"Waxan Diidnaa In Soomaali Hoos Looga Dego. ("🇸🇴1) Reer Somaliland Ban Ahay Hadana Markaasoo Kale waan Xadroodaa Waxan Is Idhaahdaa Ilaahay Muu Ku Tuso Shantii SOMALIYEED oo Midaysan Oo Wada Jira. Kolay La Arki Maayo Dhawaane
Muxiyadiin allaahay kuu Xaafiido Wll illaahay dadka Somaliyed waaxaa Ha fahasiiyo dadka Dadkaya aan kaa dhaasheey naa Ee beesha Ogaadeen iyo absamey Allaahay Xaafiidoo aamiin I love 💚❤️💙my people 💚❤️💙Ogaadeen ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ I am so happy to be Ogaadeen Girl Ogaadeen and absamey ❤️❤️❤️ 💚❤️💙
I love my Ogadenia people i am from Garissa cadey Ogadeniaaa big love dulkeygaa
dds soomaaloo dhanbaa leh ogaadeen kaliya maleh
he's been 8888inches the
Muxyaden shahiid ninka kali ah ee An dhantadisa ka daliin natural weye codkisu erayadisu Allow Ogadenia XORNiMo warta u sii!💚💙❤️
Buuhoodle soomaaliya 🇸🇴💋
Maxaa jawaaba waa been la soo dhoodhoobay, sal iyo raadtoona malaha!
Sfwewefvgs aww.
Mm
Mewwwwdxxxxxf zzzz A sssawwzAZzzassaaaawwdzz
Jecliyaa Ogadeniya BUUHOODLE idinka soosalaamaya
Maasha alaah ogaden wax somalinimo iyo hidadii soomaliyed haya wa idin ka wan idin tagera ino soo shida dhaqan kenaa wcn
Rer ogaadeenya illaahay ha idin xafido rer tolkeey ilove you so much guul iyo Gobanimo 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💔💘💝❣
❤❤👍
Amiiiiiin quruxey 👍🏻😎💘💞💕
Asc nasro wankugaranaya ee xageen kalasoxirira
Aslc
@@axmedcadalla6350 oo walaal qaali waadba igarane Seed u Raadin meel Aad igala soo xiriidho Agaaah ina'Aaboow ma la isku dheelayaa Aadbaan kuu salaamayaa walle Qofkii igaranayo waan jeclahay dadka iilama sina
Waxan diidna in somali hoos looga dago caku 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️😭
Ogadeen Is waaye Dhaanto Ayee Isku wareeystaan 🤣🤣🤣
😂😂😂
Niyahow Maahmaah Somali miya mise?
Ogaden waa ragraga ciyaarta iyaga ayaa ugu haysata from Jidwaaq
2015 markaan dhantada pranayey hidaheena wiilkan nloo shidi jirey iyo gabadh cod weyn mlaha khadra la dhihi jirey wlhi saaid ugu ciyaari jirey dadka fadhiga iiga kici jireen meesha dhan zcap iyo moraal farxad u dhimn gaadhi jirey marka ly yeedho dhaantooyinkisa ly shidi jirey Rayaan zandheere marka la dhoho anigo ciyaraya so gali jirey anigo ciyarayana ka bxi jirey lkn alxm wn iska daayey sanad mrkaan ku jirey wxn is dhahy aakhiradaada ku seegeyso😭😭😭❤❤
Alaahu akbar
Mnsha alh sidokale aniga xitaa 2015 ayaan dheelijiray dhantada walibo hbn walbo waxa inoso codsanjiray aroosyada aniga oo lacak nasiinjireen markii danbo ilaahi dartiis ayaan u joojiyy waxan lahanjirnay Mel xaruun ah. Nairobi kutaalo. Dadkaygii waxa kaxasuusataa fatumo hafso .hibo nasro
Mncha AlH qrx
Halagu arko heee adina
Alle kusoohadeyay ayamadleh alx waa ciyar plze waa danpee
Inamadeynii ogadenia allh ino xfido 💞🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲💋🇬🇲🤍🇬🇲🤍🇸🇴
Hoyigii abwaanada iyo geesiyaasha masha allah DDS 🇸🇴🇸🇴🌹🌹
DJ catoos production go forward legend🥰
Am from the northern Kenya,am proud to be Somalian,my people my land
SoMali Weeyi Maha Somalian
Wlh Been Ma ahan Somalinimada ilahay hoos nagoma dajiyo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mogadishu 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Casimada Qowmiyada Somaliyeed Meel kasta aay joogto #midnimo #Somalinimo
Adna waxaad isku cumamadeen
Casimadii shanta somaliyee??
horta miyaanad oraneyn shantii somaliyeed aaway???
