Waxa kala jira American Accent (Lahjada Maraykanka) iyo British Accent (Lahjada ingiriiska) Waxa fudud British ka , lkn waxa casri ah American British Tusaale KUBADKA CAGTA Football """ waa British SOCCER == waa American Markaa adiga dookhaaga eego balse waxaan kugula talin lahaa ku bilaw British kadip American Accent u gudub Lahjad waad fahantay
ILAHAYBAAN KUGU DHAARSHE ILA HADAL WLL ADUUN KAAMA RABO TH-camR AHAY 110K AYAAN HAYSTAA ADRESS VERIFICATION MAANTA AYAAN HELAY LKN CILAD AYAA I HAYSATA AAN KULA WADAAGO UN WLL 😢😢
Abdijaliil aad ayaad umahad san tahay roll model ayaa itahay please muqaladaan camal nose badi
Thanks abdijalil wxn kala socda Hargeisa Somaliland wxn jeclaan lahaa inaad war bixin naga Soo siiso lenska 70-200mm
masha allah ugas waxan kadawanayaa Xarada qaxootiga Dadaab Camps qasatan Ifo Nuura
ABDIJALIIL WAA MAHADSANTAHAY..........WAX BADAN AYAAN KA FAAIIDAY MUUQAALKAN GUULAYSO SXB
Lens kaas kle maa isisid zxp bishaan dhameyay barashadeeda qarash aan ku gatana mahayee
Berbera, Somaliland baan ku suganahay Wariye sare Abdijalil Osman.
Thank you sxb abdijaliil wxn ka so salaamya Burco somaliland, wxn isticmala sigma lenses 85mm
Amazing...and quality🎉
ZXP WAX IGA MAQNA AYAA ISHEGTSY THANKS BRO
Sxb canon marka isticmalayso Sony maa adid siba Sony alpha 7 mark4
Mogadishu ❤🤳📸
Abdi jaliil zxp camerooyinka loogu tala galay vlogs ka ayagana hal mar muuqaal ka samee zxp
muqdisho kadaawana bro asxaabta like isaar a🎉
Cerigaabo leins aan istocmaalo sigma 85mm f1.4
From cape town south Africa
Muqdisho 50mm ❤
Waxad inta badan waraysii Kaqadaa dadka culumtaa technology yaqaan.
waxaan kaa cod sanayaaa inaad nosoo casuuntaaa culumtaa public administration waxaa kabartay iyo fursadahaa
muqdisho city 📸
Cbdijalil nagu caawi siden ku heli karna schoolship dalka dabisa ah ustadkena
Aniga sorry, reera Sony ayaan ahay, waxaana isticmaala sony A6100 with Tamron 17-70
Bro abdijalil magacii maxa isaga bedeshey from Abdijaliil Show to Abdijaliil Pro
Wanlaweyn😊
365,621.82 waa lacagta kenya marki loo badalo 😮😮
Godinlabe galgaduud Somalia 🇸🇴
Adaado
Codkaaga iyo music Kala Saar si loo maqlo codkaaga sxb
Adiga xagee jogtaa walalkw
sxb mide kee iibsadaa sony zv-1 and sony a6400 hadaad sony soo isticmaashay ama aad wax kataqaanid
Sony a7iii ka fican oo sawiro io video ku qadani karto
Borama Somalinad
05:24 Gaaljecel samow miyaa Aabe 😂
Hada mida ku duuboso noce waye ustad
Dji Osmo Pocket 3
Magaalada Carmo ayaan kaa daawanayaa.
Kenya
Balad Xaawo Gedo Somalia
Yaa fican english Britishka iyo kan America ,yaase la hor fahmi kara, tan hadii podcas aan dhageysto hada fahmi wayo ma iska dhageysanale
Waxa kala jira American Accent (Lahjada Maraykanka) iyo British Accent (Lahjada ingiriiska)
Waxa fudud British ka , lkn waxa casri ah American British
Tusaale KUBADKA CAGTA
Football """ waa British
SOCCER == waa American
Markaa adiga dookhaaga eego balse waxaan kugula talin lahaa ku bilaw British kadip American Accent u gudub
Lahjad waad fahantay
Geela kula raqisanaa 1-neef oo geel ah waa 1000 dollar iyo ka badan.
Borama City
AWBARE
Waxan ka dawanaya Somalilnd garaHaN Borma 😂
Mogadishu 😂 RF-50mm Team R Canon r7
Bro kpgng
Perfect 2800$ way u qalntaa
Baladweyne
Galkaio
Wll inte gokta yurub inte kaa gokta
Galkacayo
Deganka somalida gaar ahaan gobolka qoraxay ee maamulka magalada kebridahar
bosaso
Fro booorama somaliland
Gaalkacyo ayaan kaa daawan😂 cayaarta naga daa waan isticmaalnaaye @abdijaliilow