Suldaan TV, adeer Wararka Somali Galbeed ee aad ka hadlayso waa Odhaah ka socota Xasan Sheekh iyo Villa Villa Somalia. Warkan daacad kaama aha. Waa hadal ku lug leh Khilaafka Xasan Sheikh iyo Mudane Axmed Madoobe oo ka soo jeeda Degaanka aad ka hadlayso. Hadal Safiir Cammay waa mudanyahay laakiin waa marka ay soo go'do Shacabka KILINKA Somalida. Jooji qaylada Suldaan TV
soomaali galbeed waa dal wey iyo dad aad u tiro badan wey ka go i kartaa waqtigan waa jaanis waxaanuna leenahay ha loo kaco soomaali galbeed wallaahi maanta itoobiya waqtigeedii gabal baw dhacay waxaan kaloo ognahay in soomaali oo dhami u dhan yihiin
Soo noqo adinkoo nabada walaalayaal Soo celiya somaliweyn madaama eeynu nahay hal qomiyad hal luuqad hal sinji hal diin wadajir beeynu wax laga baqo kunahay yuhuuda madoow ee africa Etiopía ku habsan meeyso sida falastin guul iyo gobonimo jigjiga iyo ONLF
Yeeeeeees wlhi guul somaliyeey
GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 👍 👍
❤
Waa sax iney ka go,aan soomalli galbeed waa guul iyo gobanimo
Waan jeclahay inaay kagogdo itoobiya
5 somaliya hamidowdo
Guul iyo gobanimo
Ha kubiireen Somalia 🇸🇴 weyn❤ ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wasx
Waa.guul.insha.alaah.bi.idni.laah
Guuuuul Somalia 🇸🇴 ♥️💪🏽
Allh akbar haka godo happy 🎉 somalia 🇸🇴 oo dhan❤
Aniga fikerkey waxan jeclaahey in aay lamidooban walalahuda somaliweyn waa haddi aay runtahey aayka Go aan xabashiida waa tariiq weyn waaye
Haa waxaan ahay wii kunool soomaali galbeed gaar Haan gobalka fiq hadaan gono kumabiirayno soomaalia sabah too ah waxaan noqon haynaa Dawlad gear aha ookadifaacda soomaali itoobiya in shalaah❤❤❤❤ waxaana soo celin haynaa 5 soomaali yeed inshalaah waa mahadsan tahay wariye
Also💗💞💕💟❣
Insha allaah haka go een Meesheyrabaan ha aadaane. Xoriyad allaha nasiiyo
Ad iyo ad Ayan usodhawayinaya Inu daulad deganka Somali galbed kubiro somaliya.kanagodo gumayista itobiya
Hadday Runtaa tahay waxaad sheegi,waan go'aynaa cidna kuma biireyno❤❤❤.
Haa waa dad
Walalahay
Haa waan aaminsanahay in ay ka go'aan Itoobiya iskoodna isku taagàan.
Waa xiligii somaali galbeed ay ka go'i lahayd
Soomaliya waa dad isjecel ilahaa mahadleh
Yes we're part of five states of Somalialy so must united Somalia 🇸🇴 five states
Masha Allah, waa,Aqbar farxadleh,Guul somaliweynusohoyatay
Wa farxad soomaaliyoo.midowda
Maasha Allaah Soomaali Galbeed haka go do Itoobiya si kal iyo laab ah ayaan u duceeyay ha noqdeen Dowlad gooni u taagan waxan noqoneynaa 3 Dowladood oo Soomaaliyeed Mataano ah Cadowgooda u midooba....❤❤❤ Soomaali Galbeed, Soomaali Koofureed iyo Jabuti .....❤❤❤ Guul Guul iyo Allow noogu indho qabooji Farxadaas.
Insh Allah soon free from Ethiopia 🇪🇹
And iyo aad ilahay haka gooyo gumaystaha umadda somaliyeed amin amin 5:56
Haa in aan mudono waa muhim midnimad somaliyed allah akbar ilaahow aqbala iney midowaan somali oo dhan❤🎉❤
Haaa
Somalidu ha midawdo Insha-Allaah
Soomaali mida ❤❤
Somali Great come back inshaala taacal
Shantii Soomaaliyeed ee ku midoobay hal calan waxay noqon doontaa riyadii Soomaaliyeed ee Rabbi rumeeyay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc haa wa guul iyo midnimo inshaa allah
Mawaxad tiring ina camey waxa uahanjirey safirka Ethiopia ufadhiye muqdisho?
Misne aniga khalad ufahmay...fadlan jawabtu wa dhankina. Tnx
Siiwayn ❤❤
Wajcelai Somali hamithowtha🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪❤️❤️💗💗🇸🇴💪🇸🇴💪
Somali gabled ha ka goan itobiya
𝐇𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐱𝐨𝐫𝐨𝐨𝐰𝐧𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐫𝐚𝐛𝐧𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐦𝐚𝐲𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐚𝐲𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛 𝐤𝐚𝐡𝐞𝐥𝐧𝐨 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐫𝐚𝐛𝐧𝐚 𝐱𝐮𝐫𝐧𝐢𝐦𝐨
Somaligalbeed waa fursad qaal Ah waanakafaa ii daysanayaan somali toos
Guul haa somali haku biirto
Sayid mustafa cakjar
Somaliweyn
Haa wan jeclahay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Sax sax sax inay gaar u istaagan oy ka baxaan xerada isticmaarku sameeyeyay ee la dhaho Itoobiya.
