Ruushka oo si aamusan u qabsanaya afrika! 5 Dal ayaa hadda gacanta ugu jira

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 136

  • @Hoggaamiyemaxamedcabdiraxmaan
    @Hoggaamiyemaxamedcabdiraxmaan หลายเดือนก่อน +23

    Cabdiraxaan cumar sxp sarre wn ku salaamay alle cilmiga iyo cimriga iyo caafimaadka ha kuu barakeeyo

  • @Musteeyoow1
    @Musteeyoow1 หลายเดือนก่อน +27

    An Ku wada salino nabiga ❤scw scw

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED หลายเดือนก่อน +19

    Somalia 🇸🇴 ❤ Midnimo

  • @IOSALive
    @IOSALive หลายเดือนก่อน +16

    Waaberi Media, this video is a w

  • @SuhaybXakame666
    @SuhaybXakame666 หลายเดือนก่อน +8

    TEAM WAABERI MEDIA ON LIKE 👍

  • @SAHANHORUMAR
    @SAHANHORUMAR หลายเดือนก่อน +1

    Ku soo biir Sahan & Horumar! Halkan waxaan kula wadaagnaa talooyin safar dibadda ah, fursado waxbarasho, iyo dhiirigelin si aad u gaarto guushaada. Haddii aad raadineyso horumar iyo hagid ku saabsan safarka iyo nolosha, nagu soo biir

  • @CrixmanXuska
    @CrixmanXuska หลายเดือนก่อน +3

    Nabiga aan kusalino dhalinyaro ❤

  • @MaxamadWali-ou8px
    @MaxamadWali-ou8px หลายเดือนก่อน +5

    Hogaamiyaha hhmaatan joogo ee valadamir Putin waa nin balanqaadka ku fiican waa nin dhabarka aan kaatooganaynin hadaba hadaan kafiiriyo ruush ahaan ruushku waa quwad loolan adag kula jirto maraykanka iyo reer galbeedka hadii aan guumaysi kubadalo guumaysi kale ma waxaan ahay nin halyeey ah oo jecel dadkiisa iyo dalkiisaba waa Maya ruush iyo reer galbeedka waa iskumid waxba Kuma kaladuwana bas dal kastaba dantiisa iyo masaalixdiisa ayuu ilaalsanayaa labaduba masoodhawaynayo I love soomalia and I love Africa ❤❤❤❤

  • @maxamudxuseen4398
    @maxamudxuseen4398 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer wllhi wan ku tageera gulayso afka alla kuma gooyo amiin❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +13

    Walalayal an kuwada salino nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @laaska0014
    @laaska0014 หลายเดือนก่อน +8

    waa gumaysi gumaysi kubadal weeye

  • @CabdicasiisMaxamed-x2o
    @CabdicasiisMaxamed-x2o หลายเดือนก่อน +3

    CabdirXmaan cumar macalin sare

  • @hooskasii486
    @hooskasii486 หลายเดือนก่อน +7

    Gumeysi waa gumeysi France iyo America inee ku gumeystaan iyo inee Russia ku gumeysato wax farqiya uma dhexeeyo
    Africa goorme caqli yeelanaayan hadane dalalkaan badankood waa dalal islam

  • @xasansuudi4565
    @xasansuudi4565 หลายเดือนก่อน +1

    Ruushka ha aaminina , sababtoo ah iyagaa nafahooda aaminsanyn

  • @MaxamedJamac-jl8nr
    @MaxamedJamac-jl8nr หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahow somalia ugargaar

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim หลายเดือนก่อน

    Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤

  • @MohamedAHMEDMOHAMUD-z4l
    @MohamedAHMEDMOHAMUD-z4l หลายเดือนก่อน +4

    Ruushka Dhaqaale ma wato ee qori ayuu wataa waa gaajo 😂😂

  • @Zakaria_maxamed
    @Zakaria_maxamed หลายเดือนก่อน +3

    In lagu maamulo waxa kafiican in aad isma musho❤

  • @Sooyalka
    @Sooyalka หลายเดือนก่อน +1

    Halkanina waa wabari media ❤

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 หลายเดือนก่อน +5

    Adoonku ma xoorobo ee wa min sayid ila sayid

  • @SuhaybYare-yt7up
    @SuhaybYare-yt7up หลายเดือนก่อน +2

    Walal muqalo dini ah soogali oo dhirigalin ah si ay dadku u ogaadaan garab istaga ay dintu inogabahan tahay mahad sanid 👍👍

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน +2

    Subxanaallah Allow na amaanso

  • @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
    @AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml หลายเดือนก่อน +7

    Anu ruushka eega waan wataa Markle mooyee .

    • @IbraHim-Ajep
      @IbraHim-Ajep หลายเดือนก่อน +2

      Amba sidoo kle

    • @Adamshorta12
      @Adamshorta12 หลายเดือนก่อน

      Rushka waa dal xun

    • @IbraHim-Ajep
      @IbraHim-Ajep หลายเดือนก่อน +1

      @@Adamshorta12 sidu doono ha u xumado balse America ayaa ka xun

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x หลายเดือนก่อน

      ​@@Adamshorta12anaga shiico ahaan nooma xuma waana jecelnahay waliba asaga ayaa nooga kiin dhaw aad ayuuna idiin xasuuqaa hadaa tihiin Wahaabiyadda argagaxisada ah 😂😂😂😂😂😂😂😂🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷💪💪

    • @Adamshorta12
      @Adamshorta12 หลายเดือนก่อน

      @@IbraHim-Ajep mareekanka waa waxbadan nuu qabtay, mana ahan dalk xun . Lakiin rushka ii xulfadiisa ayaa ah kuwa kaliguu talisa ah . Democracy 🇸🇴🇺🇸♥️♥️♥️

  • @MaxamedXasan-zd1hy
    @MaxamedXasan-zd1hy หลายเดือนก่อน +4

    Welcome to somalia 🇸🇴 Russia

    • @AishaHassan-ck7dv
      @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน +1

      Mawalnthy Allah nooma geeno

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x หลายเดือนก่อน

      ​@@AishaHassan-ck7dv😂😂 wuu imaan doonaa wahaabiyadda Sacuudiga lagu soo tababaray wuu xasuuqi doonaa, hada kadib waxaa culimo noo haaan doona rag wax kusoo bartay Ciraaq iyo Iran Insha'Allah 😂😂😂

    • @MaxamedXasan-zd1hy
      @MaxamedXasan-zd1hy หลายเดือนก่อน

      @@AliAmino-w5x saas kama wadi Ani I mean bedelka mareykanka and Reer galbedka ruusha hanoo imado
      Suhufi iyo wahabi wa iska masakiin

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x หลายเดือนก่อน

      @@MaxamedXasan-zd1hy haa sxb wlhi😂😂😂😂

    • @MaxamedXasan-zd1hy
      @MaxamedXasan-zd1hy หลายเดือนก่อน

      @@AliAmino-w5x 🫡

  • @AxmedCiroole
    @AxmedCiroole หลายเดือนก่อน +1

    Sxb bur burkii Ciraaq xog fiican nooga keen

  • @cabdiraxmaansheekhmaxamed9497
    @cabdiraxmaansheekhmaxamed9497 หลายเดือนก่อน +1

    If there is a war, it is an opportunity for us as West Somalis to win Somalia 🇸🇴 insha Allah

  • @CabdilaahiXasan-u2u
    @CabdilaahiXasan-u2u หลายเดือนก่อน

    Afaakaaga ialahay kuu barakee❤

  • @Aadanxusee
    @Aadanxusee หลายเดือนก่อน +2

    Clraxmaan best 📺

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid waanka xumahay jaanis uma haayo waqtigan in aan r'ayigeyga kadhiibto markale waxan ku leyahay mahadsanid

  • @mrcrisaaqaxmed
    @mrcrisaaqaxmed หลายเดือนก่อน +2

    Wllo wlahi waan ku taagetara qisadayda maku shegaa😢😢

    • @Instagram_ultraHamza0
      @Instagram_ultraHamza0 หลายเดือนก่อน +2

      My wll iska hayso😂😂

    • @IbraHim-Ajep
      @IbraHim-Ajep หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Instagram_ultraHamza0 😂😂😂

