JAWAABTII WARDOON Muxiyadiin Shaahid Dhaanto Dara Sudha 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 664

  • @ddstv7484
    @ddstv7484 4 ปีที่แล้ว +8

    My best dhaanto waa muqaalkii iyo actionkii dhaanto ee ugu quruxbadnaa ee isoo Mara.

  • @husseinmohamed9809
    @husseinmohamed9809 ปีที่แล้ว +5

    Beautiful song. Much love from Garoowe

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 ปีที่แล้ว +8

    Ceebtiina ma ahan inaad kolba kuwa gumaystuhu keensadeen uheestan dadka damiirka leh waa kuwa kawada hadla xaqiiqada jirta ee dadkooda iyo dalkooda kusuganyihiin ilaa goormaa runta laqarini wali mahayno jawaab caafimad qabto iska cambuulaysta aabayaal❤️💯❤️

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 25 วันที่ผ่านมา +1

      Taasi adi kuuma taalo ciyaal ka.ahow waa siyaasad yaaku yodhi ka hadal

  • @abdiqaninor7385
    @abdiqaninor7385 4 ปีที่แล้ว +14

    Jiga jiga love all my pple
    From mogadisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SoloCade-n7f
    @SoloCade-n7f 11 หลายเดือนก่อน +4

    Nin raag wan ku jeclahay muxiyadinow❤❤❤❤

  • @salaadsalaadmaxamed
    @salaadsalaadmaxamed ปีที่แล้ว +4

    Viva axmed muxyadiin shaahid number one fun caruurta hanagu soo dhisin

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 4 ปีที่แล้ว +74

    Inta ka shikisan inuu erayada iyo laxanka Ahmed budul sameyay like sara😁👊

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว +1

      ma samen muxiyadin sameyay

    • @rweydadiriye8729
      @rweydadiriye8729 4 ปีที่แล้ว +1

      Wala iskaaga so qori karra

    • @shukriahmed9969
      @shukriahmed9969 4 ปีที่แล้ว +1

      Tani waa axmed budul iyo geerara kiisii

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 26 วันที่ผ่านมา

      M​@@shukriahmed9969 ma aha mixyadiin waa abwaan buuxa

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 25 วันที่ผ่านมา

      Mixyadiin shaahid waa abwaan buuxa ogow

  • @alihassan4398
    @alihassan4398 3 ปีที่แล้ว +10

    boqortoyo somaliyed wan idin jeclahay ❤️❤️

  • @fartunhassan8343
    @fartunhassan8343 4 ปีที่แล้ว +4

    Ka bax warkaas imarayo viv wiilshana dalka jogo❤️❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺

  • @iqraosman7438
    @iqraosman7438 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhantandad axmed budul aya sodhaxgal ee uu daya muxiyadhin iyo Ali dhanto

  • @umoayman6373
    @umoayman6373 4 ปีที่แล้ว +77

    KANI WAABA XOOLO ISAGU AFSOMALIGA MICNIHIISA MABA YAQAANO CAY UNBUU YAQAAN.. CALI DHAANTO WLEE WAA WADANI
    FROM. DHAGAX BUUR.. JARAR JANNO.
    INTA IL QABTA LIKE IGU RAACI

    • @nimohaji4585
      @nimohaji4585 4 ปีที่แล้ว +3

      Ax ax cali dhanto muu helin jawaab ku haboon weli tolow silsilda ma Loo ogal yahy Gabdhaha aan soo gale si aan cali dhaanto igu jawabo nimco form Garowe

    • @kafeyokayfmcalinmclin4570
      @kafeyokayfmcalinmclin4570 4 ปีที่แล้ว +2

      Adeer malaha waa haragii liyuu bolis kani

    • @jigjigabroadcastnetwork9209
      @jigjigabroadcastnetwork9209 4 ปีที่แล้ว

      @@nimohaji4585 wad so Gali kartaa lkn gaadhi ha soo raaciN

    • @khaliiffarax6507
      @khaliiffarax6507 4 ปีที่แล้ว

      @@nimohaji4585 haa abayo waloo ogol yahy lkn.sil silado qof micnaheedabadalayo inlaga dhow ro ayey aheed runti