Muqdisho qooto qooto waxeeda
Lagu cunayaa
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
3:20 inanta yar ee dhoola cadaynaysa qurux badanaa masha Allah 🥰
Rer jigjiga dad goba❣️❣️
Me Frm galdogob❣️❣️❣️
From Galmudug reer Tolkey Noolada 🇸🇴❤️
We love Galmudug
Sacad waa ogaadeen
We love galmudug from Darwiish 🐎🇸🇴💪
@@idrisali9255
We ogaadeeniya 🇬🇲 from Darwiish 🐎🙏🏿
Reer abtigay one love from BANGLADESH
Mixiidiinow oo ma soomali baa bangaladesh joogta? War ileen meel kasto waanu joogna
stuff haastuff haa abti Somali badan ayaa dagaan
Masha allah dhaqankeena kor halooqaado walaaloyaal
Gobalkaan barwaaqadiisa waan jeclahay guuleysta 👌🇸🇴🇸🇴
"Waxan Diidnaa In Soomaali Hoos Looga Dego. ("🇸🇴1) Reer Somaliland Ban Ahay Hadana Markaasoo Kale waan Xadroodaa Waxan Is Idhaahdaa Ilaahay Muu Ku Tuso Shantii SOMALIYEED oo Midaysan Oo Wada Jira. Kolay La Arki Maayo Dhawaane
Xaqiiq wllky qali allaha Ina mideeyo
@@shaqeysindia7971 dnsnnnabbbznn
Alle supxanuhu wattaca agtiiza waxpa kama ah inuumideeyo
Naxariista Ebbe haka Quusan
Alle waxba Lama ahan
In isu soo Dumo
Mar Kale Dadyawgaas Soomaaliyeed
Sxb waxaad ka mid tahay inta yar ee qalbi nadiifka ah alla ku dhowro somali haday wada aaminsanan lahayd intaas lama kala maqnaaden 😥
Caan geel deyr dhali iyo dambarkiisaan qubnaa ,,,,,Dhulka barwaaqada Allow anoon tagin ha idilin
I,m from hargeisa wlhi dhaantada waan jecelahay waanan dhagaystaa mar kasta
Jawaabtii saxDa ahayd
Ee Cali dhanto waa tan
Masha Allah zxp
MuxiyaDiin congratulation
DDS my Tolkay from reerka keliya aad is dhaqan taqaanaan ee aad isku gabyi jirteen Daraawiish💞💕💞💕
Hhgģuhģ0þbvýttyuhhģttþþtþýyyýhjhgh
We love you darawiish melkasta jogaan
Daraawish wll qli ah ♥️♥️♥️ from ogaden ilove darawish
Dariish :the bedrock of our nationhood! Never compromise about our unity,freedom and one Somalia.Never!
Ma meel ban kala jiraa kablalax Daarood Ismacil ❤
Sln sare ogaden from
Gadabuursi
🤘🤘🤘🤘
❤️👍❤️masha allaah wll ❤️👍❤️❤️❤️I love Ogaadeen iyo ABsamey ❤️❤️
Muxiyadiin allaahay kuu Xaafiido
Wll illaahay dadka Somaliyed waaxaa
Ha fahasiiyo dadka
Dadkaya aan kaa dhaasheey naa
Ee beesha Ogaadeen iyo absamey
Allaahay Xaafiidoo aamiin
I love 💚❤️💙my people 💚❤️💙Ogaadeen ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
I am so happy to be Ogaadeen
Girl Ogaadeen and absamey ❤️❤️❤️
💚❤️💙
@@raewinters8723 ogaden iyo absame maxa kawada huno? Ogaden so absame maha agah
@@maizaquruxxox9145 manaha waxa laga wada rer absame oo dhan
Masha Allah digrigiyo xadradu marna kama damaan waa dad dhan walba u cafimaad qaba keep going my blood ❣️
I'm from thailand i love song somalia and people somalia
You are welcome
Wonderful to hear
Ar amaadba is naboosa soomaali thy
@@urub4me318 waa somali Bangkok buu ku qortay.. Dadkaas ana lasoo noolaa wa dad somalida neceb 100%√√
@@princesshoodo105 hhh ani maanyabin
Ogaden kala baday oo dhaanto isku waraysanayo iga dheh
Inta ila aragta in dhaantadani jawaab saxa tahay like ta
Waw mansha alaah my ree tolkay Ogadenia idinku fanaa
Best dhaanto D D S I QALBIGYGA TAABTEEN JAAWABAHA CALI DHANTO I FROM TURKI DALKAYGA WAAN KUSOO LAABAN BILAA CALAYK XIISO DARAN BAA I HAYSO
From Dejaputi walaalasa soomaliyeed one love
Dhigaaa iikacay wlahi ax dalkeyga quux badna Masha Allah ♥
🇬🇲🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪 waxn didnaa in somali hoos looga dago 😭😭😭
Meesha dhaantada lagu qaaday waan fadhiistay maalintii oo dhan ayaan xadraynaayay.