Waa sax in ay ka godo Ethiopia dawladda degaaanka Somali oo ay kubiirto Shanta somaliyeed mid uun ama gooni iskutaagto
Aden said oo djibouti haa wa in kagodo ithipia
Masha allaha
Somalia
Sax
Sax runta
How sincere is Turkey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I very happy
Haa waan jecekahay in soomaali galbeed dulmiga ilaahy kadulqaado olookaco kaganajaro gumaysiga soomaali waasoomaali
Waa farxad hadeey Go’aan reer puntland waxeey siinayaan soomaali galbeed 10 dekedood hadeey doonayaan in ay ka dhistaan puntland
Wa sax ha ka go'aan etopiya
Wlhi waan ku frxsnhay inann go no
SOOMAALI GALBEED WAA SOOMAALIYA QAYBMA MIDA SOOMAALYA OO GUMAYSI LAGU HAYSTO HA XORAWDO CID AYKU BIIRTABA INSHA ALLAAH
Haa hakubirto soomaaliwen
Haa waay
Kagui
Kaaran
Anagu ma jiclin gumaysi waxaan jiclaan lahayn sida jabuuti oo kale
Walahi waa jaanis somali galbeed fursad weyn ayey heystaan somali galbeed warkaga hurdada
Somali galbeed waxaa lagaqaadayaa AFI
Gul somi galbed
Somali galbeed haasoo good oo.. somalia halagudaro..sithii eleteria...halahureeyo
Cadaw ba tahay abaha iyo eleteria wase
haGodo walalhi somali Galbed
Somalia haku soo biraan
Islamic Republic of ogadenia
Independent the same for Djibouti
Suldaan TV, adeer Wararka Somali Galbeed ee aad ka hadlayso waa Odhaah ka socota Xasan Sheekh iyo Villa Villa Somalia. Warkan daacad kaama aha. Waa hadal ku lug leh Khilaafka Xasan Sheikh iyo Mudane Axmed Madoobe oo ka soo jeeda Degaanka aad ka hadlayso. Hadal Safiir Cammay waa mudanyahay laakiin waa marka ay soo go'do Shacabka KILINKA Somalida. Jooji qaylada Suldaan TV
Guul DDS haka go'an itoobiya waayo waa gumeystayaal xabashi
Asc insha alaah walahen somali galbed hadi ala idmo inay kagodo itobiyo wajeclahy asc
Hawd iyo Reserve Area waxay ka mid ahaanaysa Ethiopia
Weyka go'ikaran lkn hala tagero sii awood badan
Haa Haa
My suldaan ka.wan kusaly
Waa inay ka go' daa itoobiya
Allaw Run dhab ah nooga dhig
Ascm haa fursad ayey haaystaan
Somali galbeed waa taageersanahay in aay ka goda itobiya oo ay soomaali wey ka midnoqdaan
waxan jeclahey somali yeeyn kibira
asc waxan leyahayi waakagokarnaa waana xorobin anago ah Somali galbed
❤❤❤❤❤
Kenya wadnaha ayeey haystaan waxeey is leeyihiin NFD baa ku xigta ama dhulka aan ka haysano soomaaliya baa naga go’aya waa naxdin .
Waajaanis Soomaali Galbeed horyaala ookafaa.iideesi .ubaahan waa abwaan mahad ookunnool .muqdisho
Waa guul laakiin Waa in la Siiyaa Madaxweynanima da Oo na la helaa dawlad awood leh
Somaali Etoobiya..koleyba waxa ay noqon doonaan sida 2 gobol Somali waqooyi iyo koonfurta xaalada ay jirto..
Soomaali galbeed way xoroobaysaa
Hawaygoikaran
Haa aad ayan u jecelyahay
Walaalayaal aan hilowno maantat fursad heysataane isxoreeya u imaada walaalihiin somalia hanoolaato
Ha go aan
Waxaanahay Maxamad Cabdulaahi maxamuud waainaan lagoon maanta waafursadqaaliah
Somaliya
Haa shacrcibaa kayaala waantaageeraynaa ❤
soomaali galbeed waa dal wey iyo dad aad u tiro badan wey ka go i kartaa waqtigan waa jaanis waxaanuna leenahay ha loo kaco soomaali galbeed wallaahi maanta itoobiya waqtigeedii gabal baw dhacay waxaan kaloo ognahay in soomaali oo dhami u dhan yihiin
Waxa la gaarey fursadii DDSomaliya ka go'i laheyd itoobiya
Waa jecelahay inay ka go’aan
Ogaadenia hanoqoto dawlad xora ❤❤❤
Haa wan jeclahy
Somali galbeed haday kagodo Ethiopia Somaliayina kubiiri mayso jabuutina warkeeda da waxay noqonhayaan dowlad gooni ah
Haa inaykagodo ayaan rabnaa
Maya
wan rabna
Asc haddeyba ka Go aan etobiiya somali galbeed waa ariin muhiin
Asc DDS wa innay ku birta somali wen
waa ruun
Soo noqo adinkoo nabada walaalayaal Soo celiya somaliweyn madaama eeynu nahay hal qomiyad hal luuqad hal sinji hal diin wadajir beeynu wax laga baqo kunahay yuhuuda madoow ee africa Etiopía ku habsan meeyso sida falastin guul iyo gobonimo jigjiga iyo ONLF