sihaammaxamed8889
      @sihaammaxamed8889 หลายเดือนก่อน

      @@ilhanaliapdulahi TH-cam furo dadka aad ujawaabtide halked daf iso tidhi mise lacag ba jawabhaa ku qadata xishoo qof an kula hadl baabkisa lama garace naya

  • @user-ed4wk3hv9l
    @user-ed4wk3hv9l หลายเดือนก่อน +1

    Asc