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭😭

  • @kasimhashi9959
    @kasimhashi9959 2 ปีที่แล้ว +6

    Waa caytantay mooyee ma jawaabin

  • @hashimuahmed0769
    @hashimuahmed0769 4 ปีที่แล้ว +128

    Silsilada xeerkeedi kusoo laabta ayaan leyahy murtina la imaada jwbti ali wali miidan keenin wllayal cay iyo caratan baan arkaa jwb ma arko anigu inta igu raacsan like 👍

    • @maxamedcade
      @maxamedcade 4 ปีที่แล้ว

      Anaaa kugu raac San jwb majirto waa cay wax iimuqda

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว +3

      wa la siyay jawabtisa

    • @xanaansaleban6280
      @xanaansaleban6280 4 ปีที่แล้ว +2

      kugu raacayi

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 4 ปีที่แล้ว +1

      Jawab kama dhicin wala catamay laxanki axmed budulna wan ujedna sorry awalba wan arkayay cay ma ahane inan wax kale lagaga jawabi karin aqon la an wa iftin la an aqon la an ta aya ugu wacan really am so sorry

    • @maqdashiyare4054
      @maqdashiyare4054 4 ปีที่แล้ว

      Aadiyo aadba kuugu raacsanahay wll
      Ila hada ruux caadi ugu so jawaabay male cali dhaanto lkn maxay tahay aflagaadadu yaab cali dhaanto sory walahi

  • @aminaabdirahman5434
    @aminaabdirahman5434 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc dhamantiin somaliyey yaa loo wada heestan 🏆🇸🇴🏆🇸🇴🏆🇸🇴🏝️

  • @mohamedkhalif8216
    @mohamedkhalif8216 4 ปีที่แล้ว +10

    Ina adeero raag iska celi iyo raabi kacbso isku mel magalaan
    Eee runtaa maishgtidoo sidee AL FANANAAA ALI DHANTHOOOO
    KEEEP GOING AL KAPIR ALI DHANTOO

  • @mohamedjamamuseali7947
    @mohamedjamamuseali7947 4 ปีที่แล้ว +11

    Dhaantadaan dhawr jeer baan ku cel celiyay si uu micno iga baxo. Lkn waxa igaso baxay inanu jawab u noqon karin dhantadi cali dhanto ee dawarra✅

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +50

    Dhaanto family ma ahi hadane waan jecelahay salaan boqortooyada From xamar cadeey

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 ปีที่แล้ว +10

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭😭

  • @abdirahmansalah8778
    @abdirahmansalah8778 4 ปีที่แล้ว +7

    # Best 🥁🎹🎸🎷🎺 Legend Music Henok Atlabachwe Jigjiga. 2020

  • @aminoali5930
    @aminoali5930 4 ปีที่แล้ว +3

    libaaxbaad tahy muxiyadinn waan ku wataa

  • @fahanomar1884
    @fahanomar1884 4 ปีที่แล้ว +4

    Hayey dhadh dharsan iga dheh horay halo socdo guul 💯💪❣️🌹,☑️

  • @ibraahimsheekhaden9762
    @ibraahimsheekhaden9762 4 ปีที่แล้ว +4

    Wa jawab sax ah erayada u fiirsada saxibayal

  • @AbdikariimMaxamuud-v8p
    @AbdikariimMaxamuud-v8p 22 วันที่ผ่านมา +2

    11 Dec 2024😢

  • @hibaknuora486
    @hibaknuora486 4 ปีที่แล้ว +2

    Ali dhaanto cid u jawapta ma la wayey cay mooye🤗✋🤗

  • @ZACK__JM
    @ZACK__JM 4 ปีที่แล้ว +2

    waan kuwataaa Abwaan muxuyadiin shaahid.....hoo warlaawe...

