ความคิดเห็น •

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 54 นาทีที่ผ่านมา +1

    Sonoqda xili badaan ayaan idin xilowsaneyn walalaheen Somaligalbeed ❤🫂🎉

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Prof meyraneh maydal is me prof viva M.M

  • @Dresstoimpressgirl_087
    @Dresstoimpressgirl_087 55 นาทีที่ผ่านมา +1

    Guuuuul Somalia 🇸🇴 ❤💪🏽

  • @AbdulkadirShirwac
    @AbdulkadirShirwac 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Wariyayaasha qaarkood markii lagu salaamo salaanta islaamka ma dhahaan wacaleeykumu salaam, ma aqaan cidda ay ka baqayaan. Laakiin waa daciifnimo iyo liidnaan. Waa waajib islaami ah in laga jawaabo salaanta. Taasina waa inay bartaan .

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wallahi waa ruun prof waxuu jeekayo

  • @yuuplanii
    @yuuplanii 43 นาทีที่ผ่านมา

    Ilaahey hajabiyo itoobiya

  • @AadanBashir
    @AadanBashir ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hayee

  • @abdulxassan4657
    @abdulxassan4657 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Somali Galbeed hadal ku xoroomayso, waxaa loobaahanyahay Quwad iska caabin karta Gumeestaha Ethiopia.
    Eriteria xornimada waxay ku heshay muruqeeda iyaga oo isku duuban kana tiro yar shacab weeynaha Somali Galbeed.
    "Luqada kaliya ee Ethiopia wax ku fahamtaa waa Qoriga Caaradiisa".

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nagayla awi

  • @dargo114
    @dargo114 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    DDS waxaan soomarnay iyo waxa aan hada ku-suganahay waa ognahay. Waxa soo socda waa inaaan katashanaa. Halgankii ONLF meeshuu ku dambeeyey waa ognahay. Haldane loo wada dhanyahay ayuu muhuuma hadafkuna tahay Republic of Western Somaliya. Hada ayey bisishahay. Now or never.

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Agreed

  • @HusseinAbdinasir
    @HusseinAbdinasir 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mucalimka xalaan ka rabna

  • @ahmedhazzaa3676
    @ahmedhazzaa3676 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Macalinku si wanagsan buu u sharaxay Waa haday soomaalidu wax fahmayaan

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dhibta ugu wayn e somalida hada haysataa wa olf o qabiile kaga dhagantahay kuna ceesha magaca mucarad. Waligodna ku ridin xabad asgari axmar waxay laayeen odhani ay yihin somali rayid ah.

  • @Ugaaas63
    @Ugaaas63 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin walbaa Markuu danleeyahay ayuu Midnimo ka hadlaa

  • @mussali3427
    @mussali3427 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Salaama calaykum waa af carabi. carabtu afkooda aya islaam kaaga dhigayaan. afkaaga hooyo daka ku salaan. ma nabadbaa iyo waa nabad ayaa ka habboon, waana isku macni labadu. salaama calaykum waraxmatu laahi, macanheedu waa nabad iyo naxariis alle. maxaad af soomaali ugu oran weyedey ? Ilaahay af soomaliga ma yaqaan miyaa ?. soomaali dad iyo dhaqan iyo taariikh waa laga baabiiyey.

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasiir kharijiyaha Itoobiya wuxuu ila muuqda qof maskaxdiisu ku jiro dixiri hilib cayriin uu cunijirey awgiis!

    • @XasanXasan-l9i
      @XasanXasan-l9i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Llllĺlĺĺĺlĺlĺllĺ

  • @mahdifarah6554
    @mahdifarah6554 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madax Wayne ahmaarta

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Si fican bu udhigay aqonyahan ku, hala mideeyo umada

  • @mahamedosman8434
    @mahamedosman8434 17 นาทีที่ผ่านมา

    Asc

    • @mahamedosman8434
      @mahamedosman8434 16 นาทีที่ผ่านมา

      I'm from KAKUMA Refugee KENYA Please 🙏🙏🙏🙏 can you help me

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂kkkkkkk kani waa dhashiii cabdi iley 😂😂😂

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Adiguna ma dhashii Oromodad tahay?
      Waa nin qowl xaqa afkiisa ka burqanayso. Hadad Orom tahay iskaga bax meesha orod platform yada Oromada aad oo dadkaga abaabul

  • @TajuAliyi-v7m
    @TajuAliyi-v7m 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadad isku tabatan baburta idin dhax marta wa marki la idin wayi laha

  • @Ugaaas63
    @Ugaaas63 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale Yaa U doortay Af hayeenka DDS
    CIISE ha U hadlo

  • @DowllaSaarii
    @DowllaSaarii 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    mucaarad itoobiya ayaat tihiin fara geinta kaddaaya oo beenta miidiyaha kaddaaya

    • @hurrekoje2146
      @hurrekoje2146 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dan Oromaad ka hadashay lakiin anagu dan Somaliyeed baan meesha ku haynaa. Fikirkaga Oromadaa u baahan