Sicir bararka oo Shaqo La aan Dhigay Hooyooyinkii Gaadhi-gacanka Wax Ku Iibin Jiray.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 11

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 ปีที่แล้ว +2

    sixir barar maahee waa sicir barar

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 ปีที่แล้ว

    اللهم نسألك من فضلك ورحمتك فإنه لا يملكها إلا أنت ..اللهم لا تحوجنا لأحد سواك وإغننا بفضلك عن العالمين 🍃✍🏾😒 صباح الخير..

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 ปีที่แล้ว +3

    Allah maxaa xisaab iyo ciqaab sugeysa kuwii masuuliyadooda qaadey ee kitaabaka baalaha jarey , oo fookhyo kuraxeysanaya oo hanti urursi kujira

    • @aasyamohdaahir2236
      @aasyamohdaahir2236 ปีที่แล้ว +1

      Haa walhi
      Madaxda soomalida halka lagu xisaabinayo alle inama joojiyo

  • @abdikaniabdullahigure3379
    @abdikaniabdullahigure3379 ปีที่แล้ว

    waraysiga sheekha 13 sano xirnaa qeybta 2 soo daaya sxbyaaal

  • @warditadheman5495
    @warditadheman5495 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭😭

  • @fatufabulous5703
    @fatufabulous5703 ปีที่แล้ว +2

    I lahay ha u gargaaro umada Somaliland maamul xumo iyo wax laan aya isugu darsamay xukumad iyo mucarid midna wax kama uga ee mid walba halkad dhacda ayay ka fikirayan

  • @LionSlapper
    @LionSlapper ปีที่แล้ว

    Sixir bararka waxaa u sabab ah laga Qaadka cunaya wadanka qaadka ha laga joojiyo Meeyey Ragii ciyaalkan u shaqayn lahaa this is so sad wallahi. Imisa Million ayaa habeen kasta Xadka Itoobiya ka talaaba.
    We need to Fix this.

  • @beelakariina3986
    @beelakariina3986 ปีที่แล้ว

    Ama gobolka hargeysa