وصدق رسولنا محمد- صلى الله عليه وسلم - في قوله: (اتقوا الظلم، فإن الظلم ظلمات يوم القيامة) (أخرجه مسلم)، فما انتشر الظلم في قرية إلا دمرها ولا في أمة إلا أهلكها ولا في عائلة إلا أفناها، ولا اتصف به شخص إلا كان من الهالكين، كما قال- صلى الله عليه وسلم-: (إن الله ليُملي للظالم فإذا أخذه لم يفلته.
masha allaa masha allaa ,dadweynahu cida dhibta keentay wey yaqaaniin ee masaakiinta basas ma aha,meelaha alaabta laga keeno ama laga soo dejiyo ha loo fiirsado illahayow khayr ba sii
Yaab Ma durbaa mm tv Way bilawday ciyaartii xumayddd War hooy war hooy war hooy wallahi billah tallah kii ay soo eegto somaliland xaabaashiisu way qodon tahay War hooy hooy waa nisiixooo Salaam ciidanka qaranka somaliland
@@naasirfaarax903 Sxb si cilmiyaysan uhadal hadaad scholar tahay maha inaad ka xisabtanto shirkado gaar lo leyahay caqligaagu inu hoseyo hadalkaga u daliil ah ee dhalin ayad tahay mustaqbalkaga ka tali tana anigaa udhashay se cadifada iska saar pro>
وصدق رسولنا محمد- صلى الله عليه وسلم - في قوله: (اتقوا الظلم، فإن الظلم ظلمات يوم القيامة) (أخرجه مسلم)، فما انتشر الظلم في قرية إلا دمرها ولا في أمة إلا أهلكها ولا في عائلة إلا أفناها، ولا اتصف به شخص إلا كان من الهالكين، كما قال- صلى الله عليه وسلم-: (إن الله ليُملي للظالم فإذا أخذه لم يفلته.
Waa imtixaan ilaahay
Allow noo sahal
Adigaa wax sahlee
Noona danbidhaaf
Aamiin
masha allaa masha allaa ,dadweynahu cida dhibta keentay wey yaqaaniin ee masaakiinta basas ma aha,meelaha alaabta laga keeno ama laga soo dejiyo ha loo fiirsado illahayow khayr ba sii
Ilhay ayaan uga baryeynaa in uu faraj khayr qaba ufuro Amiin Amiin
قال سيدنا لقمان لولده: {يَا بُنَيَّ لاً تُشْرِكْ بِاللَّهِ إِنَّ الشِّرْكَ لَظُلْمٌ عَظِيمٌ}(سورة لقمان الآية 13)،
Sixirbararka waxa dawo u ah
In lasoo celiyo lacagtii hore Somaliland
50 kii shillings iyo 100 kii shillings
Wllo maaha waxaa u dawa ah shacabkoo isticmaala 100% Zaadka
Imika wllo 65% shacabka ka mida ayaa isticmaala Zaadka
Msha allah inantaasi qalbi wcanaa
Bal adigu eeg nin kaliya oo xukuumada ka midi kama hadlayo dareenka shacabka Alle ha sahlo
Yaab
Ma durbaa mm tv
Way bilawday ciyaartii xumayddd
War hooy war hooy war hooy wallahi billah tallah kii ay soo eegto somaliland xaabaashiisu way qodon tahay
War hooy hooy waa nisiixooo
Salaam ciidanka qaranka somaliland
Buses waa masaakiin $500 ey kordhiyeen waxba uma kordhineyso dadkana wa ku culeys
Dowlada iyo Ganacsatada dib heysugu noqdan
Muuse xayraan manaxaayo isaga iyo caruurtiisu mar haday dhergayaan cidkale waxba kama gelin
DARAWALKU MA GARANEYSAA AYUU HADALKII KUSOO GABO GABEEYAY....WAXANI WAA DULMI IYK DIINTA OO AYNU KA FOGAANAY MARKAAS ILAAHAY HALOO NOQDO
Burco waxa lagu racaa 1000shilin
Hargeysa 2500shilin
Sixir barar waali ah
Sicirbararku meel walba wuu jiraa anagaa kiiniya joognaba waa sidaas ilaahay barya tv ga hataagnaanina e
Maxaa shidaalka dalka iimaanlaawe udhiibay
Wadanku quus ayu taganyahay wxanu ugu baqaynaa dawlada federalku in ay soo fara geliso from hargisa.
Faqash baad tahey aan reer somaliland ahayn adeer qarankayaga xaarmaajo ma iman karo somalilandna Dhaqaalaheedu wuu fiican yahay bal waxaad eegtaa oo qudha hass iyo Telesom Maxay maalintii faaidaan haday busaaradi jirto miyey faaidi lahaayeen Sxp caqligaaga ka shaqeysii xamarna qaraxa ka feker sidii aad shacabkaaga u ilaalin lahayd. hana sheeganna sxp.
Fadaralku Waa kee Ma Putland iyo Mamul Goboled Kale Moodey Faqashey Tan Waa Somaliland Si Walbo Laysku Khilaafo Laysku Dilo Hadana Waa Kuwii Heshiiya Uun Xalna Waa Loo Helaya Adiga Xagan Boos Kagama Banaane Tiina Hagaajiso Ku Mashquul Wnu Aragna inaad Tahy Kuwiiye Aabaha U Cadhoo Faqashey 👊
@@naasirfaarax903 Sxb si cilmiyaysan uhadal hadaad scholar tahay maha inaad ka xisabtanto shirkado gaar lo leyahay caqligaagu inu hoseyo hadalkaga u daliil ah ee dhalin ayad tahay mustaqbalkaga ka tali tana anigaa udhashay se cadifada iska saar pro>
Hargaysa dadkii waa ku rafadeen waa dubayda dakada qabsatay way na cuna qabataysay Illahay imaritigaa Illahay haka qabto umada
waar inaga qabta nimankan ganacsatada sheganaya
Dahaboy linta muse iska ilalih 😅ha so bixin
MADAXWAYNE MA SIDAA AYAAD DOONAYSAA INAAD MAR 2AAD LAGU DOORTO....ILAAHAY KA BAQ OO ZIXIR BARARKA UMADA KA QABO
hhhhhhh
Dawlada kama suul ah tan iyo kuwii horeba waxba kama qaban inflation ka
LKN WAXAY MASUUL KA YIHIIN INAY KOOTO KU XIDHAAN HAMAHA SHIDAALKA WIXII KHARASH AHNA AFKA U DHIGTAAN...DAWLADU XAL HA KEENTO..AFKII HEEGADA HANAGULA HADLIN
@@qurbaawis642 wllo caalamkaba Wuu ka kacay
Somalinad
Waxay noqotay dhiladii Africa 🌍
War dadka haloo naxariisto