Dagaaladii horey u dhexmaray Masar & Itoobiya, Yaa guuleystay, Dagaal cusub ma dhici karaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @konelfarass
    @konelfarass 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Be cautious on the use of past contexts to try to analyse current issues systematically

  • @MahamadAbdiAbeey
    @MahamadAbdiAbeey 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gelan midiya asalaamacaleykum masha alaah

  • @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op
    @MaxameddeeqMuxumadqaybdi-jx1op 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gaylan my friend Mashallah Mashallah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    itoobiya gabalkedu wuu dhacay oo weyba burburtay war soomaalida degaanka fursada kafaaiideysta oo iskaxoreya itoobiya wa ceeb dad muslima in gaalo gumeysato

  • @konelfarass
    @konelfarass 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    No current nation states never go into War
    But rather two wars of second parts of 19 century were rather between Khedives who were Turko-Egyptian authority battles of Gundet and Gura in 1875 and 1876

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Soomaalida. Maaha. Inay. Masar iyo itoobiya ukala. Hiiliyaan

    • @hiirale2042
      @hiirale2042 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      nin dhulkaada u socda badahada rabo miyaa u aamuseysaa? cadowgiisa waa lasoo dhaweestaa sxb laga dhigtaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    masaari iyo itoobiyaba hadhaafa soomaaliya

  • @dalmar8431
    @dalmar8431 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MASAR GUMAYSI MAY AHAYN

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WAXAY. UMUUQATAA. IN HESHIISKA. EM OW YUUGAAHE. ITOPIA IYO MUUSE BIIXI AY GALEEN INAY. KADANBEEYEEN VILA. SOMAALIYA. IYO MASAR SI. DADKA SOMAALIYEED. LOO GALIYO DAHAAL. AY MASAR. WADATO OO ITOPIA LAGUQAADO LAAKIIN. HADA. WAA. LAYSLAFAHMAY

  • @mustafegadari5099
    @mustafegadari5099 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Highly sophisticated reporter.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ethiopia waxa la aasaasay 1945 kahor magac Ethiopia la yiraa muunan jirin Abyssinia waxa la oran jiray amxaaro iyo Tigray oo xukun dhixdooda ku dagalama dhulkan balaaran oo ay qabsadeen waxaa u qabtay gumeysigii Engriiska iyo faransiiska. been ayaa dadka laga dhaadhiciyay ah Ethiopia in ay weligeed jiri jirtay 86 qowmmiyadood ayaa gumeystaha mamul u sameyay kana dhigay Ethiopia 🇪🇹 amxaarana ayaana madax looga dhigay

    • @AbdulaJamal
      @AbdulaJamal 50 นาทีที่ผ่านมา

      Soor the name of ethiopia mens the Bernd Face abisain also it came from Italien but ethiopia came from Girrc ( giriga( so u must now the name and that was befor 1222

  • @bashiirlucky346
    @bashiirlucky346 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ethiopia waa cadowga zomaliyed xitaa hadey dhimanayaan biyo yaanan lasiin

  • @CabdirahmanxasaXasanmankey000
    @CabdirahmanxasaXasanmankey000 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maanta ayay heysataa masar guushii ugu weyneyd waayo waxaa sabab u ah xuduuda dheer ee soomaaliya faraaciintu waa somali yaan lagu sirmin

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomaalya haday masar isu dhiibto armay badeeda iibsataa oo webiga ku bedelataa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    horta itoobiya fara ba'an bay soomaaliya kuhayan ee wa in kacdoonka buuga laga bilaabo wadanka sidan laguma sii jiri karo

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masar candho umada hka fariisato 😂

  • @MA-uz3qe
    @MA-uz3qe 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa xoolo midkan kulahaa dagaal xawilan, dagaalka soomaliya xabashi ku hayso miyaa xawilan, soomali kii wax akhrin karana qabyaalad ayaa indha tirtay.

  • @MubYus
    @MubYus 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxa aad sheegaysaa waa beentii ay Masaaridu Soomaalida ku shubtay ee ay maskaxda kaga qabsatay ee ma aha taariikh dhab ah oo jirta.

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Itoobiya waa cadow soo jireen ah ninka raxiim moodaya bal tariikhda dib u raac nacas ayaa u basaasa ama u naageeya cadowgiisa

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 iyo Masar aka Egypt 🇪🇬 waxay dagalamen 78 jeer intabana waxa guulaystay Ethiopia 🇪🇹 😄 😆

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Oromo waa sida adiga jaceshay amxarow mel kasto wan ku arka xaran tahay