AWALE ADAN | MAMA| New Somali Music Video 2019 (Official Video)
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 5 ก.พ. 2025
- FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.youtube.com/...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2262460459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
MIDHAHA:ABWAAN CARAFAAD
LAXANKA :AWALE ADAN
MUSIC : ARIIDO
EDITOR:CABDIQANITUSMO
PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
MANAGER: M.ABSHIR
Hooyadey wan uxiisey inta hoyadood ay kadheertahy farta taga long life maama ❤️✌🏻
Alle hooYoYinkeen Nabad Hanagu tuso zhp Aamin HooYo wn jeclheee Allow hOoYooYinkee noo xafid
Horyaal Tv
Amin Amin
✌
Bilan. Bariso aaamin bayo walahi 9 year ago baa igu danbeysey 😭😭😭
Horyaal Tv 😭😭😭😭😭😭☝️☝️☝️
Intay Hooyooyinkoodu 😍ay noolyihiin like isaar 👍👌🏿☝🏻☝🏻3:26AM from hargeysa
As walali aniga hooyadey wey ii ka dhimatay waana ku sarayaa like ta waayo aad u kala dooratay ?????
@@simansiman4012 Raali Noqo Qaali Qoralka ayu si qaldan u qoray si u Like ku helo Hooyada janatul Fardows Allaha ka warabiyo ilaah aya ka jecladay ilaah aduumadisa asiga abuurtay asigana dilayo oo ceshanayo Anago dhan aye na wada sugeysa Malinteena Malin Qeyrad Allaha noga dhigo
Hoooyo ma haysato Walhiiy waxay dhimatay aniiga oo jira 7 jira I miss my hooyo Qali 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@@kingking1864 😭😭😭😭
Alxamdu lilaah hooyaday allaw iidaa
Hooyo kasto oo Somaliyeed cadaabta alaha ka xoreeyo aamiin ya rabi 😭😭😭👐
Hooyo Allaha Cadabata Ka xooreyo Hooyo Allaha Janada ku Geeyo
Amiin
Amine Nchallah
Iylahay.ganada.hageeyo.sxb
Alaa Alaa amiin amiin
Hooyaday waxay maanta tagtay xaramkii barakeysnaa yadoo soo gudanaysa acmaasha xajka ❤
Heestan waxan soo xasuusan doona marky ka soo nqoto ilaahy hooyooyinkee cimriga io caafimaadkaba ha udheereyo
Ax ax ax hooyo waliba illaahow naxariistada kusii labada daaroodba aaamiin. qofkii hooyo aan haysan baa dareme kara xanuun keeda wlhi . aniga waxan kamid ahay billion aan manta hoyo haysan ,😴😌😭😭😭 hadi hayo kuno shahay like u nuglow oo adeec please aakhiro caawin kaagama baahne aduunka farxdadeda ka tali uun waad liibanine sida Quranka kariim ka noosheegay 🙇✔✅
sido kle aniigapa bila hooyo ahaay ilhay janatul fardusa ha wada geeyo kuwi dhintay odhan
Inta hooyomcn unoshahy like iisaara ilahy hanoo dayo hoyo waa qali 😭😭😭😭😭😭
AllaHuma AmEin
Amiin wllo
Amiin wllo ilahay ha ino daayo maamo❤
Hooyo la'aanta waxa dareemi karo qof waayey hooyo 😢😢😢 rabi ha ku naxariisto hooyo mcn
@@canabismaaciil6921àmàa ❤
I love you hooyo Ale ha I kaa xifdiyo hooyo Mcne 💯❤
Manshallah alle hooyoyinka izlamka hadhwro
Mamo nolow alaha hay kaadayo hoyaday aduunka ayay ugu qaali tahay 😭😭😭😭
Hoyo mcn by xisay intankamaqna
Heestan inta aan dhagaysanayo walhy indhahayga ilmo kama dhamaato aabahay Bay ka sheekaynaysa sidii wanaagsaneyd quruxda badneyd ee uu noogu naxariisan jiry noso koriyey😢😢😢
3:25 waxay si toos ah uga sheekaynaysa aabahay macaan rabbi naxariistiisa ha siiyee😢siduu noola dhaqmi jirey intii hooyadey macaan naga maqqneyd ❤hooyo macaan wanku jeclahy😢❤ilaahay hayna kulmiyo
Inta hooyoyikood aduunka ugu jecel walina guriga hooyadood joogaa like ii Saara
I love you hooyo mcan 💖💖
majoogi hooyo deey manaley qabo wwligey man arag 😢
Hooyo mcn❤️❤️ 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😦😦😦😦
Hoyo mcn allow nooo adaa inta dhimtayna alllow unaxariisto janadiinka warbiyo
❤️❤️❤️
❤️
I’m the first one ☝️ 3:25am in Mogadishu Banaadir, Somalia 🇸🇴🌺
Maxa faide???
I.a😊
Fuyttuy
Ftuhttyuuuyiut❤😮😊🎉
I miss You hooyo ilahay adoo nabad qaba hana kulansiiyo😢
Runtii hooyo la'aanteed noloshuba wa ciill iyo murug.ilahow hooyooyinkeen dhuxula naara ka dhowr😍
Maxaad dhadhamada ka soontay
Jal iyo dheef qaadan weeydey
Muxuu isu dhegay bogaagu
Candhuufta maxaad dhash sisay
Muxuu dhabarkaagu liicay
Culeys la dhaqaai weeydey
Muxuu dhuuxaahu hoorey
Dhacdiidka maxaad u jiiftay
Maxaad hooyoy dhibtootay ❤
❤hooyo naxariista aduunyaay allow kuu dembi dhaaf janooy❤
Ma arag naxariista hooyo nimo waayo hoyaday ima korsan , waa iska xaal aduuun oo qofba si bay noloshu u qabisha , haddana hoyaday waan jecla alle ha u naxariisto 😢😢
Gabadh kasta o comments kayga aragta waxaan oran lahaa ubadkaga waliga yaysan gacantada ka bixin adiga oo nool , wax kasta ku nolato ha kugula noladaan , ifka inta joogto ha dayicin wajibadkaga hooyo nimo😍
Gabadh qiimo badan, Waxaa mahadleh allahii somaliyad kaa dhigay, Qof lagu faani karo ayaad tahay Xaqiiq
Allow hoyo cadabt kaa xoreyey🤩
Allah hooyooyinka ha inoo daayo intii dhimatayna rabi jannadi ha ugu deeqo hooyo waa hormuudka dunida Allow hoyooyinka jidhkooga cadaabta ka xoree abaalkooda ma gudi karnee ❤️✋
Awale adan 🔥
iilahayow hooyo kasta danbigeeda dhaaf 😭♥️
Amein yaaaa Rabiiii🤲
Amiin ya rabi
Aaamiin❤ hooyo macaan
Awaleh aden daheyeh the best somali song waxa la ku duubay vidéo ka from Sénégal Dakar reer Dakar salan🇸🇳🇩🇯🇩🇯 sare iga gudoon ma dhamatiin inti hooyo jecel like ha sarto 👍
Sinigal Aniga joog cawale maimaday
Wan ka qadnay walal dhaman rer senagal way ka qaden😀
Haa waan joogay wll malinti showga dakar lambar 1 ayaan ahaa
Ereyadan inta uu cawaleh ku hesiin hoorey uga maqashay abwan arafad xalfadii malinta hoyoyinka ee canada ka dhacday like isar
fadlan qoofkasto hoyadi jeecel plz hestan han dhaafino 10 kun likes haata wa u qalanta iney si dhafto illahow hooyoyinka unahariso inti nool iyo intu dhimatayna janaatul fardawsa ayn u rajaynaya machalah je tient a felicité awaleh pour cette belle chonson qui nous montre la valeur de notre chèrs maman horay usooco aawaleh congratulation fadlan likta iyo sharta hestan badiya wallalayal bcz hestan miicne ad u wayn ayay hambarsantahay machalah bonne journee all
This song Wlhi It make me Cry because hooyaday imaso korsan lkn Hoydey wey inoshhy alx
Allha adun io akhrva Ha janeyo🤩 😥
😭😭
Sorry abowe😭😭😭
Kula mid baan ahay walal
Sorry, hope someone nice and kind raised you.
Ax wllkey wn ka xumahay😧😧
Nin walba sida uu hooyadiis u qiimeeyo haduu xaaskiisa uu u qiimeyn lahaa ubad bdn ma dayacmeen
Hooyo mcn😘😚💕💗💞
Hooyo iyo gabadhaydu iskuma qalmaan wallal waayo hooyaday abaalkeda maba gudi Karo 😥
@@mphore xaaskaagaba soo ilamahaaga hooyo uma ahan halkay kaa jidhaa ood ufogaynaysaa hooyo always hooyo in la dhowrayna xaq uleedahay
@@haliishqaali2594 waa runtaa
Sax wlhi xaqiiq dumarka gala xushmaya 😭😭😭♥️♥️♥️😭awalada halaxanaya
@@haliishqaali2594 intaan oran lhaa bad tiri allah hku sharfo
Oh god Alla hoyoy Maxa ku xiisay Illaahey qabrigaga waku waasiyo Inta hooyadoda noloshahay Treat Your mama right before She go 😢😢😢
Amiin anigaba hoyadey waa dhimatay manta waa jimco ilahey ha u Wada naxaristo hooyo dhaman inta u nolna ha ka ducestan hooyoyinka
Incha allh wallo mhdsanid adna ilhey hoyoda mcn haw naxariisto janatul fardoesa ha geeyo iyada iyo hoyoinka kalee muslimka ahba
aamiin
naxariisaleaam iin😜😜🤣🤔🤔🤔🤔🤔
Amiin
Hooyo macaan ilaahay cimriga,caafimaadka iyo cibaadadaba ha kuu barakeeyo, Aakhirona Jannatul firdawsa haka waraabiyo iyo dhamaan hooyooyinka soomaliyeed-ba.
Aamiin Aamiin.🤲
23 / December / 2024 2:55 am
Hooyaday mcn alle igakaa jeclaaday abaalkaga no gudin yaa ku wayay yaa rabi hooyaday mcn ha unaxariisto🤲😭😭😭
Hadad la qiirootay heestan oo markay dhagaysteen sooxasuustay xaqay hooyadood leedahay like qar pealse✌✌one love hooyo mcn❤❤❤
Heestu wey shidan tahay mise naa hooyo samaliyeed ayu wayey uu ku matalo
I have never felt the love of a mother, I was raised by a father. Sometimes I would cry for never knowing how a mother's love felt. I wish my parents never separated. I hope and pray nobody goes through that. Thank u Awale for this song, makes me very emotional. Love from Nairobi, Kenya. I greet you all viewers with a kind heart.
Aaaw sad ...sorry about it ...mother's love is everything ❤.....I was raised by a single mother...mum and dad got separated way back....was so small....I always wanted mum and dad to get back to each other but bad luck DAD passed on .....And now going through the same with my kids... raising them Alhamdulilah....some things you can't stop.....we can do nothing about it
❤
Inta hooyadooda u xiistay like Allow hooyooyinkeena no xafid yaa Allah ❤
I love you mama
Hooyo Haliimo Aydead Hussein Essa raxmanku ha ikaa daayoh mamo malintada aleh daqadaha janada hku furo ameen🤲 💋💯🥰🙏🎡❤❤❤❤💋
Hoyo wa iftinka nolosha wlhi like isar hadad hoyada jeceshahy greating all the way Ottawa dear mama🖐️🖐️🙏💙💙💙❤️❣️😍💯
this song really touched me with my heart and also my mother misses me even as god guides you to paradise( amin ya rabi)
😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭
Awaleh Aden you are currently the best singer of Somalia (legend man)🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
I Love you so much hooyo mcn 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😍😍😍😍😍😍😍😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤
Hooyo Iga xanun inta hooyo jecel igu duceya halmar in allh I cafiyo #Ilove hooyo macaan 😥😓😰
Allaah hakucaafiyo
Alle cfmid degdega haku siiiyo
DJ CAYGA OFFICAIL allaha cafimad taama hasiiyo hooyo mcn
Allaha inoo cafiyo hooyo macaane inshaallah allhuma aammiin
allaha caafiyo hooyo mcn wlaal
Ifka Laguna waarayee
Allow hooyadey mcn
Meel roon iimari❤❤❤
Mama i love you
Mxn kuxisay 😭😭❤
Qiimaha Cawaale Aadan inta uu la egyahy ma arki karnaa
⬇️like
ilove you hoyo mcn waxa tahay nolasheyda qeyb ka mid ah mcn badaney rabi haika dhafo cimiri dher iyo cibado suban rabi kaga barya nolasheydiye
awleh tu très gentille sui tu me sais rèpons je suis la filles abdillahi abdi ton prof de 1ème et tu a chonson le mariage de mon oncle med
Hooyadey allaha u naxriisto janatul fardowsal culaa rabi ha ugu raaxeeyo insha allah 😢
Illahy jidkeedda cadaabta ha ka dhawro dhaman hooyinka
hooyadey iyo abaheyba wey dhinteen allah u raxmado .dadka waalidka leh waan cowryaa markan arko . allah u daayo inta ey u noolyihiin waalidkii 😍😍😍😍
Alle how naxariisto waalidiintaa wll 😢
mamaa 😚inta mamadod u noshahy like inta ay ka dhimantayna allaye raxmi
Amiin ya rabi
I’m crying 😭 this song is a hit, hooyo macaan I love you mama my queen my blood my life my everything. Addunka qof aan ka doorsanaayo miyeey jirtaa. Hooyo macaan allah jannada ku bishaaree
Illahaw hoyo samir badan wad isise idaa ❤😭
Ku jecliya wlhi Hoyo macan allow II cafi oo u dambi dhaff janada ka warabi allow Amiine inchallah
Wlh ilmada wan ceshan waye😭
🤲🤲 allow hooyo jirkeda narta ka xuurey alla uma ameen
Aamin ilahow hoyooyinkeen barakey
Ilaahow Adaa Waynoo Raxmaane Hooyoyinka Ifka Iyo Aakhtiba U Naxariiso Amiin
Awale Adan Legend Go Forward 🔥👍🏻🙏
Aaaamen 🙏
Ilaahay Kuma Dhantaalo
Jidhkaaga Ka Dhawr Cadaabta
Dhuxulo Iyo Naar Ma Saaro
Dhismaha Janadii Fardawsa
Ilaah Kugu Dheelmi Hooyo
Daaha Nabigii Udgoone
اللهم صلي وسلم وبارك عليه
Ilaah Dhiniciis Ku Jooji Hooyo
Inta Hooyadood Dhimatay Alow U Naxariso Intay Hooyadood Noshahayna Alow Udaa
❤Hooyo
inta hoooyo dhamanteen jecel iyo wale sxb adiga iyo abwaanka erayada tirayey iyo duubibada c/llahi yare iyo walalki Tusmo films hore usocda ,,, heesta sanadka hankinu ha jiro hooyo nimo iyo qarami waa halka iyo hooyga suuganta ,,, Ottawa canada ,
Big love mama❤️💯😭ilahay janadii fardawsa kaa warabi🙏💯ilahay inta hooyadood ka dheertahay sideyada ha lakulmiyo aaaamiiiin
Heesta Sanadka Awale Aadan Ayaa Qaatay No Shaki Unbelievable Song💯
Awale Adan The Legend
Abwaan Carafad
Mucalim Ariido
Tusmo Films Salaan Sare Dhmn Like Ku Qabta From Somaliland
Best singer for ever, we love u Awaleh Aden. Thanks for MAMA🇩🇯🇩🇯🇩🇯
I never experienced mother or parents love... Although very emotional and touching song... May Allah S.W.T bless and protect all mother's ❤️
Hooyo mcn alle haykaa daayo😍😍😍😘allow janatul fardowzo ka waraapi hooyooyinka dhamaan امين يارب
Mancha Allha Cawaale Adan Legend Wllhida Allow Mamoyinka Oodhan intii Dhimatayna Unaxariiso Inta Noolna Allow Caafimad Iyo Cibado Suban Ayaan Kuwaydinaya Ameen Ameen
Ameen yaa rabbe
اللهم اااميين
Aamiin
Wllhi HOoyO waa qli DUniD inta DaaD NOol Yada Ugu qalizaN HOoyO AlleH ADunyO AqriyO Wx Ku DHibO Kuma TUsO 😢✨♥️🌍💖Mom ♥️🌍AllaH HaKu DaayO HOoyO mCn
inta DhimtaY AlleH Haw naxrisTo 🤲
Awale Adan Xidig suugaan nuxur leh soo gudbiya.
Mahadsanid Jaalle!👊❤️
Every Somali mother, I pray to God to free her from hell, may God reward her mother. ❤❤❤
hooyadeey wlhi waa uxiisay allow ixafid iyada iyo caruurtedaba allahayow aduun wax dhibo ka haay aqirana janatul farduwso amiiin yaa rabi
Hooyo mcn canab Axmed cabdi Laahi waa NOLOZHEYDII allow ii dhaawr ameen thank you abwaankii sameeyay and cawaale Aadan and tusmo films
A mother is the most important person on this earth ma mom is bot here with me may ALLAH bless her soul love ma mom #team dirisle
Hoyo mcn 😢😢 allow ino xafid mamayinkena halo naxariisto Hoyo 😢 I love you mama wey iga fag thy alle haila kulmiyo hoydey mcn😘🙏🙏 inta Hoyo heysati farxd warto alle hasiiyo💋❤💙👑
dhabti heskan Ilin aya igu soo istaagtay wa abid hees ilimo indhahyga buxshay
thnx Ustad Awale Adan sido kale mahad sanidiin Tusmo Films
Amiin alow Janadi fardowsa kugeey, intad dunida jogtana naxariista eebe
Haa heeskaan wali waan haystaa saasoo kale habeenkii igu horaysay waan la ilmeeyay december 2019 kii bay ahayd
Mxaad iga dhawrtay baahi
Ood korsiina iii dhamaysay
Si aaan qayrkay u dhaaafo
Dhalaaankana uga sareeeyo
Maryaha kiisiii dhalaaleh
Dushayda maxaaad ku dhobtay
Markay ajashaadu gaadho ilaahay
Kuma dhantaaalo jidhkaaga ka dhawr
Cadaabta dhuxulo iyo naaar ma saaro
Aaamiin aaamiina
Hadad jeceshahay maama mcn wll like igu sharaf ❤😓
Wow
Hit song dhaman hoyayinka somaliyeed Rabi janada ha idin geeyo❤️🙏
Ilaahay hadhowro hooyooyinkeena soomaaliyeed
Ilaahay haka waraabiyo jannada aamin aamin
Ado qurux muuq dhalal leh dhexdada markan ku beermay O MAMA illahay hooyaday macan cimri dheer iyo caafimad ku waarto ... hooyo la’an noloshusu ma Surtawden aakhirana jana fardowsa iyo intii anbiyada la rafiiqda ka dhig farxadi aduunkad tahay Hooyo alle igama ka qaado 😘
Hooyo mcn aduunka ugu jecel markad xanuunsanthy intay dadkale ku fahmaa allow naarta ka xurey mama kasta 🇸🇴
Subax anan wicin farxad ma helo hooyo dunidaydi oo dhan weeye yarabbi adun iyo aaqiro u naxariiso hooyo walbo muslim ah❤ anna iso duceeya in an hooyo noqdo kaliya ayaa dunida iiga dhiman iso duceya walaladay😢😢👪
PEACE AND LOVE TO ALL OUR AFIRCAN MAMA 💓❤
Haddey hooyadaa kuu nooshahay like ii saar 😭😭
hooyo waa lama huran allow hooyinka u raxariiso dhamaan amen hooyo waa wadnihi warabinay jidhkeena hooyo waa iftiinka nolosha duniduba waa maamo qaali waa hilaac iftiimay allow ii daa hooyaday qaali ameen ameen yaa allah
Amin☝️🤲🤚😭❤
Hooyo macan la aanted adunyada man jogen jacylka hooyo aynu mujino walalahay like igula socda
Legend, father of fanka Somalia long live Awale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴.
Markaan dageste mxan sotawe dibka hoyadeyey ila Soo martey 😭😭😭..., Hooyo mcn nolashan laanta dadan maleh . 😍
Qofki Hooyo JCL Videogan Like Saar #teamdirisle 😭💕
Ax hooyaday mcn ilahay ha unaxariisto ano 7 habeen jiira ayey dhimatay xitta nasiib uman yeelan inaan arko alxmd abahay aya inta isokoriyeey alxmd mantaa 21 jiir ayn ahaay lknse hooyo la'aan whll wa silic iyo balanbal abo noloshu kuma xumeyzo kalintii hoyady inkastod buxiin kariin hadaanah wxwlpo iga maqan wad isiisay farxadna wad iguso korisay alle igama kaa qaaado cimrigaa haraago ameeen allow hoyooyinkeen intii dhimaty janatul fardows gaali intaa noolna noxaaafiid ameen
*MaaMo Ayaan* ❤ Wan Ku JeceLaY ❤
Mom is everything 😻😻
awale is best fanan 😻😻
tusmo is best utuber😻😻
Subscribe ayaa kuu saray iyo like waa istaahishaa walaal ✋💓
Asc
Hooyo😭😭😭😭😭
Alle jano kawaraabiyo
Ilahay qabriga ku waasiciyo
Hoooyo 😭😭😭
HOOYO walbo oo aduun yadaan joogto janadii fardowso ilhey ha galiyo in tii hooyo jecel like isara 🌹💯🙏
Amiin yaa rabbii😭
hooyo waa Qali
Abwaan Carafaad runtii waa abwan hoooyo jecel Cawale ilhy hkudambi dhaafo wlll hesahna rabi hka madoobeyo
Hooyo mcn aduunka nolol farxadle akhiiro janatul fardawsa insha allh ❤❤
Maxaad iga dhawrtay baahi
Si aan Qayrkay udhaafo
Mom❤😍 illahay hayka daayo Hooyo mcn
Awale adan 💯❤👏
Abwaan carafaad Qaliga Allah ha ku barakeyo😍❤🙋
Hooyoyinka dunida dhamaan waxan rabi uga baryaa janatul firsowsa nolol iyo geeri intaba #Hooyo❤
Alla wlhi 2years ma arkin hooyadeey mcn 10years wee igala badan tahay saan ugu xiisay😪😪😥😥😥 hooyo mcn caafinad igu joog❤🙏
Cimri gooda alaha dhee ree yo inta walidkoo noolyahay inta uu alle ofsa dane alaha u naxariisto amiin dha ha!!!!
Hooyo mcn ilaahy ha iikaa xifdiyo wllhi saaid baan kuugu xiisay ❤❤😭
Intii hoyo geriyotay janada allaha kawarabiyo intey hoyadod noshahy like igu isaar wll
Ameen Yaa Allah
Amiin yaarabi
Allaha u naxaristo iinti hooyoyin dhimatay o ay hooyadhay macan ka mid tahay Allaha u wada naxaristo janatal farduza ha ka warabiyo Alow godka u jaane o u nuur
Tv HOYGA MURTIDA MEDIA
Amen
ma wllka ayad like la dhaafi kuma dhibayse iska kaysaar wlo😊😔
Legend awale adan daheye fanan somaliyed 3:26 anaa u horeyaH like zara wixii iga dambeyaH 👊.
Hadaaad hooyada jeceshay ii soo booqo hana ila dhaafin maxaam somali kunahay
200 kaliya ayaan idinka rabaa. Badhanka cas taabo
Ilove all mama
#sahalproduction me
#dirisle team
Hooyo mcn wan ogahay inad iga cadheysan tahy balse wan ku jecelhy , jacaylka runta ah ee aduunka ka jira waa kan udhaxeeya ilmo iyo hooyadi, hooyo markan so xasuusto hadan xanuun yar dareemo sidad u ooyi jirtay wan oyaaa hooyo wan ku jecelhy😢❤
We loves our blessings mums
May Allah swt have mercy for them.💕💕💕💕👍
Thanks legend Awale Adan
Ayaan
Qof kii aan hooyadisa la joogin , like saar
Waa tiro koob
😢😢😢🤦♂️
Allow inoo dhowro hooyo mcn waa noloshena furuheeda
La,aantedna waxba manihin Allah dhowro hooyo mcn 💖
@Nasteexo Maxamed aamiin aamiin yaa rabbi wll 😙😙😙
Ilaahay hooyooyinkeena oo idil ha dhowro aduun aakhirana anbiyada dhankooda alle hala yeel
We love hooyooyinkena soomaaliyeed❤😢
inta hooyoyinkod noolyihiin alle haw xafido intay dhimatay na alle qabriga haw nuuriyo aamiin aamiin 😭😭
La Légende Awaleh Aden respect macalin, du lourd la chanson, tube de l'année!!
ereyada ✔✔, laxanka ✔✔, misiga ✔✔, codka ✔✔, en gros validé ✅✅. Long vie a nos mères ❤💓❤, miss you hooyo mcn 😘❤😘.
It's a beautiful song. I love Somali songs... going to learn Somali 😍
Welcome.the song is mother the whole process of carry her child in her belly and her back the pain mother s endure kindness and child care.every should be kind to their mother.
Thanks a lot. MAY ALLAH LOVE YOU.
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
WHEN 90Qqq1
@@aliamkata8172 92io^900
4 sanno ma arkin hooyo macaan bildhaanteedii qurxoonayd 👑👸🏽
Waa ku xiisay hooyo macaan♥️😭😢
hoyo ayaa mudo iga xanunsan iguduceeya hoyo mcn in allah icafiyo,heesta weey iga ilmeysisay ,wankujeclahay hoyo mcn❤❤❤
Allaha ku cafiyo hooy mcn abayo hoyo waa qali
Hooyo macanto alle Haku raxmado😭💔