Go'aanka SSC ka dib,xaggee u jiheysanaysaa PL, jawaabta laga sugayo & 4 qodob oo ay kala dooranayso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Go'aanka Laascanood ka dib,xaggee u jiheysanaysaa Puntland, jawaabta laga sugayo & 4 qodob oo ay kala dooranayso

ความคิดเห็น • 73

  • @ibrahimsaladmohamed
    @ibrahimsaladmohamed 9 หลายเดือนก่อน +4

    نعم والله

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 9 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuuuull SSc khatumo❤❤❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +6

    garaadada ssc mododheer bay ugu baaqayen isimada puntland in shir iskuguyimaadan laakin isamada puntland ba kacago jiidhay

  • @Abddi-wu8gh
    @Abddi-wu8gh 9 หลายเดือนก่อน

    Hassan dhiiqo iyo ilmo hoolay waa baqtiyeen..... mashallah Allah.....

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 9 หลายเดือนก่อน +3

    BUDLAANA WAA WALAAL JIRA ALLOOW BELO KA XIJAAB BEKEDKII BARWAAQADA GUUL IYO GOBANIMO BUDLAAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎈🎈🎈🎈🎈🎈🎈

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 9 หลายเดือนก่อน

    Gaylan guulayso geesi 👑👑❤️❤️🥰🥰👍👍👍🥰🥰🥰🦁🦁🦁🥰🥰

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +5

    War yaan wax laysku qasin ee 17 layskatuuro si doorasho nabad iyo cadaalada udhacdo dee shirka harti iyo wadatashiguna wa doorashada kadib ee horta puntland hala xasiliyo

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 9 หลายเดือนก่อน +3

    Salaan sare Gaylan media Geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah Guul Guul jamaahiirta ❤❤❤❤❤❤ ❤ ❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +5

    puntland wa dowlada dhexe ee daarood ee in lailaayo wa waajib laakin ssc tagtay ilaahay garabkoda hagalo

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 หลายเดือนก่อน

      Ilaahow hanagu soo Celin khatumo dhibkeeda sharteedana intaa nooga haay.Amin Amin Amin. Puntland cadowgeeda allaha jabiyo.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 9 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah Allahu Akbar🙏Darawiish Darood ❤❤❤❤❤
    SSC KHATUMO STAAT there are one and I'm so glad what they did together I wish you all the best I am very proud to be Harti SSC Khatumo ✅ ❤ I pray for old and young I love you all GUUL IYO GOBANIIMO Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴 Darawiish Darood ✅🕋🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @Canshuurvet
    @Canshuurvet 9 หลายเดือนก่อน +9

    Baarlamaanku 49 inay doorosho lagu galo lifaaq halagu soo saaro.
    Shirwaynana dawlada dhalanaysa ha qabato lagu qaybsanayo 17xildhibaan iyo awooda.

  • @BadriyoBoono
    @BadriyoBoono 9 หลายเดือนก่อน +2

    Adeer pl way isku filnaatay un Alx 💪🏼😊

  • @AhmedGeele-bd8hx
    @AhmedGeele-bd8hx 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ssc khaatumo will charge all 🇸🇴 from damp to well being for everyone somalia will not allowed any foreign interferences our constitution and 4.5 will abolish soon victory ✌ khaatumo victory ✌ 🇸🇴

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 9 หลายเดือนก่อน +1

    Puntland inta isku hartay way isla go aansanayaan doorashada dalka hawshuna meel fiican bay mareysaa inshaa allaaha

  • @marwaanmarwo-qf1cm
    @marwaanmarwo-qf1cm 9 หลายเดือนก่อน +1

    GGUUUULLEEEYSTA SSC KHAATUMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎈🎈🎈🎈🎈

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 9 หลายเดือนก่อน +2

    Asww BUNTI LAAN WAXAA U SOO HOYOTAY GUUL HADII WALAALAHOOD SSC AY MASIIRKOODA KA TASHADAAN. BUNTILAAN ALLAAH AYAA ILLAALINAYA BI IDNI LAAH. Shalay iydoo burburkii dawladii dhexe laga soo noqday. ALLAAH AYAA PUNTI LAAN DHISAY MAAN TANA INSHAA ALLAAH SI SAHLAY AYAY KU DHAMAANAYSAA . ALLAAH WAA IN LA BARYAA IN UU UMADEENA MASLAXAD DHEX DHIGO. INTA AAN FIICNAYNA UMADA KA BADBAADIYO AAAAAMIN.

