allacadawsanaa xamse iyo xasan shiikh way cadaatay in xasan iyo xamse wa khawaarij waa cadaw waa i n la baaraa oo dhalinyarada ay ukacaan oo gacmaha laysqabsadaa
anigu waxaan qabaa ninkan in.lageeyo meel amaan ah oon hada la aaminin waayo wax kasta waay dhici karaan abnigiisana hala ilaaliyo yaana la aamin8n nin kaan waa iga talo
Bal qoodha iyo xerada nacas nimada iyo cadawtinimada heerka gaadhay HAMZA iyo HSN DHIIQO ay makegayaan jubbalan guuul lkn mar horeba inaad yeesho ma ahayn
Let me get this straight this guy betrayed jubbaland before and ran to the federal government, and then betrayed the feds and now he’s back to jubbaland. Gotcha 😂
wa arin Marna Aad loga naxo Markad eegtid mu,aamaradu waynankeda iyo xajmiga ay ledahay khatartedu, ta kale wa wax lagu farxo madama ilahey fashiliyay qorshahas fosha xun caqli xumada dummul jadid iyo dhagarta ay wadan ku cadaynayasa...
Hubksan waa in waxgaradka soomaaliyeed u gudbiyaan warbixintiisa sakuuradkawnsalka iyo dawlada keenya Ee xuuduuuudahooda lagu rabay in lagu wax yeeleeyo shacabka
Soomaali. Kuwa aan. Ogayn ama ilawsan ilaahay qofka qof muslim ah dila. Si camdi ah hawgiisu waa jahanama. Waana ku waarayaa sida alaah noo sheegay markaa. Aakhiro hala ilaalshado
guuuul jubalan mansha allah libaxyo geesi wadaniya midnimo gobanimo🤲🤲🤲🤲🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁💪🇬🇶💪🇬🇶💪🇬🇶🇬🇲🦁🇬🇲💚💙🤍🦁🦁🦁🇬🇲🇬🇲🦁💪💪🇬🇶🇬🇶👍👍♥️♥️♥️♥️♥️🔥🔥🔥✌️🙏
Guuuuuuuuul iyo gobanimo ❤❤❤❤
Guuuuuuuul❤❤❤❤❤
Kuquuso xamar lugta dameerow dhibaatadii aad jubaland umaleegasay adiga ilmahaaga yaal caawa jubaland guulayso insha allaah❤❤❤❤❤❤❤allaah ❤❤❤❤❤
Asc kumade Masha,Allah rag somalinimada &wadaniyada ku fogtahay
❤❤❤❤geesi geesi geesi dhalay afkaaga caano lagu qabay eedo Allaha ku xifdiyo guulayso insha allaah jubaland guul ayaan u rajaynayaa isku duubni jubaland guul
Wiilkaan amaankiisa aad haloo ilaaliyo wuxuu soo afjaray dhagartii xasan sheekh
Ilmaha xalasha ah saas baa lagu gartaa
Hooyadii dhashay iyo abihii dhalay illahayow janatul fardoda acllaa ger wanku baryaynaaye jecliyee qofkay wadaniga ah ee dhulkiisa iyo dadkiisa jecel madow ,cadaan,gala iyo Muslim kuu doonabs ha ahaadee wan jeclahay wadani wadankiisa jecel.
Maraa waaxid adeer kheyr Allah Ku siiyo waan Ku cafinay waa oday muuse gumcadle ah ninka Ku leh adeer kuwan kulbiyow joogana ha yimaadeen
Guuul Jubbaland ❤
illaahey hakubarakeeyo halyeey qaali ah baatahay illaahey hakashifo oo xasan iyo khaalid iyo xamse illaahey shartooda hakuceliyo oo degdeg ha u arkaan xumaatada allaha kuceliyo
Waa Kenyan
Guul guul guul will wiil dhalay❤❤❤❤❤❤
Masha alaah, guul iyo gobanimo🙌🫶🏽❤️ ninkas dhalinyarada ah iyo kuwa lamidka ah hal abaal gudo, cadowgana hala tuso DAAROOD marna inusan gadmeyn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Mashaa Allah akhii ❤
Geesi u danqaday dadkiisa iyo deegaankiisa. Adoo kale ayaa mustaqbalka maamulaya jubaland.