  • @king_naw3019
    @king_naw3019 4 ปีที่แล้ว +3

    Boqorkaa dhantadha marnaa wilkenaa horey usocoo abwe mcnee💎💎😚😙

  • @NadhaAbdi
    @NadhaAbdi 3 หลายเดือนก่อน +2

    👍👍👍

  • @xanaansaleban6280
    @xanaansaleban6280 4 ปีที่แล้ว +3

    weli ma hayo dhaantadii Run-dawara jawabteedii

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 4 ปีที่แล้ว +25

    Dulmi iyo walow dhul ku tacadi qabo
    Gaas kaan duhur ka dheer booyad lagu daldalo wax kadoodoo kadiira malee dihiin ani ahan tey waxan aamin sanahay in aan dhaantati wardon
    Jawaab saxa laga bixin☝️

    • @liibaanoday
      @liibaanoday 4 ปีที่แล้ว +2

      Sxp waa gartii ninkaan ma.jawabi karo nin dowlad deeganka joogo oo kale oo jawabi ka bxin kara ma jiro heesta inay meel kale la aadan mahee

    • @fahadabdi5584
      @fahadabdi5584 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa cadeen ah

  • @abdishukri5005
    @abdishukri5005 4 ปีที่แล้ว +17

    Muxuyadiin fanan qali ah ale hadayo❤🤝

  • @muusecageey3550
    @muusecageey3550 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxan cay iyo aflagaado ehey mesha kumaheysid muxiyadiinow boqorka dhantada magartiin adii iyo xulufadaadu sxp eehaiska waalin muxiyadiin🐕 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ali dhanto♥️♥️🎇

  • @carteclaahi
    @carteclaahi 3 หลายเดือนก่อน +1

    war maxat tiiro yaa abwaan 😊muxuyadiin shahiid

  • @abdirahmanwacays4066
    @abdirahmanwacays4066 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waayo ma Isaaqbaa mise Wa ogaadeen?

  • @maxamedsiciid7930
    @maxamedsiciid7930 2 ปีที่แล้ว +1

    Wuxuu yiri duul hore dantu waa seeto oo dunta soomliyeed waa la kala dabraye yaa ku yidhi dudmaa lagu kala maqnaa?

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 4 ปีที่แล้ว +1

    Afka Alle kuma gooyo muxiyidiin dadku wey deg dega yaan dhaantada waxaan urkaa iney tahay sax jwbta micnaha dadka qaar u arken xaalka qaata sababto ah dhaanta ma taqaanaan waxey ledahay jwbo badan kuleyl & qabow & Amaan & garbaash & baraarujin wey nuucya badan tahay Abwaan Ali dhaanto gef kuma Ahan Asaa Awoodo inuu u jawaabo ka suga fudeydka daaya dadkaan kala Aragtida duwan fanku wax heydin fahmsiiyo 2 fanaan waa siman yihiin waana wallo culeysna qofkey ku heyso dhantadan iney ku jirto wax caay Ah waxaa saxaaya fanaanka kali e cali dhaanto insha Allah thanks Fanaaniinta 2 duba

  • @Handule969
    @Handule969 4 ปีที่แล้ว +21

    Dhaantada xeerkede Hala ilaaliyo. Dhaanto lab iyo dhadig cay isugu jawabaan waannu aragnay lakin dhaanto nin uu nin kale cay ugu jawaabayo waa xeer kagudub iyo Wax laisku maxkamadeeyo

    • @Hireyinc
      @Hireyinc 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/tFSDiD7gJC8/w-d-xo.html

    • @maxamedmuxumed5730
      @maxamedmuxumed5730 4 ปีที่แล้ว

      Haa wllhi waa runtaa ✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️✔️

    • @kawsarahmed-vx4kq
      @kawsarahmed-vx4kq 3 ปีที่แล้ว +1

      Rag iyo dumar inay is caayan mxaa caadi kadhigay yaab Bdana qof waynba tahee walaal waxa ku hadlaysid isla fiir!😏

