Waa halka dhaanto moobilkayga ku jirta marar kasta waan iskaga celceshadaa weliba isagoo dhaantadan ka hor qaadaya ciidamada liyuu boolis erayo cajiiba ku jira
War Somaliland ha odhan zxp niman jabhad ah baa idin la dagaalamayay reer somaliland Dulmigaa raali kamay ahayn muuse ayaa gaystay dulmigaa waanay la go.day
DHAANTOOYINKA NOOSOOBADI WALAAL ABDI WALI RAZMI
Dhaantadan waxaan dib usoo boqday maanta Tariikhdu Taha 26 8 2024 waxaan ka imid furumaha hore ee dagaalka barakeysan ee kula jirno khawarijta !!!
somalia 🇸🇴 mardhaw waa seve idamka alle❤❤❤❤❤❤
Dhantadan waxaan dawanayaa caawa oo alshabab nagu sookhaldantay we love you liyuboolis
Anna waxaan daawanayaa isla Liyuu oo Al shabab cashir ugu dhigey Jubada Hoose Somalia.
Masha Allah cimriga hajiro gobonimo ku waara asxaabey shertana ubadiya
Heestan 8/25/2023 ayaan soo raadiyay after Goojacade😂
Goojacade ayaan ku arkay isku mid
Waa halka dhaanto moobilkayga ku jirta marar kasta waan iskaga celceshadaa weliba isagoo dhaantadan ka hor qaadaya ciidamada liyuu boolis erayo cajiiba ku jira
Heestaan waxaan dhageysanaya October 2022 Maalmo ee beesheeyda Xawaadle dagaal kula jirto Qawaariijta allaha nagu guuleeyo 🤲🏼
Guulaysta wabiga ku gura 😂😂😂
Asal 👏👏👏👏
M.A HORAY USO WALAAL
Waw caaadi maha waa dhanto aad umacaan masha alaha
Heesta had halkan uso galay inn dhagesto dagaalka xawaadle iyo shabab kubartay 8/9/2023 yaa ila dhageysanaa axyaa cod from Mogadishu al murusadiyah
KEEP GONIG PRO
Dahirr dhiibo dhall abo weeye.....
Alaa yaa cisaak yaa awaan muxuysdin Shahid takhaal garashad abwaneed Alle kama khado Insha Allah amiin
Horay u soco wllky 💕💕💕💕💕
Ogaadeen laandheerayal noloshu idinma ciisho
Amin ya Allah
Nice dhaanto
Codbaa Ku Xiran wllhi
Free dhaga hadal canfarta wixi helay laybay
Wwwwwwwwwwww.m.a.abwaan.muxuyadiin.shaahid.nin.culus.alh.ku.xfdo.guul
Ajashaada Gashay ya iso Aad ku Yiri
Al shabaab wey sp Qaldoomeen mrkaan 😅
Dhaantadan waxaan dhagaysanayaa anigoo jooga Goojacade oo nimankii kibray ee Somaliland Cagta mariyey.
War Somaliland ha odhan zxp niman jabhad ah baa idin la dagaalamayay reer somaliland Dulmigaa raali kamay ahayn muuse ayaa gaystay dulmigaa waanay la go.day
Horay usoco walaal
Illohow alshabaab Io wixii lashaqeeeyaba dhulka lagooooooooy🤣😅
love the words, thanks
Ajanabiga kale eerso ma anaa ku idhi, kenya ha baxdo kuwa nagu wareeriyayow dhagaha fura 😂😂😂
Waan ku Heystaa
Mzhaa allah
Masha Allah
Dhantada waxaan dhagaystay markii AS lagu xasuuqay dowlad deegaanka oo ay si ilduufnimo ah Ku galeen
codkaa inaba caaadiii mahaaan
markey al shabab werarku qaden liyu police Ayey igu so dhacday heestan from jowhar
Thanks Sxp sare Halkaadaad Ka Hal Gameysaa
Maxad kwdaa ooo inlala dago udiiday
DHAANTO SHIDAN
Heesti canfarta loqaday
Alow idindaa liyuubolis
Jumalada kaliya la yabay waa geeridonow maxaan aayar soco ku iri 😂😂😂
Eedi doonoow maxaan aayar soco kuiri
🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
free dhaga hadal
🎉🎉🎉🎉
💪💪💪💪💪🤙🤙
Mid itobiya adi wakil kamatihin awalba xolo daqa keway kijadka mase kidajinay xolaha mase midnaba
YAA
YAA
❤❤❤❤❤❤👍
Waad ilduftee Maxaan
Waano kusoo akhriyey
Eedi doonow Maxaan
Ayar soco ku idhi
Arimahan ku helay
Imisan kaaga digay
///////()(())$))
Erayadu caadi ma aha
M.a
🎉😊
Xageey kasocotaa dhaantadu
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
❤🎉❤❤🎉🎉
Heestan mxan inbadan maraaga,buurta hodan iyo saldhiga beri ku dhagaystay anagoo cibaadaysanay ayaamo cajiiba
Hadeer anoo ceerigabo ka qaday oo maxabiis ka dhigay baa dhegaysanayaa😂😂😂
MUXIYADIIN SHAAHID
Haa
Asc😂❤❤❤❤❤😂😂❤😂
YAA
8134
M.q
Flexy remit is a leading money transfer service provider bringing your support those you love
❤❤❤❤
yeah
M.a
❤❤❤❤❤