  • @XaawoCabdiweli-rb5oi
    @XaawoCabdiweli-rb5oi 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ssc❤ khaatumo guul❤ guul guul

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mr geylan weriye somaalidu aad u kalsoon yihin

  • @tgtbummytr4
    @tgtbummytr4 9 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo

  • @sekeriyemadar4728
    @sekeriyemadar4728 9 หลายเดือนก่อน +2

    Guul iyo Gobonimo ssc khaatumo iyo puntland waa labo maamul walalo ah

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 9 หลายเดือนก่อน +2

    Puntilaan iyo SSC-KHAATUMO waa walaalo wadaaga wax walba siyaasadda mooyee

  • @Imranbashirabdirahman
    @Imranbashirabdirahman 9 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ SALAAN SARE

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waan yaabayeee 17 maxay putland u hayeeen canshuur may bixiiin waligood marka ha baxan khayr baan u rajaynaynaaa waana garab taaganahay❤

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +2

    dhulbahante dhubahantihi hore maaha ee sifiican halo ladhaqmo wayo waxa uhadhay inay dowlada soomaaliya gebiba kajeedasadan wayo reer ssc 32sano dowlada soomaaliya ba kadabo ordayen oo dayacday

  • @Hosh-cu5fg
    @Hosh-cu5fg 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qabilada puntland cadaalada haloo simo lelkse wa inu mdaxwyne kuxigeen yeesha adu harti mdaxwye qaatay !

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 9 หลายเดือนก่อน +1

    War

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +1

    isimada puntland ba wada shaqayn laga waayay wayo intas reer ssc wada hadal bay kubaaqayen xata goaanki kahor ina garaad cali doorashada dib noogu dhiga watu yidhi

  • @CabdicasiisXamud
    @CabdicasiisXamud 9 หลายเดือนก่อน

    waasax

  • @BashiSaid
    @BashiSaid 9 หลายเดือนก่อน +1

    Bowor burhan wuxuu wata diyano

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaas waa dacaayad maku dhaaran kartaa hadii aad hubtid.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 9 หลายเดือนก่อน

    Kkkk majeerteen dhulbahante waa yaqaanaa halka laga galo

  • @mohamudmohamed502
    @mohamudmohamed502 9 หลายเดือนก่อน +2

    Halakala baxo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 9 หลายเดือนก่อน +4

    Warshaqo yeelo PNTL way isku filan tahay
    Wax wayna maaha waa loo qaybinayaa
    Beelaha kale 49: 17 waxaana loogu kala darayaa sideey loo kala jifi wayn yahay
    SSC iyo PNTL wixii ka dhexeeyey ama
    Ay isu ahaayeen biri ma gooyso
    Ee nafiska siyaasada iska daaya iyo
    Munaafaqada reeraha aad ka dhexwadaan.
    ♥️♥️♥️♥️♥️☝️☝️☝️✍️✍️✍️💪💪🙏🙏🙏⭐⭐⭐👍👍👍🙏🙏🙏🙏

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 9 หลายเดือนก่อน

      Dadkii cuqdada puntland qabay baa cadowgii soo raacay shartooda allaha naga badbaadiyo

    • @fouziajibril3294
      @fouziajibril3294 9 หลายเดือนก่อน

      @@farhiyadahir3725
      Svar
      Cuqdadooda ceel ha kula dhaceen.
      Lkn idinku walaalihiin cuqdad ha u qaadina
      T2aad Dhulbahante cuqdad ma yaqaan
      Ee walaalahayo PNTL waxaan uga baahanahay isgarab istaag waayo SSC haday dhalatay ee hanaga dhigina
      Naagtii labada ilmo galernka lahayd ee
      Labo nin caruur u dhalaysry
      Adeer 2 nin ilmo uma dhalayno
      Taas hala ogaado.!!