Masha allaah kuleyso cimri deer iyo cafimad ❤❤❤❤
Allaahu Akbar ( Allaahuma baarik) wlle mahada koowaad illaaheey baa iska leh Alxamdulillah ku garan siiyey mahada labaadna adiga iyo intii ka shaqeysay howshan quruxda badan guuleysta guuleysta aduun iyo aaqiro illaahay xasan sh iyo xamza iyo inta xumaha la wareegaysa illaahoow gacan bir ah nooga qabo illaaheey idin kashif xasan iyo xamza cuqubo idinku dhacdey xaasidsanaa waxan oo hub in wiilal soomaaliyeed oo mustaqbal leh dhiigooda lagu daadiyo ileyn wiilashooda dagaal gali maayaane ciidanka gedo jooga ayaguna sidan oo kale ayaan ka rajeynaynaa soo wareejiya hubka wllayaal guul iyo gobonimo Allow jubaland cadowgeeda jebi aamiin!
Waa somali Kenya
Reekan absame waba very smart hassan sheekh hub iyo lacagba waykaso qateen jubaland ayeeyna ku wareejiyeen markay gacanta kuwada dhigeen hubkii iyo lacagti hambalyo dadka kaliya ee fahmay dhagarta Damuljadiid
Guuuuuuuuullllll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaalidaan maxaa ka qaldan
Shalay waxaan rabay ISBADAL
Maantana naftaan kuu hurayaa
Waana isla adigii shalay
walaahi baanan ku aamin
Waa Reer wadaruufyaaniin ah markii laydinka saaro jubaland baa organ doontaan
Hooyadaa maa kasaari
Subhanalahi war reer nfd sidan unahay xabad meelka dhaceyso ma arag suq suq ayay nagalin raben
Waa la qabtey intuu dhaho muu isqariyo hadaad waxaad sheegi run tahey allaha ku xafido allaha soo hadeeyo .
Masha. Allah. Waad. Mahadsantahay. Walaal. dadkiina. Iyo. dhulkiina. yaan. La. Idin. dirin.
This is what you call a loyal dog, he will never forget his owner for bigger 🦴. weather his owner is bad or good.
ma inuu dadkiisa laayo baad rabtay munaaafaq baa tahay hadii dhib ruux muslim ah kufaraxdo
Mashaa allaah tabaarkallaah
Geesi geesi dhalay wakaa wiilcadde jubbalaand guul iyo gobannimo
Kuwaan walba itoobiya bay ka imaadeen Waa dhaqan itoobiya itoobiya iyo soomaaliya buu isku dirayaa
ma inuu dadkiisa laayo baad rabtay munaaafaq baa tahay hadii dhib ruux muslim ah kufaraxdo
Mashallah
Jubaland guuul❤❤❤
Waa Kenyan
❤ASC❤:WAA MASUUL QALADKIISA GAARTAY & WAAJIBKA KA SAARAN DALKIISA, DADKIISA & DIINTIISA.
