Qaybti Labaad ee Wareysiga Axmed Cali Cigaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 41

  • @hallad598
    @hallad598 ปีที่แล้ว +4

    Axmad waa bashaash kaftan badan haddana saas oo ay tahay is ilaalinaya si uuna hadal qadaf ah uga tegin.

  • @xaylegaboose4609
    @xaylegaboose4609 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +2

    Isagoo legend ah baanu hadana is faaninaynin. Farhiya kabayarena kkkkk wixii kaloo dhan bay yastay ooy mid ku sheegtay lacag buu ku soo galay showgaygii ma fanaan ii dhigmaa iyo wax noocaas ah

  • @mahamedahmed2633
    @mahamedahmed2633 ปีที่แล้ว +2

    Wariyahan fankaba waxba kama fahnsan , macalin school buu u egyahay

  • @aliabdi-ys4uv
    @aliabdi-ys4uv 9 หลายเดือนก่อน

    axmed cali cigaal waxuu qaaday heesahii uu horay tubeec sida guryasmo iyo nayruuska oo ku kula jiray riwaayadaha jacayl boob uma baahna iyo aabaheey ka samraye adiga laakiin samiree cigaal waa number one. . cigaalna waxaa bedelay saalax qaasim riwaayadii ay ku jirtay heestii ii jiid ku jiidee.

    • @MadashaFuran
      @MadashaFuran  9 หลายเดือนก่อน

      Cali aad ayaad umahadsan tahay. Dadku fanka Soomaaliyeed aad ulama socdo.

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 ปีที่แล้ว +2

    Heesta
    Ninkii qora ayaa leh
    Qaarbaa ereyada afarta hore
    Intey qoraan ayaa dad kale dhameystira
    Waxaana Lagu magaacaabaa kii bilaabay
    Laxankaana la. Mid ah
    Fanaanka qaada ayaa mar walba leh
    Haddii ay fanaaniin kale ka daba qaadaan
    Cigaal Maalin dhaweyd markaan arkay
    Laba heesood Oo Aan la helin
    Ayaan weydiiyay
    Magaaladan Edmonton
    Maansha Allah
    Allaha u siyaadiyo Cimrigiisa
    Waa fanaan qalbi furan

    • @MadashaFuran
      @MadashaFuran  ปีที่แล้ว +1

      Aamiin. “Labo heesood oo aan la helin maxaad ka wadaa?” Muxuu se kuugu jawaabey?

    • @banadirchannel8187
      @banadirchannel8187 ปีที่แล้ว +2

      @@MadashaFuran
      wuxuu yiri dib umaanan duubin taa
      Waana
      LIHIDEYDA KA SOWOO
      ADNA LIHIDEYDA LIHID
      ANA LIHAADA LIHI
      LIHI IS WADA LIHI
      ANA KU LIHI …..

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 ปีที่แล้ว

    Legend axmed cali cigaal ale ha xafido

  • @mubaarigsiciid-kz1ow
    @mubaarigsiciid-kz1ow ปีที่แล้ว +2

    Waxbaan arkaaa waxey calamadaasi somaliyey😢

    • @MadashaFuran
      @MadashaFuran  ปีที่แล้ว +1

      Calaamadaha ma ahan ee waa biraha ubaxyada darbiga ku dhagan hoos ka hayo. Ubax ayaa ka durkey meeshiisi.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +1

    Waxan wariye ma ahan common sence wax ah xataa magaran karo war qofka ahmed cali cigaal oo kale ah matkad chance aad ku wareeysto hesho wax fiican oo taariikh ah baa laga reeba

  • @xaylegaboose4609
    @xaylegaboose4609 4 หลายเดือนก่อน

    😢🎉🎉🎉🎉🎉

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

    Waa runtii jaamacad nolosha dhamaan waxay tahay dadka hogo tusaalayn jireen waa waxa heesahoodu saamaynta u leeyihiin 40, 50, 60, sanadood ka dib fan ma jiro imika.
    Wariyuhu kii Axmed Cali Gigaal waraysan lahaa maaha aad buu u khibrad liitaa

  • @liishaaninvestigation6641
    @liishaaninvestigation6641 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha u naxariisto sayid

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @siciidelmi5769
    @siciidelmi5769 8 หลายเดือนก่อน

    Hes legend

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah ahmed cigaal

  • @GareenMedia
    @GareenMedia ปีที่แล้ว

    Wow part.2

  • @abdirashiid7978
    @abdirashiid7978 7 หลายเดือนก่อน

    dee waa war, Soomaali waa war miidhan.

