Waxaan Bixin Doonaa Tababar Free Ah| Step By Step.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ค. 2024
  • Halkan Iska Diiwaan Gali facacusub.com/
    🍿 WATCH NEXT:
    7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
    Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
    Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
    Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
    ⚙️ All LINKS:
    🎵
    ✍️

    📚
    👨‍💻
    MY COURSES:
    👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
    MY OTHER SOCIALS:
    📱 TikTok - / warsame_bade
    📸 Instagram - / warsamebade
    🎥 Facebook - / warsamebade101
    GET FREE MONTHS:
    Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
    Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

ความคิดเห็น • 124

  • @AxmedZaki-gx4ot
    @AxmedZaki-gx4ot 2 หลายเดือนก่อน +9

    Free ayaad tiri inaadan wax lacag ah so galin Ayaan rajenaya wanan kuso biiri dona😊

  • @Muhyadinomermuhumed
    @Muhyadinomermuhumed 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustad warsame bade

  • @UsaameRashiid-tq5ji
    @UsaameRashiid-tq5ji 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad warsame

  • @Khadafi_12
    @Khadafi_12 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much our teacher

  • @Abdi.shakuur
    @Abdi.shakuur 2 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks Teacher

  • @abdifattahgadhyare6797
    @abdifattahgadhyare6797 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خير

  • @user-ps9jm7is8c
    @user-ps9jm7is8c 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher warsame ilaahay haku xafido

  • @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky
    @ShaaficiahmedmohammedSha-me5ky 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleyso ustaaad❤

  • @MohamedIsmail-hi9wl
    @MohamedIsmail-hi9wl 2 หลายเดือนก่อน

    Waad mahad santahay wll warsame
    Khayr allaha kasiyo

  • @abdulkarimomar5323
    @abdulkarimomar5323 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad waa si fiican.. xaggee la iska diiwaan galiyaa

  • @yaasirlyrics722
    @yaasirlyrics722 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much 🙏

  • @abuibrahim2921
    @abuibrahim2921 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll

  • @user-kg6cx5mc8f
    @user-kg6cx5mc8f 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks my teacher warsame bade
    Waxaad igala Qiima badantahay macalimiin sanado isoo hortaaganaa teacher guulayso ❤❤❤

  • @HamdaNuur-nh5bp
    @HamdaNuur-nh5bp 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher

  • @FaizaM.M1234
    @FaizaM.M1234 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thnkz ustad .

  • @abdiwahabmohan5980
    @abdiwahabmohan5980 2 หลายเดือนก่อน

    We are ready teacher

  • @al-ustadkhalifmohamedali7620
    @al-ustadkhalifmohamedali7620 2 หลายเดือนก่อน

    thanks teacher

  • @user-th4et2vl9q
    @user-th4et2vl9q 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waad mahadsan tahay Warsame, runtii waa loo baahnaa dad adiga oo kale oo aan ku dayano hadaan nahay dadka Soomaaliyeed, no more fadhi ku dirir, spend our time more beneficial to ourselves.
    Xaliye from Garoowe.

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad waa mahadsan tahay ,jazakallahu Jannah ❤

  • @sportschannel-gv7rr
    @sportschannel-gv7rr 2 หลายเดือนก่อน +2

    Legend warsame❤

  • @andiali2256
    @andiali2256 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks brother

  • @user-ty1uu2wd9d
    @user-ty1uu2wd9d 2 หลายเดือนก่อน

    Tanks teacher

  • @Manka143zalm
    @Manka143zalm 2 หลายเดือนก่อน

    Thnks ustad

  • @IsraSiciid-ku7qg
    @IsraSiciid-ku7qg 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay khayr haku siyo ustaad

  • @BilanMahammed
    @BilanMahammed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wll🫡🫡🥰

  • @JackCadnaan23
    @JackCadnaan23 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waad mahsantahy ❤

  • @munachanne
    @munachanne 2 หลายเดือนก่อน

    That’s ustaad

  • @hibomataan6382
    @hibomataan6382 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @Halganmedia85
    @Halganmedia85 2 หลายเดือนก่อน +8

    Tanks teacher 🎉

  • @sheikhgadhwayne3647
    @sheikhgadhwayne3647 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you mcalin

  • @ayanfarah775
    @ayanfarah775 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal qaali

  • @baxnaancabdi1080
    @baxnaancabdi1080 2 หลายเดือนก่อน

    asc wll aad ayaad u mahadsantahay

  • @munasarnusrudiin9773
    @munasarnusrudiin9773 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ❤❤

  • @shariqashafar4800
    @shariqashafar4800 2 หลายเดือนก่อน

    Shugan jazakalahu khayran wlo

  • @anwarosman7804
    @anwarosman7804 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you soo

  • @user-wj4ex9wy7t
    @user-wj4ex9wy7t 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walaal

  • @hamsE.L
    @hamsE.L 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa xageena meeshu

  • @Nolol_Toosan
    @Nolol_Toosan 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks, Teacher
    Noo record-karee

  • @abdullahiahmed2778
    @abdullahiahmed2778 2 หลายเดือนก่อน +3

    10 May waa maalin jimca ustad warsame

  • @HaajaraCabdikariim
    @HaajaraCabdikariim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Barkalahu fiika ustaad wxn rajanaya in aan ka faaiidaysano

  • @FarxaanFanax7
    @FarxaanFanax7 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaadii

  • @user-qt1rx9hu1m
    @user-qt1rx9hu1m 2 หลายเดือนก่อน

    thanks

  • @GaraadMedia851
    @GaraadMedia851 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waad ku mahadsan tahay.

  • @liibaanyare7956
    @liibaanyare7956 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaaka lah

  • @abdiazizhassan1377
    @abdiazizhassan1377 หลายเดือนก่อน

    Emailka awe macalin

  • @hazzanabdullahisalaad7585
    @hazzanabdullahisalaad7585 2 หลายเดือนก่อน

    tnz❤

  • @Cabdiraxmaancismanbuule
    @Cabdiraxmaancismanbuule 2 หลายเดือนก่อน

    Txn

  • @Jabraofficial1
    @Jabraofficial1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ostaadow linkiga aawey❤

  • @sundusadan6773
    @sundusadan6773 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shugran

  • @ZakariyeXasan-uz8no
    @ZakariyeXasan-uz8no 2 หลายเดือนก่อน

    Ustad waa magadsantahay intee kagasoo galaa

  • @Ahmed_ilkacase44
    @Ahmed_ilkacase44 2 หลายเดือนก่อน +3

    is diiwaan galintaa waaa fahmi waayee see cml

  • @Maazim10
    @Maazim10 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad Link waan soo raacay I.A 🎉

  • @reemmaxamad6697
    @reemmaxamad6697 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahdsnd wll kun iyo kow jeer lknse xagee iska diiwaan geli karaa

  • @Abdi.shakuur
    @Abdi.shakuur 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ajar iyo xasanaad allh ka siiya taloyinka aad dhalinta uso gud bisid

    • @FarxaanFanax7
      @FarxaanFanax7 2 หลายเดือนก่อน

      Sxb xagee liska diiwan giliyaa

    • @Abdi.shakuur
      @Abdi.shakuur 2 หลายเดือนก่อน

      @@FarxaanFanax7 linkiga iska diiwan gali Zxp

  • @AfroHistoriX
    @AfroHistoriX 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad wan sugayna, m.a wan kujiray dadkaas

  • @AbwaanKaalmeeye
    @AbwaanKaalmeeye 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wali video-na maad soo galin Zoomkiina baaqey

  • @kifaxyuusuf5201
    @kifaxyuusuf5201 2 หลายเดือนก่อน

    Shugran ustaad wan isdiwaangaliyey Wana rajayn inaan Ka mid noqdo insha allah😊🎉

  • @baxnaancabdi1080
    @baxnaancabdi1080 2 หลายเดือนก่อน

    waa meeqa saac

  • @tiktokgames1007
    @tiktokgames1007 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ma live baad so galaysa ustaad

  • @abdinassermohamed4254
    @abdinassermohamed4254 2 หลายเดือนก่อน

    M.a usaad warsame bade waxaad noo thy Tusaale muuqada mahadsanid zoomkana waan ka qeybqaadan doonaa insha Allah balabteebo waaa Aqoon korosi

  • @user-dg1ht5sy9b
    @user-dg1ht5sy9b 2 หลายเดือนก่อน

    Xaggee kala soo xariiraa

  • @Mukhtaar-ce4fd
    @Mukhtaar-ce4fd 2 หลายเดือนก่อน

    Diwaangalintu waa halkee

  • @aishaabdi3736
    @aishaabdi3736 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks teacher lkin iyado muuqaal ah youtube maso galin karta?

  • @daauuddaahirclaahi
    @daauuddaahirclaahi 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb wlh wax walbo naga mudantahay gob tahay noolaw 🤗😎

  • @huwraar6120
    @huwraar6120 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad zoomka in vedio laga dhigo ayaa fiicanan laheyda markaas youtubka lasoo geliyo

  • @zakibaaba7523
    @zakibaaba7523 2 หลายเดือนก่อน

    Link Xagee Kahelaa ustad Warsame please

  • @Maahir--moha11
    @Maahir--moha11 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad xageee layska diwaaan gelianaya

  • @RakiPoi
    @RakiPoi 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaadi inaad muuqaal nooga soo duubto aan jeclaan lahaa🙏🙏

  • @ProemailGoogleaddress
    @ProemailGoogleaddress 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb Hal ke ka hela aad u mahadsanthy

  • @Sucaad-cabdi20
    @Sucaad-cabdi20 2 หลายเดือนก่อน

    Linkiga aaway ustaad

  • @babaabdi-ys4in
    @babaabdi-ys4in 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad time maxad noogu sheegi wayday

  • @mohamedabdiqani487
    @mohamedabdiqani487 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @sheikhgadhwayne3647
    @sheikhgadhwayne3647 2 หลายเดือนก่อน

    Send the link macalin

  • @AboubakerAhmed-vc3pe
    @AboubakerAhmed-vc3pe 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sabti ama Jimce

  • @Clnaasir541
    @Clnaasir541 2 หลายเดือนก่อน

    It’s Friday

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid 🎉

  • @Ayuub21
    @Ayuub21 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxaa jira caqaba badan oo heysta dhalanyarad jecel in daqli ka sameyaan online oo jooga soomali waxaa ka mid ah in aysan heli karin adress appka qaar uunan ku shaqeynin somali maxaa xal uah ayaad isĺeedahey ustaad

  • @OsmanJoseph
    @OsmanJoseph 2 หลายเดือนก่อน

    Ustad halkee ayaa iska diiwan galiyaa please 🙏 😢

  • @dhacdooyinka-dunida537
    @dhacdooyinka-dunida537 2 หลายเดือนก่อน

    Zhp link ma shaqeyno maxa dhacay

  • @bigmoha-oj7zu
    @bigmoha-oj7zu 2 หลายเดือนก่อน

    Aawi linking ustaad

  • @NuuraSaciid-hb5hw
    @NuuraSaciid-hb5hw 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirisaksaid
    @abdirisaksaid 2 หลายเดือนก่อน

    Sabtida 11 bisha ustaad micnaha jimca maad ka wadaa wakhtiga na nosoo sheeg

  • @Azmarmedia
    @Azmarmedia 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad wuu didanyahy waxana rabaa inanay iga buxsamin corsadu ee maxa zameyaa😣

  • @mohdek5903
    @mohdek5903 2 หลายเดือนก่อน

    Zoomki waa buuxsamay marka waxan rajeena inaad noo so duubtid sxp

  • @moocadde1563
    @moocadde1563 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb mobilka maku qaadan karaa course ka

  • @hawakhalif9535
    @hawakhalif9535 2 หลายเดือนก่อน

    Wali maadan soo galin miyaa mise anay wax iga khaldanyihiin

  • @Manka143zalm
    @Manka143zalm 2 หลายเดือนก่อน

    Linkga away

  • @CabdallaCali-re1uc
    @CabdallaCali-re1uc 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @issahdaher891
    @issahdaher891 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee la iska diwan gelinayaa

  • @FarxaanFanax7
    @FarxaanFanax7 2 หลายเดือนก่อน

    Xagee liska diiwan gilini

  • @SAACOprogrammer
    @SAACOprogrammer 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin halkee ku qapanysaa

  • @badrigood4225
    @badrigood4225 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad 10 bisha waa jimce not sabti

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 2 หลายเดือนก่อน

    Isdiwaan galintu maxay ahayd hadu free yahay

  • @Golbologistics99
    @Golbologistics99 2 หลายเดือนก่อน

    Online investment noo samey

  • @GaraadMedia851
    @GaraadMedia851 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ustaadow waad mahadsan tahay laakiin aniga fikir ahaan teyda hadaan ka hadlo waxaan leeyahay muuqaalna nooga soo duub waa iga codsi taa sababtoo ah waxaan ahay qof maalin kasta shaqaale ah hal maalin oo keliya ayaan fursad leeyahay waana maalinka jimcaha sabtigana waa maalinka ugu jaabka badan, sidaas darteed si aan udaawado muuqaal nooc kasta uu noqdo nooga soo duub adigoo mahadsan tani waa iga codsi walaalo.

    • @zaciimkaofficial1272
      @zaciimkaofficial1272 2 หลายเดือนก่อน

      Wan kugu racsadnahy wlahy fahan ahaan taas ka fcn m.a ustaaad sidas noga dhig ado mahadsan❤❤

    • @Sahruush
      @Sahruush 2 หลายเดือนก่อน

      Sas fcn kugu racsanhy😢❤

  • @Cabdiraxmaancismanbuule
    @Cabdiraxmaancismanbuule 2 หลายเดือนก่อน

    Lambar 1 ka ahay

  • @YuusufCade-hd3mk
    @YuusufCade-hd3mk 2 หลายเดือนก่อน

    Siden isķdìwangeliyà se xage iskudiwangeliya

  • @Abdallebare
    @Abdallebare 2 หลายเดือนก่อน

    😢 teacher waxan mar hore soo dirsadey Gmailkayga ilaa hada laymaso dirin Zoomki ee Hadii aad Zoomka Recording kusameysey nooga faa idey oo soodhig

    • @Abdallebare
      @Abdallebare 2 หลายเดือนก่อน

      Waxan ahy macalin dhiga dugsiyada hoose ee puntland Galabta shaqadeyda waxa u adi wayey inaan zoomka kafa ido waxan ku hor mariyo naftayda lkn nasiib uma yeelan😢

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 2 หลายเดือนก่อน

    Markii hore maa training $300 kubixin jirtey yaa waaye wlhi

  • @AhmedMohamed-vg2hj
    @AhmedMohamed-vg2hj 2 หลายเดือนก่อน

    Casharada you tubka saa Gali
    Waa iga codsi