“Saddex sanno ayay inantaydu ku dhammaysay Qur’aanka …” Hadiya Aabbaheed.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @mukhonour6336
    @mukhonour6336 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshallah alle ha ku barakeeyo adeer hadiya yar adiga iyo inta kula midka ahba ee xifdiday qur'aanka kariimka ah

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mash/Allaah❤️💕🌹❤️❤️

  • @LaalaBatshaaa
    @LaalaBatshaaa 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaa alsah alaha barakeeyo inanta

  • @SacdaBuraale
    @SacdaBuraale 2 หลายเดือนก่อน +7

    bimillaaaahi maasha allaah hargeisa talaabsatey hoygii diinta weeeye

  • @Nicmobishar
    @Nicmobishar 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedRiyo
    @MohamedRiyo 2 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah😢😢. Wlhi dalku rajo ayuu leeyahay ❤❤❤

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah MashaAllah MashaAllah ❤❤❤❤❤

  • @AyaanCisman-s7c
    @AyaanCisman-s7c 2 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allha ilahay habarakeyo qoska mislimka

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hargaysa manbacii cilmiga waxan inka salamayaa muqdisho guul iyo gobanimo dhamn umada somaliyeed iyo muslimiintaba

  • @Hawaosman-e9v
    @Hawaosman-e9v 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 2 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallaah tabarakallaah allxamdullaahi rabil calamiina manshallaah tabarakallaah

  • @MaxamedAhmed-f4h
    @MaxamedAhmed-f4h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alaah alahay haku xafido

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 2 หลายเดือนก่อน +1

    ManshaAllh ManshaAllh tabarakaallh ilahay hayno barakeeyo dalkeena aaynu wanaga ku gaadhanay caruurteni yaryarayd quraanka ku xafidayaan Shuugran yaa rabaalcalamiin wanagaad na siisay Alxadulilah

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 2 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah il iyo cayiun Allaha ka dhawro

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah xafadee ku talaa maderìsadu wll

  • @UbaxAxmed-en8gt
    @UbaxAxmed-en8gt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allaah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 หลายเดือนก่อน +1

    MAANSHA ALLAH TOLOW HADIYA WAA IMISA JIR MAANSHA ALLAHA DADAABAA BAAY QURAN KU DHAMAYSEY

  • @AAYA23
    @AAYA23 2 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah, Lkn Weriyhu Suaalo aanku Haboonayn Ayuu waydiiyey Gabadha yar,
    Sida; Adi iyo Hooyo iyamaa Xaafidsan?!
    Macalimiinta kee jeceshahay?!
    Maaha sxb Suaalo ku haboon, ilmaha yar.

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 2 หลายเดือนก่อน

    Hablyo wll❤❤❤🎉

  • @ApdaleApdilahi
    @ApdaleApdilahi 2 หลายเดือนก่อน

    OO SANADBAAN KU DHAMEYN HADAAN HIGAADA FAHAN SANAHEE

  • @sawdammumin4653
    @sawdammumin4653 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh