“Difaaca Qaranka diyaar ayaanu u nahay.” Xisbiga Waddani

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @Daher-o6g
    @Daher-o6g 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bilaash xayte... nagala tag wixii xirsi gaab tuug kudhibay! Huwan fooqa huwan..

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa goorma eraygaasi iyo wax baan difaacaynaa idinka uun qaranku haydinka nabad galo oo dhinaca ha kaga qabanina.

    • @jacaylkaab245
      @jacaylkaab245 2 หลายเดือนก่อน

      Si niyada ayad iga qosli say jawabtad bixi say na wa mid xikmad ku fadhida 🎉

  • @khadaralinabdulahi207
    @khadaralinabdulahi207 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani ayaa waligoiba ka soo horjeedey

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani huwan idinkaa wadanka laydinka xoraynaaa

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse waa wareeeray

  • @AxmedMuxumedMagan
    @AxmedMuxumedMagan 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa lagu yidhi doorashadana gal wadankana difaac nacnac kale looma baahna .

  • @OneLoveOneLife84
    @OneLoveOneLife84 2 หลายเดือนก่อน

    1Buurta korteen 2cidankii baa kala qeybisen 3ictraafki baa diiden 4hawadi Somaliland baa bixiseen 5ictisaam baa la shaqeysan 6 lacagtii horimarinta cunteen xirsi iyo xaashi

    • @jacaylkaab245
      @jacaylkaab245 2 หลายเดือนก่อน

      Jawabta ma kitaab bad uga baadhayb

  • @khadaralinabdulahi207
    @khadaralinabdulahi207 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani cadow waa isku af

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 2 หลายเดือนก่อน

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @AnwarAnwar-un9fg
    @AnwarAnwar-un9fg 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR. MACAGLIGA. DADKA. AYAAD. CAAYAYSA HUWAN YAHAOW.

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 2 หลายเดือนก่อน

    waagorma wadani ayaa ka dambay wixii soo gaadhay cidanka

  • @SalloAbdi-n6q
    @SalloAbdi-n6q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waddani dadku wey fahmeen inta kulmiye yidhaahdo ayey ka daba yidhaahdaan😂

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 2 หลายเดือนก่อน

    Wax barnaamij ah ma hayaan wadani

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 หลายเดือนก่อน

    Difaacii qaranka xisbiga waddani waakuguuldaraysty

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 หลายเดือนก่อน

    Huwan kalkal XISBI OFFWAREEN. No cod

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 หลายเดือนก่อน

    Ma la idiin dhaq dhaqaaqiyey
    Caqli xumo waa tan
    Nimankan sidee ayay dadka uga rabaan inay u codeeyaan

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani weligii ma odhan difaaca dalka ayaanu diyaar u nahay

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 หลายเดือนก่อน

    Deerooy dabadaa I giigiile weeyaan yaan la taaban yaan lays difaacin maxaa ka si ah yaan la aqoonsan intaanaanu kursiga ku fadhiisan yaan lays difaacin intaanaanu kursiga ku fadhiisan sheekadiinoo dhan waa laga dheregsan yahay ee cabaadka jooja.

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani ayaa laga difaaci kari layahay

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t 2 หลายเดือนก่อน

    Shacabka s/land ma aamini karaan maryo casta xaasha

  • @a.hakimwarsame5954
    @a.hakimwarsame5954 2 หลายเดือนก่อน

    Yaa ku dooranaya ciyaala suuq

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน

    Dhibka uun maydun kadayn waxba hanadifaacineee

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 หลายเดือนก่อน

    La arki doonee
    Lakin wixiinu waa Ciyi waa Ka beryey
    Sanbuuse laga eedaamay

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland dalkiina dufaaca oo xuduudkiina soo xidha ciidanka ha la garab istaago

  • @AbokorAli-n4v
    @AbokorAli-n4v 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂Muuse Allow naga qabo rag iyo rabiba ma garanayeee dictator askriya noloshiii dadku wey bakhtiyayaaaan

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk