cabdi Fanax (humaag).flv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 52

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z 2 หลายเดือนก่อน +4

    14 sano ka dib ayaan dhagaysanayaa heeskan waana hees aad u wanaagsan xaqiiqatan waxaanu ku jiraa Sanado aad u qadhadh wxn Allah ka Rajaynayaa anoo waxyaabo badan ii hagaageen nolosha inan heestan dib ugu soo laaban doono 27 9 2024
    Jigjuga xamse cabdi mxmud

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 4 ปีที่แล้ว +25

    Heestan 2006 ayaan dhagaysigeeda iigu horaysay.
    Wuxu ahaa fanaanka kaliyee hargaysa hadhwanaag wakhtigaa. Balse hadda oohey ooh. Waa la ilaabay

  • @abdihakimjama1877
    @abdihakimjama1877 7 หลายเดือนก่อน +2

    Lagend Abdi fanax Waayo Waayo 🙌

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 ปีที่แล้ว +15

    Ragi Shidi Jiray Banarama Casaloma Xamdi Hotel Ciyaalki Hore Ee Hargaisa Ayuunba Garanaya Legend Abdi Fanax

  • @IbrahimTunc
    @IbrahimTunc 14 ปีที่แล้ว +18

    goljaniyo hargaysiyo gurya samo kunoolow allaylahe waa magaalo wacan heesa walbana wuu ku soo caanbaxaa

    • @Bayaan447
      @Bayaan447 2 ปีที่แล้ว +2

      12 years after manooshahay wlkay inad fcntaha rajeynaya

  • @rooblecali6988
    @rooblecali6988 2 ปีที่แล้ว +10

    Legend abdi fanax ciyaalkii hore hargaysa way garanayaan isagaa ugu haystay 2006-2012

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +2

      waqti baa hargaysana u kici jirty aroos aan abdi fanax ka heesin aroosba ahan jirin mantana waa taas waa adunyo

    • @fahadkasocdalka2672
      @fahadkasocdalka2672 ปีที่แล้ว

      @@saedqozta5386Waa Runta Awoow Banarama Kasaroma Xamdi Hotel Migsiin Hotel Waayo Waayo Sxb

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 5 หลายเดือนก่อน +1

      Garacow ciyaalkii hore tahay , waxaad ku dartaa mustafe oomar , germany , kamaco , saxardiid

  • @fanaanaakhiradiisautudhay778
    @fanaanaakhiradiisautudhay778 3 ปีที่แล้ว +13

    Ninkan qofka reer hrgaysee garnwaaya haysaga baxo 2008-2009 ragii shidi jiray weeye cabdi fanax legend buu ahaa

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 3 ปีที่แล้ว +4

      zxp ana kula garanaya alla muxu hargeisa haystay 2006 ila 2011 waqtigisi wlhi wax kaleba lama jeclayn isaga iyo nin nuuradin ahmed la dhihi jiray

  • @abdimohmmed2074
    @abdimohmmed2074 3 ปีที่แล้ว +7

    Naftaydan ku huri mcn 🥰2021🙋🏼‍♂️

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 2 ปีที่แล้ว +4

    Waqti iyo waaywayo waxn xasuusta iygo imnadydu cajaldo ku dhegysta cabdi fanax wlhy waa fananka keliye an arky isago magacyga farax ku heesy hanblyo wll

  • @diiniyonasteexo5993
    @diiniyonasteexo5993 6 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ka ximahay fanaankii heesahaa lahaa lahaa hada waayaha ayaa yahay dadkiisana way hakradeen

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 3 ปีที่แล้ว +7

    2021

  • @ihatepeople5083
    @ihatepeople5083 4 ปีที่แล้ว +9

    Fanax ciyaalki hore jijiga ❤✌

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 3 ปีที่แล้ว +6

    Reer hargysadii hore heesshoodi aroos yada badhiyada isaga shidi jiray fanan qimo badan abdifanax

  • @kunkaroon155
    @kunkaroon155 5 ปีที่แล้ว +9

    furinle kkkk 2019 watching

  • @mubaarigqaazaali9702
    @mubaarigqaazaali9702 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa hees
    Laxanka kasii daran
    Music 🎶 furile
    Awlaadu caasima aya garanaya ninkan isaga shidi jiray.

