“Waxa jira Waalidiin Aan Aqoon Carruurtoodu Class-ka ay dhigtaan" Qoraa Farxaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 8

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ma shaa Allaah habbalyo ustaad Farxaan C/laahi muhumed dhawaan uun bay hayd markii aan wax ka akhiriyey buug uu qoray oo qiima badan ,waa Macalin fiican ka muuqata aqoontu

  • @amiiradaahir1420
    @amiiradaahir1420 2 หลายเดือนก่อน

    Macalinkaygi English ka in my primary school , very proud of that I he was my teacher built my basics , Allaha ha xiftiyo

  • @AbokorAli-n4v
    @AbokorAli-n4v 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉Maclin farhan bare sare oo qiimo leh imbadana wax iisoo dhigay

  • @ummumohammed9273
    @ummumohammed9273 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah wad mahadsantahay macalin, doorkii aabaha inaga maqan hadii aad u fiirsato marka walidka loo yeedho hooyo ajiibta oo timaada Schoolka iyo madarasadaha.
    Waxan ku talin laha aabaha nool inay ka war haysan awlaadadoooda, si awlaad wanagsan u helno
    Wa billaahi towfiiq

  • @huseinali3854
    @huseinali3854 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan codsi ugubineynaa maamulka tvga iney soo badiyaa wareysiyada noocan oo kle ah ee ku saabsan waxbarshada dalkeena iyo aqoonyahanka u dhuun daloola waxbarashada sidii kor loogu qaadi lahaa .

  • @maxamedabiib3035
    @maxamedabiib3035 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha alaah mm Tv

  • @hassanmahamoud1673
    @hassanmahamoud1673 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka aqoonta isbida waxaa jira kuwa aan aqoon lahayn waayo aqoontu maaha waxbarashada lkn waxaa jira xikmad rabaani ah
    Hada ninkani siduu sheegayo waa aqoonyahan misana wuxuu leyaabanyahay waalid garanwaayey grade ka ilmihiisu dhigto waxaa garankara waalidka waa 40% waayo waalidku iskuulba ma dhigan wuxuu yaqaan ilmahaygu meel hoosuu joogaa iyo meel saruu joogaa iyo jaamacad buu dhigtaa markaa macalinku waa inuu aqoontiisa ku dabakhaa inay jirto duruufo baddan lkn maaha inuu kasoo qaado wada aqoonyahan waalidka lasocda fasalada iyo casharkuu dhigto inta lasocon kartaa waa 30% boqokiiba 40% guud ahaana waxay ogaan karaan fasalku dhigto heerkuu joogo 60% ka kale waa kuwa aan waxba qorin lkn yaqaan in caruurtiisu wax dhigato uun iyo inuu bixiyo fiiga

  • @parkhadmahamed8251
    @parkhadmahamed8251 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan hayaa arday class 8 maraya misne maadada uu dhiganayo magaceeda ku dul qori karayn yaa moran kaga jiraa