CABDI FANAX NAF YAHAY IGA YAABISEE OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 54

  • @abwaanindho884
    @abwaanindho884 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees qaliya oo walahi dhirigalon leh 😍

  • @ahmedabdi2699
    @ahmedabdi2699 2 ปีที่แล้ว +14

    Boqorka codka abdi fanax🤴❤
    Naf yahay iga yaabise aadmiga ruux kuu neceb sidee ku jeclaan karta
    Sidee ruux inaba arxan kuu galayyn noolaha ifka joogiyyo umada uga doorata
    Adiga nafyahay qaladane
    Hadaad iga qaadan talo
    Waxaan ku odhan laha go'aan adag qaado oo
    Jacayl aan lagula wadin ayaan wakhti kaaga lumin
    Par 2
    Naf yahayy iga yabisse sidee admiga ruux kuugu neceb aad u ag tagi kartaa
    Sidee ruux ku inkiroo indhaha aan ku siin karayyn
    Oheyy oonta iyyo biyaha awgii uga go'i kartaa
    Adiga nafyahay qaladane
    Hadaad iga qaadan talo
    Waxaan ku odhan laha go'aan adag qaado oo
    Jacayl aan lagula wadin ayaan wakhti kaaga lumin
    12/feb/2022 sabti______ 14:05 malinimo😪

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 ปีที่แล้ว

      Xa ka dhinty

  • @xamzeyare393
    @xamzeyare393 11 หลายเดือนก่อน +2

    Wayway😢 waxan ku odhan lahaa jacyl an lagula wadin yuu wakhti kaga lumin
    Gal aduunka 😂naag yhy

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah c fanax wa cod mcn catoosh heesa kale ka so duub wa fanan sanadka 2021 ugu cod mcn

  • @samiyafarxan6294
    @samiyafarxan6294 ปีที่แล้ว +4

    Tani waa heestayti😢 qofka aduunku ugu neceb ayaan aniguna aduunku ugu jacaylahy😢

    • @abdijabaradan4778
      @abdijabaradan4778 21 วันที่ผ่านมา

      Hada ma kaqusatay wll😢

    • @samiyafarxan6294
      @samiyafarxan6294 18 วันที่ผ่านมา

      @abdijabaradan4778 Haa alxmuliliah

  • @sudeystaman6389
    @sudeystaman6389 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axyaa fanaan,, fanaanku waa midka dhacdooyinka bulshada ku dhaca ka dareen hadla
    Si qofkii ay xaaladani qabsato uu u weheshado
    Runtii waa Arinta aan caawa la daris ahay qalbigayga ayay taabanaysaa heestu 💔💔💔😢😢

  • @Maxamed-sc3cd
    @Maxamed-sc3cd 9 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan xalada hada aan ku suganahay ayay kahadlaysaa aadmiga midii aan uga go aa anna i goysay 💔😭

  • @خالدبنالوليد-ن4ب
    @خالدبنالوليد-ن4ب 3 ปีที่แล้ว +2

    Jeceel aan laguula wadiin waqtiiga yan kaluumin. 2008. Hargaysa duuckaa dahabiiga abdi cusman

  • @cadiwalicabdi620
    @cadiwalicabdi620 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan wa legend wlahi

  • @boottaanyare8266
    @boottaanyare8266 2 ปีที่แล้ว +3

    best fanaan legend 👍🏻

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 3 หลายเดือนก่อน

    heweskan malaha fanaankuaniguu igu la dardaarmayaa

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 3 ปีที่แล้ว +4

    legend is back sharma boy iyo wax aan la garanayn baa na qabsade

  • @abdullahmetjiite3525
    @abdullahmetjiite3525 3 ปีที่แล้ว

    Wan ku tageera sxb heeest iyo badh😪❣

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 ปีที่แล้ว +1

    Emotional song abdi fanax legend🔥❤️

  • @FatuuzhDimond-lr9pn
    @FatuuzhDimond-lr9pn ปีที่แล้ว +3

    Adpaa naftyday i cishay Wxa 90ka Daba Socota qofaan ku Jojinen side Bqolal Wil ugla pxday nin an Adiga kuba so jedin
    Way iskaga indho tiraysa ddka donyaa inay jacylka io frxda kula wdgan go'anka adag ina qadato maxa ka hortgan nafyhy adeg Ban ku Faryaaaaa Adkaysi Yelo wa oghay way Adagthy inaa aqpasho waxyalaha qar sida ina waydo Qofaaa U arkaysay wx wlpo Wngsn inu Yhy mxuma qofkaz lkn adiga okliyaa ayu kuxunyhy pls Nftyday wax iga mqal hana idhibin Wxn ka bqyaa ina wadnaha i istago Murug darted izku day ina ka Maranto isgaaa🤕😭👋