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +5

    Charity begins at home or you all jealous of his amazing voice

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 5 ปีที่แล้ว +6

    Abdi gudaal (abdi fanah) ala muxu fanan aha waqti bad hargeisa haysaty , heestan 2009 ban dhagaysan jiray xusus

  • @zackmohelmi8502
    @zackmohelmi8502 2 วันที่ผ่านมา

    Cabdi samad gudaal [cabdi fanax ] legend

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi Fanah ciyaalkii hore

  • @WaledOmer-rh2hv
    @WaledOmer-rh2hv ปีที่แล้ว +2

    Ciyaal new hargysa garnyaa heestan iyo badhi to badhi

  • @isakahmet
    @isakahmet ปีที่แล้ว +6

    Sheeko yar oo Cabdifanax aan uga soo taagna waxay ahayd, inaanu habeen aroos ka wacanay, kadib markaanu qiimaha la heshiinaynay aanu ku nidhi $100 naga daa oo uu na diiday , Cabdihani Xaashi oo Camera man ahaana habeena $15 camerada noogu duubayay, dunidu waa hadhka labadiisa galin.

    • @saedqozta5386
      @saedqozta5386 10 หลายเดือนก่อน

      😅😅😅😅isago waqtigisi ku jira baad ku beegmateen

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan anigoo yarba cajalad noogu jirtay waxan dib ugu noqday 10sano kahor

  • @abdiqanicaskaofficial1797
    @abdiqanicaskaofficial1797 4 ปีที่แล้ว +6

    Legend of legends heestii heesaha

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    Always look after the needy and the Almighty will bless you

  • @mohammednimcaan6533
    @mohammednimcaan6533 2 ปีที่แล้ว +3

    Erayada Heestan yaa leh

    • @adnanhaji7072
      @adnanhaji7072 2 ปีที่แล้ว +4

      Wll inta ugu badan albumka ay heestani kujirtay ee mahigaan waxa lahaa mid mooye intakale axmed ismaciil pele ereyo iyo laxanba waxan kamid ahaa dadkii iibsaday albumka ay heestani kujirtay 2006 herer falay studio

  • @gaacuuro
    @gaacuuro 6 หลายเดือนก่อน +1

    5/20/2024

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 2 ปีที่แล้ว +3

    Jacylka maxa ka xanun badan 💔😭

  • @sakariyeidiris4366
    @sakariyeidiris4366 2 ปีที่แล้ว +3

    Naftaydan ku hurilaha

  • @HodanHuseen-z3q
    @HodanHuseen-z3q ปีที่แล้ว +1

    Wan qosley waxan ku qosleyna anuuba og walahi 😅😢

  • @mohamedjamac898
    @mohamedjamac898 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ma ogtahay farax somaliyed iyo xalomo inan ciyartoda is bedelin, tusaale han kusiyo furinle sidu u jasayo hada ayu 14 sano ka hor ciyari jiray 🤣🤣

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 2 ปีที่แล้ว +2

    19 September 2022 5/30 galabnimo ayan dhex mushaaxy albank

  • @mubarikdekhaybe612
    @mubarikdekhaybe612 2 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi Cismaan Gudaal Abdi fanax
    Ex Hargeisadii Dhexe Ragay ukala Xidhnayd Party yada iyo Aroosyaduba Aduunyo Xasuus ban Wlhi Dib ugalay

  • @nonamoma8535
    @nonamoma8535 9 หลายเดือนก่อน +1

    ,🔥💯

  • @halhays6505
    @halhays6505 ปีที่แล้ว +2

    Walhi hestan wan jeclahay

  • @C.xakiinAadan
    @C.xakiinAadan ปีที่แล้ว +1

    Mn allah

  • @Migos7
    @Migos7 2 ปีที่แล้ว +2

    2022

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    Why can't singers this wonderful singer get help from entertainers like yourselves is that too no much to ask 🤣🤣🤣 or are you planning ignoring Fanax

  • @mofosman4426
    @mofosman4426 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa la jeexa fanaxda oo dadka caadi la dhiga. Weliba waxaa jira hayadoo si bilaash ah u jeexa fanaxda.Ninkani sanado badan ayuu fanax leeyahay ? Mu is jeexo. Bulsho hortooda cadoo caadi ah ayaa la imaada. Waa la ofyahay inuu ilaahay sida kuu aabuuray. Cid ma diidana. Lakin fanaan ku waa inuu caji qurux wanagsan la hor imaada dadka. Waa iga talo.

  • @faadumofaadumo8270
    @faadumofaadumo8270 2 ปีที่แล้ว +1

    Dalmar

  • @nasrahassan29
    @nasrahassan29 5 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkk ka baxsada orgobuhu yuuna ini cunine