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน +1

    Anika waxan aminsanhy inuusan ruushla kafiicnan donin reer galbedka

    • @AliAmino-w5x
      @AliAmino-w5x หลายเดือนก่อน +1

      Wuu ka fiicnaan doonaa wuxuuna garab istaagi doonaa Culimada Shiicada ahlu beytka ah waxaan dhisan doonaa rag adag sida Xuutiyiinta iyo Xisbullah argagaixisada wahaabiyadda waa u dhamaatay😂😂😂

  • @CabdishugriXasan
    @CabdishugriXasan หลายเดือนก่อน +2

    Hanbaloyo hanbaloyo walaalkay waabari media 550k

  • @MohamedShabeelo
    @MohamedShabeelo หลายเดือนก่อน +2

    Scw scw scw ❤❤

  • @MohamedIbraahim-fd8zo
    @MohamedIbraahim-fd8zo หลายเดือนก่อน +4

    Zxpoow 🎉🎉🎉🎉

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 หลายเดือนก่อน +2

    Russia 🇷🇺 ayaa dhaama galbeedka ha qabsado

  • @XamzaXasan-g5v
    @XamzaXasan-g5v หลายเดือนก่อน +2

    Anaa u horeeyo

  • @MohamedNasri-h1t
    @MohamedNasri-h1t หลายเดือนก่อน

    Marnaba hakukalsoonaanin gaal salaakiin dantu hadeekeento waamuhim

  • @GABCHEH_143
    @GABCHEH_143 หลายเดือนก่อน +1

    Wax cidanka military ga somaalia kiciya sidaso kale ayaa fiicnan lahay isbadal ooka soo saara amizom iyo cadaan odhan wax ay ay no qabanayan male iyaga Halka Ina dhigay wllhi intay nagu dhex jiraana guul inaga dheer ee Ani waxan qabaa inagau hadan isku hadhno in aan horumaro lataaban karo gadhayno ee Hala kaco oo wadanka halo kaco away da dii dhalatay 1990 ilaa 2000 ku was ba ku filan ee wadanka faraha haloo ga qado waa hadan wax maqlayno oo doonayno guull😢😢😢😢😢

  • @zakariyeciise8430
    @zakariyeciise8430 หลายเดือนก่อน +1

    Koofurta Sudan 2011 ayaa lasmeeyey sofiet-kana 1991 ayuu bur buray shaqo isku maleh.
    Wallka ku laabo taas

  • @Axmedphanamer
    @Axmedphanamer หลายเดือนก่อน +1

    Team waabari Media like plz

  • @mohamedabdirizaq2918
    @mohamedabdirizaq2918 หลายเดือนก่อน +1

    Reer galbed iyo ruush midna dan umahayo africa manleyahay afrika haysku tashato

  • @CqaadirAbuukar-d6f
    @CqaadirAbuukar-d6f หลายเดือนก่อน +4

    Top1😂🎉🎉🎉

  • @Mohmoudahmed-q3r
    @Mohmoudahmed-q3r หลายเดือนก่อน +2

    Asc walalka setahay cidwalba Africa way kusocaan baxdaa 😂😂😂😂

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 หลายเดือนก่อน

    Gaalo waa isku mid ama waa kud kaguur oo qanje uguur kalama roona waana wada isticmaalayaan waase kala yara roonaan karaan ayaanta hore mid ogoon dantooda iyo qayraadka afrika ayeey raadinaayaan kuligood ruusha ayaan doorbidi lahaa hadii an ahaan lahaa si aan uga faa iido inta uu kuwaan iska riixaayo

  • @sisayadee347
    @sisayadee347 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ahaan rushka wan wata waxana rajayna in Somalia oo afgambi ka dhaco si madax isku shegayasha Misha Laga saaro i.n welcome to Africa 💀

  • @mustafedarajo5300
    @mustafedarajo5300 หลายเดือนก่อน +1

    Waan soo dhawaynayaa ruska waayo
    Wadamada uu rushku qabsado uu dhisaa ciidan ahaan lkn reer galbedku wadamada way farataystan uun