    • @najiibyare9174
      @najiibyare9174 ปีที่แล้ว

      Ina adeer qof an naftaada uso jeedin go.aan ka gaar geeridu mar bay nolosha dhantaaa qlbigaaga frxd ban urajayn

    • @mahdicadeysay7952
      @mahdicadeysay7952 ปีที่แล้ว

      walaahay waa arinka iii haysta alle ha inaga dulqaado walaal

  • @سارهاحمد-ت6غ
    @سارهاحمد-ت6غ 2 ปีที่แล้ว +3

    Nafyahay iga yaabisee Aadmiga ruux kuugu naceyb sided u Ag tagi kartaa siide ruux ku inkiroo indhaha Aan ku siin karayn Aheey oontiyo biyaha Awgii uga go I kartaa broken heart remember someone/2022/6/27/💔🤐

  • @MohamedWarash
    @MohamedWarash ปีที่แล้ว +1

    Abdifanax I love bro mcn

  • @Xamsejama11-ig2tx
    @Xamsejama11-ig2tx ปีที่แล้ว

    Heestan waa jecellahy runtii alfanan cabdi fanax ❤

  • @maxamedxasancuraagte9349
    @maxamedxasancuraagte9349 3 ปีที่แล้ว +4

    Nafyahay iga yaabisee
    Aadmiga ruux kuugu neceb
    Sideed u Ag tagi kartaa
    Sidee ruux ku inkiroo
    Indhaha Aan ku siin karayn
    Aheey oontiyo biyaha
    Awgii uga go,i kartaa
    Cabdi cismaan Gudaal
    Mid ka mid ah xidigii fanka hargysa so maray

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 ปีที่แล้ว +2

    20 October 2023 Friday
    LasAnod 🇸🇴 🐎

  • @mohamedsaid1568
    @mohamedsaid1568 3 ปีที่แล้ว +1

    Heeso io Bar ahaa

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayeeyo ax😢

  • @maryanjama2329
    @maryanjama2329 2 ปีที่แล้ว +2

    Khiyaamo jogta qof lagu wado ban ahay waliba anigo ilmihii kobad calosha ku sidaa

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 3 หลายเดือนก่อน

    Comentigawaxaa kanbuuxa dad s9daydookale niyad jabsan kkkkkkkkkkkkkkkk aar waanidin salaamay

  • @xamzeyare393
    @xamzeyare393 ปีที่แล้ว +1

    Ciyalkii hore cabdi fanax nafyahy iga yabise😢😢

  • @jamahasan5970
    @jamahasan5970 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend abdi Fanax ❤

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 3 ปีที่แล้ว +1

    Legand fankii oo qofa

  • @dawladnuurcawaale6138
    @dawladnuurcawaale6138 11 หลายเดือนก่อน

    Heestaa waxaan dhagaysanaa caawa oo ay taariilhdu tahay 4 bishii 2 aad ee 2024 saacadduna ay tahay 9: 52 fiidnimo habeen axad ah oo isniin soo gelayso fanaankii qaadayna uu ila fadhiyo magaaladuna ay tahay Jigjiga caasimada Umadda Soomaaliyeed.

  • @faantaastig
    @faantaastig 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @saeedooabdullah4885
    @saeedooabdullah4885 3 ปีที่แล้ว

    Legend fanax go

  • @starlightislam4042
    @starlightislam4042 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuul

  • @cabdiibrahinoogle112
    @cabdiibrahinoogle112 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan halkeeduu dhigay

  • @mustafehadari8169
    @mustafehadari8169 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi cismaan fanax. Aaah yaa c0dki ❤❤

  • @afnaanmohamed335
    @afnaanmohamed335 4 หลายเดือนก่อน

    21 sep 2024 10.35pm 😢😊

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 3 ปีที่แล้ว +2

    Side ruuxan inaba adiga arxan kugaleen noolaha
    Ifka joogiyo umada oga doorataa
    Xanax xanuun waaye erayadas

    • @caynaasheshow2961
      @caynaasheshow2961 3 ปีที่แล้ว

      Aad iyo aad waa eryo meel fog ka soo goay waxan filaya inay tahay qiso dhaba

  • @mohamedsaid1568
    @mohamedsaid1568 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @Mohamedahmed2022
    @Mohamedahmed2022 3 ปีที่แล้ว

    Based on the true story ✅

  • @starlightislam4042
    @starlightislam4042 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdi fanax haguuleyso

  • @DhaalMedia
    @DhaalMedia 2 ปีที่แล้ว

    Afka ala kama goyo😥

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 ปีที่แล้ว

    🚣🏾‍♂️🚣🏾‍♂️🚣🏾‍♂️🚣🏾‍♂️🚣🏾‍♂️🚣🏾‍♂️🚣🏾‍♂️

  • @Cabdulqaadircismaan884-ll5pf
    @Cabdulqaadircismaan884-ll5pf ปีที่แล้ว

    How do you want people to think about you?