Qoys Wanaagsan Ayey Ahaayeen Khadra Iyo Axmed , Markii Ay Kala Tageen Waxa Ay Qaaday Heesta...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @maxamedmaxamuud4024
    @maxamedmaxamuud4024 2 ปีที่แล้ว +6

    alle haunaxariisto khadra daahir cige cali aamiiin aàamiin

  • @AbdiwallyAlly
    @AbdiwallyAlly 14 วันที่ผ่านมา

    Qadro daahir cige Allah ha unaxariisto janatul fardowsa Allah haku arzaaqo

  • @adamjimale7949
    @adamjimale7949 2 ปีที่แล้ว +2

    Iimaanka Allaha idinka qaado dee xiligaan quraan beey ubaahantahay

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 ปีที่แล้ว +3

    Aaamin aamin aamin aamin aamin allaw unaxariiso

  • @melmi9330
    @melmi9330 2 ปีที่แล้ว +2

    Allaah yarxamha wa yaqamad ruuxha filjannah 🙏🤲

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha u naxariisto oo jano farfowso ha ka waraabiyo

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 ปีที่แล้ว +8

    Meelbaa ibalbalaysa ila malikay geeriyotay khadra aniga xasus bay ilahaydo hoyaday baan kusoxasusan jiray aad bay ugu ekayd wajiga waliba markan rabo inan hoyaday xasusto khadran wajigeda fiirin jiray

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 4 หลายเดือนก่อน

    Rabi naxariistii jano haka waraabiyo

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 2 ปีที่แล้ว +6

    Allahaw naxariisto marxuumad khadra Daahir cige runtii Anigu waxan nasiib u helay 2 jeer inaan la kulmo markii iigu horeysay sanadkii 2012 geerii Allahaw naxariistee Abwaan Maxamed xaashi dhamac macalin Gaariye runtii waxay ahayd hooyo gobanimo garaad badan
    Waxay noola sheekaysatay siddii dad ay in badan is yaqaaneen

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan axmed salaban bide waxa ay walalo ahayeen oo Ka waynaa Cali saleban bide, waxanan Ku xawuustaa axmed saleban bidi todobadaydii mijood taasu ma iga gaadhay, ALLena dhamaan abwaanadii fananiintii laxamaystayashii iyo fankii somaliyeed dhamaantood haw naxariisto, inta noolna Alle caafimaadka haw siyaadiyo

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah yarahmo khadra daahir cige.

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahyow unaxariso janadi fardowsana kawrabi yarabi ialahyoow qabrigeda uwasici qofku inay akhlaaq Diese wanagsan tahy umaduna amaan kahesho waa waxa nalodardarmay

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 2 ปีที่แล้ว

      Asc wr wb. Waa runtaa walaalo Allaah xaqa hayna waafajiyo 🤲🤲🤲🤲

  • @siradm
    @siradm 2 ปีที่แล้ว +3

    Sirta qoyska in la bixiyo ceeb bay idinku tahay waliba maama oo mayd ah xaaraam saan inad samaysiin! heestaas ayadoo muuqaal ah ban haysannaa cidda ay ku socottana maynaan ogayn, ayagi lahaa baa yiraa abwaan baa ii dhiibay marka in la fashiliyo maah waa sir jacayl/qoys, sidani adinkay ceeb idinku tahay oo awoowe Axmed eed maleh

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po ปีที่แล้ว

    Alhyaaraxmuka.alhyaaraxmuka.yaarabii.yaarabii.yaarabii

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 ปีที่แล้ว +2

    Boqol sano kahor ama kadib raga somaliyed sidasya dumarka wanagsan uxumayn jiren Was wax dhaqan uaha wuu kashalayay ayado nol inuu khadra wayay Ilahayow udabi dhan janadi ku casun

  • @cabdiqaadirayaanle8382
    @cabdiqaadirayaanle8382 2 หลายเดือนก่อน

    Heesta ma riyaan soo jeed ka dhigan
    Abwaan huryo muu lahayne waxa lahaa alla ha u naxariisto 2doodabee maxamed cali kaariye

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan3242 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadka intey nool yihiin wareysta

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว +3

    Beautiful family love isku ahay ahayen

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 ปีที่แล้ว +1

    Aun mamo qaran qadro dahir cige

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 ปีที่แล้ว

    allaha unaxariisto khadra daahir cige

  • @Itzz_Ella_rOblox1
    @Itzz_Ella_rOblox1 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta umad kanaxday una ducaysay ilahyow uaqbal danbi dhafna ugu badal janadadana kacasm khadra

  • @awilawad123
    @awilawad123 2 ปีที่แล้ว

    Oday shafka kaalay igu qabo markay lahaydna maad ka hadashid cunfi baa kaa buuxee?

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq ปีที่แล้ว

    Aloow unaxriiso maama khadra daahir

  • @Timir104
    @Timir104 2 ปีที่แล้ว

    Khadro oo lasheegay inay gogol dhaf samaysay reerkuna sidaa kuburburay.!!

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 2 ปีที่แล้ว

    Sanadka ay is guursadeen ii sheega Asxaabeey khadra iyo ahmed cali cigaal

  • @alifarah4857
    @alifarah4857 2 ปีที่แล้ว

    Odaygu wuu gafay! may ahayn inuu qoyska ka hadlo wallaahi waa ceeb

  • @asmaali5244
    @asmaali5244 2 ปีที่แล้ว

    Loo

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Eeeeeeh, waamaya nolow kunsano iyo ksbadan lay yiraahdaa waxbadan laygawaawaynaaaa.madhankayga , sahraaaycday khatraaaayqarancadayqiimoqurux dumaar.iyaaaah.eeeeeeeeeeeeeeeeeeh.