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 9 หลายเดือนก่อน

    Reer SSC Khaatumo State of Somalia waxaan u rajeynayaa guul iyo Gobonimo.
    Reer Puntaland waxaan leeyahay waa inaad isku kalsoonaataan,waxba idinkema maqna waana wax aad maareyn kartaan.
    Horta cid soo xuli karta ma jirto 17 Xildhibaan ee Ka soo jeeday SSC.
    Waayo SSC waaba maamul gaar ah,waana caddahsy mowqifka Reer SSC> Bulshada,Garaadada, Aqoon yahannada ,waxaana Suurto gal aheyn in dadka Shacabka ah Reer SSC aan lagu qancin karin wax ka yar iney ka taliyasn Aayahooda waana arrin ay dhiig ,naf Iyo maalba u hureen.
    Puntaland 49 Xildhibaan waa lagu geli karaa doorasho si caadi ah, beel walba waa og tahay inta Xildhibaan ay leedahay waana la og yahay cidda soo xuleysa.
    Puntaland hadda waa geli karaan Doorashada,dibna waa loo dhigi karaa, laakiin waa in laga heshiiyaa si degdeg ah waayo waqtigu waa ordayaa.

  • @CabdicasiisXamud
    @CabdicasiisXamud 9 หลายเดือนก่อน

    waasaz

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 9 หลายเดือนก่อน

    Khatumo xumadii ayaa soo dhamaaneysa. In Sha Allah, kuwii khiyaamo isku raacey Allahu ha ka dhex shido colaad aan dhamaan.

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 9 หลายเดือนก่อน

    Gaylan hada waa qaldantahay inader jooji waxan aan jirin Aad ka raadinayso xooga yar please

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahan7042
    @sahan7042 9 หลายเดือนก่อน

    17 Maxamuud Saleebaan ha loo qaybiyo

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 9 หลายเดือนก่อน

    Puntland ayaga walalahoda ssc isaaq gacanta ugaliye marka hadee lagamarmee maxee rabaan

  • @ma15450
    @ma15450 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaa Fiican 49 xildhibaan, muhiimadu wa inay tahay hal dheeri. Inay xildhibaanada badanyihiin wax ma so kordhinaayo.

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 9 หลายเดือนก่อน

    Puntland parlamaanka cusub waa in lagu daro dhulbahantaha puntland degan iyo digir iyo mirifle iyo jareerwayn oo ku cudub puntland iyo hawiye oo ku cusub puntland iyo dadka laga badan yahay oo horey u degenaa puntland sidaas baan ku jeclahay puntland cusub.

  • @abdullahiosmanbakeyle2039
    @abdullahiosmanbakeyle2039 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kashifantay sadbuursigii siyasadeed ee. Dowlad goboleedka Puntland ee golaha Xdhibannada Somalia😂😂😂 Xildhibanada Dhulbahante waxey kusoo galayaan iyagoo ka socda CAIN SOOL iyo SANAAG

    • @BadriyoBoono
      @BadriyoBoono 9 หลายเดือนก่อน +3

      Adeer pl waxba kama halaabin Alx xilibaano dhulbhante 9 baylaahayen somalia mj 14 tayadi way noo jookayan reer pl nala daga sida dashishe warsan way helayaan

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 9 หลายเดือนก่อน +2

      Dhulbahante soo kama aysan mid aheyn Puntland oo xitaa ayaga oo deegaamadooda canshuur ka keenin Puntland xubno kuma laheen.