  • @abshirmohammed1256
    @abshirmohammed1256 ปีที่แล้ว

    Cigaal ilaah ha iga dhigo 2030 qofka wax ku weydiyo insha sidaa ma mudneey aad isku dabartay ale waxaan ka baryayaa in aadan la dhiman alaha ku xafido waxaa tahay taariiqda yar ee fara ku tiriska ah eey Somalia 🇸🇴 leedahay haquusan ? Hees aad ciwaan aad uga dhigto somaliyeey haquusan nosamee ama aniga iga sug insha alaah wali waan nolnahay raalina noqo

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 6 หลายเดือนก่อน

    Suaasha "adduunyada War Baa Jira Iyo Weerar Joogtaa" Qofka Somaliga Maxaa Kaquseeya? Jawaabta: Qofka Somaliga Ah Maalin Kasta Wuxuu Maqlaa War Dhillo Leh Iyo Colaad Iyo Qarax Iyo Weerar Joogta Ah 30 Sano Iyo Dheeraad

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 ปีที่แล้ว

    Madasha guul

  • @abdirashiid7978
    @abdirashiid7978 7 หลายเดือนก่อน

    weriyaha waraysiga qaadaya, waxa fiicnaan lahayd inuu fanka wax badan ka yaqaan. Waxaan jeclaan lahaa inuu weydiiyo riwaaddii JINNI iyo JACAYL ee heesaha cajiibka ahi ku jireen.

  • @abdiqaniismaaciilismaaciil3849
    @abdiqaniismaaciilismaaciil3849 ปีที่แล้ว

    Waxay waydiiyeen xudeedi oo hore waraysi ugu sheegay

    • @MadashaFuran
      @MadashaFuran  ปีที่แล้ว

      Maxay weydiiyeen Xudeydi Allaha ha u naxariisto e?

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +1

    CIIGAL IYO FANANTA KALE WAXAN KULA TALINAYA JN AYNA KA BAQIN IN TAARIKHDA KA RUUNSHEEGA FADLAN ADUUNKA TAARIKHDA LAMA QARIYOO!!!

    • @MadashaFuran
      @MadashaFuran  ปีที่แล้ว

      Waa talo wanaagsan. Anaga taladaas wuu naga diidey isaga oo cudurdaartey.

    • @farhiyosharif8208
      @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว

      @@MadashaFuran wad mahadsantay lkn dadka somaliyed waxay u bahanyihin in tarikhda run laga shego marka dad aan ogalayn in aya tarikhda dadka la wadagan HA horkenina HA iska maqnado qofkan SHACABKA SOMALIYED tarikhda u sheegayn.
      Wayo waxa jira jiil dhan oo 33 sano an tarikh da usoo joogin oo in lowaramo RABA

    • @MadashaFuran
      @MadashaFuran  ปีที่แล้ว

      @@farhiyosharif8208 Wareysiyada mar walbo wax badan ayaa laga faaiidaa ee in aan la qaadin waxa ka fiican in la qaado oo wax laga wareysto.

  • @cabdirisaaqcawil1524
    @cabdirisaaqcawil1524 5 หลายเดือนก่อน

    Fanaanka wariye wax kaso ritaa ma
    helin

  • @abdikerinmohamedworsame2223
    @abdikerinmohamedworsame2223 ปีที่แล้ว

    Eeeeen eeeeen eeeen eeeen aaa meeesha lasooo fadhiiiisaneysaaah adiga oo uu ku horfadhiyo. Qof miizaan leh islamarkaanaaa sooyaaal xanbaarsan 😢

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF00 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan ma wareysi ayow qaada mise asaa la wareysana war badanaa

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk 2030KA WAREER

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 ปีที่แล้ว

    Kani wariye.maaha
    Rageedi meeye

  • @abdirashiid7978
    @abdirashiid7978 7 หลายเดือนก่อน

    Somaali markaad tahay, War baa kaa khuseeya, weriyuhu wuu garan waayey su'aasha.

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 ปีที่แล้ว +1

    CIIGALOW HADI AAND TARIKHDA RUNTA BULSHAD U SHEGI KARIN OO ANDA KA JAEABAYN SU,AALAHA BULSHADU QABO WARAYSI HA AQBALIIN FADLAN!!

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 4 หลายเดือนก่อน

      Hadii sidii ay ahayd ay fanaanku u sheego reer baa dhahaya anaga nalaga wadaa wlal

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว

    Mansha allah