Mareykanka oo ku dhawaaqay in ay Iran heshay Hubkii 30ka sano laga ilaalinayay & SIN-WAR oo hadlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2024
  • Mareykanka oo ku dhawaaqay in ay Iran heshay Hubkii 30ka sano laga ilaalinayay & SIN-WAR oo Qatar la hadlay, Weerarkii u waynaa oo lagu qaaday Talabib
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

ความคิดเห็น • 28

  • @MaxamedCismaan-mc6jd
    @MaxamedCismaan-mc6jd 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Mahadsanid

  • @KhayraMohamud
    @KhayraMohamud 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Waamxay xeerka aan gaalada qaban ee muslimiinta qabanaya laguna burburiyo dawladaha islaamka

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maryan Ali qofkastoo ashahaato waa walaalkeen muslimiintu waa mid ha dhageysan wadadada qaybinayo umada muslinka wax falastiin u hiilsheyba waa shiico alaha guuleyo umada muslinka

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa run wall kuwonaan idna wax tarayn aya intaa kala saaraya muslinka hadii cidi ceeb leedahyna maanta dadka iyo dawladaha suniga ah ayaa qaba

  • @maryancali3288
    @maryancali3288 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ka farxad badan dhegteyda may maqal maanta shiicaba ha ahaadaane ragu way u qalneen inay helaan waxay rabeen 🤗🤗🤗🤗🤗💪💪💪💪

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Gumeestaha iskuduuban marwalba wexey heshiis ku yihiin in ey burburiyo wadamada islaanka alla hanagaqabtee inshaa'allaah

  • @Dulmidiidchannel
    @Dulmidiidchannel 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mashalaah

  • @fadumoxasan6071
    @fadumoxasan6071 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤guul guul iyo gobanimowalaalaheen reer falastiin

  • @hassanalio387
    @hassanalio387 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shukran sana shukran sana shukran sana

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanidiin bahda galan media .

  • @AhmedMohamed-w5p5f
    @AhmedMohamed-w5p5f 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul qasa iyo muslimiinta❤

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine

  • @abdirahindahir4614
    @abdirahindahir4614 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Idaacadii horn afrik waayo waayo soo laabatay.

  • @osmanmohumad.
    @osmanmohumad. 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cusmaan fantastic maxay tahay wa magacaada oo sax ah sheego

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamaas Guul

  • @AbdiKaafi-n6w
    @AbdiKaafi-n6w 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Insha Allah Iran 🇮🇷 way guuleysani

  • @FaaraxNuur-k7n
    @FaaraxNuur-k7n 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ciwaanka warka iyo waxa aad noogtay is maleh waayo waxan sugaynay maraykanka oo qiray inay iiraan heshay hubkii 30ka sano laga hortaagnaa nooma sheegin see cml😂

  • @IsmailEgge
    @IsmailEgge 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahow yuhuuda jabi

  • @zahramuse7183
    @zahramuse7183 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Way jabaysaa yahuuda idam alle

  • @alihassanawil8789
    @alihassanawil8789 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @AhmedmedaliAhmedmedali
    @AhmedmedaliAhmedmedali 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    💪💪💪💪💪💪

  • @IbnuGadhweeso
    @IbnuGadhweeso 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kk

  • @CabdullaahiSakuurad
    @CabdullaahiSakuurad 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxoow ku xlaaleeysaa duulaanka oowluqaadi rabo

  • @AbdiKhadar-u3c
    @AbdiKhadar-u3c 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War cod kad iyo wajigada isma lahe wase libax

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kanna walaalkaa miyaa cabdiyow?