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน +1

      adeer harti dowladnimo iyo qaranimo bu kusocda oo puntland wa dowlad dhexe oo ssc wa maamul kutiirsan puntland

    • @amataallah2026
      @amataallah2026 9 หลายเดือนก่อน

      ⁠@@firdowsmusay-ze9gs kkk hadana saana 😂 cajiib ba tahay sis wlhi adi shaqo ma jirto miya horta see ssc mamul budland hos taga u tahay marka

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 9 หลายเดือนก่อน

      @@amataallah2026 puntland maamul way kaweynatay oo wa qaran bay noqotay lamana inkrikaro oo sidey kusocoto way madax banaanan

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 หลายเดือนก่อน

    halo qaybiyoh 17 qabiladah degah putiland

  • @danjire7605
    @danjire7605 9 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante kaligii halkuu kusocdaa? Waa ciyaar fiican hore haloogu socdo

    • @LST25
      @LST25 9 หลายเดือนก่อน

      Oo kaligiis ma noqon karo miyaq

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 9 หลายเดือนก่อน

    Laascaanood waa somaliland

  • @laqlaajisnugal2756
    @laqlaajisnugal2756 9 หลายเดือนก่อน

    Waxaa layiri hadii laabi meel dhacdo indho wax ma, arkaan waa sidaad jeceshehey xogaagii laguu shubey baa indhaha kaa tirey awalbey ku qoreyd buga in hadii 3 melood meeli tagto labada kale dooranayaan

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 9 หลายเดือนก่อน

    ❤😂🎉😢😮😅❤

  • @cashuurxikma7275
    @cashuurxikma7275 9 หลายเดือนก่อน

    Xuduudka maakhir iyo putland xaguu noqon doonaa tolow marka aanu anaana maakhir ku dhawaaqno maalin dhow

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 9 หลายเดือนก่อน

    Hadiilakalabaxo jagada M.kuxigenka puntland waxaleh lelkase iyo carabsalax waliba lelkase wadarod waxaleh carabsalax hadan lagacanbidixayn

    • @BadriyoBoono
      @BadriyoBoono 9 หลายเดือนก่อน

      Adeer warsan Gali baa leh ufiirso adiku warsangali haduu baxo macquul maahan 😂

    • @Ahmed-wk2ct
      @Ahmed-wk2ct 9 หลายเดือนก่อน

      @@BadriyoBoono warsangali wuxuhaysta awood dasturiya muxukufalaya kuxigen anawod lahayn xita agasime magacabikarin iyo taliyeboolis?

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 9 หลายเดือนก่อน

    Game 😂

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 9 หลายเดือนก่อน

    Walee Sacid Deni waa nin khatar ah.
    Si fiican buu u khal khal geliye kuwii isga diidanaa.

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 9 หลายเดือนก่อน +1

    SSC WEY KUJICSIISEY IIDOOR IYO MAJEERTEEN LABADABA.
    KKKKĶ

  • @abdisalamosman795
    @abdisalamosman795 9 หลายเดือนก่อน

    War ma intaan baad wax olalaha ku aadan joogida Dani aad la timid si loo baajiyo Doorasho Aabahaaga Dani dajiyey Hotel Martisoor waasiira Dowlaha loo balan qaaday aad ka dhabaysid si uu u helo

    • @cabdirshidosman9649
      @cabdirshidosman9649 9 หลายเดือนก่อน +3

      Waad xanuunsan tahay orod caawis raadso.

  • @axmednabaddoon4726
    @axmednabaddoon4726 9 หลายเดือนก่อน

    Butland Waa mamuul damac badan

  • @asiyawarsame4833
    @asiyawarsame4833 9 หลายเดือนก่อน

    2dii xaqdaradda ku heshiisa Xaqa ayay ku calowdaa Isir ahaan waadinkii nagula dagaalamayeye 😂😂 ma sidasaa idiin danbeysey 😅😅😅😅😅😅😅😅😮😅

    • @abdirahman125
      @abdirahman125 9 หลายเดือนก่อน

      Aqlixumo miyay kaatahay misr waad ia hilmaansan tahay, xaqdaradu maxay ahays,? Dhulbahabte iyo mj miyaa rababtay inaad kala waybiso, adigoo isaaq ah na ay kula midoobaan, sidaas baa xaq ah miyaa !????

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi 9 หลายเดือนก่อน

    laascanood uunbay gacanta ku haysaa inta kale somaliland baa haysato resource ma leh dhulbahante sanaag and cayn ma dagaan sooll70% wa dhulbahante 30% waa isaaq nin ma maamuli doonan putland ha la midooban

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 9 หลายเดือนก่อน

    ❤😂🎉😢😮😅❤