ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

"Isbahaysiga Waddani iyo Kaah waxan isleeyahay dalkay dan u tahay"Musharrax Cirro

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ก.ค. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 17

  • @abdiladifmohamedhashi3591
    @abdiladifmohamedhashi3591 หลายเดือนก่อน +2

    Saddex tuug
    Tuuuugtaaaa

  • @dekabdillahiaden4151
    @dekabdillahiaden4151 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guuul❤❤❤

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน

    Muuse shaani waa in la daldalaa inta aanu baxsan

  • @dekabdillahiaden4151
    @dekabdillahiaden4151 หลายเดือนก่อน

    Insha allah waa gadhaysan hamigiina wixi ka danbeya 13Nov
    Cirro na waa madaxwayne iyo Kaah naa waa Xisbi qaran

  • @zayidcadnani355
    @zayidcadnani355 หลายเดือนก่อน

    Caqli xuma la bahowdeen illahay umada dhubkina haka qabto

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 หลายเดือนก่อน

    Wadadii Xirsi jeexay mala wada maray.

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน

    Digo iyo Dambas cadawgii gudaha Allah idin qabay sanad ka hor baad u midawdeen dhabarjabintii ciidanka wax cusub maydin soo kordhin

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 หลายเดือนก่อน

    ssb iyo g36 oo isfahmay waa guul aad baan u soo dhawaynaya

    • @johnyou4036
      @johnyou4036 หลายเดือนก่อน

      waa xisbiga wadani iyo ururka kaa, qabyaalad ayaa idin hor orodaye.

    • @haajirmooge4216
      @haajirmooge4216 หลายเดือนก่อน

      KAAH halkasy ku karaamo beeshay mar hadi WADANI oo dhutinaye ku biiray..Sidasayna iskula dageen ...

  • @siedmeash515
    @siedmeash515 หลายเดือนก่อน

    Horseed ayaa diiday waxaad doonayso iska naso cirro tuuba raacii ayaanu wadnaa hadaanu nahay reer horseed

  • @johnyou4036
    @johnyou4036 หลายเดือนก่อน

    Cabdiraxmaan maxamed cabdillahi Cirro, waa siyaasi qalbi xaadhan, oon cadheysneyn oo cid gooni ah u jeedin, ka aargooso iyo jambal u dhig aan ku dhaqmin. waa siyaasi mideyn kara somaliland, aadna loogu baahi qabo inuu waddanka hogaankiisa uu qabto, Insha allah.

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 หลายเดือนก่อน +1

    Beenale

  • @Ali-zl7jj
    @Ali-zl7jj หลายเดือนก่อน

    Lagama Yaabo in aad ku guulaysato Madaxweyne adoo Xirsi aasay Wallee. Waa inoo dagaal.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk หลายเดือนก่อน

      Adiga oo ahaa dhadiga isaaq

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 หลายเดือนก่อน

      Inta uu ku guulaysto ayaa waliba muse oromana la daldalaya isaga iyo xaabdisaa bilaa caqliga ah