** WALAAL, ALLAHA KU XIFDIYO, ADIGA & INTA KULA MIDDA.
** HASSAN & HAMZA :: WAA RAG GACAN KU DHIIGLAYAAL AH...ISKA HORKEENAY : LABA WIIL OO WADAAGGA DHALASHO & DIIN.
** WAXAAN LEEYAHAY UMMADDA SOMALIYEED ISKA ILAALSHA ::: HASSAN & HAMZE.....WARSAN & WAR KHAYR LEH..
Meeshaa xataa idinkoo
Sacaboolay ah
Laydiinma ogolo
Inaad ku noolaataan
Wandi takul wandime allah haku xifdiyo
Waning xalaal ah oo binaadanimo leh wanna uù mahadsanyahay
❤aduunyada nin noolow maxaa aragti kuulaaban yaarabi wiilkan waa inloo abaalgudo axmed madoobow wiilkaa meelfiican gee
Maa Shaa Allah
Mahad sanid Mahad sanid wll qali sharaf iyo karamo korkaga allaha ha kadhiigo ❤
Waan soodhowaynaynaa kornayl cabdi shukuur iskaceliya dawlada xaraash qaran
Waa Kenyan 🇰🇪
Cagdheer cakhli malaheen
Guul guul jubalaan
Reer ruufyaan Waa waxaa Ciidamadii dawlada kinya u galisaan
ma inuu dadkiisa laayo baad rabtay munaaafaq baa tahay hadii dhib ruux muslim ah kufaraxdo
ma inuu dadkiisa laayo baad rabtay munaaafaq baa tahay hadii dhib ruux muslim ah kufaraxdo
allacadawsanaa xamse iyo xasan shiikh way cadaatay in xasan iyo xamse wa khawaarij waa cadaw waa i n la baaraa oo dhalinyarada ay ukacaan oo gacmaha laysqabsadaa
Inaalilaah wa inaa ilaahi raajacuun
Ninyahow warkaaga hadiw run yahay towfiiqda ayaa ku gaftay adoo sh xamza arkaayo ayaa shaydaan madoobe aaday yaahuuuuuu
anigu waxaan qabaa ninkan in.lageeyo meel amaan ah oon hada la aaminin waayo wax kasta waay dhici karaan abnigiisana hala ilaaliyo yaana la aamin8n nin kaan waa iga talo
Jublaam guul guul ninka ka soonodey hala casino warka uu sheegeyn waa run inta maqan soo nowadays walaalayaal
Ma Noocaas bay noqotay siyaasadi Villa Somalia 😂😂😂
A s c masha alhhhh
guuuuul⅜ 15:12 ❤
Xaasha ileen dawladii xasan dhiiqo iyo marxuun xamse iyagaa ba shabaab iyo argagixiso ba ah war dawladii baaba dalka kalkhalinaysa subxaanalaah
Lkn adeer aaway ragii Kula socday ma kaligaa baa laguu iibiyay waxaan oo hub ah Mise wuxu waa film
Wa falkii uku xumaa wa fal argagixiso in lalaayo saraakiin Kenyan ah iyo kuwu soomaaliyeed ceebbadana xasan iyo xamse yaahuuu
Guul iyo Gobonimo
Kenya.rajo.ka.qabtiin.awalba.qawaarij.qawaarij.lee.waayay.calankeedì.waa.dhacy.dhulka.kenya.qalaase.ka.abuuri.rabtiin.
WAA NIN WANAAGSAN EE WAA IN LOO DUCEEYO LANA CAFIYO WUUNA MAHADSANYAHAY. GUUL GUUL GUUL GUUL JL JL.
Bal qoodha iyo xerada nacas nimada iyo cadawtinimada heerka gaadhay HAMZA iyo HSN DHIIQO ay makegayaan jubbalan guuul lkn mar horeba inaad yeesho ma ahayn
Let me get this straight this guy betrayed jubbaland before and ran to the federal government, and then betrayed the feds and now he’s back to jubbaland. Gotcha 😂
Mar danbe reerkaan yaan lagu Darin ciidamada dawlada Wagamama’s dariskay u shaqeeyaan
Suxbaan Allah shame Hassan sheikh hypocrite bad leader traitor
Doqonta fartaag dila waa doqon madhan
Walaalayal.yaan.dhigina.lasku.banaynin.kafejignada.somali.waa.mid.qudha
Geesi geesi dhalay noolow
Wlh. Xasan iyo xamse mesha ay ku danbe Donan ba ka yabanahey
91. Baan ogayn
Waxaad hada ogaatay
XAMSE AYAA KA DAMBEEYA. RIWAAYADAA
xamse waa marxuun lagu shaqaaysto waxaa xasan xabaalo qotaa kadanbeeya tuuga
Hassan tuuug ( waxa uu shaqaaale ka dhigtay hamse marxuuuun )
Hada muxuu soomaaliya iyo kenya isugu dirayaa
Nin Raga
Waa ceebowden ragii soomaaliyeedow caqli gii mawuxu noqday 2 af iyo caloosha waxlahelbaa iyo dablashido umad isku dirkeed qabyaalad hurinteed aaway wadaniyiintii culimo iyo dadkii wadaniga ahaa ilaa diintooda ilaashanayey ceebta taala medio
GUUL QOF XOOLO SIDA HAMZA AYAA DADIISA DILA
wa arin Marna Aad loga naxo Markad eegtid mu,aamaradu
waynankeda iyo xajmiga ay ledahay
khatartedu, ta kale wa wax lagu farxo madama ilahey fashiliyay qorshahas fosha xun caqli xumada
dummul jadid iyo dhagarta ay wadan ku cadaynayasa...
