Awale Adan | heesta madaxweynaha | New Somali Music Video 2020 (Official Video)
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
- FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.youtube.com/...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR - เพลง
Djibouti meel aandadkiiga jiclahay please like hayla dhaavin
From Borame iniga soo saamayaa
M.a alle hausiyaadsho nabada iyo farxada walalaheena reer Djibouti 🇩🇯
Cawaale Aadan fanaan dhamaystiran qofkii igu raacsan farta taag
Somali badan waxa ay uhaystaan in ay Ku heesayaan af faransiis. Afkani waa af kamida afaafka wadaniga ah ee dalka Jabuuti. Af Canfari.
Reer jabouti wan idin wataa dhaman we love you somalia weyn🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯
War maxad naleedihin ilmaaderayal😂
Inta heestan fahmin 👍😂😂
Wlhi maxy lee yihin maan fahmin inta hore😂😂
Lkn wxn moodyyey inu somalind show ga ku qabsnyo😂😂
😂😂✌️✌️ kow
@@252Qasaalimedia wan so dhawaynayna dee huno😆😂
Iska foorarso un markad fahmi waydo 🤣
😂😂😁
inanka dheer ee fananka uu geriyodeey 14/01/2023 youssouf houmed illahay haku naxaristo fatahada uso mara walala somaliyed 😭🤲🏼
We love walaalheen jabuuti guulesta love from xamar cadey ❤️💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🌹🌹🌹🌹🌹💞💞💞💞💘💘🤎💓💗💚💚🤍🤍🤍💙💙💙🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️
Thanks you so much ❣we love somalie too 🇸🇴
Machallh😂😂😂
Waxaa kaloo
Se bien
Se bien
🇸🇴🇩🇯
Masha Allah Dalka Aan Walaalka nahay Jabuuti Nabad & Dowladnimo Aanan Dhamaan Ebid
Waxaan Idin Leeyahay Nabadaa Ilaashada
Annagana Rabbi Hanasiiyo Nabadaa Oo Hanaga Saaro Imtixaanka Nahaya 30sanno
Ameen wllkay qaaali somalia wan jecelnahay garabkayago midig Weeyi allow nabaad idinsiii from Djibouti
Mashalah walalahy way faraxsanyihin wan idin jecelnahay 🇩🇯
L'une des meilleures chonson que j'ai entendu durant ma vie ❤❤❤❤
War maxay shegen ilahow hadan wax ka fahmay ismacil cumar gela ka fahmay iyo qeybta cawale adan😁😁😁🤣🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥰😘❤
Dad Somalinimo wali ku weyn tahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯rer Djaboiut Alahayow Somaliland sidas ka dhik Amiin ila dhaha 🤲🤲😢
■Awaleh Aden🇩🇯 afar & somali waala yabay
Fananintan Kale way dulman hiyihine awale adan ismaciil uu tagaye allaha ku maqan
Ilahay nabada ha diin daayo
Anana ha noodaayo
I am somalilada❤💭💚❤💭❤💭💚
Waad mahadsantahay😙😙😎 we love too wallalahayn somaliland
Ismaciil cumar guelleh waan la shaqeeyey waliba si Rabaaniya ,,,
wllhi xabad kama fahmin ismail io omar io gele bes Ayn ka fhmay😅🤣
Wooow mashallah reer Djibouti vivant iog
Kkkkkkk zxb
En-avant tous vers un avenir merveilleux Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯 tous unis derrière vous IOG
#génération_IOG
Merci je suis en retard
Wwwwwwww❤❤❤❤
❤❤❤❤❤
Awaleh legeend iog wu i hiliiyay waleh gesi awaleh wan jecelahay mon fanan prefere wasida
Djibouti le cœur de l'Afrique