  • @shakurmahamedshakurmahamed4760
    @shakurmahamedshakurmahamed4760 4 ปีที่แล้ว +3

    Jawabti cali dhanto masha kuma jirto waxan arka qof caytamaya marka jawabta cali dhaanto waxan uga fadhina abwano qabiir leh lkn wilkaan midka kala ee socaytamy wad qasarteen jawabna minankeenin rali ahado jawabta way ufuruntahay abwanada mel kasto Somali jogta hajogane

  • @shafeecaar2521
    @shafeecaar2521 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhaanto iyo badh kaba laxan iyo music 🎵 macaan tii hore

  • @mohamedisseabdirahman4062
    @mohamedisseabdirahman4062 4 ปีที่แล้ว +1

    Qof qurba markuu tago miyuu isbedelaa ali saw kii joogay ma ah waa jawaab sax

  • @mahamedali7783
    @mahamedali7783 4 ปีที่แล้ว +1

    Xeerkina waad ka baxdeen jawabtii ali dhantana mahaysan

  • @mohamedmusa3678
    @mohamedmusa3678 4 ปีที่แล้ว +6

    Ma anaa walan buu yidhi mise cadan baa laga hesaya oo ninkani hada masas buu lashir yimi ilaa hada Ali dhanto wax ujawabay mahayno cay iyo aflagado mansadu kareban nin lasodirsaday saw maso dortaan bay xaladu taganthy

  • @cawonuur7000
    @cawonuur7000 4 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkkk viva cali dhaanto cidna ma caayin runtuuuun ayuuuu ka hadlay meeesha waxba kuma haysaane iska aaamus

  • @azmishhapdirahman6461
    @azmishhapdirahman6461 4 ปีที่แล้ว +81

    Tani waa jawaab darisku idiinsoo dhiibeene huuno hhh jawaabtii cali dhaanto wali wan sugaynaa🤣😂😂

    • @xisaabiyosaynis8479
      @xisaabiyosaynis8479 4 ปีที่แล้ว +3

      Dariskuna waayo igadabagee

    • @fartunomar2528
      @fartunomar2528 4 ปีที่แล้ว +3

      Huuno wad iga qoslisey lkn wa run jawaabtii dariska wey tahey!!

    • @abdullahifarah3192
      @abdullahifarah3192 4 ปีที่แล้ว

      Naafo

    • @Israqueen7
      @Israqueen7 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂 Right we are waiting😂

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 ปีที่แล้ว +9

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭😭

  • @eng.koronto1149
    @eng.koronto1149 4 ปีที่แล้ว +45

    Waxaan caay iyo aflagaado aheyn meshan igama bixin
    Wan Ka xumahay meshuu maraayo geyiga somaliyeed ma ahan wax lagusii firsan Karo
    From xamar Cadey

    • @Daahir037
      @Daahir037 4 ปีที่แล้ว +3

      Waa eroyo sarbeeb ah wax cayana kuma jiran sxb

  • @mohamedali1283
    @mohamedali1283 4 ปีที่แล้ว +4

    Muxiyadiin sxb waad lawayday ee cay iyo caraantan ayaan argna ee isa soo sax cali dhaanto legent waye

  • @abdinurabdullahi9371
    @abdinurabdullahi9371 4 ปีที่แล้ว +12

    Dirqi iyo ilmaha lagu dhalay dumaal ee daluun madow u damaashadi jiray durba waalikii daalac uma qabsado halkaas waxba iiga baxay ee wax ma kaga bexen aqriste

    • @mohamedyare2092
      @mohamedyare2092 4 ปีที่แล้ว

      Yes waliba wax wayn

    • @mohamedyare2092
      @mohamedyare2092 4 ปีที่แล้ว

      Qof si fiican iigu fasiran waan rabaaa

    • @sahracisman4351
      @sahracisman4351 4 ปีที่แล้ว +4

      Aniga wxay ila tahay jwbtan inay sax tahay.. walawada ogyahay deeganka wuxuuso maray iyo sidu hada yahay👍💯

    • @lulahmed9303
      @lulahmed9303 4 ปีที่แล้ว +1

      Mxa lagawada maigu cawiin karta

    • @mohamedaden2083
      @mohamedaden2083 4 ปีที่แล้ว +1

      Wax aan aflagado ahayn oo meeshan kabaxay majiro

  • @hamuunoghamuunog1097
    @hamuunoghamuunog1097 4 ปีที่แล้ว +8

    Inta ila araagtay inu laxanka balaya yahay like

  • @apdihakim2305
    @apdihakim2305 4 ปีที่แล้ว +1

    Liibaax tahey szx

  • @aliahmedabas577
    @aliahmedabas577 4 ปีที่แล้ว +2

    waa cay caadiyee , war bahasha astura .

  • @abshirhamdi1572
    @abshirhamdi1572 3 ปีที่แล้ว +1

    Ato muxuyadiin halkeedi ayaad dhigtay
    ilmihi meelaha kasoo dhawaqayayna meel ayaad sartay horay usoco lagend

  • @idlehassan1474
    @idlehassan1474 4 ปีที่แล้ว +2

    Nice one I support you

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 4 ปีที่แล้ว +1

    well done viva tolkeey💓💓💞💞💞💞💞💞

  • @edebsanhassan2465
    @edebsanhassan2465 4 ปีที่แล้ว +17

    Inta ormo dhanto so dhibtay u argta like I sar

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 ปีที่แล้ว

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭😭

  • @ismailcali8204
    @ismailcali8204 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa waalaanl tahin

  • @calimuuse8853
    @calimuuse8853 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaadkaleeexatay jowwaaatu sidasmaha akishiona waykaaadaeayntahay waxsax ah lakaàlay saxiib

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 4 ปีที่แล้ว +42

    Dowliski so dadkale dacal kuma dhagana mid laso dirsaday soma daba gashan mid laso dortay soma si doratan ❓❗muxiyidin kama jawabi karo sorry axmed budul laxankisi arka kkkkk

    • @daarulkhayr
      @daarulkhayr 4 ปีที่แล้ว

      Kuwan maxay kajwabayeen difaac baykujiraaane runtaaa lamqarinkaro

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 4 ปีที่แล้ว

      Yaaa ka jawabi kara abwan caqli garasha dheer leh aya su'aal waydiiyay iyaguna way isdifacayane hhhh

    • @mohamudshiimoy356
      @mohamudshiimoy356 4 ปีที่แล้ว

      Alla mxad Fahantay wax ila fahmayba Adan ku Arkaa isha ayaad ka tuurtay

    • @axmadnuuribrahimnuur5377
      @axmadnuuribrahimnuur5377 4 ปีที่แล้ว

      waa runtaa

    • @libaaxbanaandagay7687
      @libaaxbanaandagay7687 4 ปีที่แล้ว

      Jawaabti waa la
      Hayaa lkn cid aan u
      Dhiibo ayaan la'ahay

  • @asirsheikh6900
    @asirsheikh6900 2 ปีที่แล้ว +1

    Al abwaan +fanaan muxiidiin shahid

  • @abdifatah3820
    @abdifatah3820 4 ปีที่แล้ว +2

    Ila axmad budul adimihisa so kla qado coment bixin mayo waiting the super altra legend common budul

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 ปีที่แล้ว +2

    Darbiguu xigtada daalim kala dhex dhigay iyo dagaladuu midba deyr kuxiray iska daawadow ma isku dari kartaa 😍, qabcadaasaan aad ujeclahay,

  • @saahidgadhyare9988
    @saahidgadhyare9988 4 ปีที่แล้ว +2

    Abwaano waa weyn oo darawiisha soo gelaya silsilada wardoon
    Dhulbahante vs ugaden baa isla yaqan sugaanta

  • @Ahmed_geo
    @Ahmed_geo 4 ปีที่แล้ว +2

    xaqiiqda dhaantada run dawara jawaab looma hayo qirasho moye

  • @mohamudabdullah3398
    @mohamudabdullah3398 4 ปีที่แล้ว +59

    Qofkan Muxyadin mahn ee waa axmed budul🤣😁😁 yaa igu raacsn

  • @shuebabdirashid9839
    @shuebabdirashid9839 4 ปีที่แล้ว +1

    Zorry wllhi

  • @ZACK__JM
    @ZACK__JM 4 ปีที่แล้ว +1

    Ali.waa iska sheekeenayaa.wlhi.
    meesha.ragiibaa..soogaly..muxuyadiin.shaahid......Anwar toti

  • @ayaansulub3894
    @ayaansulub3894 4 ปีที่แล้ว +11

    Cali dhanto wali loma helin jawaan from hargeisa

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhan jira well done Muxyadin

    • @fadximuuqay
      @fadximuuqay ปีที่แล้ว

      M8dexidwrih7dac🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @jheelochanell7345
    @jheelochanell7345 4 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhanto was lagan waxani uma jawaab kawran

  • @nuurshcali7884
    @nuurshcali7884 4 ปีที่แล้ว +1

    Dawliskii sow cidkale dacal kuna dhagana mid lasoo dirsaday sow ma dabagashaano sow ma sii doorataan ayaan jwb u rabaaa

  • @maymuuncabdiraxiin5707
    @maymuuncabdiraxiin5707 4 ปีที่แล้ว +8

    Ethiopia maa jawaabta kuu soo dhiibtay🧏‍♀️

  • @waaweyneabdi7078
    @waaweyneabdi7078 4 ปีที่แล้ว +1

    Jwbtii waxaan kasugaynaa faniintii dhaantada garabkii onlf ee kenya kasodhaantayn jiray kuwaani waa kuwo wali xorayn ubaahan oo runta kacabsanayee

  • @dajiyedesaid6417
    @dajiyedesaid6417 4 ปีที่แล้ว +7

    War Nio Wad Caytameysa hdda Jawabti Hore Baa Dhantay midan Wllhida yaigU Racsan

    • @Abdullahidhaqane
      @Abdullahidhaqane 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxkastoo macan waxa ka macan Hadalka allah 😭😭
      • hadaa igu Raacsanthy like isaar wll
      • Allah dartiisna subiscaribe igu sar 😭😭

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkani raga geesi

  • @IbrahimKhalil-rm4li
    @IbrahimKhalil-rm4li 4 ปีที่แล้ว +20

    Ahmed budul hadad wax hayso garonka so gal carurta haiska hor marin 🤣😂🤣

  • @cismaansalaadxaashi8614
    @cismaansalaadxaashi8614 2 ปีที่แล้ว

    Fast as

  • @Caska143
    @Caska143 4 ปีที่แล้ว +4

    Like ayaaan Saray lkn dhantada markan dhuxay Miraheda dislike baan dhahay why waa Caay iyo DeelQaaf somalinimo wax dhama lawaa 🇸🇴🇸🇴

  • @jaandheer
    @jaandheer 4 ปีที่แล้ว +2

    dhaantadii Cali dhaanto waxay ku socotay dhulbahnte ogaden inay isku jawabaan ma ahayn maigu raacday ✋✋👍

    • @Abdihakim-je8bt
      @Abdihakim-je8bt 6 หลายเดือนก่อน

      Oo ma idnka Dhaanto ku jawabikara😂

  • @yusufgaraad9992
    @yusufgaraad9992 4 ปีที่แล้ว +3

    muxiyadiin shaahid awal waan taagerijirey lkn hadda waankala noqday waayo aflagaado buu ku bilaabay abwaanimadiisaa....... waxaan ku arkaa meesha erayada inu asago leeyahay