😂😂😂😂😂🤣🤣🤣
wa beeentiis
Guul Cabdi shukur Geesi tarikh leh
haloo gubiyo beesha caalam ka case kaan, hadu hamze abdi soo galo asaga iyo khalid ba waa in maxkamad caalami ah laga dacweeyaa
Asc
,arintaa,,,,waa,loonoqondoonaa
Guul iyo gobanimo
Xasan waa xoolo reerahaan ma yaqaano kenya iyo itoobiya bay soomaaliya kala aadayaan
xoolo xil doonayo ayaa tahaya waan fishilantay saas ayeey kugu dhamaataya somali wey midowda adiga jubulan ee kugu ogahaya cida iigu salaan
Pchanad
Wa wiil ogden dhigu biyo ma ahan .ogden bu ogden u adegsanayo istupid .
Hubksan waa in waxgaradka soomaaliyeed u gudbiyaan warbixintiisa sakuuradkawnsalka iyo dawlada keenya Ee xuuduuuudahooda lagu rabay in lagu wax yeeleeyo shacabka
Waa ilmo yar oo la khalday aad baan uga Xumahay .Ruqo ninkii lahaa dabada hayo ma kacdo.
Ceeb badana war hassan shiikh 1991 buu no ceshay
See u amineysaan hadaa
Kiinya iyo itoobiyaba
Yaan ladiinka horayn
Axmed wa lasooqabahaahe inteeee gelidooontiiiiin hhhhjjjjjjhhhhhh
Fashilkodu herka uu gadhsisan yahay ayey tasale ka bixinaysa,
iyo iney qus jogan oy is qarxin tagan yihin iimanka allah ha ka qade...
Kenya wey maqashaa
kkkkkk ogaadeen kolba dhan ha u yaacaan
Guulayso geesi geesi dhalay waxaanu ka jeclaan lahayn hassan iyo hamse inaad shafka kala dhacdo xabad inagumeedyadaa soomali halaaga u horseeday
ninraged nolow cafis cisiyo karamo guuul🤲🤲🤲💚💙🤍🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶🦁🦁🦁💪💪🔥🔥👍👍♥️♥️♥️♥️✌️🙏
Soomaali. Kuwa aan. Ogayn ama ilawsan ilaahay qofka qof muslim ah dila. Si camdi ah hawgiisu waa jahanama. Waana ku waarayaa sida alaah noo sheegay markaa. Aakhiro hala ilaalshado
Ax xamse waa siren yahay runtii sas kuma qumana nin raged waa kan
Ogden iskuma jabinkartid mid horgal ah umma bahnin .
Geesi geesi dhalay nooloow ina adeer
Hassan sheikh waa tuug kaso hoorjooda somalinimo iyo qaraan diis.
Mar danbe reerkaan yaan lagu Darin ciidamada dawlada Wagamama’s dariskay u shaqeeyaan saa maxaa noooo horistwagtay ruufyaan
Yaabka yaBkiis yaabeen marker baa imise waa rimagaceed
Libaax hoyadaa nin beey dhashay, nooloow, madoobe haduu xunyahay reer jubiland beey u taal, xasan wuxuu rabaa inuu Jl curyaamiyo IWM,
Ninkan waa ragii waa gedo lagu xiray hadana waxan fialaya in dhooblay lagu qabtay waa nacas dalkiisa loo adeegsado shamen u
Ogaada in xasan shiiq yahay alshabaab booraan hadimo haqodin hadaad se dheerayso adaa kudhicin
Beeni rad malee away kuxdi kale kula ogayd keen cadaymoo
taasi been masha walaahay waarun laakiin ninkaan been masheegin xasan xabaalo qote jubaland inu dumiyuu rabaa mana dhacaayso taasi