Reer jabuuti love Baan idinku ahay ciso iyo sharaf iigu nolaada
Woow viva DJIBOUTI ❣
Sxb qli viva ma ihiin waa vive Djibouti
L'une des meilleurs chansons.. 🥰
Walaahi cawaaloow intaad guulwadaynayso ee aad gadan tahay sharaf yeelan maysid
Yaa canfara halkan jooga farta taaga
✋
Me
Tusmo films horumar wacan ♥️
Keep going fanaankeena
Anihay iog avec toi encore pour un 5ieme mandat😍
C'est vrai YALLAK WALLAHI VIVE notre président de la République son excellence Ismaïl Omar Guelleh. VIVE UNITÉ ALWAHDA MIDNIMO ET INKIITINO ALHAMDOULILAH ❤
Maasha Allah madaxweyni ismil omer gele
Big respect ✊ Our singers ✌️
Dadkaygii my home Djibouti we love our president ismail Omar guelleh allow ku daa abo guelleh❤💌
Vive papa IOG⭐🙏🙏
Afar & Somali 🎉❤
First for all 1love 4 me❤🇸🇴
Cawale Hestan waa lagu qaasbey ayan filaya
Maxeey leyihiin walaladen🤔🇸🇴🇩🇯
Tusmo films horey u socday
Awaleh
🥰🥰
Inta kle ma fahminba
Vive I O G
Belle chanson
Lovely live exert.thks for sharing!
Vive IOG du respect Papa🥀
only Cawa aadan ka fahmayaa yaa ila mida
Djibouti le coeur de l afrique
Vive papa IOG qu'dieu te facilité
Awale fanaankeena
*Alle nagu galadyi nabad diina lagu waaayayi*
Legendry
walahi wa nasiid daro. awaleh dhulka ayuu is dhigay. isaga o dunida caan ka ah ayuu dib uugu soo noqdey o uu la heesayaa dad awal an raadkiisa gaadheynin. marka laga dan kaa dheyna dabada ayaa laga laagey oo albaabadii ayaa laga xidhey.lakinse wu istaahilaa. raqiis ayuu isga dhigay.
Qofki kowd bn ahan laha lkn waxa idahiyey ku cel ceshiga si an u fahmo ilaa hadana iscmli lee ka fahmy ya ila mida 😁
Wllshay qaali hees loqadayo ismael omar guelleh weeyan dorashaadii fodaa naguso hysaaa
@@mohamedcasanyo2998 haaaaa thnks bro
Hambaliyo Hambaliyo Hambaliyo mudane madaxweyni ismil omer gele
Awale casri jabuuti miyuu u guuray
Djibouti waa wadan kiisi hoyo
Ilaahey dartiisa sabisgaraad iisaar wll adigoo mahad San
waa ninkii cawale adan siyaasadiibu galo waxbah meezha kuma hayo
Vivier IOG ❤❤❤
Awle adan ayaa title ka lagu so qorayaa
Hinduu ayaa lakenayaa mesha
Hadaad cay mooday wuxuu ku heezayo
Walipa zupaxna daawanayzo farta taaG 😂😂
Waasax Wecel waaye
Cay mahaa wahees madxweyne Ismaël omar guelleh loqaday dorashaadii fodaa naguso hysaa wll abo jiir o joog xilkaa nohaay mar shaanad kurabnaaa
Reer djabouti cimaamadooda lama htsankaro
War waxu maxu aha wan yabay hestan ifasira wa luqade kolay somali ma aha from garissa county
Afar weeyn huno
Ismeal Omar Gueule 😍😍
Masha Allah
Salam
❤❤❤❤❤
Kaligii taliye abaal maleh
Warya ismael wu badiyay daadku way raabaan weli dhaanka lobadan yahay weyi guushu iska quusta dhe rer qurbo joog barafku ha ini dilo nasib kina kkk
Awalow inader raginan fananinta mid la amina majirto shalay adikay ahayd mantana wa maslax balse ogadaa xaqu mar uun ayu iman nabada dalkeyga wan jeclahay lakin dadka qaar ayan dalka u nacay walee😭😰