    • @ZOWDOMAHAMUD
      @ZOWDOMAHAMUD หลายเดือนก่อน

      Wuudhisaa aaa oo waba kasugeenaa miya maan anaga isdhisno asba asaa isdhisee kasootagee wxy kuqabtan dalal kle wxy kajarayaan kabdn 🤦‍♀️

  • @Madaale-bs9tm
    @Madaale-bs9tm หลายเดือนก่อน +1

    Waa koonfurta yamen maha sudaan

  • @MaxamedCabdi-m6m
    @MaxamedCabdi-m6m หลายเดือนก่อน

    sxp kasoo hadal sida uu russia dhulka sudu kuyeeshay❤❤🎉❤🎉

  • @FarhandhagacadeFarhaan
    @FarhandhagacadeFarhaan หลายเดือนก่อน +1

    Wax aan hagardaamo ahayn ka faaidi mayaan gaal waa gaal

  • @ismogabe5913
    @ismogabe5913 หลายเดือนก่อน

    Good iyo abeesbaa is badalay,
    Garana mayaaan🤔

  • @ifraaxXasan-f2l
    @ifraaxXasan-f2l หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan killed yahy sxp waxbana kuma suu kurdhina ilaa 2039😂

  • @Qalbigeyga
    @Qalbigeyga หลายเดือนก่อน +1

    Ustad kan xiga kadhig dagalkii usc iyo mareykanka

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p หลายเดือนก่อน +1

    Oo hada Ibrahim traore mawaxaa mesha keenay Russia 😂

  • @SunnySunny8888-s3p
    @SunnySunny8888-s3p หลายเดือนก่อน

    Yurub ayaa laqaata inay joogan africa iyo americanka

  • @AishaHassan-ck7dv
    @AishaHassan-ck7dv หลายเดือนก่อน +1

    Waxan laybnhy madaxda africa ayakon garab istaag helin wadamadoda madhisan karan Miyaa waxasi waa caqli cumo

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 หลายเดือนก่อน

    RUUSHAMKA iyo China. Wax lala saaxiibo way yihiin. Waayo waxbay ku tarayaan. Oo sida USA. Cml maaha

  • @Mohmoudahmed-q3r
    @Mohmoudahmed-q3r หลายเดือนก่อน +2

    Miyayna afkica waxbaba iskabadalay

  • @Gn_171
    @Gn_171 หลายเดือนก่อน

    Bro waxn raba book loo qoray shacabka somaliyed waliba dhalinta inad uso gudbiso waxana ka sugaya jawab halkan kugu so diri lahay thanks 🙏🏼

  • @MohamedAliismaail
    @MohamedAliismaail หลายเดือนก่อน +1

    Rusiya waya dhanata ku hora waxan ku qabany

  • @XaajiMaxamuud-s8q
    @XaajiMaxamuud-s8q หลายเดือนก่อน

    Waax sidaas u weeyn

  • @MohamadAli-nv2jh
    @MohamadAli-nv2jh หลายเดือนก่อน

    Nio siyaasadan inagadaa barnaamijyadii horaa fiicnaaye

  • @SamsamcabdirisaqSamsam-q5g
    @SamsamcabdirisaqSamsam-q5g หลายเดือนก่อน

    America 🇺🇸 dalka ugu fican waye wayo Africa 🌍 dhaqalo badan ayaa ugu baxay Mr waberi media tas vasoconstriction russia 🇷🇺 awood umalahan in Africa ey mareyso wayo Africa lacagta dollars 💸 💵 💲 ayaa kashaqeyso sxb

  • @sidiiqyuusuf1322
    @sidiiqyuusuf1322 หลายเดือนก่อน +2

    wagner

  • @CabdilaahiXasan-u2u
    @CabdilaahiXasan-u2u หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @Mujaahid11
    @Mujaahid11 หลายเดือนก่อน +1

    Maalin dhawayd cashar lama ilaawaan ah loo galay Wagner ka😂

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz หลายเดือนก่อน

  • @Saacidgelle
    @Saacidgelle หลายเดือนก่อน +2

    First 🎉😂

  • @Khaalidmahamed-v3g
    @Khaalidmahamed-v3g หลายเดือนก่อน

    Vagner mise wagner

  • @Adamshorta12
    @Adamshorta12 หลายเดือนก่อน

    Rushka dhibmooye dheef maleh 😊

    • @salaadhamoud617
      @salaadhamoud617 หลายเดือนก่อน +2

      Afrika ayaa jawaabta laga rabaa kaliya ee adiga kuma jirtid. adiga maraykan 🇺🇸 ayaa tahay sida calanka love ka ah ee kuu saaran ka muuqato🔥

    • @Adamshorta12
      @Adamshorta12 หลายเดือนก่อน

      @@salaadhamoud617 bal ii sheeg faa ida nuugu jirto rushka

    • @Adamshorta12
      @Adamshorta12 หลายเดือนก่อน

      @@salaadhamoud617 🇺🇸🇸🇴🇸🇴♥️ Democracy

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 หลายเดือนก่อน

    Afrikaanku waa adoomo
    Adoonkuna sayid la'aan ma noolaa karo
    Ilaahow na tusi Afrikaan oo kaligood isku tashtay awoodo shisheeyana ka maarmay

  • @gurmadqaranchannel1479
    @gurmadqaranchannel1479 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxaan qabaa qaabka qaab kaduwan waayo dalka heshiis waalala gali karaa balse waajib ma aha inaad awoodada gacata ugaliso teeda kale aduunkan aan joogno hadaadan gaashaan buur lahayn waa lagu kala Jari =hub kugu filan mahaysatid, dhaqaalo kugu filan mahaysatid, midnimo bulsheedna mahaysid markaa waxa qasaba inaad cid garabka saarto marka hadii aan kolba cid garabka saarayo ruushka roon reer galbeed waxay yihiin waala ogyahay aniga saasan qabaa

  • @casayr.9913
    @casayr.9913 หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @cabdirisaqsiciid-jm3gh
    @cabdirisaqsiciid-jm3gh หลายเดือนก่อน

    Somali iyo china kasoohadal

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA OO HAL ALLAH NA TUSO

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus หลายเดือนก่อน

    Rushka wuba qabsaday

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi หลายเดือนก่อน

    Cidii aqbasha in lagu dul tanaysto ayey doonayaan sida qaraxland😂

  • @ProSHARMARKE
    @ProSHARMARKE หลายเดือนก่อน

    Mxaa uqorshaysan SOMALIA? illeen USA ayay hoos tagtaaYe

  • @dahermahamed8289
    @dahermahamed8289 หลายเดือนก่อน

    Laga yaba inuu udhamo fransiska

  • @ak-quann6272
    @ak-quann6272 หลายเดือนก่อน

    1m why

  • @MohamedDeeq-hu3yk
    @MohamedDeeq-hu3yk หลายเดือนก่อน

    HORTA RUUSHKA SIDAAN MUXUU UGU WAYN YAHAY WAA LAYAAB MIDAAN OKALE 😮😅

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus หลายเดือนก่อน

      Wa gumeyste sxp siberia xoog kuqabsaday 13m dhul ah waye siberia saas dhulka kuhelay

  • @bridjetwainwright3449
    @bridjetwainwright3449 หลายเดือนก่อน

    Anderson Richard Garcia Jennifer Garcia John

  • @AsiyoMohamud-z4p
    @AsiyoMohamud-z4p หลายเดือนก่อน

    Ha

  • @StrongMonica-v2b
    @StrongMonica-v2b หลายเดือนก่อน

    Hernandez Anna Martinez Gary Lopez Kevin

  • @mustafaabdi2262
    @mustafaabdi2262 หลายเดือนก่อน

    101 comment

  • @StrongMonica-v2b
    @StrongMonica-v2b หลายเดือนก่อน

    Brown John Lee Kimberly Brown Amy

  • @XaajiMaxamuud-s8q
    @XaajiMaxamuud-s8q หลายเดือนก่อน

    Kumalo kordhinayo

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 หลายเดือนก่อน +1

    Russia wuxu dagaal kuso qaaday nidaamka Galbeedka

  • @KIKAMOHAMED-y4f
    @KIKAMOHAMED-y4f หลายเดือนก่อน

  • @khadaraxmed7793
    @khadaraxmed7793 หลายเดือนก่อน

    Waa un gumaysi kubadlo gumaysi kale