Meeshan waa meel qurux badan oo jawi macaan,balse dhantadani waxay noqonaysaa silsilad ayay noqonaysaa
Waxaan diidna in soomaali hoos looga dago🥰❤
Dawlada deegaanka soomaalida wn jeclahy allha jeclaadee🥰
Taas ya adiga wad ka waydinayo somali wax iska galay ma jiro somali qabiilo weye
Hooyga murtida iyo abwaaanda somaliyeed ddsi
Idin wataa DDSI dad qalpi fiican
From Burco Somaliland
We love you too bro
Ogadenia wyn
Cabdirisq koronto dds garanaye i waa maxay
@@Last_King2023 you're stupid somalia hates you 😂😂😂 your a fool
@@sam-xz5tc
𝑨𝒓𝒆 𝒚𝒐𝒖 𝒅𝒓𝒖𝒏𝒌 𝒐𝒓 𝒔𝒕𝒖𝒑𝒊𝒅 𝒊 𝒅𝒐𝒏'𝒕 𝒌𝒏𝒐𝒘 𝒘𝒉𝒊𝒄𝒉 𝒐𝒏𝒆 𝒔𝒕𝒐𝒑 𝒚𝒐𝒖𝒓 𝒏𝒐𝒏𝒔𝒆𝒏𝒔𝒆
𝑺𝑶𝑴𝑨𝑳𝑰𝑨 𝑰𝑺 𝑶𝑵𝑬 𝑺𝑶𝑴𝑨𝑳𝑰𝑳𝑨𝑵𝑫 𝑰𝑺 𝑺𝑻𝑨𝑻𝑬 𝑶𝑭 𝙎𝙊𝙈𝘼𝙇𝙄𝘼 🇸🇴❤️
Wow mashallah mydiigh💓😘💋💋😍😍👌
Mansha allah ilaahy hanoobarakeeyo dalkeena markaasokle Somali yaa iskudaraaa iqabata lkn maalinteedaan sugaynaa iinsha allah 🥰🥰🥰🥰
My people 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🌍🌍
Duumo iyo malaria laga dawoow deeq allaa lehe caronana naga difaac mcha allah ereyo macan👌👌👌
War heedhaha aaway khadro maxamed xirsi gabadhaas wn jeclahay runtii hadi ey marwo tahana ha iga raali noqoto💟🙏
Xaqiiqdi waa jawaabtii saxda eheeed ee aan sugeynay 🖒❤❤❤.
Love dadki DDS Allah haidin barakeyo I.a
From NFD wn idin salamey tolka💋🇸🇴❤
Qali igu salan nfd beerta nabada from noth america
minutes
@@ahmedhanshi2422 to Lzs
Z
A
somalida Ethiopia wlhi ini wataa from burco gopolkii raga somaliland❤❤❤❤💎💋
😂😂😂 gobolka raga magaca ki bixinayay mu cabsana nio
Dhi
@@Scarface744 waayo nio🤣🤣🤣🤣
Masha Allah nlololw wllkyi♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Wowow ogadenia ❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺
😂😢😢😮😅
Sucaab
Diinteena wacan Afartii meel degtaba Dabka Ay shitaan🙏🏻🙏🏻 Wiilkan mashalaah Allah haxiftiyo ❤❤ inaadeer dhulkeenii Mashalaah Allah hainoo barakeeyo
Run badanaa wiillku please horey usoco sxb dhaanto walbo aad qaado qodob ayey tabataa thanks 🙏
Waaa jawaab ku fillan tii cali muxiyadiin cod buuu hayaaa ❤❤⚘⚘⚘
2024 ya daawanoya😂
✋️
Dhamaadki 2024 dawanayaa😂
Wow masha allah dadkeygi 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶
Jwbtii saxa Ahad watan Huuno jibo 😍😍
Manshaallah Anwar Anwar muxiyadin ya ben dahay runti
From puntland 🇸🇱 lkn ilove DDI🇬🇶
Shukran 🥰 sidoo kale ♥️💋 Puntland
Rihanna Ruhii ogadenia wayen not waha shekay sid
🤣🤣🤣🤣 reer puntland qadiyad baa gashay wlhy 🤣🤣😂😂
Aniga dds iyo puntland ba wn udhashay ilaahay labadayda gobol ha dhawra ❤❤❤
Rihana walal makalfogin marwalba
Wow Walee muxyadiin wan sugayay boqorka codka
Jawaab wacan ma's Allah reer Dds💙❤️💚 horumar wcan idiin rajayn from puntland 💚💙
Dugsiga iyo quraank iyo Diinteena wacan afartii meel dagtaba Dab ardaa loo shidaa
Digri iyo xadradu marna kama damaan
Masha allah
Ogadenia allow idin barakee wan rajayn haya in aan maalin un imaado
Isha Allaha Amiin yaa Rab
Wll maxaa ku diiday Somali galbeed
Wayo cadawga ayaa ugu tala galay magacas in aw ummada somaliyed ku kala jaro
@@alimuhudin9980 somali galbeed wax la dhaho ma jiro dadki u dhintay wadanka aya ku suntanan
@@rock_diamond9475 🙏🙏🙏🙏❤
Nimcaan wali Cali aamiin wll ❤️👍❤️
Horay u socda DDS, dhulkow aabahay beri kasoo dagaalamay xuriyad raadinta! from; Beledwayn iyo beerlula daan jeclaa!