Waruun sxboow inshallah xaqoodii way heelii intiii dulman lknse wadankan cid iog ahayn lagumaa amiinikaaroo markaa hayska joogo ilahaay intaa u ugaqory kollay kursigaa kuwaari maayo o wad aya ka kaxyn doonah iskasamraa mrkaaa
Afsoomali miyaa hada
Jérusalem
Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 8k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲
Machaala tabarakala walalo from Djibouti
Ar heeeestta iifasira🤣🤣
i love ma dj family laakiin halmakafahmooyi lol
Best
Reer jabuuti saan ma u danbeysay somalinimo way ka baxeen ila tahy bye bye nabadiino francis idinku ogahay
Kkkk wa af afar maha french hun 😂🤣
Sxp wa afafari
@@zeinabali7909 🤣🤣🤣 usheeg
Moahamed ali hasna
machallah
Aar waxan fahano maad la soo shirtagan please waxb idkaman fahamin wale
Af canfari weeye
Magarn hestan anigu maburxabal bey leyihin
First comments
Vivie djibouti
heestan laxanku uu iga gadan yahay lkn muuse biixi ayaa kaga soo baxayay
Wawwww✌✌✌✌
I love you Djibouti
Cawaale aadan
Waw
Waoooooooooo
Lax la iibsaday iga dheh 🙄
Amina qurux cva tu vas bien
Maxa la ibsaday de ma farxada walalaha ayad didantahay wa waxa Somali dhibaya waxad ledahay
Djibutti dal iyo dad fiican balse xukuumad fiican malahan, Hormar reer Djibutti we love you
@@abdirahman4491 alhamdulilah merci je vais bien
@@MuztaphaManzour xukuumada jibuuti waxba kama garanaysiid ee wax xubso . Wax aan ka xasado male xunkan
Reer Djibouti wada mad madoobaa 🖤😂😂
Ma xeebtaa zaaz u wada GazHay
Haa waa biyaha dhanan
Bro adiqu maha tahay nin cad miya african wa nucaqokaleh walahi adiqo madoow ayaa dad ka sharfbadan ku shegeysa madoow hhhh
@@hamdaqueen5278 dislike aya u qalanta walahi
@@kadirahmed8422 maxad igu heysetaa wllo biyaha dhanan anaguba wan cabnaa oo wan ku madoobane
@@kadirahmed8422 teeda kale dis like baad ka hadelasaye boqol dis like saar anuu cid ma caayine
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
Franciska gumeeystayaashii kale Waxa uu kaga xun yahay Meel Walbuu Gumeeystay wuxuu kaga tagay in Afkiisa in la isticmaalo
Af canfar ayey Ku heesayaan, faransis waad Ku waalateen somaalaay
@@leomandchourian5460 😂😂😂
Faransiiski baa naga soo booday
5 oui IOG
Cawaale ma isa soo dhiibay hhh maskiin
Waar Nio AfgaaL Iyo Af Muslin Miduuun Noola Kaalaya 😡
Afcanfar weye gaal maha
Idirisle cabdi ayan sugayna ha fasile
Original awale aden canada u joga kan ma aqaan wlhi ismail waa illuminati dj kii ka hor i mado cash or dil
hhhhhhhhh
Dadka gaa gaaban tiro badnaa ee Cawale hoos yacaya 🤨
iLmaderayaL mxaaH idinkaH waxayzmay😂😂
Waxan aheey will agoon ah please waxad iigu caawin karta hamigeyga ee wll haamigeyga ii ruumey subscribe igu caawi halmar lee raaja deeyda iirumey wll mhdsnd khaali🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Beena waas
War adu xoolad tahay wax kale oo aad dhahdo maad garan wayday aduumkuba inyar mooyee waa wada agoone afsoomaaligaga hagaa jiso
Autocrates needs accolades