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 4 ปีที่แล้ว +2

    Run dawara jwbteena waa in etopia laga xoroobaa oo maamul la sok doortay iyo booyadaha shidaalka daldalanata la is hor taaga
    Yaa igu raacsan

    • @abdullahiahmed3724
      @abdullahiahmed3724 4 ปีที่แล้ว

      addunka sharaf baa lagu jooga ama sharaf baa lagu dhinta waxba kama dhaxeyan

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 4 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiahmed3724 waa sida gobta lagu yaqaan

  • @kadarkhadi3396
    @kadarkhadi3396 4 ปีที่แล้ว +2

    Dislike waa muhiim jawabta dariska soo direen wax hala tuso👎👎👎

  • @abdishukri5005
    @abdishukri5005 4 ปีที่แล้ว +3

    Halyay somaliyed muxiyadin

  • @bashirali3202
    @bashirali3202 4 ปีที่แล้ว +1

    tani jawaab sax ah maahan, dib isugu laabta ama ka seexda🤫

  • @deeqoadamhussein5441
    @deeqoadamhussein5441 4 ปีที่แล้ว +5

    Shidalkii booyada lagudaldalay kama so jawabin nin ladortay so masiidortaan nin lasidortay so madaba gashaan kajwb caayda iskadhaaf

  • @foziyailwad3341
    @foziyailwad3341 4 ปีที่แล้ว +1

    Tani jawabti cali dhanto mahee waa aflaagdo

  • @HankaSare
    @HankaSare 4 ปีที่แล้ว +2

    Hoo warlaawow!!!

  • @SalmanAhmed-mb6gk
    @SalmanAhmed-mb6gk 4 ปีที่แล้ว +4

    ✔️dulmi iyo wllow
    Dhulku tacadi qabo
    GaSkan duhurla dheer
    Booyad lagu daldali
    Waxka diiroo kadooda
    Maleedihiin erayadAAZ
    JAWAABTOODII XAGEEKU QARISEEN
    INTA ILA ARAGTAY INAYNA JAWAAB HAYN LIKE HA IISAARAAN🤣🤣

    • @bisharomaktal4400
      @bisharomaktal4400 4 ปีที่แล้ว +1

      Inaycaytamaan waxakukalifaybasoo jWabtay waayeen ma aha

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +2

    calina saxan ciyaalkuna saxan
    cali saxan oo waxa jiruu kahadlay
    ciyaalkana saxan oo cali waa kadalan doolay deegaankoo xaladiisu liitado marka halkaa kawada

  • @sakhiyahennadesigns4108
    @sakhiyahennadesigns4108 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta ka hesha dhaantooyinka #like dhac ku siiya 😘😘😘😘

  • @canabmacalin6892
    @canabmacalin6892 4 ปีที่แล้ว +1

    ciiyalkani hadey sokaceen waxayna maqleen dhanta la qada markasey maq maq la so istagen

  • @abdisamadali2923
    @abdisamadali2923 4 ปีที่แล้ว +8

    Meeshan waxan ka arka wiil xamaasadeysan carrana u dheertahay e jawab ima muuqato kow waad kalexatay shaahidow laxanki iyo xeerki silsilada calina wali jawab uma haysid e mesha aflagada la timadey waadna ku ceebowdey wlh dhaantadana waxan ka dhadhaminaya miro axmed budul kuuso dhiibey ayadana waxan leyahay marada aya kaga dhacdey

    • @suleqaahmed4423
      @suleqaahmed4423 4 ปีที่แล้ว +2

      Ali dhaanto iyo dhaman Somali weeeyn jawabtey suugayen wax heelay majiirto taana waa fooodo aay wadan xukunka kajiira maanta jigjiga lkn waay dhamandonta beeenta insha allah