Waxaan diidnaa in somali hoos looga dago
Somali nimo wax ka hoosaya nama qaado
Waryahen waar maxuu idhi, nacaala sheydan kuyaal! DDS daqanka somalida inad keedisan ban idinku ogyahay. Kudos.
Kabaaaax! Jikada ku dhaantrynayaa 😂😂😂😂
M.a jawb quruxbadan 🤤😭😭ilahow run nuka dhiig
From muqdisho❤️DDS waa idin wataa
💋💋🤍🇸🇴
Wwww Muuqaalka iyo Codka waa heersare😍😍
Jawaab munzaiba xin ma aha ee silsiladihi somalida la soo celinaya keep going..
Wwwww jaawab saxan keed going walal aan jecelahy
Waan tagger fanaal pk❤❤❤❤
No baraf waaye xiisyuu you wadankednii😭😭💙👏👏✌️🌹
Masha Allah dhulkeena somaliweyn qurx 😍😍
Mansha Allah afkaaga caano lagu qabay muxuu yiri dalshisheeye iyo meel uu barka da.o ha kudilin naftee intaas baa inga gadan abti 🌻❤
Viva ogaadeenia
Jwb iga deh alaa wilka sibaan iskaga jclhy INA ader Allah hakudesto I.a
Ayayayaya qatar wallahi... Dhigaaa ikacay
Keep going capital OG the one love from Kenya Garissa ✌️🇸🇴🇬🇲
P8p26pp7pyq76
Ya' punk ass hanad
#GARISA💙#SOMALIA
Runtii waa dhaanto
Qiimoheeda leh wlle
First 🥰
Mansha Allah
From burco gobolka raga, jebiya bahasha , nacalaa shaydaan ku yaal 😂😂
From k g s❤
Haye
Asfgd 0:54 0:54 0:54
MUXYADIN SHAAHID❤❤❤❤❤❤ ha socoto silsilada....M
This just beautiful urgh we really are most cultureed and the most littlest Somalis 😍 love my people ogs❤️💙💚
Anaa waso Ahmed madoobe iyo ileey dhabo dhiliff aa tahiin
@@hsbuhsbs6837fyi 1gg
Love you z
Kjjdvvc
😍😍😍😍😍😍😍💖💖💖💖
@@xamsecabdisheekhcali2577m0l000000000000l8i7
From Dds wlhi uxiizEy
Dalkygiiii
Wah Wah Eesh Calaa
Dhantada Gabdha ciyaaraya meel kasta oo aad aragto way Xijaabanyihiin Soomaali Galbeed maahee waana dadkii Soomaali ugu dhaqanka adkaa Gabdhahu ha xijaabteen
Aad baan idin jeclahay xaqiiqdi illaahay ha ii kiin xafido dadkeygow❤❤❤❤❤
Dadkeygii allaha idin xafido
Wadkeyga allaha xafido Allahuma Aamiin 😍😍🥰
nin kan wan jecelhy ya isiya lanbarkisa
@@shugriibrahim2285 Hhhhhh raade waad haleysaye gawar nambarkaydoo laaradin jiraa laaa arggejiri wamaxay gawadoo ningaa nambarkisoo radineysoo hayaay🤣🤣🤣
Intii deegan ka soo jeeda ee qurbahana joogaa
ninkan shaahid ah abwaan dhaaf weeye midha culusaa!
Asc wala isodira labarakaga ❤ Taleefan kaga isodira 🎉
Soomali State Dad TashadeY Form Gobolkii Gobonimada Sool
Inshallah sol iyo sanag cayn markoodi waazoozocdaa inshallah
wwwwww jabta wey shintye ali dhantow imow hee watan laguso jawbye imw dhulkag hooyo
Viva dhaanto horumarka sii wada keep going 👍
Wowow ❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺🌺❤️❤️❤️ogadenia ❤️❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺
cali dhaanto jawaab culus ayaa la siiyey sas weeye muxuyadiin horey usoco dalka rag baa kuharey