    • @abdisamadali2923
      @abdisamadali2923 4 ปีที่แล้ว

      @@suleqaahmed4423 wa sax wll cali dhaanto fanaanka somali wayn jawabtisi wa lala marin hababay o meel kle aya loo raray ayado waxa ka jira deganka la daboolayo xaqiiqadana ka fog waxa kajira degan o wa arin la ga run sheegin

    • @Hireyinc
      @Hireyinc 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/tFSDiD7gJC8/w-d-xo.html

    • @muxyadiinshaahid9902
      @muxyadiinshaahid9902 4 ปีที่แล้ว

      Sxp laxanka iyo musicga ma aha waxa laysu jawaabayo ee waa ereyada iyo u jeedada inaad fahanto isku day

    • @amiirmahad4446
      @amiirmahad4446 4 ปีที่แล้ว

      Cabdi samad Ali wax garad bathy ma ila argta in ay kamuuqato erayo axmed budul soo diray

  • @lababaarmedia7681
    @lababaarmedia7681 4 ปีที่แล้ว +1

    Alla way isku xaareen walahi jawaab mahayaan lakn wad ceebowdeen 😳😳😳

  • @mohamednooradanbarre4386
    @mohamednooradanbarre4386 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waxad iskuhyso malahan ee cantarabaqashka nagadaa jawab wafi ah bixi ama iskasexo cay mesha laiskumaogyn

  • @weeksomalimusic6169
    @weeksomalimusic6169 4 ปีที่แล้ว +2

    Muhyadiin waxaan ku codeeyay mar hore boqorka dhantooyinka lkn hadaa aad ayad u qaldantay war adigu dadkad fanan u tahay ee dawlada hadad u tahay dawlada soo dhafi maysid wanad ku khaldantay dhantadan sbbyo ah macalaa xeerkii silsilada ayad ka baxdeen

  • @keynancabdi3193
    @keynancabdi3193 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan waa caytamayaa balse jawaab meesha Kuma hayo markii horna waa dedaya hadana waaba caytamayaa balse hal wiilbaa silsilada si fiican uuga jawaaban

  • @maslahahmed7766
    @maslahahmed7766 4 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Budul qabada kasoobax waan ogsoonahay inaad adiga tahay qofka kadambeeyo ereyadan iyo laxanka

  • @ksomalilandlover1215
    @ksomalilandlover1215 4 ปีที่แล้ว +1

    Dunta somaliyed waya kala dabraye ya kuyidhi dudma lagukala maqna 👏👏 waruunti wale, iskumana dari karane wey iskusi dirayan!

  • @maryanmahamed861
    @maryanmahamed861 4 ปีที่แล้ว +2

    jwbtii cali dhanto wali maydin ka soo jwbin pls idinkoo xnaqin jwb keena

  • @cabdicaligeele5254
    @cabdicaligeele5254 3 ปีที่แล้ว +1

    Ish calaa dhaanto
    M.a

  • @shukriahmed9969
    @shukriahmed9969 4 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa aflagaado muusic lasaaray

  • @mxmdkey12
    @mxmdkey12 2 ปีที่แล้ว

    legend cali dhanto maba naqano anaga muxudin ba wadana ilen asaga abwan no ahe

  • @mahamudosmanhussein9682
    @mahamudosmanhussein9682 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkaas Jawabtiisii mahaysaan middaan waad isku xaarteen jawaabna maahan eg maasaddii dib uugu laabta.

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว

      wala siyay

  • @dhuuxlacag4870
    @dhuuxlacag4870 4 ปีที่แล้ว +14

    Fartani waa tii Ahmed Budul muxuyadiin saahid waa uu ku khaldamay dhaantadan aad baan ooga xumahay

    • @Norwey000
      @Norwey000 4 ปีที่แล้ว

      ahmed budul shaqo kuma leh

    • @Hireyinc
      @Hireyinc 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/tFSDiD7gJC8/w-d-xo.html